Wednesday, November 25, 2020

Somali soldier kills civilian driver in Mogadishu

Related Articles

Hay’adda FAO oo sheegtay inay yaraatay xawaaraha duufaanta GATI.

Muqdisho:-Hay’adda FAO ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Beeraha iyo cunada ayaa sheegtay in ay iminka daciiftay oo ay tabar dareysay duufaanta GATI ee xeebaha bari ee Soomaaliya ku dhufatay 22 bishaan November. Duufaanta ayaa xawaaraheedu yaraaday 12-saac ee la soo dhaafay, iyada oo dhanka waqooyi galbeed u jiheysatay. Warbixinta ay hay’adda FAO soo saartay ayaaa lagu sheegay in roobab  xoogleh oo la xiriira duufaanka ay da’i doona illaa 26 November 2020. Saameynta duufaanta ay deegaanka u geysatay ayaa weli jirta sida FAO tilmaantay. Dhanka Somaliland waxay sheegtay in baddu weli kacsan tahay, isla markaana aan la isku haleyn karin in laga kalluumeysto. Sidoo kale dhanka Somaliland waxaa la saadaalinaya roobab dhex dhexaad ah sadaxda cisho ee soo socota ka da’i doono deegaannada maamulkaas. Puntland ma jiraan roobab la faliyo in ay hooraan sida warbixinta lagu sheegay.

War Deg Deg ah:Ciyaaryahankii caanka ahaa Diego Maradona oo geeriyooday

Ciyaartooygii caanka ahaa ee reer Argentin Diego Maradona ayaa geeriyooday isaga oo ay da’diisu tahay 60 jir. Diego oo dalkiisa Argentina ugu ciyaari jiray dhanka weerarka ahaana maamulaha kooxda qaranka ayaa waxa lagu guuleystay bishan November qalliin dhanka maskaxda looga sameeyay. Waxaa uu ahaa mid ka mid ah ciyaartooyda ugu wanaagsan ee caalamka soo marta sanadihii sideetameyadii. Maradona waxaa uu ahaa Kabtanka kooxda qaranka markii sanaddii 1986 koobka aduunka uu ku guuleystay dalkiisa Argentin. Waxaa xilligaa shaqsi ahaan lagu tilmaamay in uu gacan wayn ka geystay guusha uu dalkiisa gaaray. Intii uu xirfadda ku jiray waxaa uu sidoo kale u dheelay kooxaha Barcelona iyo Napoli.

Qaar Ka Mid Ah Kooxaha & Xiddigaha Kubada Cagta Oo Ka Fal Celiyay Dhimashada Diego Maradona.

Kooxaha waaweyn ee kubada cagta yurub iyo kuwa kale ayaa ka fal celiyay dhimashada Halyeeyga kubada cagta ee Diego Maradona kaas oo dhintay kadib markii uu wadnuhu Istaagay. Halyeeyga ayaa si weyn magac ugu lahaa kubada cagta isaga oo u soo ciyaaray kooxo badan wacdarana ka so dhigay intii uu ciyaarayay kubada cagta. Inkasta oo uuna u soo ciyaarin dhamaan kooxaha yurub hadana Diego Maradona ayaa ahaa xiddig laga jecelyahay adduunka oo dhan marka laga hadlayo kubada cagta. Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigaynaa kooxaha ilaa haatan ka fal celiyay dhimashada Diego Maradona. Kooxda Man United ayaa bogeeda Twitter-ka ku soo qortay” Kubada cagtu waxa ay wayday mid ka mid ah Halyeeyadeeda, Nabad ku naso Diego Maradona”. Xulka qaranka Belguim ayaa dhankiisa ku soo qoray Bogiisa Twitter-ka” Waxa sharaf noo ahayd in aan ka hor tagnay Dieogo”. Kooxda Burnley ee ka ciyaarta Premier League ayaa dhankeeda Twitter-ka ku soo qortay”Hurdo Wacan, Wiilka Dahabiga Ah”. Xiddiga kooxda Arsenal ee Mohamed ElNeny ayaa dhankiisa Twitter-kiisa ku soo qoray”Nabad ku seexo Halyeey”. Halyeeyga kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa dhankiisa ku soo qoray Twitter-kiisa”Waligay ma iloobi doono daawasahada Diego Maraadona, aniga oo 8 jir ah koobkii adduunka ee Mexico, am arkin qof isaga oo kale ah tan ilaa wakhtigaas, war murugo leh”. Kooxda Barcelona oo uu Diego u soo ciyaaray ayaa dhankeeda qortay”Waad ku mahadsantahay wax walba Diego”. Kooxda chelsea ayaa iyaduna qortay”Mid maskax badan, midka ugu fiican ciyaarteena, midka ugu fiican kubada cagta, Nabad ku Naso Diego Maradona”. Man City ayaa dhankeeda qortay”Waxa aan ku biiraynaa adduunak kubada cagta waxan aan macasalaamaynanaa midkii ugu fiicnaa, Nabad ku Naso Diego Maradona”. Kooxda Liverpool ayaa dhankeeda qortay”Midka dhabta ah ee ugu fiican kubada cagta ah, Nabad ku Naso Diego Maradona”. Real Madrid ayaa dhankeeda qortay”Real Madrid waxa ay u tacsiyaynaysaa Qoyska, Asxaabta iyo kooxaha kubada cagta gaar ahaan Argentine dhimashada Diego Maradona”

Stay Connected

21,097FansLike
2,452FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Vietnam, Indonesia condemn violence in Somalia.

New York (VNA) – Vietnam and Indonesia condemn violence, attacks using improvised explosive devices and suicide attacks at troops and peace-keeping forces in Somalia. The statement was made by Ambassador Dian Triansyah Djani, Permanent Representative of Indonesia to the United Nations (UN), who addressed an online working session of the UN Security Council on November 23 on behalf of the two ASEAN nations. The two countries shared difficulties facing Somalia, and called on international partners to help the Somalia government ease the adverse impact on socio-economic development, and deal with humanitarian demand. They vowed to continue working together with the UN, and regional and international organisations to support Somalia, for peace, stability and development. The nations acknowledged positive developments in Somalia, especially political dialogues between the federal government and member states, aimed at handling their political deadlock since 2018. They spoke highly of the appointment of Prime Minister Mohamed Hussein Roble and the establishment of a new cabinet, as well as the agreement reached by the federal government and member states on the general election, slated for late 2020 or early 2021, with 30 percent of parliamentary seats reserved for women. At the session, UNSC member countries called on the Somalia government to actively make preparations to ensure a free and fair election. They committed to further cooperation with the Somalia government, and support for the role and operation of the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM). The UNSOM was established on June 3, 2013 by UN Security Council Resolution 2102, following a comprehensive assessment of the UN in support of the establishment of the Federal Government of Somalia. Source: Vietnam Plus

Taliyaha qeybta booliska Gobolka Bari oo dhiiri geliyay arday ka qalin badalaneysay Jaamacadda bariga Afrika+Sawirro

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Muqdisho:-Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud “Anagu waxaan u baahanahy dhallinyaro aqooon leh oo u adeega dalka iyo dadka Soomaaliyeed, kuna biira ciidamada Dowladda” Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari ayaa hadalkaani ka yiri mar uu maanta ka qeybgalay xaflad ay ku qalin badalanayeen arday dhammaysatay heerka koowaad ee Jaamacadda Bariga Afrika, laanteeda Boosaso, kuwaas oo bartay kuliyado kala duwan. Taliyaha qeybta booliska gobalka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa ardayda uga mahadceliyay dadaalka ay soo muujiyeen, waxana uu ugu baaqay in aqoonta ay uga sii faa’iideeyaan shacabka, waxa kaloo uu ku dhiirigeliyay in ay dalkooda aaminaan oo aqoonta ay sii wataan, kana shaqeeyaan horumarinta guud ee dalka iyo ka shaqaynta hal abuuro cusub oo wax tari kara bulshada Soomaaliyeed Maamulka Jaamacadda bariga Afrika ayuu Taliye Xuseen uga mahadceliyay bilad sharaf iyo shahaado sharaf wada socda oo ay guddoonsiyeen, iyagoo u arkay shaqsi dadaal badan oo wax wayn ka badalay xaaladda amni ee Gobalka Bar Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleVietnam, Indonesia condemn violence in Somalia.