Thursday, November 26, 2020

Trump oo diiday inuu xilka si nabad ku wareejiyo, haddii laga guuleysto

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in diiday inuu xilka si nabad ah ku wareejiyo, haddii laga guuleysto doorashada bisha November ka dhaceysa dalka Mareykanka.

Trump oo shir jaraa’id ku qabtay Aqalka Cad ayaa yiri “Hagaag waa in aan dhammaanteen ka dhur-sugnaa waxa dhici doona”

Waxaa uu si weyn uga soo horjeestay qaabka codeynta doorashada ee dhanka boostada ah.

Inta badan Gobolada Mareykanka ayaa ku baaqay in doorashada ay noqoto qaabka codeynta boostada, si looga baaqsado cudurka saf marka ee Coronavirus.

Trump ayaa dalbaday in meesha laga saaro qaabka codeynta ah boostada ah, haddii kale is qabqabsi uu jiri doono.

“Meesha halaga saaro qaabkan codeynta ah marka waxay u dhaceysa si nabad ah, mana jiri doonto xil wareejin, waxaa jiri doonaa is qabqabsi”ayuu yiri Trump.

Waxaa uu ku andacoonayaa in qaabkan codeynta  Boostada inuu halis u yahay in wax la is dabamariyo.

Bisha November ee soo socota waxaa dalka Mareykanka ka dhici doona doorasho, iyadoo Donald Trump uu loolan kala kulmay Musharaxa Xisbiga Dimoqraadiga Joe Biden oo ahaa Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Mareykanka.

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Related Articles

Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed Oo Sheegay In Wajigii Ugu Dambeeyay Ee Ka Dhan Ah Waqooyiga Gobolka Tigreega Ay Qaadi Doonaan, Kadib Markii Uu...

November 26, 2020 | Published by: yaska Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed Ayaa Sheegay In Wajigii Ugu Dambeeyay Ee Ka Dhan Ah  Waqooyiga Gobolka Tigreega Ay Qaadi Doonaan, Kadib Markii Uu Dhammaaday Muddo 72 Sacadood Oo Loo Qabtay. Milatariga Itoobiya ayaa bilaabi doona wajigii ugu dambeeyay ee duullaanka ay ku qaadayaan waqooyiga gobolka Tigreega ee kacdoonka wada, ra’iisul wasaare Abiy Ahmed ayaa ku sheegay bayaan uu soo saaray khamiistii saacado kadib markii uu dhamaaday waqtigii loogu talagalay in ciidamada Tigreega ay isku soo dhiibaan uu dhacay. “Muddadii 72-ka saac ahayd ee loo qabtay kooxdii dambiilayaasha ahayd ee TPLF inay si nabad galyo ah isu dhiibaan hada way dhamaatay, ololaheena sharci fulinta ayaa gaadhay heerkiisii ​​ugu dambeeyay,” ayuu ku soo qoray bartiisa Twitter-ka isaga oo raaciyay in shacabka la badbaadin doono isla markaana kumanaan dagaalyahanno ah ay mar hore is dhiibeen. Kumanaan kun oo qof ayaa durba la rumeysan yahay inay dhinteen waxaana jira burbur baahsan oo ka imanaya duqeymaha cirka iyo dagaalka dhulka tan iyo markii uu dagaalku billowday Noovember 4-teedi Qiyaastii 42,000 oo qaxooti ah ayaa u qaxay xadka dalka Suudaan.

Madaxweyne Geelle oo ka cabsi qaba in lasoo doorto Xildhibaano Al Shabaab maamulaan

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in cabsi badan ka qabaan in doorashada la filayo in ay ka dhacdo Soomaaliya kusoo baxaan Xildhibaano si dadban u maamulaan kooxda Al Shabaab. Wareysi uu bixiyay Madaxweynaha Jabuuti ayuu ku sheegay in doorashada Xildhibaanada Soomaaliya kusoo bixi karaan Xildhibaano Al Shabaab si dadban u maamumaan maadaama uu xusay in ay iibsan karaan taageerada Xildhibaanada. ”Doorashada baarlamaanka Soomaaliya waxaa la filayaa inay qabsoonto sanadka 2021-ka, waxaan ka cabsi qabaa inay kusoo afjaranto doorashada xildhibaano si dadban ay u maamulaan Al Shabaab maadama ay gadan karaan taageerada qaar kamid ah xildhibaanada” ayuu yiri Madaxweyne Geelle. Walaaca Madaxwenaha Jabuuti ka qabo in doorashada Soomaaliya ayaa kusoo aadeysa xili Musharaxiinta u tartamaya kursiga Xildhibaan kaliya ay ka xigto inta badan in dhaqaalo ku bixiyaan ergada wax dooraneysa. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Previous articleWajigii ugu dambeeyay Howlgalka ka socda gobolka Tigrey oo bilowday iyo Taangiyo …

Stay Connected

21,102FansLike
2,454FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Sheekh Shariif oo si adag ula hadlay Madaxweyne Farmaajo una diray Fariin culus

https://www.youtube.com/watch?v=vM9Mfv6c-1Q

Paul Scholes: Anthony Martial Ma Ahan Weeraryahan Fiican Arintan Ayaana Cadayn U Ah.

Xiddigii hore ee khadka dhexe ee Manchester United Paul Scholes ayaa ku adkeysanaya in Anthony Martial uusan aheyn weeraryahan fiican xilli uu xiddiga reer...