Friday, November 27, 2020

Soomaalida guryaha ka iibsanaya Turkiga oo sii kordhaya

Waddanka Turkiga waxaa uu ka mid yahay meelaha Soomaalida ay waayadan dambe ay sida weyn maalgashiga dhaqaale ugu sameysanayaan.

Waxyaabaha ugu badan ee laga sameeyo waxaa ka mid ah guryaha oo ay Soomaalida ka gadanayaan dalkaasi, si ay u degaan ama uga dhigtaan maal-gashi ay muddo kadib sii iibiyaan si ay faa’iido uga helaan.

Dadka degaya dalkaas waxaa ka mid ah qurba joogta Soomaalida ee ka imanaya meelo ay ka mid yihiin Yurub iyo Waqooyiga America.

Warbixintan waxaa Ankara kasoo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.

Related Articles

Germany surpasses one million cases of Covid-19

Germany hit another grim milestone in the coronavirus pandemic on Friday, crossing over 1 million confirmed cases of COVID-19. The Robert Koch Institute, the country’s disease control center, said Germany’s 16 states reported 22,806 cases overnight for a total of 1,6006,394 since the outbreak. Despite the large number of infections, Germany has seen fewer deaths than many other European countries, with 15,586 – compared with over 50,000 in, for example, the United Kingdom, Italy and France. A rapid response to the first outbreak, massive tests and a robust hospital system have been credited for keeping the death rate down. A total of 696,100 people have recovered from the virus, according to data from the Robert Koch Institute. The country is almost a month into a so-called “wave-breaker” shutdown that was set up on November 2 after an alarming increase in daily figures to new record highs. Friday’s total was slightly less than what was reported a week ago and officials say the new measures have managed to stop the sharp increase. But Chancellor Angela Merkel and state governors decided earlier this week to extend the shutdown well into December and add more restrictions to try to bring the numbers down to less than 50 per 100,000 inhabitants each week. It is only at that level or below that officials say they can effectively track outbreaks to implement quarantines when needed. Currently, the country sees about 138 cases per 100,000 according to the Robert Koch Institute. (AP)

Colaadda Tigray: Cabsi laga qabo dagaal jabhadeyn ah

4 Daqiiqadood ka horXigashada Sawirka, AFPUrurka TPLF oo ku dhawaad 30 sano ka talinayay deegaanka Tigray ee Itoobiya ayaa hadda u muuqda inuu isu diyaarinayo dagaal jabhadeyn ah oo uu ciidamada dowladda kula galo dhulkaas buuraleyda u badan.Hase yeeshee milateriga Itoobiya ayaa rumaysan in duulaanka uu hadda wado uu kaga hortagi karo xaalad noocaas ah, waxaana yoolka dowladdu yahay inay TPLF kala wareegto awoodda, xabsigana dhigto hogaamiyayaasha iyo saraakiisha ciidan ee ururkaas oo tiro ahaan lagu qiyaasay inay ka badan yihiin 70 qof.Waxaa saraakiishaas kamid ah kuwo dowr muhiim ah ka qaatay jabhadeyntii ay mudada 17-ka sano ah TPLF waday illaa ay ka qabsatay caasimadda Addis Ababa sanadkii 1991. Sidoo kale waxaa ku jira kuwo hogaanka ciidanka iyo sirdoonka Itoobiya soo ahaa illaa uu xukunka la wareegay Abiy Axmed sanadkii 2018. "Diyaar u ah dhimasho"Xooggaga TPLF ayaa hub noocyo kale duwan leh oo ay ku jiraan gantaallo ka qaatay saldhigga taliska waqooyi ee ay weerarreen horraantii November, inkastoo uu ciidanka cirka ee Itoobiya leeyahay awood wanaagsan.Mas'uuliyiin ka tirsan TPLF ayaa sheegay inay qabsadeen qeybo kamid ah taliskaas, maadaama ay u muuqatay in dowladda Federaalka ay duulaan ku soo ahayd. Weerarkaas kadib, Abiy Axmed ayaa ku eedeeyay TPLF inay ka gudubtay khadka cas, sidaana waxa uu ku amray duqeymo ka dhan ah Tigray.Laba iyo labaatan maalmood kadib markii uu bilowday duulaanka, ra'iisal wasaare Abiy ayaa shaaciyay in ciidamadiisa ay billaabeen "wejigii u dambeeyay" ee hawlgalka ay kula wareegayaan gacan ku haynta magaalada Mekelle.Balse hogaamiyaha TPLF, Debretsion Gebremichael, ayaa waraysi uu siiyay AFP horraantii todobaadkan waxa uu ku sheegay: "Waxaan nahay dad mabda' leh oo diyaar u ah inay u dhintaan difaaca deegaankooda."Xigashada Sawirka, Getty ImagesDhinacee haysta askarta u badan? William Davison oo ka tirsan ururka ICG ayaa sheegay in TPLF ay heli karto in ka badan 200,000 oo dagaalyahan oo isugu jira maleeshiyaad tuulooyinka ku sugan iyo ciidamo si gaar ah u tababaran. "Maadaama ay sanadihii dambe isbedalaysay siyaasadda Itoobiya, waxaa askar qorasho iyo tababarba ay ka socdeen gobolka Tigray," ayuu u sheegay BBC.Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegtay in ciidamada u diyaarsan hawlgalka ee Itoobiya ay tiro ahaan ku dhaw yihiin 140,000 oo askari, intooda badanna ay yihiin ciidanka lugta. Haddii tirooyinkaas ay sax yihiin, waxa ay ka dhigan tahay in milateriga Itoobiya ay ka askar yar yihiin TPLF, balse xukuumadda Addis Ababa ayaa gurmad ka heli karta ciidamada gaarka ah ee deegaannada dalka. Durbadiiba markii uu dagaalka bilowday, ciidamada deegaanka Amxaarada ayaa kuwa federaalka gacan ka siiyay qabsashada dhul ka tirsan Galbeedka Tigray.Xigashada Sawirka, AFPGo'doominta TigrayArhe Hamednaca, oo ka qeyb qaatay dagaalladii jabhadaha ay kula jireen dowladdii Mengistu Haile Mariam ayaa sheegay in duulaanka socda ay Addis Ababa uga gol leedahay inay gacanta ku dhigto deegaannada ku teedsan xuduudda Sudan."Qaabka keliya ee ay TPLF ku baxsan karto ama ay saad ku heli karto ayaa ah dhanka Sudan," ayuu yiri.Sidoo kale, waxaa ka go'an dhanka Eritrea oo xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya Madaxweyne Isaias Afwerki iyo Ra'iisal wasaare Abiy Axmed ayaa caqabad ku ah TPLF.Goobjoogayaal ku sugan Eritrea ayaa BBC-da u sheegay in ciidamada Itoobiya ay isku soo urursadaan, dhaawacoodana ku daweystaan cisbitaallada milateriga ee gudaha waddankaas, inkastoo Addis Ababa iyo Asmara ay labaduba beeniyeen in Eritrea ay ku lug leedahay colaadda Tigray."Tigray waa la go'doomiyay. TPLF ma sii wadi karto dagaal toos ah," ayuu yiri Davison.Balse taas kama dhigna in ciidamada federaalka ay si sahlan uga guulaysan karaan xooggaga TPLF.Arhe ayaa sheegay inay jiraan tusaalooyin muujinaya jabhado la dagaallamay ciidamo ka awood badan."Maraykanku waxa uu Afghanistan ku haystaa dhammaan noocyada Drones-ka iyo diyaaradaha dagaalka, balse Taliban weli lagama adkaan. Xuutiyiinta Yemen waxa ay ka badbaadeen hubka casriga ah ee Sacuudiga iyo Imaaraadka,"ayuu yiri Arhe.Davison ayaa sheegay in inkastoo ay milateriga Itoobiya ay ku wajahan yihiin Mekelle, aysan caddeeyn inta degmo ee ay gacanta ku hayaan ama ay soo mareen. Yey raaci doonaan shacabka Tigray? Waxaa suuragal ah in qaar badan oo kamid ah shacabka Tigray ay u baxaan tuulooyinka iyo buuraha si ay isugu diyaariyaan dagaal jabhadeyn ah, sida uu ku doodayo Davison.Dadka Tigray ayaa inta badan taageersan hannaanka federaalka ee ay TPLF Itoobiya ka hirgelisay markii ay xukunka la wareegtay 1991. Ururkan ayaa ku eedeeyay Abiy Axmed inuu doonayo dowlad dhexe oo awood leh. Xigashada Sawirka, Getty ImagesHase yeeshee tifaftiraha BBC Tigrinya, Samuel Ghebhrehiwet, ayaa sheegay in aan meesha laga saari karin in shacab badan oo deegaankaas ah ay taageeraan xukuumadda Federaalka."Markii uu socday halgankii hubaysnaa ee ka dhanka ahaa Mengistu, shacabka Tigray waxay taageero buuxda siiyeen jabhadda. Balse ku dhawaad 30 sano oo ay TPLF xukunka haysay, qaar badan oo Tigray ah ayaa quus ka taagan musuq-maasuqa iyo dulmiga ka jira deegaanka," ayuu yiri Samuel.Waxa uu rumaysan yahay in natiijada dagaalka Mekelle ay go'aamin doonta in TPLF ay duurka gasho iyo inkale. Xitaa haddii uu milateriga Itoobita ka guulaysto ururkaasi, Samuel ayaa rumaysan in qaab keliya ee colaaddan xal looga gaari karo ay tahay wadaxaajood ay dhinacyada ku heshiiyaan.

Sawiro: Murashax Jabril Ibrahim Cabdulle oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Mid ka mid ah murashaxiinta ugu tunka weyn doorashada 2021 ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa waxaa soo dhaweyntiisa ka qeyb qaatay siyaasiyiin, dhalinyaro, bulsharada rayidka ah & haweenka magaalada Muqdisho. Soo dhaweynta oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimayay waxaa shacabka Gobolka Banaadir aay safnaayeen aafafka hore ee wadada garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Murashax Jabril oo saxaafadda kula hadlay Hotel Royal Palace ayaa sheegay in uu maalmaha soo socdo ku dhawaaqi doono in uu yahay Murashax u taagan xilka Madaxweynaha JFS. Jabril Cabdulle ayaa ku nuux nuuxsaday in loo turo shacabka Soomaaliyeed isagoo dowladda & mucaaradkaba ka codsaday in la yareeyo hadalada xanafta leh ee keeni kara in colaad sokeeye dib loogu noqdo, wuxuuna ballan qaaday in uu awoodda dowlanimo ku soo celin doono shacabka haddii uu ku guuleysto xilka Madaxweyne, wuxuuna ballan qaaday in aay dalka ka dhici doonto doorasho qof iyo cod ah. Jabril Cabdulle oo ka mid ah murashaxiinta dhalinyarada ah ee isku soo taagaya xilka sare ee Madaxweyne, ayaa aqoon durugsan u leh dib u heshiisiinta & dowlad wanaagga, wuxuuna la soo shaqeeyay dhammaan dowladahii ku meel gaarka ahaa tan & sanadkii 2004. Jabril oo madax ka soo noqday hay’adda CRD ayaa lagu xusuustaa dib u heshiisiintii uu ka sameeyay gobolada dalka intii aay jirtay burburkii dowladnimo, waana aasaasihii ururada bulshada ee ka jira dalka. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber

Stay Connected

21,108FansLike
2,456FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Trump oo Shardi ku xiray aqoosashada in looga guulastay Doorashadi Maraykanka.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay shalay Khamiistii inuu iska tagayo Aqalka Cad haddii Guddiga nidaamka ergada doorashada ay caddeyaan in Joe Biden uu yahay midka ku guulaystay Dorashada dalka Maraynka afarta sano soo socda. Donald Trump ayaa horay u diiday inuu aqbalo guuldaradii ka soo gaadhay Doorashadi laqabtay 3 Bisha November, isagaa sheegay in doorashada laga shubtay uun marna aqbalidoonin in laga guulastay Arintan ayaa u eg mid muujinaysa in Trump uu soo dibcay , aqoon sandoonana in laga guulaystay Doorashadi , Mr Biden uu yahay madaxweynha ku Guulastay madaxtinimad dalka maraykanka. Codbixiyeyaasha nidaamka ergada doorashad ayaa kulmi doonaan bisha soo socota si ay cod rasmi ah uga dhigaan, iyadoo Dimuquraadiga Joe Biden loo dhaarin doono xilka madaxweynenimada 20-ka bisha Janaayo. Donald Trump iyo taageerayaashiisa ayaa dacwado dhowr ah oo dhanka sharciga ah u gudbiyey doorashada, laakiin badankood waa ladiiday. Horraantii toddobaadkan, Mr Trump wuxuu ugu dambayntii ogolaaday diyaarinta kala-guurka rasmiga ah ee kooxda madaxweynaha la doortay Biden.

Omar Filish warns opposition figures they risk being “captured and killed” for fanning flames

Friday November 27, 2020 Mogadishu Mayor and Governor of Banadir, Omar Mohammed Mohamud (Omar Filish) Mogadishu (HOL) - Mogadishu's Mayor,  Omar Mohammed Mohamud (Filish), on Thursday accused a group of presidential hopefuls of planning to commit acts of violence. It warned that the politician's risk being "captured and killed" if they continue with their inflammatory rhetoric. The mayor, who also serves as governor of Banadir, did not provide any evidence for his claim. Filish, a former MP and powerful Mogadishu warlord in Mogadishu's Madina district quoted a verse from the Holy Quran to justify violence against the opposition figures. "If they try to disturb the stability, Allah has ordered us how to deal with them, and this is what  Allah said in Surat al Ahzab: If the hypocrites, and those with sickness in their hearts, and rumour-mongers in Medina [town] do not desist, We will certainly incite you against them, and then they will not be your neighbours there any longer," Mr Filish went on to say "they deserve to be condemned. If they were to persist, they would get themselves captured and killed relentlessly wherever they are found!" Filish accused the opposition figures of working on behalf of foreign interests. "Foreign governments have used the opposition, and I promise you this: we will send them back to those countries that sent them." Ads By Google The comments as fourteen presidential candidates gathered in Mogadishu this past week to discuss the trajectory of the upcoming national elections. The group issued an 18 point communique where they accused Fahad Yasin, the nation's spy chief, of using the intelligence apparatus to facilitate the re-election of President Farmajo. Filish pushed back against the calls for Fahad Yasin's resignation saying that he should not be removed from role until the end of his term. He also accused the opposition figures of fuelling and fanning tribal flames. "Now they are saying 'we are the Hawiye and we will take up arms'. Is that so?  Isn't our Prime Minister Mohamed Hussein Roble Hawiye?. What about me? I am the governor of this region who is tasked with protecting its citizens. Am I not Hawiye? Filish rhetorically asked the audience. "We will not allow anyone to destabilize the country and our city.” Somalia will hold indirect elections for President in February 2021. The purposed model will see 101 delegates from various clans to elect members of the parliament next month. The 275 MPS and 54 Senators will, in turn, each cast a ballot to select the next president. President Farmajo is seeking a second term. advertisements   State And Opposition Should Respect Independent Election Coverage In Somalia, Stop Threats Against Journalists - SJS Hawala traders are being squeezed by regulators and covid-19 - The Economist ‘Why now?’ Dismay as US considers troop pullout from Somalia - AP