Sunday, October 25, 2020

UN pledges to work closely with Somalia on election security – Garowe Online

Related Articles

Madaxweyne Muuse Biixi oo cafis u fidiyay Maxamed Cumar Carte

Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa cafis u fidiyey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo doonaya inuu dib ugu laabto magaalada Hargeysa. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa lagu sheegay in Madaxweynaha uu cafis u fidiyay Maxamed Cumar Carte, isla markaana uu tixgeliyay Codka uga yimid oo ah inuu Aabihiis oo caan ka ah Somaliland uu xanuunsan yahay.Maxamed Cumar Carte oo ka mid ahaa xildhibaanada baarlamaanka dowlada federalka ayaa la sheegay inuu iska casilay xilkaas. Cumar Carte Qaalib oo ah aabaha dhalay Maxamed Cumar Carte ayaa ku xanuusanaya magaalada Hargeysa,waxana uu hore uga soo qabtay xilal kala duwan dowladihii hore u soo maray dalka. Dhinaca kale Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa ka digay in Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ee dalka tego Magaalada Hargeysa, iyagoo tegitaankiisa Caasimadda Somaliland shuruud uga dhigay ka tanaasulka fikirka midnimadda Soomaaliyeed. Hoos ka Akhiso Qoraalka kasoo baxay Madaxweyne Muuse Biixi. Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Previous articleMusharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre oo gaaray dalka Turkiga

Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre oo gaaray dalka Turkiga

Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne Xasan Cali Khayre ayaa maanta gaaray magaalada Istambul ee dalka Turkiga, isagoo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay halkaas. Xasan Cali Kheyre oo maalmihii la soo dhaafay dardar ku bilaabay ololihiisa doorashada tartanka Madaxweynaha Soomaaliya 2021 ayaa safaro ku tagay dalalka Kenya iyo Jabuuti. Waa Musharaxa kaliya ee Ololihiisa si weyn looga dareemay dalka gudihiisa iyo dibaddiisa, tan iyo markii bishii hore uu baraha bulshada ee Twitter-ka iyo Facebook ku shaaciyay inuu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Khayre oo ay wehliyaan saraakiil kamid ah kooxdiisa ololaha ayaa lasoo warinayaa inuu la kulmayo madaxda dalka, bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga iyo qurba joog kale dalalka Yurub uga timid inay la kulmaan. xasan cali kheyre oo gaaray Istambul Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Previous articleXukun lagu ridey rag lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen weerarkii Xabsiga Dhexe Next articleMadaxweyne Muuse Biixi oo cafis u fidiyay Maxamed Cumar Carte

DEG DEG: Muuse Biixi oo go’aan ka gaaray codsi cafis oo uga yimid Maxamed Cumar Carte Qaalib

Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa soo saaray qoraal deg-deg ah oo uu go’aan kama dambeys ah uga gaarayo safarka la sheegay in Ra’iisal wasaare kuxigeenkii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cumar Carte Qaalib uu ku tagayo magaalada Hargeysa. Madaxweynaha ayaa qoraalka uu soo saaray ku sheegay inuu aqbalay codsi uu usoo gudbiyay Maxamed Cumar Carte Qaalib, oo ka tirsanaa xildhibaanada federaalka Soomaaliya, ka hor inta uusan dhawaan ka tagin xilkaasi. Qoraalka madaxweynaha ayaa sidoo kale waxa lagu sheegay inuu tixgeliyay codsi afar maalin ka hor ay usoo gudbiyeen odayaasha dhaqanka ee beesha uu kasoo jeedo Qaalib, kuwaasi oo ay ku dalbanayaan inuu iman karo deeganada Somaliland. “Markii uu arkay qoraalka talo bixinta ee Xeer ilaaliyaha Soomaaliland, Qoraalka wasaaradda Arrimaha Gudaha soomaaliland iyo Codsiga cafiska ah ee Odayaasha Dhaqanka soo gaasriiyeen 21-kii Bishaan in uu cafis u fidiyay Siyaasiga Maxamed Cumar Carte Qaalb,” ayaa lagu yiri qoraalka Biixi. Muuse Biixi ayaa cafiska uu u fidiyay Maxamed Cumar Carte Qaalib ku saleyay kadib markii sida la sheegay uu dib uga laabtay fikirkii hore ee Midnimada Soomaaliya, maadama ay Somaliland ku doodo inay tahay dal madax-banaan. Dhinaca kale, Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa goordhoweyd kasoo degay madaarka magaalada Hargeysa ee Cigaal, sida ay saraakiil ka tirsan madaarku u xaqiijiyeen Caasimada Online. Maxamed ayaa lagu soo waramayaa inuu iska casilay golihii uu ka midka ahaa, kadib markii xukuumadda Somaliland ay shuruud uga dhigtay si uu ugu soo safro magaalada Hargeysa. Wuxuuna cafiskaasi madaxweynuhu ku saleeyay kadib markii uu dib uga laabtay fikirkii hore ee Midnimada Soomaaliya, maadama ay Somaliland ku doodo inay tahay dal madax-banaan.

Stay Connected

20,912FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles