Tuesday, October 20, 2020

Somali pirates Somali operate in Nigeria’s territorial waters – official

Punch
Monday October 12, 2020

 Director-General of the Nigerian Maritime Administration and Safety Agency, Dr Bashir Jamoh, has said that Somali pirates are now active in Nigeria’s territorial waters and the Gulf of Guinea.

He said this when the new Consul-General of the Korean Embassy, Kang Haenggu, and Ambassador-Designate of Belgium, Daniel Bertrand, paid courtesy calls on him, according to a statement.

The statement titled ‘Maritime security, trade: Korea, Belgium pledge more support for NIMASA’, was emailed by the agency’s Head, Corporate Communications, Philip Kyanet, on Sunday.

Ads By Google

The NIMASA boss was quoted to have said, “We discovered a correlation between crimes in our waters and the activities of the Somali pirates.

“They have a means of navigating from the coast of Somalia to Nigeria, through the waters of our West African neighbours.”

“In some cases, they enter through the land borders and commission boats to carry out their activities.”
Jamoh, however, stated that Nigeria had developed an action plan to monitor the progress of its national maritime security strategy, saying, “Our goal is to achieve a sustainable end to criminal attacks in our territorial waters.”

Copyright PUNCH.
All rights reserved. This material, and other digital content on this website, may not be reproduced, published, broadcast, rewritten or redistributed in whole or in part without prior express written permission from PUNCH.

advertisements

  • Turkey digs deeper into Somalia infrastructure projects – Nation Africa
  • Jalalaqsi mayor Mohamed Nur escapes grenade attack on his home – HOL
  • Architect Omar Degan’s latest work is an ode to Somali culture – Wallpaper
  • LeBron James and the Lakers are NBA champions: ‘We just want our respect’ – Toronto Star
  • Israel to ‘immediately’ bring over 2,000 Ethiopian Jews – AP
  • NPR blamed for ‘incompetent’ terror war – The Star
  • Urgent need to scale up mental health services in Somalia – WHO

Let’s block ads! (Why?)

Related Articles

Sheeko Cusub: Chelsea Oo Petr Cech Ku Dartay Liiska Ay U Gudbisay Premier League.

Kooxda chelsea ayaa Goolhayeheeda chiyaaraha ka fadhiistay ee Peyr Cech ku dartay Liiska 25-ka xiddig ee ay u gudbisay Premier League. Chelsea ayaa si lama filaan ah ugu dartay Goolhayaha 38 jirka ah ee kooxda uga shaqeeya la taliyaha Farsamada waxana ay kooxdu ku sharaxday Go’aanka mid taxadar leh sabab la xidhiidha xanuunka Korona. Cech ayaa ciyaaraha ka fadhiistay bishii May sanadkii 2019 kadib markii ay Chelsea final-ka Europa League ku garaacday Chelsea. Waxa uu noqday Halyeey Chelsea ah kadib markii uu kooxda u saftay 300 oo kulan intii u dhexaysay 2004 ilaa 2015 waxana uu kooxda kula guulaystay 13 koob oo waaweyn kuna jiraan Premier League, FA Cup ka hor inta uuna ku biirin Arsenal.

Shirka wadatashiga mashruuca ka soo kabashada xasaradaha Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho+Sawirro

Muqdisho (SONNA)-Shirkaan  wadatshiga oo ay soo qaban qaabiyeen wasaaraddaha  qorsheynta Qaranka iyo maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya  oo  xoogga lagu saarayo  sidii wax looga qaban lahaa abaaraha, fatahaadaha, ayaxa iyo cudurka covid-19, ayaa waxaa dowladda Soomaaliya ka taageeraya bankiga adduunka. Mas’uuliyiin ka socday wasaaradda qorsheynta dowlad goboleedka Hirshabeele, Agaasimiha guud, agaasime  waaxeedyada iyo shaqaalaha ayaa goob joog ka ahaa, waxaana shirkaan wadatashiga uu socondoonaa muddo saddex maalmood. Agaasimaha wasaaradda qorsheynta maamulka Hirshbeele  Cabdulaahi Maxamed Xasan  (Dhagacade) oo furitaanka shirka hadal kooban ka jeediyay ayaa sheegay in shirkan dib loogu eegayo dhibaatooyinkii la soo maray oo ay ka mid ahaayeen daadadka, Abaaraha, Ayaxa iyo cudurka covid-19 oo halakeeyay dunida intiisa kale,maamul ahaana diyaar u yahiin hanaanka wax looga qabanayo in ay xoogga saaran. Cali Xaaji Aadan maareeyaha mashruuca ka soo kabashada xasaradaha Soomaaliya ee wasaaradda maaliyadda dowladda federaalka soomaaliya  ayaa sheegay in mashrucuan ahmiyadd weyn u leeyahay bulshada nugal ee uu saameeyeen  daadadka, abaaraha iyo ayaxa. “ mashruucan waxa garwadeen ka ah dowladda federaalka soomaaliya gaar ahaan, wasaaradaha qorsheynta iyo maaliyadda isla markaana waxaa naga taageeraayo banka aduunka, waxa uu xoogga saarayaa afar  qeyb oo mudnaanta u leh  maamulka Hirshabeele si wax looga qabto, fatahada, Abaaraha, ayaxa iyo covid- 19  oo dhibaata weyn bulshada nugal ee u baahan in wax lala qabto, waa mahadsan yahiin madaxda maanta halkan nala joogta ee si aan isla fiirno muhiimada dhaxal reebka ah ee wax laga qaban karo.” ayuu yari cali xaaji aadan. Asad yuusuf Qanyare oo ah madaxa xiriiraha qaran  ee  deeqa caalamiga ah  ee wasaaradda qorsheynta xukuumadda federaalka ayaa sheegay inuu shirka ujeedkiisu uu yahay sidii looga hortegi lahaa xasaradaha soo noq noqday ee abaaraha, dadaadka, ayaxa iyo cudurka covid-19. “ waxaan ku faraxsanahay in wasaaradaha ay quseeso arrintaan inay goob-joog ka yahiin wadatashigaan, waxaan isla eegaynaa mudnaansiinta baahiyaha hortabinta u leh maamulka Hirshabeele  ee ka soo kabashada u adkeysiga xasaradaha maamulka” ayuu yari asad yusuf. diyaarinta mashruucan waxaa lagala tashaday wasaaradaha ay quseeyso heer fedaraal iyo heer dawlad goboleed. wasaaradaha maaliyadda iyo qorsheynta heer federaal waxa ay in muddo ah ka shaqeeynayeen qaabdhismeedka lagu hirgelinayo mashruuca iyo shaqaaleynsiinta howl-wadeenada mashruucan; waxaa jiray shuruudo adag oo uu bankiga aduunku ku xiran maalgelinta mashruucan oo ay lagama maarmaan tahay in lafuliyo si loo soo daayo lacagaha. waxaa ka mid ah diyaarinta dokumeentiga mashruuca, sharciga, heshiiska maalgelinta iyo diyaarinta howlwadeenada laf dhabarka u ah mashruuca. qaab dhismeedka maamulka mashruucu waxa uu ka kooban yahay saddex heer oo kala ah; – guddiga hoggaaminta mashruuca (psc) – unugga fulinta mashruuca (piu) – hawl-wadeenada maamulka mashruuca ee heer dowlad goboleedka. (spt).

Khasaaro Dhimasho oo ka dhashay qaraxii ka dhacay Muqdisho iyo Masuul ka bad baaday

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax nuuca miinada wadada dhinaceeda la dhigo oo caawa fiidkii lala eegtay gaari uu lahaa Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Korneel Maxamed Aadan Koofi. Qaraxan ayaa ka dhacay isgooska KM4-ee magaalada Muqdisho gaar ahaan afaafka hore masjid halkaasi kuyaala, waxaana la sheegay in qaraxa oo bac lagu qariyay in lasii dhigay laamiga dhinaciisa. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in qaraxa uu dhacay xili uu goobtaasi marayay gaari la sheegay in uu lahaa Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Koofi, waxaana la sheegay in agaasimaha uu nabad qabo kana bad baaday qaraxaasi. Inta la xaqiijiyay hal askari oo kamid ahaa ilaalada agaasimaha ayaa ku dhintay qaraxa, warar kale oo soo baxaya ayaa sidoo kale sheegaya in qof kale oo shacab ah oo goobta marayay in isna qaraxa ku dhintay. Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa qaraxa kadib goobta xiray, waxa ayna ciidamada halkaasi u diidayeen in cabaar ah in ay maraan dadka iyo gaadiidka iyagoona baaritaano ku sameeyay qaraxaasi. Laamaha amaanka ayaan wali ka hadlin qaraxan caawa ka dhacay isgooska KM-4 ee magaalada Muqdisho, waxaana goobta qaraxa ka dhacay meel u muuqata koontarool ku leh ciidamada booliiska Soomaaliya oo ku fashilmay in ay kahortagaan qaraxaasi.  Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleQarax goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho iyo faah faahino kasoo baxaya

Stay Connected

20,882FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Gobalka Banaadir oo xoojinaya dhismaha wadooyinka Caasimada+Sawirro

Muqdisho (SONNA)-Ku-simaha guddoomiyaha gobalka banaadir ahna guddoomiye ku xiggeenka maamulka iyo maaliyada Mudane Axmed Xasan iimaan ayaa xariga ka jaray wado 700 mitir ah  oo dhawaan maamulka gobalka banaadir  saaray interlock wadadaan ayaa laga hirgaliyay degmada warta nabadda ee gobolka banaadir. Munaasabada xarig jarka waxaa ku wehlinayay guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada gobolka Marwa Basmo Camir Jakeeti, guddoomiyaha degmada warta nabadda Seynab Maxamed Warsame (Xaabseey) iyo guddoomiyaha Ururka haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Barqab. Dhismaha wadadaan ayaa ka dambeysay kadib cabasho ka timid dadka shacab ee xaafada iyadoo uu ka muuqdar bur bur xooggan hase ahaare waxaa kaloo qeyb-ka ah leerarka cadceeda ku shaqeeya ee soolarka oo laga horgaliyay hareeraha wadada si bilicda wadada kor loogu qaado.

Liverpool Oo Qaaday Talaabo Muujinaysa In Uuna Virgil Van Dijk Mar Kale U Ciyaari Doonin Liverpool Xilli Ciyaareedkan

Kooxda Liverpool ayaa qaaaday talaabo muujinaysa in uuna Virgil Van Dijk mar dambe u ciyaari doonin kooxda xilli ciyaareedkan kadib dhaawacii soo gaadhay sabtidii. Liverpool ayaa maanta Premier League u gudbisay Liiska kama dambayta ah ee xilli ciyaareedkan waxana ay gabi ahaan ka reebtay daafaca Virgil Van Dijk. Van Dijk ayaa mari doona qaliin jilibka ah waxana la filayaa in uu muddo dheer ka maqnaado kooxdiisa xilli ciyaareedkan go’aanka ay kooxdu kaga saartay 25-ka xiddig ee premer Leageu ayaana cadayn u noqon kara in uuna xiddiga 29 jirka ah mar kale u ciyaari doonin kooxda. Warkan ayaa dhirbaaxo ku ah kooxda Liverpool kuwaas oo si weyn ugu tiirsanaa daafaca reer Holland tan ilaa markii uu ku soo biiray kooxda.