Tuesday, October 20, 2020

Somalia: Following the money “ARM TRADE”

MOGADISHU (HAN) September 20. 2020. Public Diplomacy and Regional Stability Initiatives News. Monitoring Regional Issues. The ubiquity of small arms and light weapons (SALW) in Yemen, as well as centuries-old cultural and commercial ties with Somalia, has made Yemen the primary source for illicit arms among Somali importers. Consignments of small arms and ammunition from Yemen […]

Related Articles

PM Roble retains key Khaire ministers in new line-up

Prime Minister Mohamed Roble has announced a new cabinet which is a cocktail of the old and the new retaining eight ministers from the previous government. Eleven ministers from Hassan Khaire’s cabinet among them security minister Abukar Islow, his colleague at Interior Ahmed Sabriye, Mohamed Mareeye (information) and their education counterpart Goddah Barre were shown the door. The cabinet unveiled Monday night also features a total of seven new faces in trade, religious affairs, Women and Human Rights Development, Interior, Education, and Information among others. Heavyweights in Khaire’s cabinet were retained in the same portfolios. This included Abdirahman Beileh (Finance), Gamal Hassan (Planning), Mahdi Guled (Deputy PM), Ahmed Awad (Foreign Affairs), and Abdirashid Ahmed (Petroleum). Health Minister Fawzia Abikar, Maryam  Aweys  (Ports) and Salah Ahmed Jamah (constitutional affairs) also survived the purge and were retained in their previous posts. The new cabinet has only three women occupying Women and Human Rights, Ports, and Health. The new cabinet line-up is made up of 27 ministers, 17 state ministers, and 26 deputies. With barely four months before they officially leave office, the new ministers will be tasked mainly with preparing the country for elections set to kick off from next month and subsequently oversee a transition. The Ministers require parliamentary approval before taking office.

Arsenal Oo Koox Italy Ah Ka Ogalaatay In Ay Ka Iibiyaan Sead Kolasinac.

Kooxda Roma ayaa lagu waramayaa in ay hor mar ka sameeyeen in bisha Janauary ay la hishiiyaan daafaca Arsenal ee Sead Kolasinac. Wiilka reer Bosnoia ayaan aheyn dooqa koowaad ee dafaac bidix kooxdaas Arsenal waxaana daaqadda kala baxay Kieran Tierney. Intiii suuqa xagaaga uu furnaa waxaa soo baxay xogo ah in Kolasinac uu dib ugu laaban doono kooxdiisa hore Schalke balse taasi ma dhicin waxa uuna hishiiskiisa haatan uu dhacayaa xagaaga 2022-ka Haatan sida wargeyska Corriere dello Sport uu soo xiganayo , Arsenal ayaa ogalaatay in kooxda Roma ka iibiyaan 27 sano jirkaas xilli kooxda reer Italy ay dareemeyso baahi dhanka daafaca ah . Lama helin qiimaha uu Kolasinac ku bixi doono kaasi oo kooxda Arsenal u yimid 2017-dii waxa uuna tan iyo mudadaas uu saftay 108 kulan halka uu shabaqa uu soo taabtay 5 jeer

Ethiopia: Police Arrest 14 Foreign Drug Traffickers

Addis Ababa, October 20, 2020 –The Federal Police Commission yesterday arrested 14 suspected drug traffickers at the Addis Ababa Bole International Airport. Of the total,...

Stay Connected

20,879FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Ilwad Elman oo ku guuleysatay Abaal-marinta ugu sarreysa ee AFRIKA

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Ilwad Elman oo si weyn ugu ololeyso nabadda ayaa ku guuleysatay Abaal-marinta ugu sarreysa qaaradda Afrika ee sanadkan 2020-ka. Ilwad oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa madax ka ah hay’ad loogu magac daray Aabaheed oo la yiraado Elman, taas oo u ololeysa ilaalinta xuquuqda Aadanaha. Abaal-marinta ay guuleystay Ilman Elwad oo ah mid aad u sarreysa ayaa waxaa bixineysa hay’adda caalamiga ah ee Jarmal-Afrika Foundation. Sidoo kale Abaal-marintan oo ah mid sanadle ah ayaa waxaa la siiyaa shaqsiyaadka ugu fir-fircoon ee ku sugan dhammaan dalalka qaaradda Afrika. Wasaaradda arrimaha dibadda Jarmalka oo iyadu maal-geliso ha’yadda Jarmal-Afrika Foundation ayaa sidoo kale shaacisay in Elman oo ah gabar dhalinyaro ah lagu sharfi doono dhammaadka bishan magaalada Berlin ee dalkaasi, si loo guddoosiiyo billada. Gabadha ku guuleystay Abaal-marintan ee Ilwad Elman oo guusheeda ka hadleysa ayaa tiri  “Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan aqoonsigan ka helay Jarmalka,” Dadkii kuu guuleystay billadan oo horey loo siiyey ayaa waxay u ololeeyeen dimuqraadiyadda, nabadda, xuquuqda aadanaha, farshaxanka iyo dhaqanka. Si kastaba ujeedada loo bixiyo Abaal-marintaani caalamiga ah ayaa ah in lagu muujiyo muuqaalka wanaagsan ee Afrika, waxaana bixinteeda ay soo bilaabatay 1993-kii. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber

Bruno Fernandes oo Ku Farxay Kabtannida Kooxda Man United

October 20, 2020 | Published by: yaska Bruno Fernandes ayaa qosol La dhacay markii uu tababare Ole Gunnar Solskjaer sida lama filaanka ah Warbaahinta horteeda uga sheegay in kabtanka Manchester United ee kulanka PSG ee caawa uu yahay xiddiga reer Portugal ee Fernandes oo waqtigaas garabkiisa fadhiyey. Red Devils ayaa ku sugan magaalada Paris oo ay caawa kula soo ciyaari doonaan PSG kulan ka dhici doona Parc des Prince oo ciyaartii ugu dambaysay guul 3-1 ah kala soo laabteen, laakiin waxa  ciyaartan ka maqan shan laacib oo Manchester United ka tirsan. Harry Maguire oo ah kabtanka kooxda  ayaa dhaawacyada kula biiray Mason Greenwood iyo Eric Bailly oo beddelkiisa noqon lahaa, waxaana liiskan maqaneyaasha kula jira Edinson Cavani oo kooxdiisii hore ka hor tegi lahaa iyo Jesse Lingard. Ole Gunnar Solskjaer oo shir jaraa’id ku qabanayay ZOOM-ka ayay wariyeyaashu weydiiyeen mar haddii uu Harry Maguire dhaawac yahay, kabtanka kooxdiisa Manchester  United hoggaamin doona ciyaartan, waxaana uu macallinka reer Norway si lama filaan ah u yidhi: “Kabtanku waakan agtayda fadhiya. Bruno ayaa kabtanka noqon doona berri.” Bruno Fernandes ayaa dareenkiisu isbeddelladay isla markiiba, waxaanu u muuqday sidii mid aanay hore iskula sii ogayn amaba xishood ka muujinaya xilka loo magacaabay, Waxaannu la muunsooday qosol dhoola caddayn ah, ka hor intii aanu shaacin in aanu filayn in xilkan loo dhiigo. “Anigu tan maan filayn. Waxaan ogaaday isla waqtigan aad idinku ogaateen, balse sharaf ayay ii tahay iyo guul muhiim ah oo aan gaadhay. Laakiin kabtanku waa qof walba, ciyaartoy kasta wuxuu u baahan yahay inuu caawiyo oo uu hoggaamiye u noqdo LA WADAAG ASXAABTAADA