Thursday, October 29, 2020

Xamaalka Dekeda Bosaso oo Mudaharaaday iyo Dekeda oo Xiran

Shaqaalaha muruqmaalka ee ka xoogsada Dekeda magaalada Bosaso ayaa sameeyay mudaharaad ay ku dalbanayaan in loo kordhiyo lacagta dejinta iyo rarida ee badeecadaha ka soo dega dekeda Bosaso.

mudaharaadka iyo shaqo joojinta ay sameeyeen Xamaaligu ayaa sababtay in gebi ahaanba uu istaago shaqadii iyo dhaqdhaqaaqii Dekeda Bosaso oo ah isha ugu weyn ee Dakhli ee dowladda Puntland.

Xamaaliga ka Xoogsada dekeda ayaa cabasho ka muujiyay lacagta lage dejiyo/raro badeecadaha ka soo dega dekeda taasi oo ah saddex kun oo shilin (3,000sh) oo la jaangooyay 28 sanno ka hor xiligaas oo $1 Dollar uu ahaa 8000 Shs, Xamaaliga ayaa codsaday in loo kordhiyo lacagta, hase yeeshee waxaa dalbkaas diiday ganacsatada badeecadaha soo dejisa.

Wararku waxay intaas ku darayaan in Ciidamada ilaalada dekeda Bosaso ay ku xoog ku kala eryeen xamaaliga mudaharaadka, iyagoo adeegsaday budad iyo ulo adeegsaday si ay kula cariyeen mudaharadayaasha.

Toddobaadyadii la soo dhaafay waxaa Puntland ka jiray sicir barar iyo qiimaha sarifka lacagta adag ee dollarka oo kor kacday taasi oo saamaysay dadka danyarta ah ee isticmaalaha shiling Somaliga oo ay ka mid ah yihiin dadka ka xoogsada Dekeda Bosaso.

Horseedmedia

Related Articles

Hay’adda NISA oo gacanta ku dhigtay dhagar qabayaal ka tirsan Al-Shabaab

Share on Facebook Tweet on Twitter Ciidamaa Nabad sugidda ee NISA ayaa howlgal ka dhacay xaafadda Oodweyne ee Degmada Dayniile ku soo qabtay Dhagar-qabayaal ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab iyo hub kala duwan oo ay gacanta ku haayeen. Dhagar-qabayaashaan la soo qabtay ayaa Argagixisada Al-Shabaab u qabilsanaa dilalka iyo weerada qorshaysan ee laga fuliyo Caasimadda. Madaxda Ha’yadda NISA ayaa goor kasta diyaar u ah inay ka hor-tagaan, dhibaato kasta oo loo soo maleego shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Caasimadda. Waxaan mar walba u mahad celineynaa shacabkii nagu garab siiyey helidda xogaha xaasaasiga ah ee lagu badbaadinayey Shacabka Soomaaliyeed. SHARE Facebook Twitter Previous articleMareykanka oo Diiradda Saaraya Carqaladeynta Dhaqaalaha ee Al-Shabaab

Sida ay Muslimiinta isugu khilaafsan yihiin xuska dhalashada Nebiga

19 Daqiiqadood ka horXigashada Sawirka, MOHAMED EL-SHAHEDMeelo badan oo ka tirsan dunida Islaamka, waxaa sannad kasta lagu qabtaa munaasabado lagu xusayo maalintii uu dhashay Nebi Maxamed N.N.K.H.Balse sannadkan waxaa xuska Mowliidka saameeyay xayiraadaha looga hortaggayo fiditaanka cudurka Koroona. Sidoo kale waxaa jira khilaafka dhanka diiniga ah oo ka dhashay xuska. Soomaaliya waxay ka mid tahay meelaha adka looga xuso Mowliidka. Culimada diinta Islaamka waxay ku kala aragti duwan yihiin xuska mowliidka, xitaa taariikhda uu dhashay Nebiga waxaa isku khilaafsan Suniiyiinta iyo Shiicada.Sida ku xusan taariikhda, Nebiga wuxuu dhashay bisha Rabiicul Awal oo suniyiinta ay 12-ka bishan u dabaaldegaan xuska dhalashada Nebiga NNKH, halka shiicada ay xusaan dhalashada mowliidka 17-ka bisha Rabiicul Awal. Marka bisha Rabiicul Awal waxay ku tiriyaan bil dabaaldeg.Waa khilaaf soo jireen ah. Hoggaamiyihii Ruuxiga Iran, Aayatullah Khomeini, ayaa shaaciyay waxa loogu yeeray "toddobaadka mideynta Muslimiinta" si labadaas taariikh loo xuso mowliidka, waxayna arrintaas soo billaabatay sannadkii 1981, si la isugu soo dhaweeyo Shiicada iyo Suniyiinta.Sida taariikhda ku xusan, Nebi Maxamed wuxuu dhashay maalin Isniin ah, markii Rasuulka la weydiyay sababta uu u soomo Isniinta wuxuu sheegay inay tahay maalintii uu dhashay.Nebiga (SCW) wuxuu dhashay Xilligii la oran jiray "Sanadkii maroodiga" kaddib markii boqorkii ka talin jiray Yemen uu isku dayay in uu burburiyo kabacada kaas markii dambe Ilaahey jebiyay.Sida lagu sheegay siirada, xuska Mowliidka ma aheyn mid caan ah wakhtiyadii hore ee Islaamka. Wuxuu si rasmi ah u bilowday Qarnigii afaraad ee Hijriga, tan iyo wixii markaa ka dambeeyayna wuu soo socday. Xigashada Sawirka, NURPHOTOWaxaa lagu xusuustaa Mowliidka, xilliggii dowladdii Fatimiyiinta oo uu hogaaminayay Al-Mucizz Li Diini Allah, markii uu tegay Masar sannadkii 969 ee miilaadiga - dadka taariikhda wax ka qora ayaa sheegayaa in sababta uu hoggaamiyahan u abaabulay xuska Mowlidka ay aheyd in uu taageero ka raadiyo shacabka Masaarida.Markii ay meesha ka baxday dowladdaas, waxaa dowladihii Islaamka la wareegay madax kala duwan, waxaana dhacay khilaaf sababay in meesha laga saaro dabaaldeggi xuska Mowliidka, in kasta oo markii dambe dib loo soo celiyay. Waxaa xuska Mowlidka ka hor yimid dowladdii Ayuubiyiinta, markii dambe, waxaa baneysay in la xuso Mowliidka maamulkii Mamaaliikta.Xuska Mowliidka wuxuu markii dambe noqday dhaqan u gaar ah Suufida, kaas oo bilowday xilligii hogaamiyihii ka arrimin jiray Masar, Maxmed Cali Paasha. Suufida waxay xilligaas xaflado ballaaran oo lagu xusayo Mowliidka nebiga ku qabteen Masar.Marka laga soo tago mowqifka Suufida ee ku aadan xuska Mowliidka, culimadii salafiyiinta ahaa ee uu hogaaminayay waddaadkii Sucuudiga u dhashay, Sheekh Cabdul Caziiz Bin Baaz, sannadihii (1912-1999), wuxuu u arkay xuska Mowliidka in uu yahay arrin "aan sal iyo raad toona laheyn".Xigashada Sawirka, ANADOLU AGENCYCabdul Caziiz Bin Baaz wuxuu rumeysanaa in shareecada aysan ku xusneyn dabaaldegga Mowliidka maadama Rasuulka iyo saxaabbadiisa aysan weligood xusin Mowliidka.Wuxuu sheegay in Mowliidka uu yahay "Bidco".Xuska Mowliidka waa arrin si weyn ay isugu khilaafsan yihiin Salafiyiinta iyo Suufida.Maamulka Azhar ee Masar ayaa qaatay mowqif aan dhinac raacsaneyn kaddib markii sannadihii ugu danbeeyay uu soo saaray fatwooyin dhowr ah. Quraanka Kariimka iyo Xadiiska midna kama hadlin xuska Mowliidka, balse waa dhaqanka soo ifbaxay qarnigii afaraad ee Hijriga.Culimada tilmaamay in xuska Mowliidka uu yahay "Bidco wanaagsan" waxaa ka mid ahaa Ibnu Xajar Al Casqalani oo noolaa 1371-1449 iyo Jalal Al Diin Al Raxmaan Al Sayuudi oo noolaa 1445-1505. Waxay labadoodaba u arkeen in Mowliidka uu yahay "Bidco wanaagsan oo abaalmarin u horseedeysa dadka sameeya".

Frank Lampard Oo Doortay Shaxdiisa 7-da Xiddig Ee Ugu Fiican Ee Uu Ka Hor Tagay Waayihiisii Ciyaareed.

Tababare Frank Lampard ayaa markii uu ciyaarayaykubada cagta ka hor tagay xiddigo badan oo waaweyn kuwaas ka mid ah xiddigaha ugu fiican kubada cagta. Halyeeyga Frank Lampard ayaa ahaa xiddig ku fiican booskiisa waxana uu Chelsea ku hogaamiyay guulo iyo kulamo badan. Arintaas ayaa keentay in uu wajaho xiddigo badan oo kala duwan oo uu tartamo badan ka hor tagay Markii la waydiiyay in uu shax ka doorto xiddigihii uu ka hor tagay markii uu ciyaarayay kubada cagta waxa ay noqotay shax weerar u badan. “Waa Neuer, Rio Ferdinand, Steven Gerrard, Zidane, Ronaldinho, Messi & Ronaldo”ayuu Yidhi tababaraha chelsea. Sii Akhriso: Somaliya Oo Ugu Dambayn U Jawaabtay Madaxweynaha France Oo Aflagaadeeyay Nabi Muxammed {N.N.K.H}

Stay Connected

20,938FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Muuse Biixi oo u hanjabay beesha caalamka xilli si dadban loo hoos geeyey DF

Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo shalay ka qeyb-galay kulan uu yeeshay golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye, ayaa si adag uga hadlay qaabka ay beesha caalamka iyo hay’addaha caalamiga ahba ula tacaamulayaan Somaliland. Madaxweyne Biixi ayaa sheegay in marnaba aysan aqbaleyn xukuumadiisu in beesha caalamka ay taageeradeeda ama mashaariicda kala duwan ee laga hirgelinayo deegaanada Somaliland ay usoo mariyaan dowladda federaalka, taasi oo ay Somaliland u aragto mid lagu hoos geeyey dowladda federaalka. Waxa kale oo uu sheegay in Somaliland ay tahay dal madax-banaan, isla markaana loo baahan yahay in beesha caalamku ay kala xaajooto arrimaheeda iyo mashaariicda ay ka fulinayso Somaliland. Madaxweynaha ayaa ku hanjabay inay joojinayaan xiriirka wada-shaqeyned ee kala dhaxeeya dalalka beesha caalamka iyo hay’adaha caalamiga ah, haddii ay ku kacaan wax wiiqaya qaranimada Somaliland. “Anagu kamid ma nihin dowladda Soomaaliya, wixii aad dalkeena tareysaan anaga ayaa nagala tashaneysaan, Ninkii taas aan dooneyn hadduu Hay’ad yahay iyo Dowlad-ba wixiisa ha iska haysto,” ayuu yiri madaxweyne Muuse Biixi. Madaxweynaha ayaa carabka ku adkeeyay in xiligan loo baahan in laga wada-shaqeeyo qaranimada Somaliland, isla markaana meel looga soo wada-jeesto waxkasta oo waxyeelaya qaranimada Somaliland. Hadalka madaxweynaha ayaa imanaya xili dhawaan ay Somaliland joojisay xiriirkii wada-shaqeyneyd ee hay’addaha Qaramada Midoobay, kadib markii ay dowladda federaalka la saxiixatay mashruuc laga fulinayo deegaano ka tirsan Somaliland. Let’s block ads! (Why?)