Wednesday, October 28, 2020

US Sets Record With Over 1 Million Coronavirus Tests in a Day – Voice of America

Related Articles

Fanaanka Qamar Suugaani oo Markale Dib Loo dhigay Xukunkiisa

Haregsa (OWN) – Waxaa maanta maxkamadda magaalada Berbera ka soo muuqday fanaanka caanka ah ee Qamar Suugaani oo dhowaan lagu xidhay Gobolka Saaxil ee Somaliland. Fanaanka oo ka baxay magaalada Muqdisho ayaa 26-kii bishan lagu qabtay magaalada Berbera, iyada oo ay xabsiga dhigeen ciidamada Booliiska ee Somaliland.     Maxkamadda ayaa Amartay in fanaanka la […] The post Fanaanka Qamar Suugaani oo Markale Dib Loo dhigay Xukunkiisa appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.

Somalia’s economy down by 1.5% over COVID19, defies adverse projections

By T. Roble Somalia’s economic growth is projected to dip by 1.5% this year owing to the triple effects of COVID-19, floods, and desert locust invasions, the World Bank has said but noted the drop was a point lower compared to estimates in the mid of the year. The 5th Somalia Economic Update launched today points to sustained resilience despite the impact of the COVID-19 and environmental factors. According to the lender, Somalia’s economy was projected to shrink by 2.5% in June. The report also noted domestic revenues are expected to decrease by 1.4% of the GDP amounting to $67 million while expenditures will double to 2.4% GDP compared to 2019. Despite the slump, the report notes, more money has moved from the Federal Government to the Federal Member States deepening fiscal federalism. Transfers from the national government rose by 244% translating to 146 million in 2020 compared to $42.6 million the previous year. Social spending especially in health and social protection sectors rose by 132%, a move the World Bank has lauded as impressive as more money goes to improving livelihoods and living conditions. The report projects an economic rebound to 2.9% in 2021 but conditioned on the easing of COVID-19 pressures, upsurge in remittances, and official grants in addition to the absence of further climatic shocks. However should these factors remain in place, the economy will record a growth of 1.9% next year. The World Bank recommends steps to enhance and promote measures to prevent the domestic spread of COVID-19, food security, and revenue mobilisation reforms in addition to implementing financial sector reforms to sustain economic growth.

Stay Connected

20,933FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Lacago Shuruud ah oo laga doonayo in ay bixiyaan Xildhibaanada cusub ee Hirshabelle

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in guddiga farsamada iyo maamul u dhisida Hirshabelle lacago ku qasbaya in ay bixiyaan Xildhibaanada cusub ee xalay lagu dhawaaqay. Guddiga Farsamada ayaa la sheegay in ay ku xireen Xildhibaanada cusub ee doonaya in loo sameeyo kaarka aqoonsiga Xildhibaanimo in marka hore bixiyaan lacag gaareysa 500-Dollar (Shan Boqol Dollar ) si loogu sameeyo kaarka aqoonsiga. Xildhibaanada ayaana layaab iyo fajiciso ku noqotay go’aankan kasoo baxay guddiga farsamada iyo maamul u dhisida Hirshabelle, waxa ayna xuseen Xildhibaanada in rabitaan lagu keenay meesha ayna macquul aheyn in lacag shuruud ah lagu xiro. Qaar badan oo kamid ah Xildhibaanada cusub ee xalay lagu dhawaaqay ayaa markii ay saakay tageen xarunta guddiga farsamada loo sheegay lacagta laga doonayo, Xildhibaanadan ayaana isaga soo tagay xarunta guddiga iyaga oo yaaban. Xildhibaanada maamul goboleedyada ayaan horey looga baran in lacago looga qaado sameynta kaararka aqoonsiga, lamana oga sababta guddiga farasamada lacaga ugu xireen xildhibaanada cusub ee Hirshabelle. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleArin lamid ah tii ka dhacday Galmudug oo laga soo sheegayo magaaalada Jowhar !!

Munaasabad lagu soo dhaweynayay dib u magacaabista wasiirka Maaliyadda XFS oo lagu qabtay Muqdisho”SAWIRRO”

Share on Facebook Tweet on Twitter Munaasabad lagu soo dhaweynayay dib u magacaabida wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, waxaana kasoo qeyb galay haween,culimaa’udiin,salaadiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Dr Kheyriye Maxamed Cali oo ka mid aheyd qaban qaabiyeyaasha munaasabadda ayaa madaxda Qaranka uga mahadcelisay fursada ay markale siiyeen wasiir Beyle si uu ugu adeego dalka. Diiriye Geelle Cali iyo Xuseen Nuur oo kamid ah salaadiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in wasiir Dr. Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle uu dalka shaqo wanaagsan usoo qabtay muddadii uu xilka hayay, iyagoo markale ugu hambalyeeyay mas’uuliyadda loo igmaday. Wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka mid ah wasiirrada dib loogu magacaabay wasaaradihi ay joogeen, kaddib markii golaha shacabku uu kalsoonida kala laabtay xukuumaddii uu hoggaaminayay ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre 25-kii bishii Luulyo ee sannadkaan. SHARE Facebook Twitter Previous articleBannaan-bax looga soo horjeedo aflagaadadii hoggaamiyaha Faransiisku uu u geystay nabigeenna Muxammad (NNKH) oo ka dhacay Gaalkacyo”SAWIRRO”