Friday, October 23, 2020

XOG: Madaxweyne Farmaajo Walaalkiis Oo Lacag badan bixinaya Magaalada…

Facebook

Twitter

Google+

Pinterest

WhatsApp

Wararka Doorashada Soomaaliya ayaa ah wax aad loo hadal hayo,iyadoo olole ballaaran laguda galay.

Sida la ogaaday Madaxweynaha Dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dejiyey Naqshad uu ku doonayo dib usoo laabashadiisa.

Xasan Cabdullaahi Farmaajo ayaa la dhashay Madaxweyne Farmaajo waxaana loo xilsaaray shukaaminta xildhibaanada imaan doona.

Liis ayaa jira oo xildhibaanada imaan doona la rabo in Madaxweyne Farmaajo ucod siiyaan kuwaas oo hadda lala sii heshiinayo.

Warar ayaa sheegaya in Xasan Cabdullaahi Farmaajo ayaa lacag badan geeyey Baydhabo si ololahooda unajaxo.

Xasan Farmaajo ayaa maalmo ka hor gaaray Baydhabo Caasimada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmaya cadaadis xoog leh iyadoo murashaxiin badan ay raadinayaan in iyagu guuleystaan.

Facebook

Twitter

Google+

Pinterest

WhatsApp

Related Articles

Ronald Koeman Oo War Fiican Ka Helay Tababarka Ka Hor Kulanka El Clasico.

Tababaraha Kooxda Barcelona ee Ronaldo Koeman ayaa war fiican ka helay Tababarka Kooxdiisa Ka Hor Kulanka Real Madrid ee Sabtida. Kooxda Barcelona ayaa Marti Galin...

Mareykanka oo si buuxdo u ansixiyay dawo Korona lagu dabiibi karo

8 Daqiiqadood ka horXigashada Sawirka, Reuters Dawadan waxaa la siin doonaa bukaannada ku jira isbitaallada, hasayeeshee hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan caafimaadka (WHO) waxa ay sheegaysaa in waxatarkeedu uu yar yahay.Hay'adda dawooyinka u qaabilsan Mareykanka waxa ay meel marisay in bukaannada isbitaallada u jiifa cudurka Covid-19 lagu dabiibi karo dawada remdesivir.Hay'adda maamusha Cunnada iyo Dawooyinka ee Mareykanka (FDA) ayaa sheegtay in Veklury, oo ah magaca ganacsiga ee dawada, oo celcelis ahaan shan maalmood ka yareyneysa waqtiga ka soo kabsashada cudurka, taas oo la ogaaday intii ay socotay tijaabada daweynta."Veklury waa dawadii ugu horraysay ee lagu dabiibo fayraska Covid-19 oo FDA ay meelmariso," sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay FDA.Hay'adda Caafimaadka Adduunka (WHO) waxay todobaadkii hore sheegtay in dawada remdesivir aanay wax wayn ka tari karin badbaadada bukaannada.WHO ayaa sheegtay in arrintaas ay ka dhalatay daraasad ay samaysay - balse shirkadda Gilead ee dawadaas samaysay waxa ay diidday xogtaas ay hay'addu shaacisay.Isticmaalka Remdesivir ayaa la ogolaaday bishii May, waxaana loo adeegsanayay xaaladaha degdega ah oo kaliya ee gudaha Mareykanka.Waxaa dhawaan la siiyay Madaxweyne Donald Trump kaddib markii laga helay cudurka Covid-19, wuuna ka kabsaday xanuunka coronavirus. Maxay FDA sheegtay?Bayaanka ayey FDA ku sheegtay in dawada Khamiistii la ansixiyay "in la siiyo dadka waa wayn iyo carruurta bukaanka ah ee 12 jirka ah iyo kuwa ka wayn iyo dadka ugu yaraan miisaankoodu uu yahay 40 kiilo-garaam, kuwaas oo isbitaallada looga dabiibayo cudurka Covid-19"."Meelmarinta maanta waxaa lagu saleeyay xog laga helay tijaabooyin caafimaad oo badan oo hay'addu ay si qoto dheer ugu qiimeeysay, tanina waa guul taariikhi ah oo ahmiyad saynis leh oo laga gaaray cudurka safmarka ah ee Covid-19," ayuu yiri Gudoomiyaha FDA Stephen Hahn.Hay'adda ayaa sheegtay in go'aankeeda ay taageereen dad xogta falanqeeyay oo ka kala socday "saddex kooxood oo si kala duwan loo soo xulay, kuwaas oo qiimeeyay tijaabooyinka caafimaad oo ay ku jiraan kuwo lagu sameeyay bukaanno isbitaalka loo dhigay xanuun daran oo Covid-19 ah".Mid ka mid ah daraasaadka ayaa muujiysa in "xilliga dhexdhexaadka ah ee loogaga soo kabsan karo Covid-19 uu ahaa 10 maalmood, waa marka la isticmaalo dawooyinka Veklury, markii la barbardhigo 15-ka maalmood ee ay ku soo kabsadeen dadka la siiyay dawooyinka placebo".Maxay aheyd daraasadda WHO?Barnaamijkeeda midaynta tijaabada caafimaad, WHO, waxa ay baartay saameynta afar dawo oo ay suuragal tahay in la isticmaalo - Remdesivir ayaa ka mid aheyd - waxaa sidoo kale la eegay dawada malaariyada ee hydroxychloroquine. Dawooyinka loo isticmaalo in lagu xoojiyo difaaca jirka, iyo dawooyinka HIV-ga loo isticmaalo ee lopinavir iyo ritonavir.Dexamethasone, oo haatan aad loo siiyo bukaannada Covid ee xaaladdooda ay culus yihiin ee UK, ayaanan lagu darin daraasadda.Afarta dawo waxaa lagu tijaabiyay 11,266 bukaan oo ku jiray 500 oo isbitaal oo ku yaal in ka badan 30 dal oo kala duwan.Natiijooyinka oo aanan weli dib loo eegin, waxa ay muujinayaan in daweyntaas ay saameyn wanaagsan oo dhinaca niyadda ay horseedeen ama mudada dheer ee isbitaalka lagu jiri lahaa oo soo yaraatay, sida ay sheegtay WHO.

Galmudug oo magacawday Guddiyada Doorashooyinka iyo Hirshabeelle oo weli gudbin (Akhriso)

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa gudbiyay xubnaha Galmudug ku matalaya guddiga doorashooyinka iyo guddiga xallinta Khilaafaadka ee heer Federaal. C/casiis Cabdiraxmaan Yuusuf iyo Liibaan Axmed Xasan, ayuu madaxweyne Qoor Qoor u xushay labada xubnood ee guddiga doorashooyinka Soomaaliya ku matalaya Galmudug. Ad Dhinaca kale Garaad Yuusuf Maxamuud iyo Mustaf Macallin Cali Salaad, ayuu ku qoray xubnaha Galmudug ku matalaya  guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka ee heer Federaal. Galmudug, Koonfur Galbeed, Jubaland iyo Puntland, ayaa gudbiyay xubnaha ku matalaya guddiyada doorashooyinka iyo xallinta khilaafaadka heer Federaal, waxaana harsan Hirshabeelle oo keliya. Warar Xul ah

Stay Connected

20,896FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Xiliga codka kalsoonida loo qaadayo Golaha Wasiirada cusub oo la shaaciyey

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maalinta beri oo Sabti ah taariikhduna ku beegan tahay 24/10/2020 waxaa lagu wadaa iney Xarunta Villa Hargeysa ku yeeshaan kulan aan caadi aheyn. Ajandaha Kulanka Beri ayaa waxaa uu yahay u codeynta Xukuumadda Cusub ee uu dhawaan soo Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Barnaamijka Xukuumadda sida lagu sheegay qoraal kooban oo ay baahisay qeybta warfaafinta ee golaha shacabka. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya 19-kii bishan Magacaabay golihiisa Wasiirada, kuwaasoo hadii la ansixiyo aan waqti badan u heysan inay Shaqada laga sugayo qabtaan, maadaama waqtiga xil heynta Hay’adaha dowladda uu yahay geba-gabo lana gelayo doorashooyin. Madaxweyne Farmaajo ayaa horey uga codsaday golaha shacabka iney ansixiyaan xubnaha cusub ee golaha wasiirada, si ay u dhameystiraan mudada xil heynta dowlada oo dhowr bilood ayka hartay, una taaba geliyaan hanaanka doorashooyinka dalka. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleTrump iyo Biden oo yeeshay dood kulul oo aan waxba la iskula harin (Sawirro)

Xubnaha golaha deegaanka Galkacyo oo tababar ku saabsan doorashada loo soo xiray+Sawirro

Tababarkaan oo ay soo agaasintay hay’adda dimuquraadiyada iyo doorashooyinka Afrika ee Eisa ayaa maanta jimco waxa ay tababar ku saabsan qaabka doorashada usoo xirta xubnaha cusub ee golaha deegaanka dagmada galkacyo kuwaasi lagu barayay qaabka ay wax u dooranayaan. Tababarkaan ayaa inta uu socday qaab tijaaba ah loo sameynay qaabka wax loo doorato si kor loogu qaado nidaamka doorashada iyo sharuudaha looga baahanayahay. Xubahahaan ayaa markii ay soo gabagabowday ay la hadleen warbaahinta waxaana ay sheegeen inay waxbadan ka faa’ideen kana heleen qibrad ay wax ku dooran karaa. Xubnahaan oo ka koobnaa 27 ayaa shalay lagu dhaariyaya magaalada galkacyo kuwaasi oo ka kooban rag iyo haweenka waxaana wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug ay xoogga saareysaa si nidaam hufan oo cadaalad ah looga dhisi laha golaha deegaanka Galkacyo.