Sunday, October 25, 2020

SAWIRRO: Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday degmada Jalalaqsi + Faah faahin

Facebook

Twitter

Google+

Pinterest

WhatsApp

Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen saldhiga Booliska degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan & Hoyga guddoomiyaha degmadaas,waxaana weerarkaasi ka dhashay khasaaro kala duwan.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay warbaahinta u sheegeen in uu dhacay dagaal dhex-maray Ciidamada Maamulka degmada Jalalaqsi iyo Al-Shabaab, kaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan Maxamed Nuur Cagajoof ayaa sheegay in Al-Shabaab ay miinooyin geliyeen Hoygiisa oo ku yaalla degmada Jalalaqsi,basale uu isaga ka maqnaay.

Waxaa uu sheegay in Guriga ay ku sugnaayeen saddex Carruur ah uu uu dhalay, balse aysan waxba ku gaarin miinooyinka lagana soo badbaadiyay.

Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan Maxamed Nuur Cagajoof oo la hadlay warbaahinta waxaa uu sheegay in Ciidamada Ammanaka degmada Jalalaqsi ay ka hortageen weerarka ay degmada kusoo qaadeen Al-Shabaab, khasaarana garsiiyeen wallow uusan shaacin inta uu la egyahay.

Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay kamid tahay degmooyinka ay ku sugan yihiin Ciidamada Dowladda & kuwa AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti, waxaana mararka qaar weerara Al-Shabaab.

Facebook

Twitter

Google+

Pinterest

WhatsApp

Related Articles

Somaliland: Former Deputy PM of Somalia Returns to Hargeisa

HARGEISA – Somalia’s former deputy prime minister Mohamed Omar Arte has been granted a presidential pardon on Sunday after renouncing his views against Somaliland...

IGAD calls for dialogue and compromise on Ethiopian dam

DJIBOUTI – The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has called upon Ethiopia, Egypt, and Sudan to resolve disputes on Grand Renaissance Dam (GERD) through dialogue. The...

3 qodob oo xasaasi ah oo looga hadlay kulankii dhex maray Qoor-Qoor iyo Xijaar

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta barqanimadii gaaray gudaha magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Taliyaha ayaa markii uu gaaray Dhuusamareeb waxa uu madaxtooyada kulan kula qaatay madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo si weyn ugu soo dhaweeyay xarunta maamulkaasi. Sida ay ogaatay Caasimada Online, madaxweyne Qoor-Qoor iyo taliye Xijaar ayaa ka wada-hadlay qorshe dhawaan dib u habeyn loogu sameyn doono ciidamada booliska Soomaaliya ee ka howl-gala deegaanada Galmudug. Sidoo kale waxa kulankaasi looga hadlay sugida amniga ee deegaanada Galmudug, gaar ahaan goobaha loo asteeyay inay ka dhacaan doorashooyinka labada Aqal iyo weliba dar-dar gelinta howl-gallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab. Taliyaha ciidanka Booliiska ayaa la filayaa inta uu ku sugan yahay xarunta Galmudug inuu soo kormeeri doono xarumaha ciidamada ammaanka ee deegaanada Galmudug iyo goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka ee maamulkaasi. Wuxuuna dhawaan booqan doona taliyuhu xarumaha maamul goboleedyada kale ee dalka, sida Hir-Shabeelle, Galmudug, Puntland iyo Jubbaland, kadib marka uu soo idleeyo safarkiisa Galmudug. Soomaaliya ayaa dhowaan isku diyaarineysa qabsoomida doorashooyinka soo socda ee 2020/2021 oo heshiis looga gaaray magaalada Muqdisho, isla markaana iskugu jirta tan baarlamaanka iyo madaxweynaha. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber

Stay Connected

20,912FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Eritrea’s Isaias Afwerki president for life

There are few leaders as enigmatic as Eritrea’s president, Isaias Afwerki. In my book, Understanding Eritrea: Inside Africa’s Most Repressive State, I profile the president who led...

Ka Hor Kulanka Juventus.. Barcelona Oo Xaqiijisay Dhaawac Soo Gaadhay Xiddig Muhiim Ah.

Kooxda Barcelona ayaa si lama filaan ah u xaqiijisay dhaawaca xiddiga Philippe Coutinho kadib kulankii El Clasico ee horyaalka La Liga. Barcelona ayaa soo saartay...