Thursday, November 26, 2020

Xiliga Baarlamanka Somalia codka kalsoonida u qaadayo RW cusub oo la shaaciyey

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa maalinta berito ah kulan xasaasi ah ku yeelan doona xaruntooda KMG ah ee Villa Hargeysa oo ku taalla madaxtoyada Somalia sida lagu sheegay war goor dhow ka soo baxay guddoonka golaha shacabka

Agendaha kulanka ayaa ah labo qodob oo kala ah Hadal Jeedinta Madaxweynaha JFS iyo u codeynta Kalsooni Siinta Raisul Wasaaraha cusub ee Magacaaban.

Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa inuu Xildhibaanada Warbixin ka siiyo shirarkii uu Muqdisho kula yeeshay madaxda dowlad goboleedyada iyo waxyaabihii ka soo baxay ee la xiriiray nidaamka doorashooyinka.

Raisul Wasaaraha cusub ee la magacaabay ayaa la filayaa inuu beri helo kalsoonida golaha shacabka taasoo u suuragelineysa inuu xilkasi buuxda ula wareego, inkastoo muddo xileedkiisu aad u kooban yahay.

The post Xiliga Baarlamanka Somalia codka kalsoonida u qaadayo RW cusub oo la shaaciyey appeared first on Allbanaadir.com.

This post first appeared on Allbanaadir.com. Read the https://www.allbanaadir.org/?p=165665original article

Related Articles

CIA Officer Killed in Somalia Is 136th Known to Have Died Serving Spy Agency

ACIA officer has reportedly been killed in combat in Somalia. The officer, said to be a former Navy SEAL, died in recent days, according to the New York Times, which first reported the story and quoted current and former U.S. officials. The unnamed individual is the 136th CIA officer known to have been killed on […]

Dagaal culus oo ka dhacay garoon diyaaradeed oo ku yaalla dalka Itoobiya

Addis Ababa (Caasimada Online) – Garoonka diyaaradaha ee muhiimka ah ee ku yaalla magaalada Aksum ee waqooyiga Itoobiya ayaa isku bedelay goob dagaal, kadib markii ay ku dagaalameen ciidamo kala taabacsan dowladda federaalka iyo maamulka Tigrayga. Millateriga dowladda Itoobiya ayaa gebi ahaanba la wareegay gacan ku haynta garoonkaasi, sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo taabacsan millateriga Itoobiya, taasi oo keentay in ciidamada Tigrayga ay weerar ka geystaan garoonkaas. Xoogaga gaarka ah ee Tigrayga ayaa weerar aan kala joogsi laheyn ku hayay dhowrkii maalmood ee u dambeeyay garoonkaasi, iyagoo bur-bur xoog leh gaarsiiyay dhabaha ay ku ordaan diyaaradaha, sida ay baahisay warbaahinta dowladda. Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa baahisay sawiro u muuqda garoonka magaalada Aksum, kaasi oo uu ka muuqdo bur-bur xoogan, isla markaana laga dheehan karayo dhufeysyo laga sameeyay gudaha garoonka. Sidoo kale dowladda ayaa hore u baahisay inay gacanta ku dhigtay garoonkaasi, inkasta oo uu hoggaamiyaha Tigray, Debretsion Gebremichael oo 19-kii bishan la hadlay wakaaladda wararka ee Reuters uu sheegay inay gacantooda ku jirto magaalada Aksum oo ku yaalo garoonku. Debretsion ayaa si cad u kala sheegin in garoonka uu ku jiro gacantooda iyo in kale, midaasi oo sarre u qaadeysa sheegashada dowladda federaalka Itoobiya oo soo bandhigtay sawirada bur-burka. Si kastaba, waxa xiligan adag in warbaahinta madax-banaan ay xaqiijiso sheegashada labada dhinac, maadama ay weli go’antahay isgaarsiinta gobolka oo uu ka socdo dagaal xoogan. Let’s block ads! (Why?)

Sarkaalkii CIA-da oo lagu Dilay Soomaaliya

Sarkaal ka tirsan CIA-da ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay dagaalka ka socda Soomaaliya. Sarkaalkaan oo la sheegay inuu ahaan jiray Navy SEAL ayaa dhintay maalmihii la soo dhaafay sida ay qortay jariidada New York Times oo markii ugu horeysay qortay sheekadan isla markaana soo xigatay saraakiil Mareykan ah oo hada iyo kuwii horeba. […]

Stay Connected

21,102FansLike
2,455FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

VOA oo kulan dadweyne ku qabatay Garoowe

Download Audio