Saturday, October 24, 2020

Turkiga oo Armenia ku cadaadinayo iney u hoggaansanto heshiiska Xabad joojinta

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Wasiirka Arrimaha dibadda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu, ayaa dhiggiisa Arrimaha dibadda ee dowladda Ruushka Sergei Lavrov, ayaa u sheegay in lagu cadaadiyo Armenia, xabbad joojinta iyo wadda hadaladda nabadeed ee lagu doonayo in xal looga gaaro xiisadda ka taagan Nagorno-Karabakh.

Heshiis xabad joojin ah ayaa laga gaaray xiisadDa ka taagan Nagorno-Karabakh kadib wadda hadalo uu garwadeen ka ahaa Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, looga gol lahaa in lagu hakiyo dagaalka ka socda Nagorno-Karabakh sido kalana ay labadda dhinac isku dhaafsandaan maxaabiista iyo maydadka dadkii ku dhintay dagaalka.

Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa si adag u cambaareeyey weerar gantaalo loo adeegsay oo Armenia ay ku qaatay Caasimadda labaad ee Azerbaijan ee Ganja.

This post first appeared on Radio Moqdisho. Read the https://www.radiomuqdisho.net/turkiga-oo-armenia-ku-cadaadinayo-iney-u-hoggaansanto-heshiiska-xabad-joojinta/original article

Related Articles

Muuse Biixi oo xilka ka qaaday Xubno katirsan Xukuumadiisa kuwa cusubna Magacaabay

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xilka looga qaaday masuuliyiin katirsanaa Xukuumada Soomaaliya, waxa uu sidoo kale magacaabay masuuliyiin kale. Masuuliyiinta uu xilalka ka qaaday Madaxweyne Biixi waxaa kamid ah Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Sahal Maxamed Jaamac, waxaana lagu bedelay Maxamed Cabdi Maxamuud Samatar. Halkan ka Akhriso Wareegtada xil ka qaadista iyo Magacaabista. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo u mahah cel;iyay Baarlamaanka Fariina u diray shacabka (Sawirro)

Marco Asensio Oo Kashifay In Uu Ku Dhawaaday Ku Biirista Barcelona.

Xiddiga Real Madrid Marco Asensio ayaa shaaca ka qaaday inuu ku dhawaaday inuu u saxiixo Barcelona ka hor kulanka El Clasico ee ugu horeeya xilli ciyaareedkaan. Xiddiga reer Spain ayaa Madrid ugu soo biiray isagoo 18-sano jir ah oo wacdarro dhiga 2014 kadib markii uu qaab ciyaareed fiican ku soo bandhigay kooxda Mallorca. Laakiin xiddiga ayaa haatan qirtay inuu si fudud ugu biiri karay kooxda ay sida weyn u xafiiltamaan Madrid ee Barcelona waliba maanta ka hor iman lahaa Madrid. Wareysiga uu siiyay AS, waxaa la weydiyay hadii ay run tahay inuu u saxiixi karay Barca, Asensio ayaa yiri: ‘Haa, waan kari lahaa, sidoo kale kooxo kale. “Waxa mar walba jiray kooxo waaweyn oo xaaladaada wax kaa waydiinaya, markii aan ku biiray Real Madrid wax walba waxa ay u dheceen si deg-deg ah”. “Marka ay fursadaasi is muujiso waa wax aan macquul aheyn in la yiraahdo maya”. Sii Akhriso: DEG-DEG: Baarlamaanka Somaliya Oo Ansixiyay Xukuumadii Uu Soo Dhisay Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble

Stay Connected

20,901FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ansixiyey Xukuumada Rooble

Kulan ay maanta xaruntooda KMG ee Villa Hargeysa ay ku yeesheen mudanayaasha golaha shacabka, uuna shir gudoominayey gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan ayaa raysal wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble waxaa uu golaha horkeenay xukuumadiisa, isagoo waydiistay in ay kalsoonida siiyaan.Raysal Wasaare Rooble ayaa xusay in xukuumaddiisu ay diiradda saari doonto dardargalinta hawlaha doorashada, amniga goobaha doorashadu ka dhacayso, la dagaalanka cudurka Covid-19, adeegga bulshada, cadaaladda iyo dawlad wanaagga. Sidoo kale Xukuumadda ayuu xusay inay mudnaan gaar ah siindoonto ilaalinta xuquuqul insaanka, gaar ahaan difaaca Haweenka iyo carruurta, iyadoo la xoojinayo wada-shaqaynta hay’adaha u xilsaaran difaaca dhibanayaasha. “Xukuumadda oo kaashaneysa Dowladaha Xubnaha ka Ah DF, waxay dardar-gelinaysaa dadaallada dhammaystirka dib-u-eegista Qorshaha Amniga ee xilligan muhiimka ah. Waxa aan shaki ku jirin in fulinta qorshahan uu siin-doono shacabka, hay’adaha dowladda iyo ciidamada amnigu fursad ay si wadajir ah u sugayaan xasilloonida iyo nabadda dalka”. RW Rooble Mudanaayasha golaha shacabka ayaa codka kalsoonida u qaaday xukuumadda cusub, waxaana ogolaaday 188-mudane, mana jirin cid ka aamustay ama diiday, sida uu ku dhawaaqay Gudoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan. Golaha wasiirada oo ka kooban 27-wasiir, 17-wasiir dawle iyo 26-wasiir ku xigeen oo uu Ra’iisal wasaaraha dalka magacaabay 19-kii bishan ayaa lagu hor dhaariyey golaha shacabka, waxaana ay dhawaan xubnaha ku cusub xukuumaddu ay la wareegi doonaan xilal kooda. Ugu dambayn Raysalwasaare Rooble ayaa uga mahadceliyey golaha shacabka ansixinta xukuumadda iyo barnaamijkeeda, si ay u gutaan shaqooyinka adag ee laga sugayo, isagoo tilmaamay in Xukuumaddiisu ay mudnaan gaar ah siin doonto wax ka qabashada xadgudubyada ka dhanka ah qeybaha bulshada ee nugul. Horseed Media

Maxaa kusoo kordhay 33 qof oo Hindi ah oo shirkad ‘ay ku haysato’ Muqdisho

New Delhi (Caasimadda Online) – Dowladda Hindiya ayaa ka hadashay muwaadiniinta la sheegay in looga heysto magaalada Muqdisho, waxeyna sheegeen iney ka shaqeyn doonaan sidii loo sii deyn lahaa. 33 muwaadiniin ah oo u dhashay dalkaas ayaa lagu warramay inay afduub ku haysato shirkad Soomaaliyeed oo fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda Hindiya Subrahmanyam Jaishankar ayaa sheegay iney wadaan dadaalo ay ugu gar-gaarayaan shaqaalaha reer Hindiya, kuwaas oo la sheegay iney dhibaato ku heyso gudaha Soomaaliya. Wasiirka wuxuu boggiisa twitter-ka ku qoray in safaaradda ay ku leeyahiin Nairobi iyo wasaaradiisa ay ka shaqeyn doonaan sidii dib wadankooda loogu soo celin lahaa 33 muwaadin oo ku xayiran Muqdisho. Rajesh Mani oo u dhaq-dhaqaaqa arrimaha bulshada ayaa sheegay in 33-ka qof oo ahaa shaqaale, islamarkaana 25 ka mid ah ay kasoo jeedaan gobolka Uttar Pradesh, ay shirkad Soomaali ah ku haysato Muqdisho muddo sideed bilood ah. Sida uu sheegay Mani, dadkan ayaa shirkadda Soomaalida ah ku biiray 10 bilood ka hor, markii ay ka heleen qandaras shaqo. Waxa uu yiri in labadii bil ee ugu horrreysay loola dhaqmay si wanaagsan, hase yeeshee sideeddii bilood ee dambe aan la siin mushaharkooda. Markii ay dalbadeen mushaharkooda ayuu sheegay in laga qaatay baasabooradooda, loogu hanjabay in la toogan doono, laguna qasbay inay shaqeeyaan. Waxa uu intaas ku daray inay ku dhex nool yihiin warshad ay leedahay shirkadda. Lama shaacin magaca shirkadda dadkan ay u afduuban yihiin, iyo sababta loo haysto midna. Dowladda Soomaaliya ayaan wali wax war ah kasoo saarin arrinka iyadoo sidoo kale shirkadda lagu eedeeyay gabood-falkaan aysan sidoo kale afkeeda u kala furin wararka ay baahinayaan warbaahinta.

This post first appeared on Radio Moqdisho. Read the https://www.radiomuqdisho.net/turkiga-oo-armenia-ku-cadaadinayo-iney-u-hoggaansanto-heshiiska-xabad-joojinta/original article