Thursday, October 22, 2020

Tadej Pogacar wins the tempo and yellow jersey

The young Slovenian Tadej Pogacar won the author of an extraordinary time the only time trial of the Tour de France 2020 on Saturday. He restores the yellow jersey to the detriment of Primoz Roglic and should now win in Paris on Sunday.

Incredible turn in the Tour de France! Slovenian prodigy Tadej Pogacar struck a double blow on Saturday 19 September by winning the time trial of the Planche des Belles Filles and by wearing the yellow jersey of a Primoz Roglic in distress. Excluding an extraordinary incident during the final stage, he should win Sunday 107e edition of Grande Boucle.

Pogacar distanced with 1 min 56 sec Roglic, who wore the yellow jersey since leaving the Pyrenees (9e in this 36.2 kilometer long “stopwatch”. Such a reversal of the situation had not occurred in the Tour since the memorable edition in 1989, when the American Greg LeMond had removed Laurent Fignon from the yellow jersey on the last day of the time trial that ended on the Champs-Elysees.

Roglic, 30, has consistently lagged behind Pogacar. From 13 seconds at the first intermediate point (km 14.5), the gap increased to 36 seconds at the foot of the last climb. In the stage classification, Pogacar withdrew the other, the Dutchman Tom Dumoulin, to 1 min 21 sec.

In terms of the general classification, the young Slovenian (21 years old) in the UAE Emirates team is now almost a minute ahead of his countrymen before the final stage, in principle without consequences for the general classification.

If he won the Tour, Pogacar, who celebrates his 22nde birthday Monday, would be the youngest post-war winner. He will also be the first runner to take back the yellow jersey, white jersey and polka dot jersey to Paris.

“I’m in the middle of a dream, I do not know what to say. We dreamed of this from the beginning and we succeeded. It’s incredible. My dream was just to take part in the Tour de France and today I won it during the final stage ( sic) “, explained the emotional winner on arrival. “We did a reconnaissance and I felt every turn, every place to accelerate. I only heard my boss on the radio in the first part. Then I could not hear anything on the climb with the noise of the audience. But I feel the climb well so I went all the way to the end. “

With AFP

Related Articles

Xafiiska QM ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay una hambalyeeyay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Soomaaliya Marwo Khadija Maxamed Diiriye

Ku xigeenka wakiilka gaarka ah ee xogheyaha guud ee QM Adam Abdelmoula ayaa hambalyo u diray Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee uu dhawaan soo magacaabay Ra’isal wasaare Maxmed Xuseen Rooble Adam Abdelmoula oo sidoo kale ah isu’duwaha xafiiska gargaarka ee Soomaaliya ayaa war qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa twitter-ka waxa uu ku sheegay in filayo in Wasiirka cusub uu kala shaqeeyo ka jawaabidda halisyada guud ee ay Soomaaliya wajaheyso Wuxuu sheegay in si gaar ah xafiiska QM iyo Wasaaradda ay sare u qaadaan iskaashiga xal u helista dhibaatooyinka seddex-geesoodka ah oo ay Soomaaliya wajahayso “Hambalyo Hon. Khadija Mohamed Dirie oo noqotay Wasiirka cusub ee Wasaaradda gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka. Waxaan rajeynayaa in aan sii xoojinno iskaashiga aan xal ugu raadineyno  culeysyada seddex geesoodka ee bani’aadannimo ee Soomaaliya, waxaan u xal raadin doonnaa culeysyadaas innaga oo qaadeynta dadaal loo dhan yahay oo xal-waara lagu raadiyo”. Ayuu qoraalkiisa ku yiri Mr. Adam Abdelmoula, Ku xigeenka wakiilka gaarka ah ee xogheyaha guud ee QM Soomaaliya ayaa wajaheysa culeysyo uga imanaya jihooyin seddex ah oo kala ah; ayaxa saxaraha, saameynta COVID19 iyo raadka ay ka tageen fatahaadihi dhawaa. Iskaashiga QM iyo Dowladda Soomaaliya ayaa muhiim u ah in la isku dayo yareynta, kahortagga iyo maareynta halis-wadareedyadaRa’isal Wasaaraha Soomaaliya ayaa Marwo Khadiija Maxmed Diiriye dhawaan u soo magacaabay Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Soomaaliya. Goobjoog News

Sheekh Shariif oo gaaray Nairobi lana kulmay Xasan Cali Kheyre

Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa gaaray maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo labadii bil ee la soo dhaafay ku sugnaa dalka Imaaraadka Carabta oo ay qoyskiisa degan yihiin. Waxana uu Shariif Sheekh durba ka bilaabay magaalada Nairobi kulamo uu la yeelanayo siyaasiyiinta ku sugan magaaladaas. Kulankiisii ugu horeeyay ayuu la yeeshay ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo hore u sii joogay magaalada Nairobi. Labada masuul oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha ayaa waxaa kulankooda ku wehliyay Xildhibaano iyo xubno aad ugu dhow. Kheyre ayaa la sheegay inuu uga garaabay Shariifka wixii tabasho ah oo dhankiisa uu ka qabay ama dhacdooyinkii Shariifka uu la kulmay intuu xilka hayay. Ma jiro wax war ah oo ay ka soo saareen kulankooda balse wararka qaar ayaa sheegaya in laga wada hadlay arrimo la xiriira xaalada siyaasadda dalka iyo doorashooyinka. Waxyaabaha ay ku heshiiyeen ayaa la sheegay iney ka mid tahay wada shaqeyn iyo in si dhow la isaga war-qabo, iyadoo Ilo ku dhow kulanka ay sheegayaan in lagu balamay kulamo kale. Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Previous articleDowlada Sudan oo qarka u saaran inay xiriir diblumaasi la sameysato Israel

Dhacdo naxdin leh oo qabsatay RW Katrín, xili ay bixineysay Wareysi (Sawirro)

- Advertisement - Waddanka Iceland ayuu Dhulgariir ka dhacay xilli ay si toos ah hawada ugu jirtay haweeneyda Ra’iisul Wasaaraha ka ah dalkaas, Katrín Jakobsdóttir oo wareysi muuqaal ah bixineysay. Jakobsdóttir ayaa markii hore ka naxday dhawaaqa iyo gilgilashada, hase ahaatee si ay wareysiga sii waddo, waxay ku guuleysatay inay isdajiso. Waxa wax laga weydiinayay xaaladda fayraska corona ee waddankeeda iyo baaritaannada ay sameeyaan ayuu mar qura jawigeeda is baddalay kaddib markii la maqlay dhawaaqa dhul-gariirka. “Alla rabiyow, waxaa dhacay dhul-gariir, iga raalli noqda dhul-gariir ayaa hadda dhacay, Hagaag halkan waa Iceland,” ayey tiri iyadoo qosol sii raacisay. Wariyihii ayaa weydiiyay sida ay dareemeyso, waxayna u sheegtay inay caadi tahay. “Ka raalli noqda taas, kaliya waxaan dhammeystirayaa su’aasha… Haa aad baan u fiicanahay, guriga wali wuu is xajinayaa, marka walwal ma jiro.” Dhul-gariirkaas, oo uu cabirkiisu ahaa 5.6-magnitude (oo lagu qiyaaso cabirka dhul-gariirrada) ayaa ku dhuftay magaalada Krysovik, lamana soo sheegin khasaare ka dhashay. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement -

Stay Connected

20,893FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Xog: Kulan dhex-maray Shariif iyo Kheyre oo arrin aan la fileyn lagu soo qaaday

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Nairobi (Caasimada Online) – Waxaa galabta magaalada Nairobi ee dalka Kenya markoodii ugu horeysay kulan albaabadu u xiranyihiin ku yeeshay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Ra‘iisul wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre. Shariif iyo Kheyre ayaa baduba ah musharaxiin sanadkan u taagan qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliya, waxaana kulankoodii galabta ku wehliyey xubno kale oo u badan xildhibaanno. Kulankaas intiisa badan waxaa looga wada-hadlay arrimo la xiriira xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka ee 2020/2021-ka. Intii uu socday kulankaas Ra’iisul wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ayaa sida aan xogta ku helnay Sheekh Shariif uga garaabay waxyaabaha uu ka tirsanayo xukuumadiisii, ee dhacay intii uu xilka hayey. Dad ku dhow Shariif ayaa Caasimada Online u sheegay in lama filaan ku noqotay in Kheyre hadda ka garaabay qaladaad dhacay intii uu xilka hayey, balse markaas uu ku dhiiran waayey inuu ka hadlo amaba ka hortago. Labada dhinac ayaa isla soo hadal qaaday dhowr arrimood oo ay ka mid tahay wada-shaqeyn dhow oo dhex marta iyo in si dhow la isaga war-qabo. Sidoo kale xogta aan ka helnay kulanka Sheekh Shariif iyo Xasan Cali Kheyre waxay sheegeysaa in labada masuul ay ku balameen kulamo kale iyo maalmaha soo socda la bilaabo isbaheysi siyaasadeed. Waxaa hadda magaalada Nairobi ka socda iskaashi siyaasadeed kii ugu adkaa oo lagu wajaho doorashada soo socota ee madaxtinimada Soomaaliya. Waxaana ku sugan xubno miisaan culus ku leh siyaasadda dalka. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber

Xog: Kheyre iyo Shariif oo ku kulmay Nairobi iyo arrin xasaasi ah oo lagu soo qaaday

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Nairobi (Caasimada Online) – Waxaa galabta magaalada Nairobi ee dalka Kenya markoodii ugu horeysay kulan albaabadu u xiranyihiin ku yeeshay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Ra‘iisul wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre. Shariif iyo Kheyre ayaa baduba ah musharaxiin sanadkan u taagan qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliya, waxaana kulankoodii galabta ku wehliyey xubno kale oo u badan xildhibaanno. Kulankaas intiisa badan waxaa looga wada-hadlay arrimo la xiriira xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka ee 2020/2021-ka. Intii uu socday kulankaas Ra’iisul wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ayaa sida aan xogta ku helnay Sheekh Shariif uga garaabay waxyaabaha uu ka tirsanayo xukuumadiisii, ee dhacay intii uu xilka hayey. Labada dhinac ayaa isla soo hadal qaaday dhowr arrimood oo ay ka mid tahay wada-shaqeyn dhow oo dhex marta iyo in si dhow la isaga war-qabo. Sidoo kale xogta aan ka helnay kulanka Sheekh Shariif iyo Xasan Cali Kheyre waxay sheegeysaa in labada masuul ay ku balameen kulamo kale iyo maalmaha soo socda la bilaabo isbaheysi siyaasadeed. Waxaa hadda magaalada Nairobi ka socda iskaashi siyaasadeed kii ugu adkaa oo lagu wajaho doorashada soo socota ee madaxtinimada Soomaaliya. Waxaana ku sugan xubno miisaan culus ku leh siyaasadda dalka. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber