Thursday, October 29, 2020

Sirta ka dambeya Ciidamada Haramcad ee Jowhar lagu daadgureyey

Facebook

Twitter

Google+

Pinterest

WhatsApp

DFS ayaa Magaalada Jowhar geysay Ciidamada gaarka u tababaran ee Haramcad sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo kala duwan oo la hadlay warbaahinta.

Askartaan ayaa qayb ka ah ilaalinta ammaanka Magaalada Jowhar oo martigelineysa labo doorasho oo is dulsaaran waqti ahaan, waa tan Dowlad Goboleedkaas & soo doorashada labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Qorshaha Dowladda ayaa ah in ciidan kale ay geysto Xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe oo dhanka kale ah Caasimadda Dastuuriga ee DG Hir-Shabeelle, inkasta oo aan la heyn inta ay gaarsiisan yihiin.

Wasiirada Amniga & Arrimaha Gudaha DG Hir-Shabeelle oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa maalmihii lasoo dhaafay la kulmayay saraakiil ciidan iyo hoggaanka howlgalka Midowga Afrika oo ay u bandhigayeen ka taageerista amniga Jowhar.

Labadaan Wasiir ayaa sheegay in Al-Shabaab culeys ay saartay Gobolka Shabeelaha Dhexe, kadib markii uu kordhay howlgalka ka dhanka ah ee ka socda Gobolka xad wadaagga la ah ee Shabeelaha Hoose.

Magaalada Jowhar waxaa lagu dilay labo Xildhibaan, sidoo kale kamid ahaa Wasiirada Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdi Waare, Qaraxyo Miino, dilal kale & weeraro ka dhacay baraha Magaaladaas laga ilaaliyo ee duleedka ah.

Dadka qaar ayaa isweydiinaya waxa uu yahay ujeedka ciidanka DFS ay u geystay Magaalada Jowhar, iyada oo maanka lagu hayo Doorashooyinkii ka dhacay Baydhabo & Dhuusamareeb oo askarta Haramcad la geeyay, halka Gobolka Gedo la dajiyay.

Haddaba, muxuu yahay ujeedka Ciidamada Dowladda Federaalka ay u geyneyso magaalooyinka lagu qabanayo Doorashada?

Facebook

Twitter

Google+

Pinterest

WhatsApp

Related Articles

Madaxtooyada Soomaaliya oo War kasoo saartay Xadgudubka lagu hayo Diinta Islaamka & Nebiga NNKH

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa War ka soo saartay War ay ku sheegtay inay ka xun tahay xadgudubka iyo caqiidada iyo muqadasaadka Dadka Muslimiinta ah ee u ugu horeeyo Nabi Muxamamed SCW. Qoraalka Madaxtooyada Soomaaliya oo aan lagu magacaabin Faransiiska iyo Madaxweynaha dalkaasi ootaageeray aflgadaada loo geysto Nebiga, sidoo kalena laguma sooqaadin cidda falkaasi ku kacday. Ad Dalalka islaamka ayaa intooda badan cambaareeyay hadallada kasoo yeeray madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, qaarkoodna waxay u yeereen safiirada Faransiiska oo akhtako u gudbiyeen, halka dadweynaha Muslimiinta ay wadaan bannaanbaxyo looga horjeedo Faransiiska. HOOS KA AKHRI QORAALKA MADAXTOOYADA SOOMAALIYA KALA SAARIDDA XORRIYADDA HADALKA IYO KU XADGUDUBKA MUQADASAADKA DIINIGA AHMUQDISHODowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka xun tahay in lagu xadgudbo caqiidada iyo muqdasaadka dadka Muslimiinta ah oo uu ugu horreeyo Suubanaheenna Nabi Muxamed, nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee, iyada oo marmarsiyo laga dhiganayo xorriyadda hadalka.Waxay adduunydu isla ogoshahay in la dhawro Muqadasaadka diiniga ah, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u taabanaya diinteenna sharafta badan ee Islaamka. Fal kasta oo dhaawacaya dareenka dadka Muslimiinta ah wuxuu u adeegayaa danaha kooxaha xagjirka ah, waxaana habboon in laga fogaado ficilladan oo kale maadaama ay abuurayaan nacayb bulsho oo ka dhex dhasha shucuubta caalamka ee kala aaminsan aragtiyada iyo diimaha kala duwan.Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ku boorrinaysaa hoggaamiyeyaasha caalamka in ay si taxadar leh uga fiirsadaan hadallada xadgudubka ku ah dareenka dadka Muslimiinta ah iyaga oo kala saaraya xorriydda hadalka iyo ku xadgudubka muqadasaadka diiniga ah. Warar Xul ah

Xog: Maxaadan ogeyn oo uu Sheekh Shariif ka wadaa magaalada Muqdisho?

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay kadib bilooyin dhowr ah oo uu ku maqnaa wadamada dariska. Saacado kadib markii uu ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, waxaa gurigiisa buux dhaafay qeybaha kala duwan ee bulshada, gaar ahaan odayaal dhaqan, siyaasiin hore, Xildhibaano iyo madax ka tirsan ururada haweenka. Guriga Sheekh Shariif ayaa laga dareemayaa mashquul badan waxaana jira kulamo uu durba bilaabay inuu la qaato qaar kamid ah dadkii gurigiisa soo booqday si ay usoo dhaweeyaan. Villa Somalia ayaa mashquulka guriga Sheekh Shariif u aragta abaabul doorasho oo uu si toos ah uga bilaabay Muqdisho halka madaxda kale ay ka wadaan wadamada dariska la ah Soomaaliya. Sheekh Shariif ayaa muddo ku sugnaa dalka Imaaraadka Carabta, isaga oo kadibna soo maray magaalada Nairobi, halkaasi oo uu kula soo kulmay xildhibaano iyo ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Imaanshaha Shariifka ee Muqdisho ayaa ka dhigan inuu dib ugu soo laabtay saaxada siyaasadda dalka, isaga oo ka gaabsaday intii uu socday loolankii heshiiska doorashada ee u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka ah iyo madax goboleedyada. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay in muddadaas uu Shariif ku maqnaa wax loogu yeeray “xeelad siyaasadeed” oo ay qeyb ka ahayd inuu yareeyo ka hadalkiisa siyaasadda dalka, si aan loogu arag qof mar kasta ka daba qeylinya dowladda oo hadalkiisa macno beelay, taas beddelkeedna uu doonayey in ficillada dowladda looga jawaabo kaliya qoraallada Madasha Xisbiyada Qaran. Sheekh Shariif Sheekh Axmed, waxa uu kamid ah musharaxiinta sanadkaan la aamisan yahay in ay tatrtan adag la geli doonaan Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo siyaasiin kale. Let’s block ads! (Why?)

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay ka xun tahay “aflagaadeynta” Nebiga

17 Daqiiqadood ka horDowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka xun tahay in la aflagadeeyo Nebiga iyadoo marmarsiiyo looga dhigayo xoriyatul qowlka.Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay 'in ay haboontahay in laga fogaado ficilladan oo kale maadaama ay abuurayaan nacayb bulsho oo ka dhex dhasha shucuubta caalamka ee kala aaminsan aragtiyada iyo diimaha kala duwan"Soomaaliya waxay codsi u jeedisay hogaamiyeyaasha caalamka si ay uga fiirsadaan hadallada xadgudubka ku ah dadka muslimiinta."Fal kasta oo dhaawacaya dareenka dadka Muslimiinta ah wuxuu u adeegayaa danaha kooxaha xagjirka ah" ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.Waxay arrintani imaanysaa xilli shaley qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho lagu qabtay banaanbax looga soo horjeeday Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron.Dadweynaha ayaa ku dhawaaqayay hadallo ka dhan ah Faransiiska.Dad badan oo muslimiin ah ayaa dibadbaxyo ka dhigay dunida muslimka, iyagoo codsanaya in la qaadaco badeecadaha Faransiiska xilli khilaaf ka taagan yahay mowqifka adag ee Faransiiska ka taagan yahay Islaamka xagjirka ah.

Stay Connected

20,936FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Somaliland Sovereignty: President Bihi Must put a Stop to the UN’s blatant Meddling NOW

by Ali-Guban Mohamed October 28, 2020 James Swan, the Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia with Somaliland's President Muse Bihi Abdi This week, the Somaliland government suspended all UN operations in the country until further notice, according to a press release from Somaliland Ministry of Planning. But the press release did not go far enough to mitigate the damage that has been done to the self determination of Somaliland people by the blatant interference of the highly biased, corrupted and politicized UN and its various agencies. In  the  early 1990’s,  the late UN Secretary General, Boutras Ghali, promoted Egypt’s national interest on Nile water; consequently, he  pushed hard reconstituting a United Somalia with irredentism in Ethiopia. The UN has actively financed groups that have been waging  campaigns against Somaliland’s people rights for self determination. The late Somaliland President Mohamed Egal and the United Nations had a contentious relationship until he passed away in 2002.In 1993, Mr. Egal expelled all UN staff from Somaliland because they were undermining his efforts to build a functioning state structure and to unite Somaliland people out of the ruins of a brutal civil war. The UN even denied Egal a vital aid to demobilize clan militias and to build government institutions unless Somaliland came under One Somalia policy  of the UNISOM—the UNSOM predecessor in 1990’s. Egal with the help of Somaliland people had succeeded in bringing organic peace and stability, and building a functioning government albeit imperfect in Somaliland while the UN and its backers had failed to do so in Somalia up to now. But now the UNSOM has a full functioning office in Hargeisa. In 2012, the UN signed an agreement with then Hassan Sheikh Mohamud’s weak government on the status of the United Nations Mission in Somalia (UNSOM). According to the agreement “established the legal framework under which the UNSOM will operate in Somalia.” The agreement gives UNSOM full access to the territories of Somalia including Somaliland. Recently, the UN has signed a five year working agreement with the lame duck president of the so called Federal Republic of Somalia. Ads By Google All UN’s various agencies have presence in Somaliland, under the auspices of UN Somalia office—-including the highly politicized and corrupt UNSOM and UNDP. The UNDP assists Somalia, including Somaliland in law enforcement related training, local government, and other social programs; however, it’s  a Trojan for al-Shabaab infected Somali government in Mogadishu. In fact, when the UN deals with Somaliland it treats it as a part entity of Somalia—-with five Siad Barre era administrative regions. The United Nations even has strategies and a special office ( UNSOM office in Hargeisa led by a British officer) dedicated solely to tackling Somaliland questions and bringing it under the control of  the nominal Somali government in Mogadishu. The real purpose of the UNSOM is not to advance peace, rule of the law, or women rights in Somaliland. Somaliland already has law and order. In May 2001, the will of the people was supported in a referendum by more than 90 percent of the population. Somaliland is a sea of calm in a region infested with tribal violence, despotism, and terrorism.  Somaliland people are not interested in UNSOM work nor do they need its aid. Moreover, Somaliland’s independence is legal because self determination is the centerpiece of international law. In fact, The Article I of the United Nations Charter states clearly that the main purpose of the UN is to “develop friendly relations among nations based on respect for the principle of equal rights and self determination of people,” To protect the integrity of Somaliland, we must expel all UN agencies and their staff, with the exception of UNICEF, if it refuses to enter a separate working relationship with Somaliland government—until Somaliland’s political future is settled. The UN’s biased policy toward Somaliland makes peace and justice a mockery. The UN used to be an effective organization working world peace and stability, but not anymore. Its record on peacekeeping in Africa is dismal and it’s mired with corruption and impunity. There is no single successful UN peace operation in Africa, including Somalia, Congo, or any other countries. For instance, over a quarter century of costly military intervention, billions in foreign aid, Somalia is still a tragedy: Millions of people have died from conflict since 1988; millions were forced out from their own homes and became refugees worldwide. Add to the  4.2 million that are facing food insecurity, and 2.9 million who’ve also become internally displaced, and living in squalor camps throughout the country, according to the UN office for the Coordination of Humanitarian Affairs. . And, a so-called al-Shabaab infected, corrupt Somali government is  holed up in a hilltop Villa in Somalia’s capital, and  is unable to provide its people safety, deliver basic services, and administer justice In fact, The UN Security Council which is the lead body of the UN is completely dominated by countries with the worst human rights abusers and whose goal is to dominate the rest of the world. The UN is not even relevant anymore because it’s a bias and does not reflect today’s world. Somaliland is at a critical juncture: The Somaliland people cannot go about business as usual. We have to make a tough choice. We either defend our freedom and independence or we have to submit to the demands of the UN bureaucrats. Somaliland’s independence cannot be sustained if we make foreign aid a national  staple as Somalia did, and the problem of patronage and corruption, if it is not managed well— it brings to the peace and stability. We should never allow the UNSOM and the NGO’s and their protectors to run a parallel government to undermine our governance. Finally, if President Bihi fails to put a stop to the UN’s meddling NOW, the remnants of Siad Barre, or al-Shabaab syndicates will take over Somaliland – — right out of our hands very soon, patriots. A risky scenario that we could lose our hard fought freedom. As former US President, Ronald Reagan once said, “Freedom is never more than one generation away from extinction. We don’t pass it to our children in the bloodstream. It must be fought for, protected, and handed for them to do the same.” Ali-Guban Mohamed, Founder and Editor. Gubanmedia.com Email: [email protected]advertisements  

Dowlada Soomaaliya Oo Ka Hadashay Xad-gudubkii Macron Ku Sameeyey Nabigeena

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa si dadban uga jawaabtay hadaladii uu madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Marcron ugu gefay Nabigeena Muxammed NNKH.Hoos ka akhriso qoraal xalay kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya: ” Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka xun tahay in lagu xadgudbo caqiidada iyo muqdasaadka dadka Muslimiinta ah oo uu ugu horreeyo Suubanaheenna Nabi Muxamed, nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee, iyada oo marmarsiyo laga dhiganayo xorriyadda hadalka. ” Waxay adduunydu isla ogoshahay in la dhawro Muqadasaadka diiniga ah, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u taabanaya diinteenna sharafta badan ee Islaamka. ” Fal kasta oo dhaawacaya dareenka dadka Muslimiinta ah wuxuu u adeegayaa danaha kooxaha xagjirka ah, waxaana habboon in laga fogaado ficilladan oo kale maadaama ay abuurayaan nacayb bulsho oo ka dhex dhasha shucuubta caalamka ee kala aaminsan aragtiyada iyo diimaha kala duwan. ” Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ku boorrinaysaa hoggaamiyeyaasha caalamka in ay si taxadar leh uga fiirsadaan hadallada xadgudubka ku ah dareenka dadka Muslimiinta ah iyaga oo kala saaraya xorriydda hadalka iyo ku xadgudubka muqadasaadka diiniga ah.” Horseed Media