Friday, November 27, 2020

Xildhibaano & Saraakiil dedaal ugu jira sii deynta ragga u xiran kiiska Xamdi Max’ed (Magacyada)

– Advertisement –

Ehelada Marxuumad Xamdi Max’ed Faarax oo dhawaan Kufsi iyo dil argagax leh loogu geystay Muqdisho ayaa sheegay in Xildhibaano awood is bidaya iyo saraakiil ciidan ay wadaan qorshe guracan oo ay ku doonayaan iney xabsiga kaga sii daayaan rag u xiran kiiskan.

Xubno ka tirsan ehelada Marxuumada ayaa sheegay iney la socdaan dhaqdhaqaaq xoog leh oo ay wadaan xildhibaanada iyo saraakiisha isku dayaya iney geed dheer iyo mid gaabanba u fuulaan sii deynta ragga xiran.

Xildhibaanada doonaya iney xabsiga ka sii daayaan eedeysanayaasha ayaa la sheegay inay ka mid yihiin Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire iyo Xildhibaan Faarax Cabdi Xasan oo labaduba ku heyb ah Madaxweynaha Soomaaliya, awood dheeri ahna isna bidaya.

Waxaa sidoo kale ka mid ah dadka doonaya in xabsiga laga sii daayo ragga tuhunka u xiran Maareeyaha Garoonka Aadan cadde iyo Sarkaal sare oo katirsan Hay’adda Nabad Sugida Soomaaliya kuwaasoo iyana wada dhaqdhaqaaq xooggan oo lagu furdaaminayo eedeysanayaasha.

Xildhibaanadan iyo Saraakiisha doonaya iney xabsiga ka saaraan dadka u xiran kiiska Kufsiga iyo dilka ayaa la sheegay inay isku heyb yihiin eedeysanayaasha xiran, waxayna isku dayeen iney qaab damiin ah ku sii daayaan, si ay ugu suuragasho iney baxsadaan, inkastoo aysan u suuragelin.

Talaabadan foosha xun ee ay ku kacayaan Xildhibaanada iyo Saraakiisahan ayaa fajaciso iyo yaab ku noqotay ehelada ay ka soo jeedo Xamdi oo dalbanaya cadaalad iyo guud ahaan Soomaalida, waxaana saraakiisha baaritaanka wada loogu baaqay ineysan dheg jalaq u siinin cadaadis kasta oo ku yimaada ayna waajibaadkooda u gutaan si hufan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

[email protected]

– Advertisement –

Related Articles

Seynisyahankii ugu sareeyey Cilmiga Nuyukaleerka Iran Mohsen Fakhrizadah ayaa lagu dilay meel u dhow caasimada Iran ee Tahran.

Share on Facebook Tweet on Twitter Mohsen Fakhrizadeh oo ah seynisyahankii ugu sareeyay barnaamijka horumarinta nukliyeerka Iran ayaa la dilay sida ay xaqiijisay wasaarada difaaca ee Iran. Dilka ayaa ka dhacay deegaanka Absard halkaas oo koox hubeysan ay rasaas ku fureen gaarigii u la socday. Mohsen ayaa isbitaalka ugu geeriyooday dhaawac culus oo soo gaaray. Wasiirka arimaha dibada Iran Mohammad Javad Zarif, ayaa dilka canbaareeyay wuxuuna ku tilmaamay fal qaranka lagu argagax galinayo SHARE Facebook Twitter Previous articleMadax ka tirsan Wasaaradda Cadaaladda Galmudug oo kormeeray dhismaha xabsiga laga hirgelinayo Gaalkacyo “SAWIRRO”

DEG DEG: Wararkii ugu horreeyey ee khasaraaha qaraxa Gelato Divino

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Wararkii ugu horreeyey ee aan ka helnay khasaaraha qaraxii is-miidaaminta ee caawa ka dhacay maqaayadda Gelato Divino ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay ku dhinteen ugu yaraan 10 qof, ayada oo 15 kale ay ku dhaawacmeen. Xogta khasaraaha ayaa waxaa Caasimada Online u xaqiijiyey goobjoogeyaal iyo ilo-wareedyo amni. Adeegga gurmadka deg degga ah ee Amin Ambulance ayaa dhankooda xaqiijiyey geeriday 7 qof iyo dhaawaca 10. Caasimada Online ayaa sidoo kale ogaatay in qof ka tirsan dowladda Soomaaliya, gaar ahaa waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha uu ka mid yahay dadka ku dhintay qaraxa. Weerarka ayaa waxaa fuliyey qof soo qof soo xirtay jaakad waxyaabaha qarxa laga buuxiyey, kaasi oo gudaha u galay maqaaxida kadib is-qarxiyey. Gelato Divino ma lahan waardiye hubeysan, waxaana albaabka jooga qof haysta gacan dhawaaqa oo dadka mariya. Qofka is-qarxiyey ayaa markii uu yimid goobta oo la isku dayey in gacankaas la mariyo, wuxuu xoog ku helay goobta kadibna durba is-qarxiyey. Gelato Divino ayaa markii weerarka uu dhacayey waxaa ka jira mashquul xooggan, ayada oo sidan oo kale habeenada Jimcaha ay tahay meel aad u mashquul badan. Waxaa goobta ku badan shaqaalaha dowladda iyo dadka ka ag dhow. Waxaa xitaaa mararka qaar taga xildhibaano ka tirsan baarlamanka federaalka Soomaaliya. Wixii kusoo kordha kala soco Caasimada Online, Insha Allah. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber

Qarax Xoogan oo goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Waxaa goordhaw qarax uu fuliyay qof jirkiisa kusoo xiray waxyaabaha qarxa uu ka dhacay Maqaayad lagu magacaabo Jalaato De Vino oo kutaala wadada u dhaxeysa garoonka Aadan Caddee iyo Isgooska KM-4 gaar ahaan agagaarka Sahal Terminal. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in qofkan waxyaabaha qarxa isku soo xiray uu galay maqaayada iskuna qarxiyay, waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay ku sugnaa dad u badnaa dhalinyaro. Wali lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxan oo goordhaw dhacay, waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay gaaray ciidamada amaanka oo goobta xiray, waxaa sidoo kale goobta gaaray gaadiidka gurmadka deg dega. Maqaayada qaraxa ka dhacay ayaa inta badan waxaa waqti ku qaadan jiray dhalinyaro isugu jira shaqaale dowladeed iyo dhalinyaro caadi ah, waaan goob inta badan mashquul ah ay dad badan fadhiistaan. Waxii kusoo kordha kala soco Wararkayaga Dambe Insha Allah Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Previous articleKhatar Laba Afle ah – Maxaa Ruushka Dib Ugu Soo Celiyey Waqooyiga Geeska Afrika ?

Stay Connected

21,112FansLike
2,457FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

DEG DEG: Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in qarax xooggan uu ka dhacay wadada u dhaxeysa Garoonka Diyaaradaha iyo Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho. Goobjoogeyaal goobta ka dhow ayaa Caasimada Online u xaqiijiyey in qaraxa lala beegsaday  Gelato Divino, oo ah goob maqaaxi oo laga cunteeyo, kana soo horjeedo Sahal Terminal, oo u dhow garoonka Aadan cadde. Xog horudhac ah oo ay heshay Caasimada Online ayaa sheegeysa in qaraxa loo maleynayo inuu fuliyey qof soo xirtay jaakad waxyaabaha qarxa laga buuxiyey, kaasi oo gudaha u galay maqaaxida kadib is-qarxiyey. Waxaa jira khasaare kala duwan oo isugu jira dhaawac iyo dhimasho, inkasta oo weli aysan caddeyn tirada rasmiga ah. Faah-faahin naga filo dhowaan Insha Allah. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber