Thursday, November 26, 2020

Sargaal Ciidan oo la dilay kadibna Meydkiisa la gubay iyo Xiisad ka dhalatay

Facebook

Twitter

Google+

Pinterest

WhatsApp

– Advertisement –

Ciidamada Kuuriyada Waqooyi ayaa lagu eedeeyay in ay dileen kadibna meydkiisa gubeen sargaal katirsanaa ciidamada Kuuriyada Koonfureed sida lagu shaaciyay war kasoo baxay Dowlada Kuuriyada Koonfureed.

Dowlada Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegtay in sargaalka la dilay kadibna meydkiisa la gubay uu ka lumay doon roondo ku jirtay oo mareysay meel u dhaw xadka ay wadaagaan labada Kuuriya.

Ciidamada Kuuriyada Waqooyi ayaa la sheegay in toogasho ku dileen  sargaalkan kadibna jirkiisa ku shubeen aashito iyagoona ugu dambeyn dab qabadsiiyay sida ay shaacisay Kuuriyada Koonfureed.

Wasaarada Gaashaandhiga Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegtay in Sarkaalka la dilay oo la shaqeynayay waaxda kalluumeysiga ka lumay doon roondo ka sameyneysay meel ilaa 10km u jirta xadka waqooyiga Kuuriyada.

Sargaalka la dilay ayaa ahaa aabe ay u joogeen labo caruur ah, waxaana dilkiisa si weyn uga carooday shacabka Kuuriyada Koonfureed oo ugu baaqay dowlada in ay jawaab ka bixiso dilkan .

Labada Kuuriyada ayaa in mudo ah waxa u dhaxeeyay xiisad colaadeed oo aad u qoto dheer , waxa ayna labada dal inta badan hawada isku mariyaan eedeemo iyo sidoo kale hanjabaadyo.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
[email protected]

– Advertisement –

This post first appeared on Allbanaadir.com. Read the https://www.allbanaadir.org/?p=165846original article

Related Articles

Taliyaha Ciidanka Nabad Sugida oo loogu baaqay in shaqada ka tago iyo hal arin oo sabab u ah

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Musharaxiinta shirka ugu soo dhamaaday magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir in iska casilo agaasimaha hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya. War Murtiyeedka kasoo baxay shirka Musharaxiinta ugu soo gabo gaboobay Hotelka Jaziira ayey ku sheegeen in Fahad Yaasiin uu noqday madaxa ololaha dib u doorashada Madaxweyne Farmaajo, waxa ayna ugu baaqeen in xilka NISA isaga tago. ” Taliyaha hay’adda NISA Fahad Yaasiin waa in uu baneeyaa xilka hay’adda NISA , maadaama uu yahay madaxa ololaha dib u doorashada Musharax Madaxweyne Farmaajo, si loo sugo dhax dhaxaadnimada Hay’adda NISA.” ayaa lagu yiri Warka Musharaxiinta. Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Fahad Yaasiin in uu ku milmay siyaasada kana shaqeenayo sidii mar kale dib loogu soo dooran lahaa Madaxweyne Farmaajo oo mudo xileedkiisu hada gabo gabo yahay. Fahad Yaasiin oo la tilmaamo in uu yahay  ninka ugu saameynta iyo awooda badan xiligan dowlada federaalka ayaa la sheegay in isagu soo xulay inta badan xubnaha guddiga dooarshooyinka ee kasoo horjeesteen musharaxiinta Madaxweyne. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Previous articleWar Murtiyeed Xasaasi ah oo laga soo saaray Shirkii Musharaxiinta u socday (Akhriso)

Liverpool Oo Dajisatay Qorshe Ay Daafac Cusub Ugula Soo Saxiixan Karto Suuqa January, Laba Xiddig Oo Kooxda Ah Ayaa Fure U Ah.

Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay iibiso labada Xiddig ee Divock Origi iyo Xherdan Shaqiri marka la gaadho suuqa January si ay u helaan lacag ay kula soo saxiixdaan xiddigo cusub. Origi ayaa ku bilowday shaxda Reds kulankii Atalanta ee champions League laakiin xiddiga 25 jirka ah ayaa ku dhibaatooday in uu wax samayn ah ku yeesho kooxda. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in uu xiddigu u furanyahay in uu isaga tago Reds marka uu furmo suuqa January si uu boos uga helo xulka qaranka Belgum tartanka Euro-da. Dhanka kale shaqiri ayaa kaliya 2 kulan oo premier League ah u saftay Liverpool xilli ciyaareedkan waxana uu ka baxay qorshaha tababare Jurgen Klopp. Wargayska Express ayaa sheegaya in ay Liverpool doonayso in ay iska iibiso labada xiddig marka la gaadho suuqa January si ay lacagtooda ugu dhaqaaqaan daafaca dhexe suuqa January. Sii Akhriso: XASAASI: Al-Shabaab Oo 7 Qof Oo Hal Qoys Ka Tirsan Ku Dilay Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed

Farmaajo’s opponents demand exit of spy chief, dissolution of elections teams

GOOBJOOG NEWS|MOGADISHU:   The head of the national spy agency NISA must resign and all federal and state-level interim elections committees be dissolved to pave way for impartial appointments, a team of 14 presidential candidates meeting in a week-long conference in Mogadishu has demanded. The candidates who include former presidents and prime ministers said the embattled intelligence director was President Mohamed Farmajo’s chief re-election campaigner and is therefore no longer fit to serve in the crucial post. “Mr. Fahad Yassin Haji Dahir, should resign as the head of NISA, as he is the head of the re-election campaign of outgoing presidential candidate Mr. Mohamed Abdullahi Farmajo, to ensure the impartiality of NISA,” the 18-point communique read in part. DISSOLVE FGS/FMS  POLL TEAMS Noting that the Federal and State Level interim elections committees had been packed with civil servants, intelligence officials and cronies, the candidates said, they must be disbanded and new ones appointed. The remarks echo similar concerns by political parties and civil society groups who have accused Farmaajo and the Federal Member States of seeking to manipulate the elections through the appointment of their ‘own people’. The leaders also called for the withdrawal of federal forces who were deployed in Gedo region at the height of differences between the Federal Government and Jubbaland administration early this year. Should the government fail to hold a consultative election, the leaders said, “We will hold a parallel electoral process to save the country from a constitutional crisis and power vacuum.’ Other demands put forth by the leaders include the appointment of elections committee for Somaliland which they said should be left to Senate speaker Abdi Hashi ‘since he is the senior-most elected leader’ from the breakaway region. Hashi has since appointed an eight-member team to oversee the election of lawmakers from Somaliland. SOMALILAND/BANAADIRI ELECTIONS Election of Somaliland lawmakers should be moved to the Airforce hanger in Afgooye in the presence of the international community. Similarly, the election of representatives for the Banadir community in Mogadishu should be held at the police academy in Afisyoni located in Hamar Jajab district, the communique reads. The 2016 elections for the Banaadiri community were held in Mogadishu. On the security of elections, the leaders said only the police and AMISOM should be tasked with the responsibility and that the military should be locked out of the exercise. In their arguments, the leaders said President Farmaajo had violated ‘the constitution, trust and agreements’ reached during various meetings. They also demanded that Farmaajo be stopped ‘from misappropriating the country’s resources and using public funds, government offices, the army and employees of the Federal Government for his election campaign.’ The new demands are likely to spiral into another round of political contestations with the Federal Government which has for the longest had little headroom  for discussions with opposition groups.

Stay Connected

21,100FansLike
2,454FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Raiisul wasaarihii hore ee Suudaan Saadiqal Mahdi oo Geeriyooday

November 26, 2020 | Published by: yaska Ra’iisul Wasaarihii hore ee Suudaan Saadiq Al Mahdi ayaa u Geeriyooday cudurka Covid-19 xilli lagu daweynayay cisbitaal ku yaalla dalka Imaaraatka Carabta, sida ay sheegeen qoyskiisa iyo xisbiga uu ka tirsanaa ee NUP. Waxaana cisbitaalkan la dhigay kaddib markii Koobyo  labaatan  qof oo ka tirsan qoyska Al Mahdi ay qaadeen cudurka horraantii bishan. Saadiq Al Mahdi wuxuu ahaa Ra’iisul Wasaarihii Suudaan tan iyo sanadkii 1989-kii xilliggaas oo xilka looga tuuray afgembigii uu garwadeen ka ahaa madaxweynihii hore ee Suudaan Cumar Al Bashiir.

Puntland oo shuruud adag ku xirtay Dalab uga yimid Musharaxiinta Mucaaradka

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Xubnaha musharixiinta Madaxweynaha ayaa dhawaan qoraal ay soo saareen waxaa ay ugu baaqeen Madaxweynayaasha Puntland & Jubbaland inay ka laabtaan xubnaha guddiyada doorashooyinka Heer Federaal oo  ay soo u soo gudbiyeen dowladda Soomaaliya , hayeeshee Puntland ayaa la sheegay inay shuruud ku xirtay ka laabashada Xubnahaas. Xubnaha Guddiyada doorashooyinka oo ay musharixiinta dooda ka keeneen ay puntland soo gudbisay ayaa gaaraya Afar Xubnood, kuwaas oo ay kamid yihiin Agaasime kuxigeenka Madaxtooyada & Lataliyaha Madaxweyne Deni. Wararka la helay ayaa waxaa ay sheegayaan in puntland ay ku xirtay inay bedeleyso Xubnaha guddiyada doorashooyinka  shuruud ah inay dhinacooda bedelaan Dowladda federaalka & Dowlad goboleedyada. Jubbaland ayaa dhankeeda weli wax jawaab ah ka bixin dalabkii Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya, kuwaas oo siwyen u qaadacay Xubnaha guddiyada doorashooyinka oo ay sheegeen in laga soo xulay Hay’adda NISA & Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp