Wednesday, October 28, 2020

Wicitaanka Dhageystaha:

Related Articles

Sawir: Mohamed Salah Oo Wal-Wal Ku Abuuray Taageerayaasha Kooxdiisa Ka Hor Kulanka West Ham, Dhaawac Ayaa Soo Gaadhay.

Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa wal-wal ku riday kooxdiisa kadib kulankii champions League ee ay ka badiyeen kooxda Midtjylland. Mohamed Salah ayaa ka...

Banaanbaxyo looga soo horjeedo Madaxweynaha Faransiiska oo ka bilowday Muqdisho iyo Gobolada Dalka.

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya iyo Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta ka bilaawday banaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo Aflagaadadii Nebiga (NNKH) uu u geystay Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron. Boqolaal Ruux oo isugu jira, Haween rag iyo qaar ka mid ah Ardayda wax ka barata Iskuulada magaalada Gaalkacyo ayaa waxay Maanta halkaasi ka dhigayaan banaanbax ay uga soo horjeedaan Aflagaadadii Nebiga (NNKH) uu u geystay Madaxweynaha Faransiiska. Banaanbaxayaasha ayaa qaarkood waxay gubeen sawirka Madaxweynaha Faransiiska , iyaga oo ku dhawaaqayay Erayo ka dhan ah Madaxweynaha Faransiiska iyo wadamada Reer Galbeed. Boqolaal ruux oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxay banaanbax ka wadaan wadooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho, iyaga oo si adag uga soo horjeeda hadalkii Madaxweynaha Faransiiska. Dhanka kale inta badan dalalka Islaamka ayaa waxaa ka dhacaya banaanbaxyo xoogan, iyada oo dhamaan banaanbaxyada lagu gubay sawirka Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleAl-Shabaab oo dagaal xooggan ku qaaday Waajid iyo Saacado kooban oo ay maamulaysay Degmadaasi.

Wargeys Faransiiska oo Sawir Ceebeyn ah ka sameeyay Madaxweynaha Turkiga & Xiisad cusub oo…

Wargeys kasoo baxa dalka Faransiiska ayaa sawir-gacmeedo ceebeyn iyo jeesjees ah ka sameeyay muuqaalka Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan. Wargeyska ‘Charlie Hebdo‘ oo ah isla wargeyskii sawir-gacmedyada aflagaadada ah ka sameeyay Rasuulka SCW ayaa daabacay Arbcadii sawir-gacmeed lagu bedelay muuqaalka Madaxweynaha Turkiga oo si xun loo ekeysiiyey. Ad Arrintan ayaa uga sii dartay xiisadda ka dhex taagan dalalka Faransiiska iyo Turkiga, waxaana falkan cambaareeyay Afhayeenka Madaxtooyada Turkiga Ibrahim Kalin oo sheegay in weerarka madaxda aanu ahayn xoriyad, balse ay tahay damiir xumo iyo dadnimo xumo meeshii ugu liidatay. “Waxaan si adag u cambaareyneynaa wargeyska Faransiiska ee daabacay muuqaallada madaxweynaheena.. ma jirto cid uu xushmad u hayo.. waxay na tusiyeen akhlaaq xumidooda iyo sida ay niyada uga dhigteen..” ayuu yiri Afhayeenka Madaxtooyada Turkiga. Sawir-gacmeedka wargeyska Charlie Hebdo ayaa oo wejiga hore kusoo baxay ayaa muujinayey Erdogan oo fadhiya isagoo xiran funaanad yar iyo Nigis, gacantana ku haya cabitaan ayna dhinac fadhido haweeney xijaab xiran. Dunida muslimka ayaa waxaa ku sii xoogaysanaya bannanabaxyada iyo qaadicidda alaabta lagu sameeyo Faransiska oo caado ka dhigtay afladaadada diinta islaamka iyo Nebi Muxamed NNHK. Warar Xul ah

Stay Connected

20,932FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Saraakiil ka tirsan wasaaradda waxbarashada Itoobiya oo la dilay

Share on Facebook Tweet on Twitter Wasaaradda waxbarashada dalka Itoobiya ayaa sheegtay in la dilay labo ka mid ah shaqaalaha wasaaradda kuwaas oo ay weerareen koox hubeysan oo aan la garaneyn. Dilka ayaa ka dhacay gobalka cafarta ee Itoobiya xilli ay shaqada ku sii jeedeen saraakiisha la dilay. Wasaaradda waxbarashada waxaa qoraal ay soo saartay ugu tacsiyeeysay ehelada iyo qoyska ay ka baxeen labada shaqaale. Maluto iyo Abebow ayaa ahaa shaqaale muddo badan ka shaqeynayay arrimaha waxbarashada Itoobiya. SHARE Facebook Twitter Previous articleWasiir Dubbe oo kulan is-barasho ah la qaatay shaqaalaha wasaaradda warfaafinta.

Somaliland oo maxkamad soo taagtay fanaanka Qamar Suugaani + Sawirro

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Haregsa (Caasimada Online) – Waxaa maanta maxkamadda magaalada Berbera ka soo muuqday fanaanka caanka ah ee Qamar Suugaani oo dhowaan lagu xiray halkaasi. Fanaanka oo ka baxay magaalada Muqdisho ayaa 26-kii bishan lagu qabtay magaalada Berbera, iyada oo ay xabsiga dhigeen ciidamada Booliiska ee Somaliland. Wararka ayaa sheegaya in maxkamaddu ay amartay in fanaanka la sii haayo muddo todobaad ah, waxaana dib loogu celiyey Qamar Suugaani xabsigii uu ku xirnaa oo ku yaalla gudaha magaallo xeebeedka Berbera. Sidoo kale xeer ilaaliyaha maxkamadda ayaa warbaahinta u sheegay in fanaanka loo heysto arrimo la xiriira safarkii uu yimid magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Xariga fanaankan ayaa waxaa aad u cambaareeyey qaar ka mid ah fanaaniinta Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa sugan Haregysa iyo ehelladiisa. Inta badan Somaliland ayaa xarig kula dhaqaaqda fanaaniinteeda yimaada magaalada Muqdisho ee ku qabta bandhig faneedyada ama booqasho u yimaada, taas oo si weyn loogu dhaliilo xukuumadda ka jirta Hargeysa ee uu hoggaamiyo Muuse Biixi Cabdi. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber