Saturday, October 24, 2020

Xirsi “Madaxweynuhu maaha in u cabasho iyo calaacal fagaarayaasha la imaado ee isaga ayaa ayaa laga raba

Related Articles

XOG: Fahad Yaasiin oo bilaabay ololaha doorashada Farmaajo & raadinta dhaqaalihii ku bixi lahaa

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Taliyaha NISA Fahad Yaasiin Xaaji maalmo ka hor dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib todobaad uu ku sugnaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga, Sidoo kale, Taliyaha wuxuu horay u soo maray Addis Ababa, halkaasoo kula kulmay Taliyeyaasha Sirdoonada Itoobiya iyo Eritrea. Ololaha doorashada Soomaaliya waxaa uu todobaadyadii u dambeeyay xooggiisa ka socday dibadda, gaar ahaan dalalka deriska, Imaaraadka, Turkey iyo Qatar. Sidoo kale Fahad waxaa todobaadyadii ka sii horreeyay tagay magaalada Dooxa ee dalka Qatar oo todobaad soo joogay, inta badan safaradan arrimaha doorashada ayay salka ku hayeen. Dalalka Qatar, Iyo Turkiga oo dhinac ah iyo Imaaraadka Carabta ayaa sanadkan ku loolamaya doorashada, waxaana sida xogta lagu helay ay noqoneysaa doorashadii ugu lacagta badneyd abid soo marta Soomaaliya. Dhanka kale, Magaalada Nairobi, waxaa ka socda olole xooggan oo ay wadaan siyaasiyiinta mucaaradka gaar ahaan hoggaanka Xisbiyada dalka, waxaana magaalada dib ugu laabtay madaxweynihii hor ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo C/raxmaan C/shakuur Warsame oo labada muddooyinkii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Dubia. Marka loo eego dhaq dhaqaaqyada siyaasadeed iyo ololaha safar ee ay galeen Fahad oo gadaal ka taagan Farmaajo, Kheyre, AAW iyo Shariif waxaa moodaa in Ololahooda yahay mid xooggan oo Saldhig dibadeed leh. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

Trump: Masar Haddii Ay Burburiso Biyo-xireenka Cidna Kuma Qabsan Karto

Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2016-03-02 01:03:33Z | | ÿÿ68/ÿgQ Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Masar ay ku hanjabtay burburinta biyo-xireenka isla markaana haddii ay sidaa sameyso aan loo raacan Karin. Arrintan ayuu ka yiri wada hadal khadka telefanka ah oo dhexmaray madaxweynaha Mareykanka iyo ra’isul wasaaraha Suudaan Cabadalla Xamduuk. Trump ayaa ka codsaday Suudaan iney dhexgasho labada dal kadib markii uu burburay heshiiskii ay garwadeenka ka ahaayeen, waxaa uuna intaa ku daray “5 sano markii la is mari waayey, Ayaan heshiis keenay, laakin waxaa uu ka hirgeli waayey dhanka Itoobiya, iyada oo biyo-xireenka ku sameeyey webiga Nile, waan ka jarnay gargaar aan siin laheyn, ….haddii Masar ay burburiso biyo-xireenka cidna uma qabsaneyso”. Dhanka kale, Donald Trump waxaa uu sheegay in Suudaan iyo Israel ay soo ceshteen xiriir dhaqaale taasi oo ka dhigan iney uu caadi usoo noqonayo xiriirka labada dal, ma sheegin xilliga la furayo safaaradaha. Goobjoog News

Warka Ciyaaraha , Manchester United ayaa maanta kusoo dhoweynaysa garoonkeeda Old Trafford kooxda Chelsea,

