Saturday, October 24, 2020

Taliyaha Ciidamada AMISOM oo booqday ciidamo ku sugan Jowhar

Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Diomede Ndegeya, ayaa kormeer howleed ku tagey ciidamada AMISOM  qeybta 5-aad, ee ku sugan magaalada Jowhar, taas oo qeyb ka ah booqashadiisa isbarasho ee uu ku marayo dhammaan lixda qeybood ee AMISOM.

Ciidamada  Burundi  oo ka hoos shaqeeya AMISOM ayaa gacanta ku haya qaybta 5-aad oo xaruntoodu tahay magaalada Jowhar, halkaas oo xarun u ah  dowlad goboleedka Hirshabelle, oo qiyaastii 90km u jirta Muqdisho.

Taliyaha ayaa madaxda ciidamada AMISOm kala hadlay dardargalinta waxqabadka ciidamadaasi iyo ka qeybqaadashada dadaalka loggu jiro soo celinta nabadda iyo ka hortagga kooxaha hubeysan ee argagixisada.

This post first appeared on Radio Moqdisho. Read the https://www.radiomuqdisho.net/taliyaha-ciidamada-amisom-oo-booqday-ciidamo-ku-sugan-jowhar/original article

Related Articles

Golaha Wasiirada DF oo la ansixiyey

Kadib markii lagu guulaystay dadaal maalmahaan la isugu keenayay Baarlamaanka si Cod loogu qaado Golaha Wasiirada Cusub ayaa waxaa maanta Villa Hargeysa ka dhacay Cod u qaadida Golaha Wasiirada cusub.Cod Caqlabiyad ah ayaa lagu ansixiyey Wasiirada iyadoo ay xigtay dhaarintooda. Golaha Wasiirada Cusub ayaa shaqada wadaya Afarta bilood ee soo docota, wuxuuna Raysal wasaaruhu amray iney shaqooyinkooda la wareegaan. Puntlandi.com Muqdidho

Baarlamaanka Soomaaliya oo Codka Kalsoonida siiyay Golaha Wasiirada Soomaaliya

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - Xildhibaanada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow si aqlabiyad leh waxa ay u ansixiyeen Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya uu dhawaan soo magacaabay Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Ra’isul Wasaare Rooble ayaa ka codsaday Xildhibaanada golaha shacabka in codka kalsoonida siiyaan Wasiiradan cusub uu soo magacaabay, waxa uuna tilmaamay in uu kusoo xushay karti iyo aqoon ayna kasoo bixi karaan shaqada loo igmaday. Kulanka Baarlamaanka oo fadhiyeen 188 Xildhibaan ayaa Xukuumada cusub waxaa ogolaatay dhamaan Xildhibaanada kulanka fadhiyay ma jirin cid diiday iyo sidoo kale cid kahor timid ansixinta Xukuumada cusub. Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaana ansixinta kadib durba lagu dhaariyay Xildhibaanada hortooda,  waxaana dhaariyay Wasiirada inta kulanka joogtay Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka. Wasiirada maanta helay codka kalsoonida ayaa la filayaa in si deg deg ah xilalkooda ula wareegaan, waxaana xusid mudan in qaar badan oo kamid ah Wasiirada la ansixiyay in ay kamid ahaayeen Xukuumadii hore kuwaa oon xilka aysan jirin cid ay kala wareegayaan. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleDaawo:-Tartamada Kubada Cagta ee Soomaaliya Ma wax ayuu ka badalay dhaqanka Shacabka Muqdisho !!

Daawo:-Tartamada Kubada Cagta ee Soomaaliya Ma wax ayuu ka badalay dhaqanka Shacabka Muqdisho !!

The post Daawo:-Tartamada Kubada Cagta ee Soomaaliya Ma wax ayuu ka badalay dhaqanka Shacabka Muqdisho !! appeared first on Allbanaadir.com.

Stay Connected

20,899FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Gabar Soomaaliyeed oo Uganda ka hirgelisay Warshad samaysa Sokorta iyo Madax kala duwan oo Furay.+Sawirro

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka magacaaban Mahdi Maxamed Guuleedka *Khadar” iyo Marwada Koowaad ee Dalkeena Marwo Zaynab Macallin ayaa Madaxweynaha Uganda Yuweri Musaveni kala qeyb galay daah furka Warshadda Sokorta oo ay dalkaasi ka hirgelisay Gabar Soomaaliyeed oo ka mid ah ganacsatada dalka Uganda. “Aniga iyo Marwada koowaad ee dalka Marwo Zaynab Macallin ayaa Madaxweynaha Uganda Yuweri Musaveni kala qeyb galnay furitaanka Warshadda Sokorta soo saarta ee Atiak Sugar Factory oo ay dalkaas ka hirgalisay Aamino Xirsi Mooge oo ah gabadh Soomaaliyeed oo ganacsato ah”. Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka magacaaban ee Mahdi Maxamed Guuleed Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xusay in dowladda Soomaaliya ay garab taagantahay ganacsatada Soomaaliyeed meelkasta oo ay dunida ka joogaan. “Dowladda Soomaaliyeed way garab taagantahay, wayna ku faaneysaa guulaha dadka Soomaaliyeed ee ganacsiga, siyaasadda iyo dhinacyada kale ee nolosha, gudaha dalka iyo dibaddiisaba”.ayuu yiri Mudane Mahdi Maxamed Guuleedka “Khadar”. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleCiidanka Xoogga dalka oo howlgal ku dilay horjooge iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab

DEG:DEG: Xildhibaanada BF oo ansixiyey golaha wasiirada Soomaaliya

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow cod aqlabiyad leh ku ansixiyey golaha wasiirada cusub ee xukuumadda ra’iisul wasaare Rooble, kadib kulan ay ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Kulanka oo ay soo xaadireen 188 ayaa waxaa guddoomiyey afhayeenka baarlamaanka, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, iyada oo ay dhinac fahdiyeen guddoomiye ku xigeenka koowaad iyo xigeenkiisa labaad ee golaha shacabka. Ugu horrey ra’iisul wasaare Rooble aya khubad ka jeediyey kulanka, wuxuuna ka dalbaday xildhibaanada golaha shacabka inay codka siiyaan xukuumadiia. Dhammmaan xildhibaanada kulanka soo xaadiray ayaa codka kalsoonida siiyey xukuumadda, mana jirin wax diiday ama ka aamusay. Intaasi kadib ayaa waxaa xilalkooda loo dhaariyey golaha wasiirada cusub ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya. Xukuumadda Rooble ayaa waxaa horyaalla shaqooyin adag oo ay ugu horreyso doorashada so socota 2020/2021 oo heshiis looga gaaray magaalada Muqdisho. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber

This post first appeared on Radio Moqdisho. Read the https://www.radiomuqdisho.net/taliyaha-ciidamada-amisom-oo-booqday-ciidamo-ku-sugan-jowhar/original article