Sunday, October 25, 2020

Sudan: German officials $1.8 billion to Bupport

Sudan- KHARTOUM (HAN) September 19. 2020. Public Diplomacy and Regional Stability Initiatives News. Monitoring Regional Issues.  Sudanese acting Foreign Minister Omer Gamar Eldin discussed with German officials the implementation of Sudan partnership meeting hosted by the government of Angela Merkl last June. The donor pledged $1.8 billion to support the transitional government in Khartoum in the […]

Related Articles

IGAD calls for dialogue and compromise on Ethiopian dam

DJIBOUTI – The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has called upon Ethiopia, Egypt, and Sudan to resolve disputes on Grand Renaissance Dam (GERD) through dialogue. The...

3 qodob oo xasaasi ah oo looga hadlay kulankii dhex maray Qoor-Qoor iyo Xijaar

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta barqanimadii gaaray gudaha magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Taliyaha ayaa markii uu gaaray Dhuusamareeb waxa uu madaxtooyada kulan kula qaatay madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo si weyn ugu soo dhaweeyay xarunta maamulkaasi. Sida ay ogaatay Caasimada Online, madaxweyne Qoor-Qoor iyo taliye Xijaar ayaa ka wada-hadlay qorshe dhawaan dib u habeyn loogu sameyn doono ciidamada booliska Soomaaliya ee ka howl-gala deegaanada Galmudug. Sidoo kale waxa kulankaasi looga hadlay sugida amniga ee deegaanada Galmudug, gaar ahaan goobaha loo asteeyay inay ka dhacaan doorashooyinka labada Aqal iyo weliba dar-dar gelinta howl-gallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab. Taliyaha ciidanka Booliiska ayaa la filayaa inta uu ku sugan yahay xarunta Galmudug inuu soo kormeeri doono xarumaha ciidamada ammaanka ee deegaanada Galmudug iyo goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka ee maamulkaasi. Wuxuuna dhawaan booqan doona taliyuhu xarumaha maamul goboleedyada kale ee dalka, sida Hir-Shabeelle, Galmudug, Puntland iyo Jubbaland, kadib marka uu soo idleeyo safarkiisa Galmudug. Soomaaliya ayaa dhowaan isku diyaarineysa qabsoomida doorashooyinka soo socda ee 2020/2021 oo heshiis looga gaaray magaalada Muqdisho, isla markaana iskugu jirta tan baarlamaanka iyo madaxweynaha. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber

Eritrea’s Isaias Afwerki president for life

There are few leaders as enigmatic as Eritrea’s president, Isaias Afwerki. In my book, Understanding Eritrea: Inside Africa’s Most Repressive State, I profile the president who led...

Stay Connected

20,912FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Ka Hor Kulanka Juventus.. Barcelona Oo Xaqiijisay Dhaawac Soo Gaadhay Xiddig Muhiim Ah.

Kooxda Barcelona ayaa si lama filaan ah u xaqiijisay dhaawaca xiddiga Philippe Coutinho kadib kulankii El Clasico ee horyaalka La Liga. Barcelona ayaa soo saartay...

Murashax Xassan Cali Khayre oo Si Ballaafhan Loogu Soo Dhaweeyay Turkiga + Sawirada

October 25, 2020 | Published by: yaska Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka, Xasan Cali Khayre, oo ololihiisa tartanka madaxweynaha ka wada dalka dibadiisa oo maanta gaaray magaalada Istaanbuul ee dalka Turkiga, ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay halkaas. Xasan Khayre oo ay wehliyaan saraakiil kamid ah kooxdiisa ololaha ayaa lasoo warinayaa inuu la kulmayo madaxda dalka, bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga iyo qurba joog kale dalalka Yurub uga timid inay la kulmaan. Musharaxa oo September billaawgeedii ku dhawaaqay musharaxnimadiisa ayaa si dardar leh ku billaabay ololihiiisa, waana musharaxa kaliya ee ilaa hadda si rasmi ah u guda galay dadaalka uu ugu jiro hanashada kursiga madaxtinimada dalka. Munaasabado lagu soo dhaweynayo musharaxnimada Xasan Cali Khayre oo ah musharaxa ugu cadcad ayaa mudadii uu xilka joogay qabtay howlayaa lagu qabtay gudaha iyo dibadda dalka.