Sunday, November 29, 2020

Somalia: Somali Police Burn Six Kg of Seized Bhang – AllAfrica.com

Related Articles

Abiy Axmed oo War cusub kasoo saaray Dagaalka Tigrey iyo Qabsashada Makelle

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa shaaca ka qaaday in uu soo dhamaaday dagaalkii ay kula jireen ciidamada Tigrey ee daacada u ahaa xisbiga TPLF ee dagaalka kala soo horjeeday ciidamada federaalka Itoobiya. Qoraal uu bartiisa Tiwitterka soo dhigay Ra’isul Wasaare Abiy ayaa sheegay in si guul ah kusoo dhamaaday howlgalkii ka socday gobolka Tigrey, waxa uuna sheegay in ciidamada si buuxdo gacanta ugu hayaan magaalada Makalle. Abiy ayaa sidoo kale sheegay in gudaha magaalada ka socdaan howlgalo amaanka lagu xaqiijinayo, waxa uuna cadeeyay in aan la bartilmaameedsan dadka shacabka ah aan dambiga laheyn. Waxa uu sheegay Abiy in qabsashada Mekelle kadib ay hor yaallaan howlo muhiim ah oo ay ka mid yihiin dib u dhiska iyo dayactirka waxii ku burburay dagaalka iyo soo celinta dadkii ka qaxay iyadoo muhiimad la siinayo in sidii caadiga aheyd lagu soo celiyo gobolka Tigray. Dhinaca kale Hogaamiyaha ururka TPLF Debretsion Gebremichael, ayaa wakaalada wararka ee Reutres u sheegay in aysan wali quusan ayna dagaalka sii wadayaan, waxa uuna ku eedeeyay ciiidamada federaalka in si xoogan u duqeeyeen magaalada Makelle. Dagaalka u dhaxeeyay ciidamada federaalka Itoobiya iyo xoogaga daacada u ahaa Ururka TPLF ayaa galaaftay nolosha boqolaal qof iyo askar badan, waxaana dagaalka uu sababay bur bur badan iyo kumanaan dad ah guryahooda ka qaxaan. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Previous articleMaamulka Gobolka Banaadir oo ka xumaaday Qoraal kasoo baxay Musharaxiinta Madaxweyne

Qaramada Midoobay oo ka Doorashooyinka Somalia

Muqdisho (OWN) – Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan Ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xaaladda Somalia iyo doorashooyinka, kadib wareysi uu siiyey Tvga Al-Jazeera. James Swan ayaa Wareysigan ku sheegay inay muhiim tahay doorashada soo socota lagu qabto waqtigii la asteeyey oo ah dhammaanka sanadkan iyo kan […] The post Qaramada Midoobay oo ka Doorashooyinka Somalia appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.

Stay Connected

21,117FansLike
2,458FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

QM oo war cusub kasoo saartay doorashada Soomaaliya ee 2020/21

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xaaladda Somalia iyo doorashooyinka, kadib wareysi uu siiyey Tvga Al-Jazeera. James Swan ayaa wareysigan ku sheegay inay muhiim tahay doorashada soo socota lagu qabto waqtigii oo la asteeyey oo ah dhammaanka sanadkan iyo kan xiga ee 2021. Sidoo kale wuxuu ku baaqay in la dhaqan-geliyo heshiiskii ay Muqdisho ku gaareen madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada ee ku aadan doorashooyinka. Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo sii hadlayey ayaa shaaca ka qaaday in qorshaha uu yahay in dhammaadka sanadkan diyaarinta xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, isaga oo tilmaamay inay taasi tahay howsha ugu culus oo haddii laga gudbo doorashada madaxweynaha fududeyneyso. Ugu dambeyn wuxuu soo jeediyey jeediyay in si wadajir looga shaqeeyo ilaalinta nabad-galyada iyo in laga wada-shaqeeya doorashada oo afartii sanaba mar la qabto. Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo weli is-mari waa uu ka taagan yahay arrimaha doorashada, gaar ahaan guddiyadeeda oo ay walaac ka muujiyeen midowga musharaxiinta. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber