Thursday, October 22, 2020

Somalia: Al-Shabab attacks intensify as election looms

In the past week alone, the Horn of Africa country has been the scene of over a dozen deadly terror attacks. The Islamist militant group is seen to be bent on thwarting the forthcoming elections.

This post first appeared on Hiiraan Online. Read the http://www.hiiraan.com/news4/2020/Sept/180007/somalia_al_shabab_attacks_intensify_as_election_looms.aspxoriginal article

Related Articles

Marwo Saynab oo kulansiisay SNM

22nd October 2020  admin  Category : Xaaska Madaxweynaha oo isu keentay siyaasiyiinta Beelaha Isaaq ee Hargaysa iyo Muqdisho Wafdi ay hogaaminayso Marwada kowaad ee Dalka Seynab Cabdi Macalin ayaa dalka Ugaandha ku kulansiisay Siyasiyiinta beesha Isaaq ee xilalka ka kala haya Hargaysa iyo Muqdosho. Lama oga waxay ku wada hadaleen siyaasiyiinta Isaaq ee labada dhinac iyo fariinta ay Saynab ka waday Odaygeeda. Laakiinse tani waa mid kale oo ka mid ah lugooyada Farmaajo uu dalka ku hayo iyo aqoonsiga u raadinayo maamulka falaagada ah [embedded content]

Shiikh Shariif iyo Xasan Cali Kheyre oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Nairobi

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - Shariif Shiikh Axmed iyo Xasan Cali Kheyre oo Madaxweyne iyo RW ka soo noqday dowladihii ugu dambeeyey ee dalka soo maray ayaa galabta kulan ku yeeshay magaalada Nairobi. Labada masuul oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha ayaa waxaa kulankooda ku wehliyay Xildhibaano iyo xubno aad ugu dhow. Ma jiro wax war ah oo ay ka soo saareen kulankooda balse wararka qaar ayaa sheegaya in laga wada hadlay arrimo la xiriira xaalada siyaasadda dalka iyo doorashooyinka. Kheyre ayaa la sheegay inuu uga garaabay Shariifka wixii tabasho ah oo dhankiisa uu ka qabay ama dhacdooyinkii Shariifka uu la kulmay intuu xilka hayay. Waxyaabaha ay ku heshiiyeen ayaa la sheegay iney ka mid tahay wada shaqeyn iyo in si dhow la isaga war-qabo, iyadoo Ilo ku dhow kulanka ay sheegayaan in lagu balamay kulamo kale. Shariif Sheekh Axmed ayaa gaaray maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo labadii bil ee la soo dhaafay ku sugnaa dalka Imaaraadka Carabta oo ay qoyskiisa degan yihiin. Shariifka ayaa Masraxa siyaasadda mar kaliya laga waayay, tan iyo markii ay Muqdisho ka bilowdeen shirarkii lagu gaarayay go’aamada doorashada ee u dhaxeeyay dowlada dhexe iyo dowlad goboleedyada, iyadoo dad badan is weydiinayeen sababta Shariifka mar kaliya loo waayey muuqiisa iyo maqalkiisa. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleMadaxweyne Trump iyo Obama oo hadaladii ugu kululaa isku weeraray

Kheyre Oo Nairobi kulan shaki Abuuray Galabta kula qaatay Sheekh Shariif

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Sheekh Shariif iyo Xasan Cali Kheyre oo labadaba ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha ayaa galabta ku kulmay Nairobi, labada dhinac ayaa waxaa kulamadooda ku wehliyay Xildhibaano iyo rag aad ugu dhow. Waxaa laga wada hadlay arrimo la xiriira xaalada siyaasadda, doorashada, Xasan Kheyre ayaa la sheegay inuu uga garaabay Shariifka wixii tabasho ah oo dhankiisa ah uu ka qabay ama dhacdooyinkii Shariifka uu la kulmay intuu xilka hayay, dhowr arrimood ayaa la isla soo qaaday oo ay ka mid tahay wada shaqeyn iyo in si dhow la isaga war-qabo. Ilo ku dhow dhow kulanka ayaa i sheegay in lagu balamay kulamo kale iyo waqtiyada soo socda la bilaabo isbaheysi siyaasadeed oo lagu wajaho doorashada Madaxweynaha. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

Stay Connected

20,893FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Beesha Habar-gidir oo bilowday diiwaan-gelinta dadkeeda iyo ujeedka ka dambeeya

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Gaalkacyo (Caasimada Online) – Beesha Habar-gidir ayaa dhawaan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ka bilowday diiwaan-gelinta dadweynaha ku abtirsada beeshaasi, kuwaasi oo ku kala sugan gobolada dalka Soomaaliya. Diiwaan-gelintan oo gashay toddobaadkii 2-aad, ayaa waxa la diiwaan-geliyay dad badan, halka ay shaqadaasi si maalinle ah uga socoto xafiis ka furan magaaladaasi, iyada oo dhawaan loo sii gudbin doono magaalooyinka dalka. Howl-wadeenada xafiiska Gaalkacyo oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in fikirkan uu yahay mid lagu mideysan yahay, isla markaana ujeedkiisu uu yahay sidii xog ururin dhab ah loogu sameyn lahaa dadka beesha Habar-gidir. “Fikirkaan waxa la waday in muddo ah oo sidii loo qaban lahaa tiro koob guud oo loo sameeyo umadaan Habar-gidir, intii aan la gudo galin barnaamijkan waxa la sameeyay wacyi-galin badan oo dadkuna hadda iyaga nala wada howsha,” ayuu yiri Baashe, oo kamid ah howl-wadeenada xafiiska diiwaan-gelinta Habar-gidir ee Mudug. Sidoo kale waxa dhawaan xafiis kale oo shaqada diiwaan-gelinta u qabanaya Beesha Habar-gidir laga furay Cadaado, iyada oo uu horkacayo Guddoomiyaha golaha hogaaminta Habar-gidir, Prof Shirwac. Tallaabadan oo dadweynaha beeshu ay si weyn usoo dhaweeyen, ayaa noqoneyso mid laga dhaxlo in la helo tirakoob dhab ah oo ku aadan dadka beesha, taasi oo haddii si kale loo dhigana qeyb weyn ka qaadan karta isku xirnaanta guud ee beeshaasi. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber

Sergio Aguero Oo Hal Arin Darteed Ugaa Tagaya Man City , Halkee Ayuu Aadayaa?

Ilo wareedyo ay qorayaan saxaafadda Ingiriiska ayaa sheegaya in Aguero uu go`aansaday in uu ka huleelo kooxda Man City marka suuqa xagaaga uu furmo. Bogga Goal.com ayaa sheegaya in Aguero meeshii lagu gaaro janauary uu wada xaajood la furi karo kooxda uu doono . Man City ayaan weli u dhaqaaqin hishiis cusbooneysiinta laacibka mana jiraan xittaa ifafaalo muujinaya arintaas , waana midda keeneysa in uu baxo. Laacibkaas 32 sano jirka ah ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa ragaadiyay dhaawacyo keenay in heer ciyaareedkiisa uu hoos u dhaco . Aguero tan iyo biloowgii xilli ciyaareedka waa uu maqnaa ka hor inta uusan ku soo laaban kulankii Aersenal ee horyaalka ee dhacaya sabtidii . Waxaa haatan la xusayaa in Aguero uu ku war giliyay saaxibo ku dhaw in uu ka fikarayo in uu sameeyo tijaabo horyaalka Mareykanka ah .