Thursday, October 22, 2020

‘This Is Personal’: Minnesota’s Somali Americans Fear Reckoning in Second Trump Term – Foreign Policy

Related Articles

Kulan lagu taageerayay Golaha Wasiirada cusub oo lagu qabtay Jowhar “SAWIRRO”

Share on Facebook Tweet on Twitter Kulankan lagu taageerayay Golaha Wasiirada dhowaan ee uu soo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka dhacay caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar. Kulankaani oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka Hirshabeelle ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Jowhar, iyadoo xubnii ka hadlay ay soo dhaweeyeen Golaha Wasiirada cusub. Wasiiru dowlaha Wasaaradda Haweenka iyo Xaquul Insaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Marwo Sacdiyo Maxamed Nuur ayaa uga mahadceliyay Ra’iisul Wasaaraha Dalka magacaabidda Golaha Xukuumadda, iyadoo tilmaamtay inay taageersanyihiin ayna soo dhaweynayaan Wasiirada magacaaban. Marwo Sacdiyo Maxamed Nuur ayaa ka codsaday Xildhibaannada Golaha Shacabka inay codka kalsoonida siiyaan Golaha Wasiirada cusub ee uu dhawaan soo magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble. SHARE Facebook Twitter Previous articleShir ku saabsan abuurista xarun Macluumaad oo la soo gabo gabeeyay

Shir ku saabsan abuurista xarun Macluumaad oo la soo gabo gabeeyay

Share on Facebook Tweet on Twitter Kulan wadatashi oo ku saabsanaa abuurista Xarun Macluumaad (Resource Centre) ee Arrimaha Dhab u heshiinta iyo Federaalka ayaa maanta magaalada Muqdusho lagu soo gaba gabeeyay. Kulankaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa waxaa ka qaybgalay khubaro ku xeel dheer Arrimaha Nabadda iyo Dowladnimada, mas’uuliyiin ka socda Ururada bulshada rayid mas’uuliyiin kasocda hey’ada UNDP. Sidokale Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Dowlad Gobaleedyada Dalka ayaa kaga qaybgalay kulanka Aalada Fogaan araga (Internet). Kulankaan oo socday mudo laba maalmood ah ayaa lagu gorfeeyay sida ugu haboon ee lagu Abuuri karo xarun lagu kaydiyo laguna fidiyo aqoonta iyo macluumaadka la xiriira arrimaha Nabadda, Dhab-u-heshiinta iyo Federaalka. SHARE Facebook Twitter Previous articleWasiirka Magacaaban ee Maaliyadda XFS oo kormeeray Dekeda Muqdisho+Sawirro Next articleKulan lagu taageerayay Golaha Wasiirada cusub oo lagu qabtay Jowhar “SAWIRRO”

Weriye C/llaahi Kulmiye: “Nabadsugidda iyo ciidamada Ra’iisal wasaare Rooble ayaa isoo weerarray..”

Weriye C/llaahi Kulmiye Caddow oo maanta laga sii daayey xabsiga Godka Jilacow oo uu muddo 5 maalin ku dhowaad ah ku jiray ayaa ka hadlay sidii loo qabtay. Wuxuu sheegay in ciidamada dharcadka NISA oo ay wehliyaan iyo ciidamada xafiiska Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ay guriga usoo jebiyeen, markii uu diiday inuu guriga furo, kadibna gaari lagu kaxeystay iyadoo ay hareero joogeen Ra’iisal wasaare Rooble. Ad Weriye C/llaahi Kulmiye ayaa sheegay inaan wax jirdil ah loo geysan, baaritaan lagu sameeyay, waxna laga weydiiyey wareysiga uu la yeeshay Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan, isaguna aan u ogeyn wax shuruud ah oo lagu xiray sii deyntiisa, balse ay jiri karaan. Xarigiisa ayuu sheegay inuu astaan u yahay dowladda jirta inay wixii ay doonto dadka ku sameyneyso sharci darro, iyadoo balantu ahayd in subaxnimada tago xarunta NISA, habeenkii lasoo weerarray, dowladuna ay diiday inay ka hadasho sababta ay tacadiga ugu geysteen iyo sharci darrada ay kula kaceen. Warar Xul ah

Stay Connected

20,893FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Xog: Sheekh Shariif oo gaaray Nairobi kadib bilo uu ku maqnaa ‘xeelad siyaasadeed’

Nairobi (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa gaaray magaalada Nairobi, halkaasi oo uu ka billaabi doono olole doorasho, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen Caasimada Online. Shariif Sheekh Axmed ayaa kasoo tegay dalka Imaaraadka Carabta, oo uu muddo ku sugnaa, halkaasi oo ay degan yihiin qoyskiisa. Safarka Shariif ee Nairobi ayaa noqonaya markii ugu horreysay muddo ka badan laba bilood oo uu dib ugu soo laabto saaxada siyaasadda dalka, isaga oo ka gaabsaday intii uu socday loolankii heshiiska doorashada ee u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka ah iyo madax goboleedyada. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay in muddadaas uu Shariif ku maqnaa wax loogu yeeray “xeelad siyaasadeed” oo ay qeyb ka ahayd inuu yareeyo ka hadalkiisa siyaasadda dalka, si aan loogu arag qof mar kasta ka daba qeylinya dowladda oo hadalkiisa macno beelay, taas beddelkeedna uu doonayey in ficillada dowladda looga jawaabo kaliya qoraallada Madasha Xisbiyada Qaran. Xog kale ayaa sidoo kale sheegeysa inuusan dooneyn in lagu sawirro qaar ka mid ah mucaaradka dowladda oo dalka dib ugu soo laabtay, kuwaasi oo magac wanaagsan aan ku dhex lahayn bulshada. Dadka ku dhow dhow waxay sidoo kale ku tilmaameen maqnaashihiisa xeelad siyaasadeed oo uu doonayo inuu si dardar ah kusoo galo qlolaha doorashada oo hadda waqtigiisa la gaaray, maadaama heshiis laga gaaray waqtiga iyo nooca doorashada. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa Nairobi kula kulmi doona ganacsato, wakiilada caalamka qaarkood, xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Waxaa sidoo kale la filayaa inuu dhowaan safarro ku tago gobolada dalka, si uu culeys ugu yeelo ololihiisa doorashada madaxweynaha 2021, isaga oo taageero ka raadinaya maamul goboleedyada.

Somalis In Tech: The Grand Finale Hackathon

For the past few months Somalis In Tech have organised a hackathon to address the growing health pandemic known as COVID-19. The pandemic continues to disproportionately affect Somalis and other Black communities in the diaspora, and the risk of the virus spreading in the African continent at a faster rate, continues to rise, which will put further pressure on our fragile health service. They want participants to develop an innovative technological solution to either:Build awareness on the ways to stop the virus spreading Improve patient care and assist in the diagnosis Assist in any way your team sees fit and is suited to your skillset.Please attend the live-streamed Grand Finale of the Hackathon where participants will show and tell their ideas on Sunday 25th October at 5 pm GMT, the event will be panelled by our special guest Dr Samira Hassan. The event will be live-streamed on here.Organization InformationSomalis In Tech is a non-profit social enterprise created in late 2019 to address, A. The growing needs of Somali professionals wanting to build careers in the Tech sector, B. To provide existing Somali tech professionals an avenue for them to use their skills to help the community. Since 2019, they have grown the organisation to help many new Somali tech professionals enter the industry and as well as connect Somalis with tech project opportunities to help their community back home and in the diaspora. Overall, it’s mission is simple - to Empower. Connect. Grow.  Organisation: Somalis In TechEmail: [email protected] Website: https://somalisintech.com/Social: https://twitter.com/somalisintechYouTube: https://www.youtube.com/channel/UC_0bVYYt4ka0atkxJBg4pfQEvent: Somalis in Tech Hackathon, Rapid Covid ResponseDate: October 23rd - 25th 2020 advertisements   Somalia’s Central Bank refutes claims of legal suits against local bank - HOL Puntland submits names for Federal Elections Committee - HOL Racist attack investigation reopened by Met Police - BBC Police in Somali region arrest three senior ONLF regional officials, one official served with warrant - Addis Standard Food and nutrition security in times of drought is key to achieving peace in the Horn of Africa - FAO Two West African presidents are out of terms. They’re running again, anyway. - Washington Post Jamal Osman, Minneapolis' newest council member, seeks to move past turbulent start - Star Tribune Virus cases surpass 90K as schools reopen in Ethiopia - AA