Wednesday, October 28, 2020

Xisbi shaaciyey inuu dhex dhexaadinayo DF iyo Al-Shabaab + Warqad uu u diray Madaxweyne Farmaajo.

Related Articles

Jubaland oo amar soo saartay, kadib dilka madaxii shirkadda Amal

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Kismaayo (Caasimada Online) – Maamulka Jubbaland ayaa maanta War-saxaafadeed kasoo saartay dilkii magaalada Kismaayo labo cisho ka hor loogu geystay madaxii baanka Amal, Cabdullaahi C/salaan Sheekh Axmed (Shigshigow). Kadib shir deg-deg ah oo Jubbaland ka yeelatay dilkaasi, waxay amartay in sida ugu dhakhsaha badan lagu dhameystiro baaritaanka falkaasi, isla markaana laamaha amaanku uu dadaal dheeriya geliyo sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa dadkii ka dambeeyay. Golaha amniga maamulkaasi oo maanta kulan ka yeeshay falka amni darro ee lagu khaarajiyey Cabdullaahi Shigshigow ayaa sidoo kale ka tacsiyadeeyay ehelkii, caruurtii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuumku. Kulanka maanta ee arrintan looga hadlayay oo uu shir guddoominayay madaxweyne kuxigeenka Jubbaland ayaa kusoo aadaya xili ay dilkaasi ka soo wareegtay muddo ku siman labo maalin, lamana oga sababta uu maamulkooda uga aamusnaa. Ma cadda sababta loo dilay Cabdullaahi Shigshigow, mana jirto weli cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkan. Hase yeeshee xog aan helnay ayaa sheegeysa inuu waday mashruuc ay Amal maal-gelineyso oo goobo ganacsi looga hir-gelinayo Warshaddii hore ee Galleyda ee Kismaayo. Dilkan ayaa ahaa kii labaad oo magaalada loogu gaysto dad miisaan ku dhex leh muddo laba bil gudahood ah, ayada oo bishii September magaalada lagu dilay guddoomiyihii rugta ganacsiga Kismaayo Shaafi Raabi. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber

R/W Rooble oo Xilka ka wareejiyay Wasiiradii aadka ugu dhawaa Kheyre (Daawo Sawirro)

- Advertisement - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Wasiirrada cusub ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Amniga. Eng. Rooble ayaa ku ammaanay Wasiirradii hore ee xilka wareejiyey howlkarnimadii ay muujiyeen mudadii ay xafiiska joogeen, isagoo tilmaamay in labadani wasaarradood ay kamid yihiin lafdhabarka dowladda, loogana fadhiyo wasiirrada cusub ee xilalka la wareegay waajibaadkooda in ay u gutaan si caddaalad ah. “Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Amniga waxay dalkaan u leeyihiin muhiimad weyn, waana halbowlaha wasaaradaha, si kaalintaas looga faa’iideysto waa in la dardargeliyaa shaqooyinka idin horyaala”. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay Wasiirrada xilka la wareegay in dalkooda ay ugu shaqeeya si daacaad ah, maadaama wasaaradaha ay la wareegeen muhiim u yihiin dowladnimada, gaar ahaan Amniga, Federaaleynta iyo dib-u-heshiisiinta. Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa xilka ku wareejiyey Wasiirka cusub Gen. Mukhtaar Xasan Afrax, halka Wasiirkii hore ee Amniga Maxamed Abuukar Isloow xilka ku wareejiyey Wasiirka cusub Mudane Xasan Xundumeey Jimcaale. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement -

Stay Connected

20,933FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Bangiga Adduunka oo Sheegay Hoos u Dhac Dhaqaale oo Ku soo Fool leh Soomaaliya

WASHINGTON(HALBEEG)-Bangiga Adduunka ayaa sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya uu hoos u dhacayo sanadkan 2.5% iyada oo lagu waday in uu sameeyo koror dhan 3.2%. Hoos u dhaca dhaqaalaha dalka ayuu bangigu ku sababeeyay saamaynta xanuunka COVID-19 uu ku yeeshay dalka. Marka laga soo tago xanuunka COVID-19, hoos u dhaca ku yimid dhaqaalaha gobolka Geeska Afrika ayaa loo sababeeynayaa fatahaadaha ka dhacay sanadkan gobolka iyo waxyeellada uu dalagga beeraha u geysteen mowjadihii ayaxa ahaa ee ku habsaday dhul beereedka gobolka. Bangiga ayaa sheegay in xanuunka uu sii kordhiyay hoos u dhaca dhaqaalaha ee Soomaaliya sidoo kalena uu sare u qaaday saboolnimada sanadkan 2020-ka. Waxaa kale oo uu bangigu hoosta ka xarriiqay in la saadaalinayo in dhaqaalaha Soomaaliyo uu kordho 2.9 % ama 3.2% hase yeeshee xayiradaha oo sii socda ayaa saadaasha si kale u dhigi kara. Bangiga ayaa sidoo kale sheegay in khilaafyada siyaasadda ee arrimaha doorashooyinka ay saamayn lixaad leh ku yeelan karaan in uu dhaqaaluhu hoos usii dhaco. Sidoo kale weerrarada kooxda al-Shabaab iyo adeegyada caafimaad ee dalka oo liita ayuu sheegay bangigu in ay raad ku yeelan karaan xanuunka Korona oo dalka kusii raaga taasina ay sababi karto dhaqaalaha oo markale sii liica. Post Views:26 Related Let’s block ads! (Why?)

SAWIRRO: Rooble Oo Amaanay Ex Wasiiradii Isloow & Sabriye

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Wasiirrada cusub ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Amniga. Eng. Rooble ayaa ku ammaanay Wasiirradii hore ee xilka wareejiyey howlkarnimadii ay muujiyeen mudadii ay xafiiska joogeen, isagoo tilmaamay in labadani wasaarradood ay kamid yihiin lafdhabarka dowladda, loogana fadhiyo wasiirrada cusub ee xilalka la wareegay waajibaadkooda in ay u gutaan si caddaalad ah. “Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Amniga waxay dalkaan u leeyihiin muhiimad weyn, waana halbowlaha wasaaradaha, si kaalintaas looga faa’iideysto waa in la dardargeliyaa shaqooyinka idin horyaala”. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay Wasiirrada xilka la wareegay in dalkooda ay ugu shaqeeya si daacaad ah, maadaama wasaaradaha ay la wareegeen muhiim u yihiin dowladnimada, gaar ahaan Amniga, Federaaleynta iyo dib-u-heshiisiinta. Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa xilka ku wareejiyey Wasiirka cusub Gen. Mukhtaar Xasan Afrax, halka Wasiirkii hore ee Amniga Maxamed Abuukar Isloow xilka ku wareejiyey Wasiirka cusub Mudane Xasan Xundumeey Jimcaale. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp