Thursday, October 29, 2020

Trump oo Fagaare Kula Hadlay Qaar Kamid ah Taageerayaashiisa

WASHINGTON(HALBEEG)- Madaxweyne Donald Trump ayaa qaar ka mid taageerayaashiisa kula hadlay Aqalka Cad kulankaas oo ahaa kii ugu ballaadhnaa ee uu madaxweynuhu bulshada kula kulmo tan iyo markii u uu haleelay xanuunka COVID-19.

Siyaasiyiinta dalka Mareykanka ayaa dhaliilay kulanka ka dhacay fagaarahaas oo u ekaa olole doorasho.

Trump ayaa kasoo qeybgalayaashii kulankaas u sheegay in caafimaadkiisu hagaagsanyahay waxaana xusid mudan in Trump uu kal sii horreysay sheegay in uu gabi ahaanba joojiyay daawooyinkii uu kula tacaalayay xanuunka COVID-19.

Aqlaka Cad ee looga arrimiyo dalka Mareykanka ayaanan wax war ah kasoo saarin xaaladda caafimaad ee madaxweyne Trump tan iyo Khamiistii tagtay.

Dalka Mareykanka oo ka mid ah dalalka uu sida ba’an u saameeyay xanuunka COVID-19 ayaa tirada dadka qaba xanuunka ay haatan Mareydsaan in ka badan 210,000 oo qof.

Post Views:
22

Let’s block ads! (Why?)

Related Articles

Axmed Madobe oo shuruud ku xiray inuu magacaabo xubnaha Jubaland ee guddiyada doorashada

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Kismaayo (Caasimada Online) – Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, uu diiday inuu soo magacaabo xubnaha afarta ah ee Maamulka Jubaland uga mid noqonayo, guddiyada doorashada iyo xilinta khilaafaad ee doorashada Soomaaliya. Axmed Madoobe ayaa la sheegay inuu Villa Somalia u sheegay in Jubaland aysan ka qeyb qaadan doonin doorashada Soomaaliya ilaa Gedo laga soo saaro ciidanka dowladda Soomaaliya ee halkaasi ku sugan sida ay noo sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan xafiiskiisa. Maamulka Jubaland ayaa diidan in ay dhacdo doorashada Soomaaliya ilaa ay dowladda ciidankeeda kala baxdo Gedo oo ay ku sugnaayeen bilooyinkii la soo dhaafay. Sidoo kale wararka aan helnay ayaa sheegaya in Xildhibaano ka soo jeeda Gobolka Gedo islamarkaana Axmed Madoobe taageersanaa, dagaal siyaasadeed oo weynna la galay Madaxweyne Farmaajo, ay Axmed Madoobe ku dhaliileen inuu soo dhiciyay kuraasta Xildhibaanada beeshiisa ee u halgamay halka kuwii kale Farmaajo qoyskiisa ahaa islamarkaana isaga xigsaday uu dayacay waxeyna arrintaas keentay in Axmed Madoobe adkeeyo fulinta doorashada Soomaaliya. Dhinaca kale, waxaa jira warar sheegaya in Jubaland ay gudbisay xubnaha guddiga balse lagu soo celiyay kadib markii ay dhamaantood ka dhigtay islamarkaana ay ka gudubtay qoondada dumarka oo hore loogu heshiiyay. Lama oga sida uu ka dambeen doono xiriirka sii xumanayo ee Jubaland iyo Dowladda Soomaaliya, kaas oo ku saabsan arrimaha gobalka Gedo. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber

Clashes between Ethiopian states kill 27 amid border dispute

ADDI ABABA (Reuters) – Clashes between two Ethiopian states that have long disputed their border have killed at least 27 people, a government statement said, as the country faces surging ethnic violence. The 27 were killed “due to conflicts along the borders of Somali and Afar”, the statement said. Militias from the two eastern states have clashed before over their disputed boundaries. Ali Bedel, a spokesman for the Somali region, confirmed the killings and blamed militants in Afar. “Local militia from Afar were behind the killings,” he told Reuters. A spokesman for the Afar region did not respond to a Reuters call for comment. In 2014, the federal government redrew the boundary between the two states and transferred three small towns to Afar that Somali has since wanted back. “The transfer of three Somali towns…to Afar regional administration in 2014 without any legal procedure lies at the heart of these recurring tragic and senseless killings,” Mohamed Olad, a political analyst based in Addis Ababa, told Reuters. Deadly intermittent unrest has rocked Ethiopia since Prime Minister Abiy Ahmed came to power in 2018. Africa’s second most populous nation, Ethiopia is one of the continent’s fastest growing economies and is due to hold elections next year. But decades of frustration over government repression and a series of democratic reforms by Abiy have emboldened regional power-brokers keen to challenge the ruling party. Long-suppressed frustrations frequently explode into ethnic violence. Source: Reuters

Evaluation of Norway’s engagement in Somalia

By State Secretary Marianne Hagen Statement by State secretary Marianne Hagen at the launch of: Evaluation of Norway’s engagement in Somalia 2012 – 2018. Chair, colleagues and friends First, let me congratulate the Tana/CMI consulting team for an interesting report, which … Continued The post Evaluation of Norway’s engagement in Somalia appeared first on WardheerNews .

