Thursday, November 26, 2020

Shir deg deg Ah Oo Lagu Diiday Xeer Wasiir Beyle Soo saaray Oo Dhacay

Facebook

Twitter

Google+

Pinterest

WhatsApp

Shir Deg Deg ah oo ay yeesheen Ururka Qareenada Soomaaliyeed ayey uga soo hor jeesteen xeerka ajuurada Maxkamadaha oo ay dhawaan soo saartay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya, kaas oo soo baxday 20/09/2020.

Qareenada Soomaaliyeed ayaa su’aal geliyey sharciga uu Wasiirka u maray soo saarida xeerka ujuurada maxkamadaha, iyagoo meesha ka saaray in maxkamada lagu soo dhexdaro xeerka ujuurada.

Cabdulqaadir Maxamed Muuse oo ka mid ah Guddiga Qareenada Soomaaliyeed ayaa shirka kadib Warbaahinta la wadaagay Go’aanada ay soo saareen Golaha qareenada Soomaaliyeed, waxaana uu sheegay in Ururka qareenada iyo Maxkamadaha ay aheyd inay iskaashi ka yeeshaan tallaabo kasta oo la qaadayo.

Afhayeenka Urarka Qareenada Soomaaliyeed Abuukaate Cali Xalane ayaa dhankiisa sheegay in xeerkani aan loo marin wadadii saxda aheyd, ayna shacabka Soomaaliyeed xilligaani awoodin in ay iska bixiyaan lacagaha.

Facebook

Twitter

Google+

Pinterest

WhatsApp

Related Articles

Paul Scholes: Anthony Martial Ma Ahan Weeraryahan Fiican Arintan Ayaana Cadayn U Ah.

Xiddigii hore ee khadka dhexe ee Manchester United Paul Scholes ayaa ku adkeysanaya in Anthony Martial uusan aheyn weeraryahan fiican xilli uu xiddiga reer...

Sheekh Shariif Oo Hore Baydhabo Ugu waday Xubno Murashaxiinta Ku jira

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu udhoofay maanta Duhurnimadii Magaalada Baydhabo Janaay Ee Gobolka Bay. Shariifka ayaa ujeedka socdaalkiisa waxa lagu sheegay inuu doonayo xod xodashada Xubnaha Baarlamaanka ugu badan labada Aqal maadaama ay ka imaanayaan Koonfur Glabeed in ololihiisa doorasho uu is dhis ku sameeyo. Xoghayaha Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Xuseen Cabdi Xalane ayaa ka qeyb ahaa wafdiga Baydhabo uraacay maanta Shariifka. Gudoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran,Ahna Gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran,Ahna Gudoomiyaha Midowga Murashaxiinta Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ah shakhsi Saameyntiisa siyaasadeed muuqato. Kulamo ayuu la qaadan doonaa inta uu Baydhabo kusugan yahay Madaxweyne Lafta gareen,Gudoomiye Cali Siciid Fiqi iyo Bulshada Reer Baydhabo. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

Stay Connected

21,102FansLike
2,454FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles