Thursday, November 26, 2020

Somalia Bombing Kills Nearly 80, Raising Fears of Resurgent Militancy – The New York Times

Related Articles

Sheekh Shariif Oo Hore Baydhabo Ugu waday Xubno Murashaxiinta Ku jira

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu udhoofay maanta Duhurnimadii Magaalada Baydhabo Janaay Ee Gobolka Bay. Shariifka ayaa ujeedka socdaalkiisa waxa lagu sheegay inuu doonayo xod xodashada Xubnaha Baarlamaanka ugu badan labada Aqal maadaama ay ka imaanayaan Koonfur Glabeed in ololihiisa doorasho uu is dhis ku sameeyo. Xoghayaha Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Xuseen Cabdi Xalane ayaa ka qeyb ahaa wafdiga Baydhabo uraacay maanta Shariifka. Gudoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran,Ahna Gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran,Ahna Gudoomiyaha Midowga Murashaxiinta Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ah shakhsi Saameyntiisa siyaasadeed muuqato. Kulamo ayuu la qaadan doonaa inta uu Baydhabo kusugan yahay Madaxweyne Lafta gareen,Gudoomiye Cali Siciid Fiqi iyo Bulshada Reer Baydhabo. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

Stay Connected

21,102FansLike
2,454FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

8 Qodob Saameyn Lahaa War Murtiyeedkii Murshaxiinta soo saareen (Akhriso)

Shan Cisho kadib waxaa shirkii Murashaxiinta Madaxweynaha uga socday Muqdisho waxa maanta oo khamiis aheyd laga soo saaray War murtiyeed 3 Bog ka koobnaa. Qodobo dhowr ah oo inta badan ka dhan ah Madaxda Dalka Hadda hogaamisa ayaana laga soo saaray qaarkoodna Go’aano culus ay ku jireen. Ridwaan Xersi Maxamed oo ah Afhayeenkii Murashaxiinta Ku […] The post 8 Qodob Saameyn Lahaa War Murtiyeedkii Murshaxiinta soo saareen (Akhriso) appeared first on Somali News Leader.