Saturday, October 31, 2020

Somalia’s Education System Struggles to Attract Girls – VOA – Somaliaffairs

Related Articles

Dhul-gariir labaad oo ku dhuftay Izmir & Madaxweyne Erdogan oo booqanaya (Sawirro)

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - Dhul-gariir labaad ayaa 24 saac gudahood la soo sheegayaa in caawa laga dareemay magaalada Izmir ee ku taalla galbeedka dalka Turkiga sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Wakaalada Wararka Turkiga ee Anadolu ayaa sheegtay in dhulgariirkan uu ahaa mid xooggan oo cabirkiisi ahaa 5.3 inkastoo awoodiisu ka yareyd kii shalay dhacay. Lama oga illaa hadda khasaaraha uu geystay dhulka gariirka labaad oo ku soo beegmay xili uu magaaladaas booqanayo Madaxweynaha Turkiga Recep Dayyib Erdogan oo uu kuurgalaya saameynta burburka iyo khasaaraha uu geystay dhulgariirkii shalay. Tirada dadka ku dhintay dhul gariir xoogan oo Jimcihi shalay ka dhacay magaalada Izmir ee dalka Turkiga ayaa gaartay ugu yaraan 26 qof, halka dhanka dalka Greece uu isna dhul-gariirku ku dilay laba qof. Sidoo kale in ka badan 800 oo qof ayaa ku dhaawacmay dhul-gariirkii shalay ka dhacay magaalada saddexaad ee ugu weyn Turkiga ee Izmir. Kooxaha badbaadada ayaa dadaal xoog leh ugu jira sidii ay burburka hoostiisa uga soo saari lahaayeen dad la la’yahay oo ay u badan tahay in ay ku hoos jiraan burburka guryaha dumay. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleDaawo: Farmaajo oo lacag ku qeybinaya Muqdisho & Kenya oo wada qorshe halis ah

Aktarkii ugu horeeyay aflaamta 007 James Bond oo geeriyooday (Sawiro)

Sir Sean Connery oo ahaa aktarkii ugu horeeyay aflaamta caanka ah ee 007 James Bond ayaa geeriyooday isagoo 90 jir ahaa. Sean Connery ayaa bilado badan ku guuleystey intii uu ku gudo jirey jilista aflaamta waxaana ka mid ahaa aflaamtii uu jiley ee caalamka caanka ka noqday The Hunt for Red October, Indiana Jones and the Last Crusade iyo The Rock. Filimkii ugu horeeyay ee caan noqday ayaa waxa uu ahaa filim uu jilayay burcadnimo No Road Back oo la sameeyay sanadkii 1957dii. Jilaagan Scotishka ahaa ayaa aflaamtii James Bond ayaa illaa 7 filim oo ahaa kuwa basaasnimada aktar ka soo noqday. Biladaha uu ku guuleystey ayaa waxaa ka mid ahaa Oscar,Labo biladood oo Bafta ah iyo Saddex biladood oo Golden Globes. Aflaamta 007 James Bond ayaa aad looga daawan jirey sanadihii lixdamaadkii illaa siddeetameeyadii dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho. Shineemooyinka aadka looga daawan jirey filimada James Bond ayaa waxaa ka mid ahaa Shineemo Hodon,Ceel-Gaab,Centrale,Missione,Xamar,Benadir,Ekwatore iyo qaar kale. sawiarada sean conary ee aflaamtii James Bond

Qaramada Midoobay oo ka shakisan in xiriir uu ka dhexeeyo Alshabaab iyo Waqooyiga Kuuriya

Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Guddi ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa warbixin uu soo saaray waxa uu ku sheegay in dagaalamayaasha Alshabaab hoobiyaal ay ku tuureen horaantii sanadkan xarunta qaramada midoobay ee magaalada Muqdisho ay ahaayeen kuwo lagu farsameeyay wadanka Waqoyiga Kuuriya. Illaa lix madfac ayaa lagu weeraray xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho intii u dhexeysay bilihii Febraayo iyo May ee sanadkan. Sida ay daabacday wakaalada wararka ee Yonhap mid ka mid ah weerarada madaafiicda ah oo dhacay bishii Febraayo 17keedii ayaa lagu garaacay xerada Xalane illaa afar hoobiye balse aan qarxin. “Labo ka mid ah madaafiicdii aan qarxin oo la helay ayaa ahaa noocoodu 60-mm HE 63 gumaca hoobiyaha lagu farsameeyo wadanka jamhuuriyada dimuqraadiga ee Kuuriya.” ayuu guddigan ku sheegay warbixintii u dambesyay ee uu daabacay taasoo la soo dhigey shabakada ay leedahay Qaramada Midoobay. Arrintan ayaa waxaa ay muujineysaa in laga yaabo inuu jiro xiriir dhinaca hubka ah oo u dhexeeya ururka Alshabaab iyo dalka Waqoyi Kuuriya. Dalka Waqoyiga Kuuriya ayaa hore xiriir dhinaca Milatari la lahaa dowladii hore ee Soomaaliya iyadoo dowladii Siyaad Barre ay haysatay hub faro badan oo lagu farsameeyay wadanka Kuuriyada Waqooyi. Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Previous articleAktarkii ugu horeeyay aflaamta 007 James Bond oo geeriyooday (Sawiro)

Stay Connected

20,946FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Khadiijo Diiriye: Sidee dad haysta madaxweyne Farmaajo oo kale ay taageero u weydiisan karaan beesha caalamka”

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka wasaaradda gargaarka, maareynta iyo masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye oo maanta hadal ka jeedisay xaflad loogu soo dhaweynayey wasaaradan oo ay ku cusubtahay ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baaqday inay isku filaansho gaaraan. Waxa ay sheegtay in Soomaalida ay ceeb ku tahay inay gargaar caalami ah dalbadaan, iyagoo heysta madaxweyne […] The post Khadiijo Diiriye: Sidee dad haysta madaxweyne Farmaajo oo kale ay taageero u weydiisan karaan beesha caalamka" first appeared on Caasimada Online.

Daawo: Farmaajo oo lacag ku qeybinaya Muqdisho & Kenya oo wada qorshe halis ah

https://www.youtube.com/watch?v=2x26WBlVano&fbclid=IwAR21W-FJ5NuJsWlGI_Wt3UlkOjQOG8Y5-8se-9n9KSUUY7c8jtG5jMaja3I