Thursday, October 29, 2020

XILDHIBAANKII DEEQSINIMADA EEDAY..! Xildhibaan Siciid Nuur.

Xildhibaan Siciid Nuur waa maalqabeen ganacsi balaaran kuleh dalka iyo dibaddaba, waxa uu noqday xildhibaan mudda-xileedkiisu ahaa 2017/2021.

Waxaa beryahaa la isla dhexmaraayay dhaliilo ku aadan xilibaanka, waase wax dabiici ah marka qof masuul ahi xilqaado, inuu ammaan iyo dhaliil labadaba yeesho, hayeeshee marka doodu (bogaadin ama dhaliil) noocey doontaba ha ahaatee, noqoto midaan maangal ahayn, waa ay macna beeshaa.

Doodaha aan u hinqaday inaan wax ka iraahdo waxay ubadnaayeen kuwo lagu saluugaayay waxqabadka Xil. Siciid, qodobada loo cuskaday dhaliishaas waa badnaayeen waxaan kasoo qaadan karay kuwan:-

1- Dadkiisa waxba uma qaban.
2- Baarlamaanka kama hadlin.
3- Xilkiisa ayuu aduun farabadan ku bixiyay.

Aan ku horeeyo dadkiisa wax uma qaban.
Waxaa marka hore muhiima, in waxqabadka looga baahan yahay xildhibaan la isla fahmo, intaan qodobkaba la daliilsanin, hadii waxa laga hadlaayo ay yihiin mood iyo nool xildhibaanku ku bixiyay dadkiisa waa tane bal horta qabso:-
A. Xildhibaanku waxa uu dadkiisa ka baahi tiray gaashaandhigga, xilli aysan jirin doowlad dadka ka difaacda hagardaamooyinka kaga imaanaayay dadka ay tolkiisu la noolaayeen.
B. Musiibooyinka dabiiciga ah ayuu ku bixinjiray hanti looga samatabixiyo dadkiisa dhibaatooyinka kadhasha, sida markii ay yimaadaan abaaro dadka iyo xoolaahaba laaya.
C- Waxa uu dhaqaale gaara u qoondeeyay inuu kor u qaado aqoonta da’yarta, si ay usoo baxaan jiil waxbartay, Siciid Nuur waa xildhibaanka kaliya ee ka tanaasulay mushaarkiisa dowliga ah, kuna daray dhaqaale kaloo jeebkiisaa si ay wax ugu bartaan caruurta reerka uu kasoo jeedo.
D- Waxa uu ka shaqeeyay in beeshu yeelato jago wasiir tii ugu saameynta badneyd wadanka gudihiisa.
FG: waxqabadka wasiirka kama hadlaayo.

Dooda leh xildhibaanku kama hadlo baarlamaanka iyo idaacadaha, waxaan u waayay sida ay xiriir ula leedahay waxtarka dadkiisa, baarlamaanka waxaa ka buuxa afmaal ku heyb ah xildhibaan Siciid, dood ay ka jeediyeen baarlamaanka/idaacadda oo ay libin/waxqabad ugusoo hooyeenn beesha bal adiguba iisheeg…!? Xildhibaan Siciid igu sawir shaqadiisa maahan ee waa waxtarka dadkiisa.

Waxaa jiray doodo kaloo aan wax kasoo qaad lahayn, laakin inta aan soo xusay waxaa iila liidatay, dooda leh aduun farabadan ayuu ku bixiyay markii uu xilka raadinaayay, waa yaabe ma iyagaa ka dhiiibay qarashka?
Waxaa jirta in Siciid lacagta uu ku bixiyay xilka hadii si gaara loo xisaabiyo, aaney ka badnayn waxa ku baxay xildhibaanada kale, ma jirin heshiis gaara oo ay ergadu kula heshiiyeen xildhibaanka inuu siiyo lacago go’an, hase yeeshee meesha xisaabtu beeshay waa deeqsinimadiisa oo uu u gartay odayaasha lacago dheeriya oo ka baxsan tiil xilka lagu raadinaayay, marka ay halkaa joogto, hadii deeqsinimo dhaliil tahay, waxaan isleeyahay xildhibaanku wuu leeyahay iintaas deeqsinimadu keentay.

Gabagabadii waxaan dhihi lahaa, mudane hadii aad xilka isla jeclaatay ama aad qofkale la dooneyso, fadlan doono ama qofkaagaas la raadi adigoon u gefin madaxdaada, waxaa intaas dheer illaa hadda oo aan fariintaan qoraayo ma hayo meel uu xildhibaanku ku shaaciyay inuu xilka isusoo taagi doono, sida ay u shaaciyeen madaxda kale oo isla jufada dhexdeeda ah xilkana dooneeysa, hadiise ay imaato inuu usoo istaago, waxay ila tahay waa qofka ugu mudan, kana bixi kara.
Wabillaahi towfiiq.

PS. Beeshu waxay lahayd masuuliyiin kale oo aan Xil. Siciid ahayn, illaa heer federaal iyo heer gobolba leh, oo wasiiro iyo xildhibaanoba isugu jira, marka waxaa la isaga fadhiyaa waxay noo qabteen..!?

Waa mahadsantihiin.

Waxaa qoray:- Mohamed Abdi Barre

Related Articles

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay ka xun tahay “aflagaadeynta” Nebiga

17 Daqiiqadood ka horDowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka xun tahay in la aflagadeeyo Nebiga iyadoo marmarsiiyo looga dhigayo xoriyatul qowlka.Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay 'in ay haboontahay in laga fogaado ficilladan oo kale maadaama ay abuurayaan nacayb bulsho oo ka dhex dhasha shucuubta caalamka ee kala aaminsan aragtiyada iyo diimaha kala duwan"Soomaaliya waxay codsi u jeedisay hogaamiyeyaasha caalamka si ay uga fiirsadaan hadallada xadgudubka ku ah dadka muslimiinta."Fal kasta oo dhaawacaya dareenka dadka Muslimiinta ah wuxuu u adeegayaa danaha kooxaha xagjirka ah" ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.Waxay arrintani imaanysaa xilli shaley qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho lagu qabtay banaanbax looga soo horjeeday Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron.Dadweynaha ayaa ku dhawaaqayay hadallo ka dhan ah Faransiiska.Dad badan oo muslimiin ah ayaa dibadbaxyo ka dhigay dunida muslimka, iyagoo codsanaya in la qaadaco badeecadaha Faransiiska xilli khilaaf ka taagan yahay mowqifka adag ee Faransiiska ka taagan yahay Islaamka xagjirka ah.

Somaliland Sovereignty: President Bihi Must put a Stop to the UN’s blatant Meddling NOW

by Ali-Guban Mohamed October 28, 2020 James Swan, the Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia with Somaliland's President Muse Bihi Abdi This week, the Somaliland government suspended all UN operations in the country until further notice, according to a press release from Somaliland Ministry of Planning. But the press release did not go far enough to mitigate the damage that has been done to the self determination of Somaliland people by the blatant interference of the highly biased, corrupted and politicized UN and its various agencies. In  the  early 1990’s,  the late UN Secretary General, Boutras Ghali, promoted Egypt’s national interest on Nile water; consequently, he  pushed hard reconstituting a United Somalia with irredentism in Ethiopia. The UN has actively financed groups that have been waging  campaigns against Somaliland’s people rights for self determination. The late Somaliland President Mohamed Egal and the United Nations had a contentious relationship until he passed away in 2002.In 1993, Mr. Egal expelled all UN staff from Somaliland because they were undermining his efforts to build a functioning state structure and to unite Somaliland people out of the ruins of a brutal civil war. The UN even denied Egal a vital aid to demobilize clan militias and to build government institutions unless Somaliland came under One Somalia policy  of the UNISOM—the UNSOM predecessor in 1990’s. Egal with the help of Somaliland people had succeeded in bringing organic peace and stability, and building a functioning government albeit imperfect in Somaliland while the UN and its backers had failed to do so in Somalia up to now. But now the UNSOM has a full functioning office in Hargeisa. In 2012, the UN signed an agreement with then Hassan Sheikh Mohamud’s weak government on the status of the United Nations Mission in Somalia (UNSOM). According to the agreement “established the legal framework under which the UNSOM will operate in Somalia.” The agreement gives UNSOM full access to the territories of Somalia including Somaliland. Recently, the UN has signed a five year working agreement with the lame duck president of the so called Federal Republic of Somalia. Ads By Google All UN’s various agencies have presence in Somaliland, under the auspices of UN Somalia office—-including the highly politicized and corrupt UNSOM and UNDP. The UNDP assists Somalia, including Somaliland in law enforcement related training, local government, and other social programs; however, it’s  a Trojan for al-Shabaab infected Somali government in Mogadishu. In fact, when the UN deals with Somaliland it treats it as a part entity of Somalia—-with five Siad Barre era administrative regions. The United Nations even has strategies and a special office ( UNSOM office in Hargeisa led by a British officer) dedicated solely to tackling Somaliland questions and bringing it under the control of  the nominal Somali government in Mogadishu. The real purpose of the UNSOM is not to advance peace, rule of the law, or women rights in Somaliland. Somaliland already has law and order. In May 2001, the will of the people was supported in a referendum by more than 90 percent of the population. Somaliland is a sea of calm in a region infested with tribal violence, despotism, and terrorism.  Somaliland people are not interested in UNSOM work nor do they need its aid. Moreover, Somaliland’s independence is legal because self determination is the centerpiece of international law. In fact, The Article I of the United Nations Charter states clearly that the main purpose of the UN is to “develop friendly relations among nations based on respect for the principle of equal rights and self determination of people,” To protect the integrity of Somaliland, we must expel all UN agencies and their staff, with the exception of UNICEF, if it refuses to enter a separate working relationship with Somaliland government—until Somaliland’s political future is settled. The UN’s biased policy toward Somaliland makes peace and justice a mockery. The UN used to be an effective organization working world peace and stability, but not anymore. Its record on peacekeeping in Africa is dismal and it’s mired with corruption and impunity. There is no single successful UN peace operation in Africa, including Somalia, Congo, or any other countries. For instance, over a quarter century of costly military intervention, billions in foreign aid, Somalia is still a tragedy: Millions of people have died from conflict since 1988; millions were forced out from their own homes and became refugees worldwide. Add to the  4.2 million that are facing food insecurity, and 2.9 million who’ve also become internally displaced, and living in squalor camps throughout the country, according to the UN office for the Coordination of Humanitarian Affairs. . And, a so-called al-Shabaab infected, corrupt Somali government is  holed up in a hilltop Villa in Somalia’s capital, and  is unable to provide its people safety, deliver basic services, and administer justice In fact, The UN Security Council which is the lead body of the UN is completely dominated by countries with the worst human rights abusers and whose goal is to dominate the rest of the world. The UN is not even relevant anymore because it’s a bias and does not reflect today’s world. Somaliland is at a critical juncture: The Somaliland people cannot go about business as usual. We have to make a tough choice. We either defend our freedom and independence or we have to submit to the demands of the UN bureaucrats. Somaliland’s independence cannot be sustained if we make foreign aid a national  staple as Somalia did, and the problem of patronage and corruption, if it is not managed well— it brings to the peace and stability. We should never allow the UNSOM and the NGO’s and their protectors to run a parallel government to undermine our governance. Finally, if President Bihi fails to put a stop to the UN’s meddling NOW, the remnants of Siad Barre, or al-Shabaab syndicates will take over Somaliland – — right out of our hands very soon, patriots. A risky scenario that we could lose our hard fought freedom. As former US President, Ronald Reagan once said, “Freedom is never more than one generation away from extinction. We don’t pass it to our children in the bloodstream. It must be fought for, protected, and handed for them to do the same.” Ali-Guban Mohamed, Founder and Editor. Gubanmedia.com Email: [email protected]advertisements  

Dowlada Soomaaliya Oo Ka Hadashay Xad-gudubkii Macron Ku Sameeyey Nabigeena

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa si dadban uga jawaabtay hadaladii uu madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Marcron ugu gefay Nabigeena Muxammed NNKH.Hoos ka akhriso qoraal xalay kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya: ” Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka xun tahay in lagu xadgudbo caqiidada iyo muqdasaadka dadka Muslimiinta ah oo uu ugu horreeyo Suubanaheenna Nabi Muxamed, nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee, iyada oo marmarsiyo laga dhiganayo xorriyadda hadalka. ” Waxay adduunydu isla ogoshahay in la dhawro Muqadasaadka diiniga ah, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u taabanaya diinteenna sharafta badan ee Islaamka. ” Fal kasta oo dhaawacaya dareenka dadka Muslimiinta ah wuxuu u adeegayaa danaha kooxaha xagjirka ah, waxaana habboon in laga fogaado ficilladan oo kale maadaama ay abuurayaan nacayb bulsho oo ka dhex dhasha shucuubta caalamka ee kala aaminsan aragtiyada iyo diimaha kala duwan. ” Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ku boorrinaysaa hoggaamiyeyaasha caalamka in ay si taxadar leh uga fiirsadaan hadallada xadgudubka ku ah dareenka dadka Muslimiinta ah iyaga oo kala saaraya xorriydda hadalka iyo ku xadgudubka muqadasaadka diiniga ah.” Horseed Media

Stay Connected

20,937FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Dowlada Soomaaliya Xad-gudubkii Macron Ku Sameeyey Nabigeena

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa si dadban uga jawaabtay hadaladii uu madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Marcron ugu gefay Nabigeena Muxammed NNKH. Hoos ka akhriso qoraalka xalay kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya: ” Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka xun tahay in lagu xadgudbo caqiidada iyo muqdasaadka dadka Muslimiinta ah oo uu ugu horreeyo Suubanaheenna Nabi Muxamed, nabadgelyo iyo naxariis… The post Dowlada Soomaaliya Xad-gudubkii Macron Ku Sameeyey Nabigeena appeared first on Horseed Media • Somali News.

DF oo war kasoo saartay aflagaadadii loo geystay Nebiga NNKH iyo Islaamka

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa war rasmi ah kasoo saartay aflagaadadii loo gaystay Nebiga NNKH iyo diinta Islaamka, hase yeeshee waxay ka gaabsatay inay magacowdo madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo aflagaadadan ku kacan. Macron ayaa Arbacadii hore cambaareeyey wax uu ugu yeeray “islaamiyiinta”, wacadna ku maray “inaanu ka tanaasuli doonin” sawir gacmeedyada loola jeedo Nebi Muxamed NNKH, kadib markii la gowracay Samuel Paty, oo ahaa macallin Faransiis ah oo ardaydiisa tusay sawir gacmeed loola jeedo Nebiga NNKH. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta ayey Dowladda Federaalka Soomaaliya ku sheegtay inay ka xun tahay in lagu xadgudbo caqiidada iyo muqdasaadka dadka Muslimiinta ah oo uu ugu horreeyo Suubanaheenna Nabi Muxamed, nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee, iyada oo marmarsiyo laga dhiganayo xorriyadda hadalka. Qoraalka ayaa lagu yiri “Waxay adduunydu isla ogoshahay in la dhawro Muqadasaadka diiniga ah, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u taabanaya diinteenna sharafta badan ee Islaamka.” “Fal kasta oo dhaawacaya dareenka dadka Muslimiinta ah wuxuu u adeegayaa danaha kooxaha xagjirka ah, waxaana habboon in laga fogaado ficilladan oo kale maadaama ay abuurayaan nacayb bulsho oo ka dhex dhasha shucuubta caalamka ee kala aaminsan aragtiyada iyo diimaha kala duwan.” Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ku boorrinayso hoggaamiyeyaasha caalamka in ay si taxadar leh uga fiirsadaan hadallada xadgudubka ku ah dareenka dadka Muslimiinta ah iyaga oo kala saaraya xorriydda hadalka iyo ku xadgudubka muqadasaadka diiniga ah. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber