Tuesday, November 24, 2020

SAWIRRO: QM oo balan qaad muhiim ah u sameysay DF & Qorshaha Doorashada oo..

Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM ee Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta kulan dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Cabdi Xassan Maxamed.

Kulanka ayaa Arimaha uga wada hadleen waxaa kamid ah, isku duwidda taageerada saaxiibada Soomaaliya, iskaashiga dhanka ammaanka iyo qorshaha ammaan ee doorashooyinka soo socda.

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa balan qaaday inay taageero horleh siinayaa dowladda Soomaaliya gaar ahaan Booliska oo maalin dhanka Amniga ah ka qaata Soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Cabdi Xassan Maxamed ayaa dhankiisa uga mahad celiyay Hay’adaha kala duwan ee Qaramada Midoobay taageerada ay had iyo jeer siiyaan Soomaaliya.

Hay’adaha kala duwan ee Qaramada midoobay ayaa waxaa ay Soomaaliya siiyaan taageero kala duwan, sida Amniga dhaqaalaha iyo Arrimo la xiriira caawinta dadka barakacayaasha ah.

The post SAWIRRO: QM oo balan qaad muhiim ah u sameysay DF & Qorshaha Doorashada oo.. appeared first on Somali News Leader.

Related Articles

Xarunta Gobolka Banaadir iyo xafiisyo kale oo mar kale korontada laga jartay

Muqdisho (Caasimada Online) – Ilo wareedyo muhiim ah oo ka tirsan maamulka gobalka Banaadir ayaa Caasimada Online u sheegay in mar kale adeegga korontada laga jartay xarunta maamulka Gobalka Banaadir. Korontadaan ayaa la jartay Sabtidii waxayna shalay maqneyd maalintii saddexaad. Goobaha ay ka maqan tahay ayaa kala ah Aqalka Dowladda Hoose, Xarunta ururka Dhalinyarada iyo Xarunta laga qaato Dhalashada iyo Sugnaanta ee dad dhigista. Xubno kamid ah maamulka gobalka Banaadir ayaa Caasimada Online u sheegay in lacag ki dhowaad $500, 000 lagu yeeshay dowladda Hoose, lacagtaas oo ah mid is gaar-gaartay. Hore ayaa sidaan oo kale looga jartay Korontada iyo Biyaha waxeyna ka maqaneed muddo aan ka yareen 6 maalmood, markaasi oo wada-hadal kadib dib loo soo daayey. Maamulka Gobalka Banaadir ayaa wajahaya dhaqaale la’aan iyo maamul xumo, waxaana la sheegayaa in si qaldan loo isticmaalo lacagta canshuurta ah ee soo gasho gobalka Banaadir, oo markii horeba aad u yareyd. Gobolka Banaadir ayaa soo xareeya dhaqaale malaayin dollar ah, hase yeeshee waxaa kasoo gaara kaliya 15%, waxaana inta kale qaata dowladda federaalka, maadaama aysan lahayn il kale oo dhaqaale oo gobollada dalka ah.

Stay Connected

21,076FansLike
2,450FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Somalia: No shortcuts to negotiating with Al-Shabaab

Since the United States and the Taliban inked a deal in Doha in February, debate has abounded over the wisdom of negotiations with other...

Russia fully supports Ethiopia’s efforts to combat TPLF Junta

Addis Ababa, November 23, 2020 –Russia said it stands by the side of Ethiopia in any case, according to the House of People’s Representatives...