October 24, 2020 | Published by: yaska Manchester United ayaa maanta kusoo dhoweynaysa garoonkeeda Old Trafford kooxda kubadda cagta ee Chelsea. Waxaanay jilbaha iskugu dhigan doonaan kulanka usbuuca lixaad ee horyaalka Premier League ee xili ciyaareedkan. Red Devils oo kulan xusuus wanaagsan u lahaa toddobaadkii hore kusoo qaadatay magaalada Paris oo ay kusoo garaacday PSG ayaa qaabbilaysa Chelsea oo garoonkeeda Stamford Bridge barbarro goolal la’aan ah kula soo gashay Sevilla. Toddobaadyadu kala duwan!! maalmo ka hor, Manchester United ayaa ahayd koox qalalaase ku jirta oo 6-1 ay kaga badisay Tottenham. Taas oo keentay in su’aal la iska weydiiyo mustaqbalka tababare Ole Gunnar Solskjaer, haddana waxay soo dhoweynaysaa Chelsea iyadoo hawada maraysa oo kusoo laabatay jidka guusha  ee horyaalka Premier League oo 4-1 ku garaacday Newcastle United. Kuna sii Aarsatay PSG oo ay garoonka Parc des Prince kusoo karbaashtay habeenkii Salaasada. Labadan guulood ee is xigay oo Manchester United ay marti ahayd, waxay meesha ka saareen walaacii ay jamaahiirta Red Devils ka qabeen tababarahooda iyo tayadoodaba. Waxaana durba diiwaanka ugu jira inay badisay shan ka mid ah lixdii ciyaarood ee ugu dambeeyey dhamaan tartamada. Wali se haddana walaacu wuu jirayaa haddii ay guul kasoo hoyn waayaan kulanka maanta ay ku qaabbilayaan Chelsea. Dhinacva kale, Chelsea ayaa ah kooxda uu culayska ugu badan saaran yahay, waxaana calaamad su’aal ay saaran tahay mustaqbalka tababare Frank Lampard oo lacag badan kharash gareeyey xagaagii. Blues waxay dhibaatada ugu weyni ka haysataa difaaca, waxaana tan iyo bilowgii xili ciyaareedkii hore laga dhaliyey 42 gool oo horyaalka Premier League oo kaliya ah. Halka ay weerarkoodu dhaliyeen 87 gool, taas oo ka dhigan in laga dhalyey kala-badh goolasha ay weerarkoodu dhaliyeen. Intii uu horyaalkani bilaabmay ayaa Chelsea ay heshay rikoodhkeeda ugu liita, waxaana celcelis ahaan kulan walba laga dhaliyaa 1.5 gool, waxaana ugu dambaysay ciyaartii Southamptan ay barbarraha 3-3 ku kala baxeen iyagoo waliba laba gool la hor marya. Muddo ay Chelsea ka cabanaysay gool-haye xumo kaddib waxay heshay Edouard Mendy, waxaanay ka daba keeneen goolhaye Petr Cech oo isaga oo shaqo lataliye ka hayey kooxda haddana lagu soo daray liiska ciyaartoyda, si uu qayb uga noqdo xalka dhibaatadan. Sevilla oo ay barbarro goolal la’aan ah la galeen, waxay Chelsea uga dhignayd toddobaadkii hore in hal ciyaar oo kaliya ay badiyeen dhamaan shantii ciyaarood ee ugu dambeeyey tartamada. Xogta kulanka Ciyaarta: Manchester United vs Chelsea Tartanka: Premier League Waqtiga: 7:30pm – Saacadda Geeska Afrika Garoonka: Old Trafford. Wararkii ugu dambeeyey labada kooxood Manchester United waxa usoo laabtay Harry Maguire oo dhaawac ku seegay ciyaartii PSG, laakiin Eric Bailly ayaa muddo afar toddobaad ah la filayaa inuu bannaanada sii joogi doono. Axel Tuanzebe oo wacdaro ka dhigay ciyaartii PSG, isla markaana loo doortay xiddiga garoonka ayaa la filayaa inuu xajisan doono booskiisa, Waxaase maqan weeraryahanka Anthony martial oo kulankii labaad ku seegaya ganaax saddex ciyaarood ahaa kaddib casaankii la siiyey ciyaartii Spurs, waxaanay taasi fursad siinaysaa Edinson Cavani. Mason Greenwood ayaa sidoo kale rajaynaya inuu kusoo laaban doono kooxda kaddib dhaawac aan xoogganayn oo uu ku maqnaa labadii kulan ee ugu dambeeyey, Balse saaxiibkii Jesse Lingard ayaan diyaar u ahayn ciyaartan, halka Paul Pogba oo qaybtii hore ee kulankii PSG kaydka fadhiyey uu kusoo labaan doono booskiisa dhexda oo uu ka garab ciyaari doono Bruno Fernandes oo intii uu joogay United u dhaliyey 16 gool iyo 11 caawimood. Dhinaca kale, Chelsea ayaa wada haysata dhamaan ciyaartoydeeda marka laga reebo Billy Gilmour iyo Kepa Arrizabalaga oo dhaawac ah, Waxaana ciyaartii Sevilla ka hor usoo laabtay Mendy oo hore dhaawac u ahaa. Frank Lampard ayaa hoos u dhigay wararka walaaca gelinaya taam ahaanshaha Thiago Silva oo jug kasoo gaadhay kulankii Sevilla, halka Hakim Ziyech uu doonayo in kulankiisii ugu horreeyey lagu soo bilaabo. Shaxda macquulka ah ee labada kooxood: Manchester United:De Gea; Wan-Bissaka, Tuanzebe, Maguire, Telles; McTominay, Fred; Greenwood, Fernandes, Rashford; Cavani Chelsea: Mendy; James, Silva, Zouma, Chilwell; Jorginho, Kante; Mount, Havertz, Pulisic; Werner

Stay Connected

20,899FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Sugar factory founded by Somali entrepreneur opened by President Museveni.

KAMPALA:– A joint sugar factory venture between Somali entrepreneur Amina Morghe Hersi and Ugandan government has opened its doors following the official opening of the factory by President Yoweri Museveni. Atiak Sugar Factory which the CEO Amina Hersi describes as borne out of the battlefields in Uganda’s Amuru region was officially inaugurated b President Museveni Thursday. Museveni hailed the project as critical in lifting thousands out of poverty and transforming an area once a battlefield between government forces and the Lords Resistance Army (LRA) into a field of investment. The Ugandan leader praised Dr. Hersi terming her a hero. “Amina is a freedom fighter like Museveni because she does not give up,” he said. Through her company Horyal Trading Investment, Dr. Hersi set up the sugar factory in 2016 and later got a government support through a joint investment deal. According to the Ugandan authorities, the government holds a 40% stake in the sugar factory. In an earlier interview this year, Dr. Hersi said the sugar factory was projected to produce 50,000 tonnes of sugar per day and generate up to 18MW of electricity. The factory started production in August. Somalia’s Somalia’s First Lady Saynab Abdi Moalim also attended the opening ceremony. Dr. Hersi was born in western Kenya and owns a vast line of investments in Uganda.

Doorasho loogu tartamayo Duqa magaalada oo maanta ka dhaceysa magaalada Gaalkacyo.

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Gaalkacyo:-Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, gaar ahaan dhinaca Galmudug waxaa saakay lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada guddoomiyaha golaha deegaanka iyo ku xigeenkisa ee degmada Gaalkacyo. Dorashadaan ayaa la filayaa inay bilaabato sacadaaha soo socda, waxaana qofkii xilkaas ku guuleysta uu nqonaya duqa degmada Gaalkacyo ee Galmudug. Xilka guddoomiyaha degmada Gaalkacyo waxaa u tartamaya musharixiinta kala ah, Cabdiraxmaan Sheekh Jimcaale iyo Cabdifitaax Barre. Wasaarrada arrimaha gudaha Galmudug ayaa dhawaan shaaca ka qaaday liiska xubnaha golaha degaanka ee degmada Gaalkacyo. Dhanka kale Golaha deegaanka degmada Gaalkacyo ayaa ka kooban 27-xubnood, waxaana la dhaariyey maalin ka hor, waxayna Gaalkacyo noqotay magaaladii ugu horreysay Galmudug ee yeelata gole deegaan. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleSugar factory founded by Somali entrepreneur opened by President Museveni.