Wednesday, October 28, 2020

The African Union needs to broaden its role in Somalia – Institute for Security Studies

Related Articles

Akhriso: Weerar lala damacsanaa guriga Duqa Boosaaso oo la fashiliyay

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Wararka aan ka heleyno magaalada boosaaso ee xarunta gobolka bari ayaa waxa ay sheegayaan in xalay weerar xoogan oo la damacsanaa in lagu qaado hoyga duqa degmada boosaaso cabdi salaan bashiir cabdisalaan  ay fashiliyeen ciidamada ilaalada guriga duqa boosaaso. Weerarkaan ayaa waxa la sheegay in ay doonayeen in ay qaadan xubno ka tirsan kooxda daacish,Waxaana la sheegay in iska hor imaad uu dhexmaray ciidamada ilaalada guriga duqa boosaaso iyo kooxdii weerarka damacsaneyd islamarkaasna uu ka dhashay qasaare kala duwan. Saraakiisha ciidanka booliska putland ayaa sheegay in gacanta ay ku dhigeen hal ruux oo ka tirsan kooxdii weerarka damacsana islamarkasna waxa ay tilmaameen in ay goobta iska baxsadeen intii kale. Waxaana la sheegay in isbitaal  loo qaaday ninkii ay nolasha ku qabteen ee dhawaca ahaa,wararka hoose oo ay simba helayso  ayaana sheegay in ruuxaasi la qabtay uu isku dayay in uu baxsado balse aysan usuurtagalin. Weerarkaan la sheegay in la fashiliyay ayaa waxa uu imaanayaa  xili mudooyinkii dambe uu ad uwanaagsanaa amaanka magalada boosaaso ee xarunta gobolka bari mana jirin wax falal amnidaro ah oo laga soo sheegayay iyadoona ciidamada amaanka magaalada boosaaso la sheegay in mudooyinkii dambe ay kordhiyeen howlgalada ay ka sameeynayaan xaafada magaalaa kuwaasi oo lagu xaqiijinayo amaanka iyo xasilooniada deegaanada gobolka bari Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

WARBIXIN: 4 Arin Oo Aan Ka Sugayno Barcelona Kulanka Juventus Kadib Guuldaradii El Clasico.

Kooxda Barcelona ayaa caawa marti u noqon doonta kooxda Juventus kulan ka tirsan wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedkan. Kooxda Barcelona aya kulanka soo galaysa iyaga oo guul weyn ka gaadhay kulankii 1-aad ee wareega Group-yada tartanka champions league. Barcelona ayaa sidoo kale kulanka soo galaysa iyaga oo isha ku haya guul ay gaadhaan kadib guuldaradii ka soo gaadhay kooxda Real Madrid horyaalka. Hadba waxa aan warbixintan ku soo bandhigaynaa waxa laga sugayo Barcelona kulanka Juventus kadib guuldaradii Real Madrid: 1.Xalinta daafaca: Waxa aan si weyn u sugaynaa sida uu noqdo daafaca Barcelona kulanka Juventus marka loo eego in uu ka maqnaan doono Gerard Pique kadib casaankii uu qaatay kulankii hore ee champions League. Daafaca Barca ayaa xitaa joogista Pique ahaa mid aan fadhiyin kulankii El Clasico waxana laga dhaliyay 3 gool. Sidaas darteed waxa aan sugi doonaa sida uu Koeman u xaliyo daafaciisa si uu natiijo fiican ugala soo boxo Kulanka Juventus. 2.Madax Adayga Ronald Koeman: Ilaa haatan lama garan karo waxa uu Koeman ka samayn doono arinta Sergio Busquets, miyuu ku bilaabi doonaa kaydka mise waxa uu sii wadi doonaa madax adaygiisa waxana uu ku bilaabi doonaa shaxdiisa. Waxa fiican in aad la socoto in uu Sergio Busquets ka mid ahaa sababihii ay Barcelona guuldarada kala kulantay Real Madrid mana fiicna in aan shaxda kulanka Juventus ku aragno xiddiga. 3.Fursad Cusub oo Griezmann ah: Kulanka caawa ayaa dhici karta in uu Koeman fursad siiyo xiddiga Griezmann kuna bilaabo shaxdiisa kadib markii uu kaydka dhigay labadii kulan ee ugu dambeeyay. Dhaleecayn xoogan ayaa ku dhacaysa xiddiga reer France waxana uu xiddigu heli doonaa fursad uu ku badalo fikirka tababare Koeman ka aaminsanyahay isaga. 4.Xidhiidhka Fiican ee ka dhexeeya Messi Iyo Fati: Xiddiga Da’yarka ah ee Fati ayaa xidhiidh fiican la yeeshay xiddiga ugu fiican Kooxda ee Lionel Messi. Labada xiddig ayaa kulamadii ugu dambeeyay si cajiib ah iskula qabsaday waxanaay kooxda ka caawiyeen in ay gaadhaan guulo badan.

Maxay tahay sababta uu Paul Pogba u qaatay Diinta Islaamka?

12 Juunyo 2019Waa la cusbooneysiiyay 4 Daqiiqadood ka horLaacibkan u dhashay Faransiiska, Paul Pogba, ayaa beeniyay warar dhowaans oo baxay oo sheegayay in uu "ka baxay xulka qaranka dalkaas" ka dib hadalladdii laga cadhooday ee madaxweynaha Faransiiska.Laacibka qadka dhexe uga dheela kooxda Manchester United, Paul Pogba, ayaa sidoo kale sheegay in uu dacwad maxkamadeed la tiigsan doono warbaahinta faafisay wararkaas "been abuurka ah". Qaar ka mid ah wargeysyada Britain ayaa qoray warar ay ku sheegeen in "Bariga Dhexe" ay ka soo xigteen oo sheegaya in Pogba uu doonayo in uu xulka qaranka Faransiiska ka tago, ka dib markii madaxweynaha dalkaas uu sheegay in uu ka hortagayo Islaamka xagjirka ah taa oo ka dhalatay weerarkii lagu dilay macallimkii ardeydiisa tusay sawir lagu sheegay Nabi Maxamed NNKH.Laacibkan u ciyaara Manchester United oo Muslim noqday, wuxuu bartiisa Instagram ku qoray, "Wararka beenta ah lama aqbali karo."Siduu Diinta Islaamka ku qaatay Pogba? Ciyaartoyga kooxda Manchester United iyo xulka qaranka Faransiiska Paul Pogba ayaa ka sheekeeyay sida uu kusoo galay diinta Islaamka iyo waxyaabihii u horseeday inuu muslim noqdo.Wareysi uu siiyay wargeys kasoo baxa dalka Ingiriiska oo lagu magacaabo The Times ayuu ku sheegay in isaga uusamn horey muslim u aheyn, balse hooyadiis ay heysatay diinta islaamka. Xigashada Sawirka, Instagram/PogbaPogba ayaa xusay 'in markii hore uu su'aalo iska weydiiyay waxyaabaha ku khasbay inuu islaam noqdo balse markii uu diinta qaatay uu qalbigiisa xasilay'Ciyaartoygan caanka ah ayaa markii hore si weyn u damcay inuu qaato diinta islaamka, waxa uuna billaabay inuu baaritaan ku sameeyo diinta si uu u fahmo, isagoo la socon jiray saaxibo badan oo ka dhaadhiciyay wanaagga diinta islaamka. Paul Pogba waxaa uu yiri "Diinta islaamka waxay iga dhigtay qof sidii hore ka wanaagsan".Bishii lasoo dhaafay, waxaa baraha bulshada lasoo galiyay Paul Pogba oo la sawiran difaaca kooxda Chelsea Kurt Zouma, xilli ay acmaashooda cumrada ku gudanayeen magaalada barakeysan ee Maka.Xigashada Sawirka, INSTAGRAM/PAUL POGBAWaxaa uu sidoo kale sheegay in diinta islaamka ay bartay mahadcelinta iyo qaddarinta dadka."Waxay diinta islaamka ii horseedday isbaddal, qalbiga ayay ii dejisay, nolosheyda waxaa ku yimid isbaddal, horay ma aanan u aheyn qof muslim ah inkastoo ay hooyadeey aheyd muslim, sidaas ayaan kusoo barbaaray, waxaan qaddariyaa qof kasta" ayuu yiri Pogba.Markii la weydiyay sababta u horseedday in uu muslim noqdo waxaa uu yiri "waxaan leeyahay saaxibbo badan oo islaam ah oo aan had iyo jeer sheekeysanno".Pogba waxaa uu sidoo kale sheegay in markii uu saaxiibbadiis la tukaday salaadda uu si weyn u jeclaaday diinta."Islaamka maskaxda ayuu ii furay, qof ka wanaagsan sidii hore ayuu iga dhigay... Islaamka waxa uu na farayaa qaddarinta aadanaha" ayuu yiri Pogba.Paul Pogba ayaa waxaa uu kamid yahay tiirarka waaweyn ee ay ku taagan tahay kooxda Manchester United.Waxa uu ka ciyaaraa khadka dhexe, waana laacib ay si weyn ay ugu faanaan taageerayaasha kooxda.

Stay Connected

20,932FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Ciidamada Somaliland oo Hotel kala baxay Abuukar Qaad-diid, kadibna ka masaafuriyey Laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xalay u dhacay Hotel uu magaalada Laascaanood ka deganaa Abuukar Cawaale Qaadiid oo u ololeeya ka hortagga Qaadka. Ciidamada ayaa xalay saqdii dhexe kadib tegay Hotelka uu deganaa Abuukar Cawaale, waxayna kala baxeen halkaasi, iyado ku xiray xabsiga Laascanood oo laga sii daayay saaka, isagooloo tarxiilay magaalada Garoowe. Ad Ciidamo wata Gadiidka dagaalka ayaa Abuukar Cawaale ka gudbiyey xadka Somaliland iyo Puntland, wuxuuna goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe, isagoo faahfaahiyey sida wax ugu dhaceen. Abuukar Cawaale Qaadiiid ayaa u ololeeya Qaadka iyo sidii looga joojin lahaa Soomaaliya, wuxuuna dhowr jeer caqabado kala kulmay maamulka Somaliland. Warar Xul ah

Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo soo gabagabeeyay booqasho uu ku joogay dalka Turkiga

Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Musharax madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle oo maalmahaan ku sugnaa Turkey ayaa xalay magaalada Istanbul kulan kula yeeshay ardayda, Ganacstada iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkey. Amb Geelle ayaa si fiican uga sheekeeyey xaaladda dalka iyo waxa uu damacsanyahay inuu ka qabto haddii uu ku guuleysto hoggaaminta dalka. Ka soo qaybgalayaasha ayaa su’aalo ka waydiiyey damaciisa hoggaamineed ee dalka iyo khibradda uu u leeyahay inuu hoggaamiyo dalka. Amb Daahir Geelle ayaa bartiisa soo dhigay qoraal waxana uu ku yiri: “Hawlo shaqo oo aan beryahaan u joogay magaalada İstanbul ee dalka Turkiga ayaan caawa ku soo gabagabeeyay madal wadatashi iyo casho sharaf oo aan la yeeshay qaar kamid ah ardayda, ganacsatada iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada İstanbul. Quluubta dadku waa buugaag laga aqrisan karo waxyaabo badan oo lugu dabari karo duruufaha iyo xaaladaha taagan. Kulamada nuucaan ah waxay ka midyihiin qaababka aan rabo in aan ku gaaro bulshada si aan u kala qaadanno xoga badan. Mahadda Allaa leh, markaas ka dib dhallinyaradii soo qaban qaabisay iyo intii kulanka ka soo qaybgashay” Danjire Daahir Geelle ayaa ka mid ah musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya u sharaxan 2021, wuxuuna ku jiraa dadka loo saadaalinaayo inay ku guulaysan karaan. Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Previous articleXildhibaanada Baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle oo saaka la dhaarinayo