Sunday, October 25, 2020

Turkiga oo Armenia ku cadaadineysa iney u Hoggaansanto Heshiiska Xabad joojinta

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Arrimaha dibadda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu, ayaa dhiggiisa Arrimaha dibadda ee dowladda Ruushka Sergei Lavrov, ayaa u sheegay in lagu cadaadiyo Armenia, xabbad joojinta iyo wadda hadaladda nabadeed ee lagu doonayo in xal looga gaaro xiisadda ka taagan Nagorno-Karabakh.

Heshiis xabad joojin ah ayaa laga gaaray xiisadDa ka taagan Nagorno-Karabakh kadib wadda hadalo uu garwadeen ka ahaa Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, looga gol lahaa in lagu hakiyo dagaalka ka socda Nagorno-Karabakh sido kalana ay labadda dhinac isku dhaafsandaan maxaabiista iyo maydadka dadkii ku dhintay dagaalka.

Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa si adag u cambaareeyey weerar gantaalo loo adeegsay oo Armenia ay ku qaatay Caasimadda labaad ee Azerbaijan ee Ganja.

Related Articles

Cristiano Ronaldo Oo U Dabaal Dagay Guushii Real Madrid Ka Gaadhay Barcelona.

Cristiano Ronaldo ayaa shaki la’aan ku raaxaystay guushii ay Real Madrid ka gaadhay Barcelona Kulankii El Clasico ee sabtidii kana tirsanaa horyaalka La Liga. Xiddigii hore ee Real Madrid ayaa baraha bulshada soo dhigay sawri kadib markii ay ciyaartu ku dhamaatay 3/1 kulankii ka dhacay Camp Nou. Kadib ciyaarta Ronaldo ayaa baraha bulshada soo dhigay qoraal ah”Yessss” isaga oo sii raaciya sawir muujinaya muruq. Xiddiga reer portugal ayaa haatan ku jira karantiil isaga oo sugaya natiijada baadhitaanka xanuunka Korona kadib markii horay looga helay xanuunka. Sii Akhriso: Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Cafis U Fidiyay Xildhibaan Ka Tirsan Somaliya Oo Ka Soo Jeeda Somaliland.

Mucaaradka Jisiiradda Siishelis oo ku guuleystay doorashadii madaxtinimada dalkaas.

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp VICTORIA:– Musharraxa mucaaradka Siishelis Wavel Ramkalawan ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada isagoo helay 54.9 boqolkiiba codadkii saxda ahaa ee la dhiibtay, taas oo ka careysiisay madaxweynaha xilka haya Danny Faure. “Waxaan cadeynayaa in Ramkalawan inuu yahay musharraxa la doortay,” ayuu yiri Gudoomiyaha Guddiga doorashada Danny Lucas Axadaa manta ah. Codbixiyeyaasha Siishelis ayaa codkooda ka dhiibtay Sabtidii doorashooyinka madaxtinimada iyo baarlamaanka oo socday muddo saddex maalmood ah. In ka badan 74,000 ayaa isdiiwaangaliyay si ay uga qeyb qaataan cod-bixinta doorashada. Mucaaradka Siishelis ayaa si dirqi ah looga adkaaday doorashaadii dalkaasi lagu qabtay sannadkii 2015. Tani ayaa uga dhigan mucaaradka guul taariikhi ah oo ay gaareen kaddib 40-sano oo uu dalkaasi xor ka yahay gumeystihii Ingiriiska. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleHeshiis Nabadeed oo Beelo walaala ah ku dhexmaray Degmada Matabaan.

Stay Connected

20,912FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Somaliland: Former Deputy PM of Somalia Returns to Hargeisa

HARGEISA – Somalia’s former deputy prime minister Mohamed Omar Arte has been granted a presidential pardon on Sunday after renouncing his views against Somaliland...

Daawo: Deni oo ka hadlay mugdi soo wajahay heshiiskii DP Word ee dekeda Boosaaso

https://www.youtube.com/watch?v=BPY7OEZl-4A&feature=youtu.be&fbclid=IwAR0Ba704k3kdzSYexKuf3sVoqBevWos0Otp7lJn4cTsumv6fRvPAIK2ykzQ