Saturday, October 24, 2020

Taageerayaasha Man United Oo Ka Kalsooni Baxay Ole Gunnar Solskjaer.

Taageerayaasha Kooxda Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay durba ka kalsooni bexeen tababaraha kooxda ee Ole Gunnar Solskjaer Kadib guuldaradii Crystal Palace.

Man United ayaa guuldaro 3/1 ah ku bilaabatay xilli ciyaareedka premier League kadib markii ay guuldaor kala kulmeen Crystal Palace kulan ka dhacay Old Trafford.

Qaar ka mid ah taageerayaasha Kooxda Man United ayaa dalbaday in uu Ole Gunnar Solskjaer isaga tago kooxda Maadama ayna kooxdu wax horumar ah samayn intii uu joogay kooxda.

Wargayska talkSPORT ayaa sheegaya in ay taageerayaasha kooxdu dalbanayaan in shaqada laga caydhiyo tababaraha inta uuna kooxdu xaalku ku xumaan xilli ciyaareedkan.

Solskjaer ayaa haatan wajahaya cadaadis dheeraad ah kadib guuldaradii Crystal Palace isaga oo doonaya in uu dib u soo celiyo kalsoonida taageerayaasha.

Laacib.net

Related Articles

Wasaaradda gaashaandhigga XFS iyo midowga Yurub oo isbitaalka xoogga ka dhisayo goob lagu burburiyo haraaga agabka caafimaad+SAWIRRO

Share on Facebook Tweet on Twitter Saraakiil ka tirsan  howlgalka tababarka ciidanka Soomaaliya ee midowga Yurub ayaa booqday goob loogu talo galay qashinka oo laga dhisayo isbitaalka xoogga. Mashruucan oo ay iska kaashanayaan wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya iyo midowga Yurub ayaa ah mid lagu  dhisayo meel lagu burburiyo haraaga agabka caafimaadka ee isbitaalka loo isticmaalo sida cirbadaha,daawooyinka iyo kiimikada loo adeegsado nadaafadda. Saraakiisha midowga Yurub waxay sheegeen in talaabadan ay gacan ka geysaneyso sare u qaadida adeegyada caafimaad ee isbitaalka. Qashinka isbitaallada ayaa haddii aan la burburin waxaa ka dhalan karta halis caafimaad oo weyn taas oo dadka iyo deegaankaba saameyneysa. SHARE Facebook Twitter Previous articleTaariikh Nololeedka Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka &Dalxiiska

Akhriso: Muuse Biixi oo magacaabis deg deg ah sameeyay & Ujeedka laga leeyahay

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay SL/XM/XKQ/222/1-565/102020 iyo SL/XM/WM/222-566/102020 uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta xukuumaddiisa. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne UJEEDDO: XIL KA-QAADIS Ku: Sahal Maxamed Jaamac; Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Mudane, Sida aad la socoto, xilka ayey dabcigiisa tahay in uu meerto noqdo, oo loo igmado hadba ciddii hanan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda maanta aan kaa qaado xilkii aad u haysay. Waxaan kaaga mahad-celinayaa muddadii aad haysay xilka Qaranka. UJEEDDO: MAGACAABID Markaan Arkay: Dastuurka Somaliland, Qodobka 90aad; Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda; Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan; Markaan Sameeyey: La-tashi; Waxaan Go’aamiyey; In laga bilaabo taariikhda maanta aan masuuliyiintan u magacaabo xilalkan: 1- Maxamed Cabdi Maxamuud Samatar Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka. 2- Maxamed Xasan Dirir Maxamuud Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha . 3- Axmed Cabdi Ismaaciil Caqli Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta. 4- Mubaarak Cabdillaahi Ibraahin Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaan-dhiga. 5-Maxamed Geeddi Caynaanshe Agaasimaha Guud ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda. 6- Xamse Suldaan Aadan Faarax Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dhawrista Tayada

Stay Connected

20,899FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Ethiopia says it will not cave to ‘aggression’ in dam dispute

FILE PHOTO: Ethiopia’s Grand Renaissance Dam is seen as it undergoes construction work on the river Nile in Guba Woreda, Benishangul Gumuz Region, Ethiopia September 26, 2019. REUTERS/Tiksa Negeri/File PhotoNAIROBI (Reuters) – Ethiopia said on Saturday that threats of any kind towards resolving a dispute with its neighbours over the filling and operation of a massive hydropower dam were “misguided, unproductive and clear violations of international law”. Prime Minister Abiy Ahmed’s office made no mention of any person or any country in a statement on the Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD), which is at the centre of a dispute over Nile water supplies. But his comment came hours after U.S. President Donald Trump held a phone call with the Sudanese Prime Minister Abdalla Hamdok in which they called for an amicable solution between Ethiopia and Egypt. In the call, held in front of reporters at the White House, Trump said he had also told Egypt the same thing, saying it was a dangerous situation and that Cairo could end up “blowing up that dam.” Ethiopia, Sudan and Egypt have been locked in a bitter dispute over the filling and operation of the GERD, which remains unresolved although the reservoir behind the dam began filling in July. “Occasional statements of belligerent threats to have Ethiopia succumb to unfair terms still abound,” Abiy’s office said. “These threats and affronts to Ethiopian sovereignty are misguided, unproductive, and clear violations of international law.” The first phase of filling the dam completed in August, Abiy’s office said. Egypt says it is dependent on the Nile for more than 90% of its scarce fresh water supplies, and fears the dam could have a devastating effect on its economy. Trump said on Friday said he had brokered an agreement to resolve the issue but that Ethiopia had broken the pact, forcing him to cut funds. Abiy’s office said there was significant progress made in resolving the dispute since the African Union took over the negotiations. “Ethiopia will not cave in to aggressions of any kind, nor do we give recognition to a right that is based on colonial treaties,” it said. Source: Reuters