Sunday, October 25, 2020

Somalia: Zero accountability as civilian deaths mount from US air strikes – Amnesty International

Related Articles

IGAD calls for dialogue and compromise on Ethiopian dam

DJIBOUTI – The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has called upon Ethiopia, Egypt, and Sudan to resolve disputes on Grand Renaissance Dam (GERD) through dialogue. The...

Eritrea’s Isaias Afwerki president for life

There are few leaders as enigmatic as Eritrea’s president, Isaias Afwerki. In my book, Understanding Eritrea: Inside Africa’s Most Repressive State, I profile the president who led...

Ka Hor Kulanka Juventus.. Barcelona Oo Xaqiijisay Dhaawac Soo Gaadhay Xiddig Muhiim Ah.

Kooxda Barcelona ayaa si lama filaan ah u xaqiijisay dhaawaca xiddiga Philippe Coutinho kadib kulankii El Clasico ee horyaalka La Liga. Barcelona ayaa soo saartay...

Stay Connected

20,912FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

IGAD calls for dialogue and compromise on Ethiopian dam

DJIBOUTI – The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has called upon Ethiopia, Egypt, and Sudan to resolve disputes on Grand Renaissance Dam (GERD) through dialogue. The...

Eritrea’s Isaias Afwerki president for life

There are few leaders as enigmatic as Eritrea’s president, Isaias Afwerki. In my book, Understanding Eritrea: Inside Africa’s Most Repressive State, I profile the president who led...

Ka Hor Kulanka Juventus.. Barcelona Oo Xaqiijisay Dhaawac Soo Gaadhay Xiddig Muhiim Ah.

Kooxda Barcelona ayaa si lama filaan ah u xaqiijisay dhaawaca xiddiga Philippe Coutinho kadib kulankii El Clasico ee horyaalka La Liga. Barcelona ayaa soo saartay...

Murashax Xassan Cali Khayre oo Si Ballaafhan Loogu Soo Dhaweeyay Turkiga + Sawirada

October 25, 2020 | Published by: yaska Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka, Xasan Cali Khayre, oo ololihiisa tartanka madaxweynaha ka wada dalka dibadiisa oo maanta gaaray magaalada Istaanbuul ee dalka Turkiga, ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay halkaas. Xasan Khayre oo ay wehliyaan saraakiil kamid ah kooxdiisa ololaha ayaa lasoo warinayaa inuu la kulmayo madaxda dalka, bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga iyo qurba joog kale dalalka Yurub uga timid inay la kulmaan. Musharaxa oo September billaawgeedii ku dhawaaqay musharaxnimadiisa ayaa si dardar leh ku billaabay ololihiiisa, waana musharaxa kaliya ee ilaa hadda si rasmi ah u guda galay dadaalka uu ugu jiro hanashada kursiga madaxtinimada dalka. Munaasabado lagu soo dhaweynayo musharaxnimada Xasan Cali Khayre oo ah musharaxa ugu cadcad ayaa mudadii uu xilka joogay qabtay howlayaa lagu qabtay gudaha iyo dibadda dalka.

Xuseen Macalin oo Ka Hadlay Sababta Ergadii Doorashada 2016-kii Loo Laayey, Qaarna Shabaab Isku Dhiibeen

Xuseen Macalim Maxamuud oo ah madaxa machadka Hiraal ee daraasaadka amniga oo todobaadkan qeyb ka ahaa martida barnaamijka MADASHA ee Goobjoog News ayaa ku dheeraaday amniga iyo doorashada. Mudane Xuseen ayaa sheegay in sanadkan ay soo kordheen 5 magaalo oo dheeri ah iyo mid konton ergo isaga oo intaasi raaciyey “ 2016-kii modelka heshiiska waxaa qeyb ka ahaa qaabka amniga loo wajahayo oo heshiis laga gaaray, hadda heshiiska arrintaas oo hoos uguma dhaadhicin, marka ma heshiis soo socdo oo dowladda iyo dowlad goboleedyada ka wada hadli doonaanaa, maxaa la iska maleeyey, maadaama ay waayo aragnimo hore jiro in sidii loo qaban doono”. Dhanka kale, madaxa Hiraal Xuseen Macalin ayaa kala qeybiyey ciladaha jira isaga oo yiri “Marxalad waa hawsha inta ay socoto iyo sida loo ilaalinaayo habsami u socoshada hawlaha, qeybtaas waa qeyb farsamadeeda la yaqaano, oo horay loo galay, gobol walba hawshiisa waa qabsan karaa, laakin waxaa jira qeyb kale oo amniga ah ergada amnigooda badcal doorashada, waa in qorshaha lagu daro, oo laga hadlo sida ugu qurxan ee dadkaas ineysan dacawga fursad u helin, sadadkii hore waxyaabihii la gafay ayey ka mid aheyd oo waad la socotaa in 2017, 2018 iyo 2019-kii in ergada la lalaayey ama qaar isdhiibay oo Shabaab cafis weydiistay, marka arrintaas halaga hortago”. Barnaamijka MADASHA waa todobaadle xoogga saara arrimaha siyaasadda iyo doorashada. Goobjoog News