Stay Connected

20,939FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Waa Maxay Sababta Uu Marcus Rashford U Laadan Waayay Rikoodhada Uguna Daayay Anthony Martil Kulankii RB Leipzig.

Xiddiga kooxda Man United ee Marcus Rashford ayaa sharfay xiddiga ay isku kooxda ahaayeen ee Romelu Lukaku markii uu Anthony Martial u ogolaaday rikoodhada in uu laagta kulankii ay United 5/0 uga badisay kooxda RB Leipzig. Rashford ayaa kaydka ka soo kacay iyada oo kooxdiisu 1/0 ku hogaaminayso kooxda RB Leipzig kulan Old Trafford ka dhacay oo ka tirsanaa tartanka champions League waxana uu dhaliyay 2 gool oo deg-deg ah. Si kasta ha ahaatee arinta ayaan halkaas ku joogsan waxana United lagu abaalmariyay rikoodhe kadib markii khalad lagu galay xiddiga Martial. Rashford ayaa ladan karay si uu 13 daqiiqo gudihiis saddexley ku dhamaystiro laakiin xiddiga reer England ayaa rikoodhada u daayay Martial kaas oo gool u badalay. Talaabada Rashford ayuu ka dambeeyay Lukaku gaar ahaan markii uu joogay kooxda Man United. Rashford ayaa bilowgii bishan sheegay in uu xiddiga reer Belguim saddexley dhalin karay laakiin uu rikoodhadii ay United heshay daqiiqadii ugu dambaysay uu isaga u daayay kulankii PSG ee wareega 16-ka ee champions League. “Aan kuu sheego Sheeko yar oo ku saabsan Romelu Lukaku”ayuu Rashford soo dhigay baraha bulshada. “Waxa aan la ciyaaraynay PSG lugtii 2-aad ee wareega 16-ka champions League waxana aan lahayn rajo yar oo aan ugu soo bixi karno wareega xiga sababta oo ah 2/0 ayay PSG ku badisay Old Trafford lugtii hore”. “Lukaku ayaa dhaliyay 2 gool waxa aan u baahnayn hal gool oo kale si aan u soo baxno waxana aan daqiiqadii 94-aad helnay Rikoodhe”. “Lukaku ayaa kubada soo qaaday gacantana ii galiyay waxana uu ogaa in ay wakhtigaygii tahay”. “Waxa uu ogaa in aan anigu noqon doono qofka la hadal hayn doono hadii aan dhaliyo rikoodhada wuuna ii ogolaaday”. “Arintaas ayaa wxa aad u baahantahay kaaga sheegaysa Lukaku, xiddig aan bakhayl ahayn, xiddig kooxeed, oo aan marna ka daalin in uu dadka kale ka horaysiiyo naftiisa, waana arin aan ku qadariyo isaga”. Intaa ka dib, 22 jirkaan ayaa ku adkeystay inuusan wax dhibaato ah ku qabin Martial inuu tuuro rigoorada. “Waxa aan Anthony ku qabaa Kalsooni ah in uu laadan karo sidaas darteed wax dhibaato ah kuma qabin in uu laagto”.

Xukuumada Rooble Oo Ansixisay Miisaaniyadda Dowlada Federaalka Ee 2021

Shirka Khamiislaha ee golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu meel-mariyey ku talagalka miisaaniyad sanaddeedka dowladda Federaalka ee 2021 oo ay qeyb ka tahay qarashka doorashada iyo sharci ahaanta dhammaan go’aammadii ay gaareen golihii wasiirrada Xukuumaddii xil-gaarsiinta.Miisaaniyadda guud ee sanadka 2021 ayaa dhan $671.8 million oo u qeybsan saddex qeybood oo kala ah ,Dakhliga Gudaha 260.1 million iyo Kabka Miisaaniyadda oo noqonaysa 170.9 million, halka ay mashaariicdu yihiin 240.8 million. Miisaaniyadda ayaa diiradda saareysa fulinta qorshaha qaranka, waxaana loo qoondeeyey dhanka horumarinta qaddar dhan 38 million, lacagtaas ayaa lagu bixin doonaa arrimo la xiriira. Caafimaadka Waxbarashada Ka hortagga fatahaadaha Cadaaladda iyo garsoorka Dib u dhiska waddooyinka Dastuurka Shirka golaha wasiirrada oo uu guddoominayey Raysalwasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa la isku raacay sharci ahaanta dhammaan go’aammadii ay gaareen golihii Wasiirrada Xukuumaddii xil gaarsiinta, kuwaas oo isugu jiray xeerar , siyaasado iyo heshiisyadii ay galeen. Horseed Media