Thursday, October 22, 2020

Sancho Oo La Xaqiijiyay In Uu Ku Biiri Doono Man United.

Tababarihii hore ee da’yarka Jadon Sancho ayaa sheegay in ku biirista xiddiga ee Man United ay u fiicantahay xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund.

Louis Lancaster ayaa si dhaw ula shaqeeyay Sancho markii uu da’yarka ahaa una ciyaarayay kooxda Watford walina xidhiidh la leh xiddiga iyo waliba qoyskiisa.

“Haddii Jadon uu aadayo Manchester United waxaan u maleynayaa inay talaabo weyn u noqon laheyd isaga”ayuu yidhi Lancaster oo haatan caaawiye ka ah kooxaha Utah Royals isaga oo la hadlaya Manchester Evening News.

“Waxa uu ka hoos ciyaari doonaa tababare ku kalsoon, hadii aad eegto tababarayaasha qaar ma aaminaan tayadaas”.

“Jadon Waxa uu ku biirayaa Man United waxana uu wax weyn u noqon doonaa prmeier League, isagana way u fiicnaan lahayd sababta oo ah kooxda Man United waxa ay u dhisantahay guulaha, ma fiicna in uu tago koox aan guul u dhisnayn, Man United waxa ay leedaay taariikh weyn waxana ay leedahay shaqaale tababar oo aaminsan da’yarka.

Laacib.net

Related Articles

Tuhun ka dhashay Guddi soo jeediyay in Kenya Ra’isul Wasaare yeelato iyo Ruto oo kahor yimid

- Advertisement - Guddi-hawleed Kenyan ah ayaa Arbacadii shaaca ka qaaday talooyin la xiriira isbeddelo lagu sameeyo dastuurka dalka, taasi oo ay qeyb ka tahay in la abuuro jagada ra’iisul wasaraaha, si loo yareeyo rabshdaha siyaasadeed. Warbixin muddo la sugayey, oo loo gudbiyey madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo ninkii ay loolami jireen ee ay hadda xulufada noqdeen ee Raila Odinga, ayaa guddi-hawleedka waxay ku shaaciyeen natiijada wada-tashiyo ay wadeen laba sano, oo la xiriiray sidii loo xoojin lahaa midnimada dalka, loogana baaqsan lahaa rabashadaha hareeyey doorashooyinkii hore. Talooyinka kama dambeysta ah ee hindisahan loogu magac daray BBI, ayaa ka dhashay heshiis lama filaan oo dhex-maray Kenyatta iyo Raila Odinga, balse uu kasoo horjeestay madaxweyne ku-xigeenka William Ruto, oo hadda u muuqda mid gees loo riixay. Hindisaha BBI ayaa dhaliyey tuhuno ku saabsan in Kenyatta iyo Odinga ay dhidibada u taagayaan isbaheysi cusub oo ay ku galaan doorashada xigta. Ka sokow hindisooyinka ay soo jeediyeen guddiga ee la xiriira horumarinta hanaan doorasho oo dhex-dhexaad ah, waxay sidoo kale ku taliyeen in la abuuro jagada ra’iisul wasaaraha iyo laba ku-xigeen. Waxay sidoo kale ku baaqeen in musharaxa kaalinta labaad ka gala doorashada madaxweynaha loo aqoonsado hoggaamiyaha mucaaradka. Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa xildhibaanada xisbiga haysta aqlabiyadda Golaha Qaranka kasoo xulaya madaxweynaha, wuxuuna kala shaqeynayaa dhismaha xukuumadda, sida lagu yiri warbixinta. Kenyatta uma tartami karo xilka madaxweynaha markii saddexaad 2022, waxaana isku daygiisa la xiriira isbedello la sameeyo, oo uu kala shaqeynayo Odinga, ay abuureeen tuhuno ku saabsan in labada nin ay raadinayaan inay wadaagaan awoodda. Kenyatta ayaa ku gacan seeray tuhunadan, sidoo kalena Odinga ayaa ku qeexay “dacaayad. Xigasho VOA Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement -

Xakamaynta Shilalka Xawliga Xawaaraha gaadiidka Wadada Macalin Haaruun.

October 22, 2020 | Published by: yaska KU: WASIIRKA H. GAADIIDKA IYO WADOOYINKAKU: TALIYAHA CIIDANKA BOOLIISKA JSLKU: MAAYARKA MAGAALADA HARGEYSAKU: TALIYAHA CIIDANA NABADGELYADA WADOOYINKA.KU: GUDDOOMIYAHA XAAFADA MACALIN HAARUUNOG: GUDOOMIYAHA GUDDIDA A. BULSHADA EE G. WAKIILADDA.OG: WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA JSL. UJEEDDO: CODSI IN DEGDEG WAX LOOGA QABTO KHATARTAHALISTA GADIIDKA XAWAARAHA DHEER KUMA XAAFADAMACALIN HAARUUN. OO AAN KA FOGEYN TALISKA C.NWADOOYINKA. Waxaan Masuuliyiinta Kor Ku Xusan, Ee Sharaf, Qiimaha Iyo Milgaha leh Xusuusunayaa, Kana Codsanaynaa, In Wax Laga Qabto, Xal deg-dega ahna loo helo Shilalka Dhimashada, Dhaawaca, iyo Halista joogtada ahku ah bulshadeena , waxay sida badan ka dhacaan, Waddada Bariga Hargeysa Xaafada Macalin Haaruun (Waddad Berbera) Waxaa shilalal kaas aafada ah Geysta Baabuurta noocyadooda kal duwan oo ay uban yihiin Booyadaha , Iska Rogooyinka, Iyo Qaadka Oo Ku Socda Xawaare 100 kmpka badan, inta u dhexeysa k a bilow Kaalinta Faraska Ilaa Iskuulka Kuweytiga. Waa deegsiimo ay ku noo shahay Bulsho 40,000 Kun gaadheysa. Culimada odayaasha iyo waxgaradka xaafadu muddo sanado ah ayay ka hadlayeen halistaas taagan ee u baahan in lagufeeyo taaso cidkasta oo waxka qabata if iyo aakhiroba liibanayso. Jiidaas Xawaraaha xad dhaafka ah gaadiidku ku maro waxa Ku Yaal Iskuulo, Cusbitaalo, Hoteelo Hurdo iyo Cunto, Masaajido Waaweyn, Kaalmo Shidaal, Makhaayado, Malcaamado Iyo Goobo kumanaan Caruurta Yaryari Ku Ciyaaraan. Badbaadadeeuna Dhamaanteen way ina saran tahay haba u horeeyaan Masuuliyiinta Hayadaha Kor Ku Xusani IWaajibaad iyo Xaqa ina fuulay waxaa Kow Ka ah Sidii Loo yarayn lahaa halista khatartaas. Iyo in Laga Hortago Shilalka Gaadiidka Ee Dhimashada ku keeni kara nolosha Dadweynaha ee uu sababa xawaaraha daralku ogaan ugu ka xeeyo baabuurka. Waxaa kale oo xusid muddan in Arintani Sigaara U Khusaysaa Taliska Booliiska Gaar Ahaan Laanta Nabadgelyada Wadooyinka Iyo Maayarka Caasimada Xoghayihiisa Iyo Gudoomiyaha Macalin Haaruun Ee Aagaas.Waxaa Soo Raaca Wasaaradda Gaadiidka. Waxaanu xal u araganaa oo codsnaynaa1. In Degdeg loo dhigo Tuuro/Askari jiifa oo Lagu XakamaynayoXawaaraha Gaadiidka (Speed hump reduce speed 15-20kph) IntaU Dhexaysa Kaalinta Shidaalka Faraska, Masaajidka Tabliiqiga,Kaalinta Najax, Saraar Hotel, Kaah Hotel Ilaa Iskuulka Kuweyt.Waxaa ugu haboon in la sameeyo Tuuro waaweyn oo la mid ahkuwa xawaaraha dhima ee laga sameeyey Abaarso, Carro yaambo,iyo Arabsiyo. Waa hubaal inay shilka hoos u dhoigayso 90%.(Speed humps are used for reduce speed in 15-20kmp speedzones such as residential, hospitals schools and public area). 2. Waa in Wadaha Baabuurka ee Xawaaraha dheer ku socda KuMutaysto Xadhig Aan Iib Lahayn haduu 15-30mph ka batomagaalada gudaheeda (Criminal Speed face Jail/extreme-speedoffence,” Reckless Driving” Dangerous driving). 3. In Ciidanka Ilaalinta Nabad Gelayada Wadooyinku In Ay GacanAdag Ku Qabtaan Wadayaasha Xawaaraha Badbaadada HalistaKu Ah In La Xidho. Iyo Kuwa Wadooyinka Sida Khaldan Umaraya. 4. In Wadayaasha Baabuurta dadweynaha Basaska iyo TagaasidaCaasimada loo sameeyo qoshe cilmi ku dhisan oo khubaro sidagaadiidka loo maamulo aqoon u leh loo raadiyo lana joojiyo 2000Bus ee suuqa baakinka ka dhigtay. 5. In la helo muhindisyo takhasusus u leh habka socodka gaadiidka(Transportation Engineers) oo ah khibrad iyo aqoon u gaarabaahidaas, yaraynta sumxada gadiidka iyo hanaanka dariiqyadaloo maro (way to reduce traffic jams, ). 6. In Magaalooyinka gudahooda loo sameeyo Calaamadahabaabuura kala haga oo Hargeysa 1 ka tahay. Arrinkan lama xidhiidho siyaasad. Waa badbaado shacab inaynu waxqabanayno aan rajaynayo. shaib mohamed [email protected]

Somaliland MoFA Diaspora Directorate Applauds Commemoration of WW I & WW II Combatants of the Somalis Battalion in France

October 22, 2020 | Published by: yaska The Diaspora Engagement Directorate under the Ministry of Foreign Affairs & International Cooperation of the Republic of Somaliland  sends congratulation to the Somalis Battalions Association and generally to the Somaliland Diaspora Community in France and vastly appreciates celebrating  memorial of the WW I & WW II Combatants of Somaliland origin  for the second time on the Saturday, Oct 17, 2020 in Paris. On behalf of my name, and the name of the Somaliland Diaspora worldwide, I am so happy to express my sincere gratitude to the dedicated activists of the Somalis Battalions Association as well as the Somaliland Community in France for their nationalistic efforts on the momentous historic occasion of commemorating the Somaliland national combatants who fought for France in the 1st and the 2nd World Wars. Over 2.000 young men a large majority of them as origin of the British Somaliland determinedly fought alongside the French Troops in the World War I in which 400 fighters of them lost their lives at the battle ground whose bodies are currently buried with official notes in different places in France within 1916-1918 whilst 1,200 of them were wounded.  Unlike other Africans compellingly engaged, Somalis Battalion (Bataillon Somalie) was recruited with their own accord and free will by the French Colonial Administration in Djibouti. According to evidences and history records, fighting against the Nazi in different places, they did not only demonstrate exceptional bravery but as well proved highly disciplined heroism for which they deserved to be among the most rewarded army unit with the second rank war medals after the war. Likewise, over 500 Somalilanders entered for Second World War on the side of the French liberation as well and 36 men of the later were killed currently buried at one place. This is in reality factual history of the people of Somaliland and which should ever be remembered and honored. Compliant with the records and on hand evidences, all those soldiers of the Somalis Battalion who died in the battle though recruited in France by the French Colonial Administration; they were citizens of the British Somaliland and left from all the regions of the current Republic of Somaliland. As shown in the Death Certificates of the late Somalis Battalion Soldiers, during the recruitment, they wrote their birth places as Herer, Hargeisa Burao, Borama, Berbera, Xeeb Berbera, Bari, Guban, Bulahar, Oogo,  Hawd, Gaaroodi, Dar Ceel Biir, Geed Adari, Aware, Dari, Agagaalle, Harirad, Badar, Buurdhaab Selel, Marmar/Zeila, Sheikh, Jifada, Baladh, Adalle, Hobyo (Italian Somaliland), Jigjiga (Abyssinia),  and the names of so many settlements mainly under the districts and regions of Somaliland plus few others registered as locations under the Italian Somaliland and Abyssinia  (Source: Somalis Battalions Association). As the Death Certificates, indicate, among the 1st Somalis Battalion were 25 Somalis from Abyssinia, 200 Yemenis, and 70 Comorians while the rest of 1,400 plus soldiers were young and middle-aged men from Somaliland in the early twentieth century. We shall collaborate with the Somalis Battalions Association to publish the whole List of the Names of the 436 soldiers died and buried in France. Finally, I am so thankful to the founders of the Somalis Battalions Association commemorating memorial of our beloved fellow citizens who lost their lives as combatants fighting against the Nazi in support of France in the World War I and World War II for the second time to mark this crucial occasion and specially to Mr. Ibrahim Yusuf Guled for this patriotic endeavor in relation to the remarkable milestone of the history of Somalilanders. “The fact is that if you neglect your history, other people will claim and boast of your noteworthy deeds in the past!      Saad Mohamed Abdi   Director of the Diaspora Department Ministry of Foreign Affairs & International Cooperation Hargeisa, Republic of Somaliland

Stay Connected

20,891FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Deeqsigii Degmada Xaaxi ee Hashii keliya ee uu lahaa u qalay Wasiirrada Somaliland !

October 22, 2020 | Published by: yaska Asalaamu Calaykum Tuulada Xaaxi oo hoos tagta Gobolka Daad-madheedh ee Ood-weyne ayaa dadka halkaas ku nool oo ah dad Beeralay iyo Xoolo-dhaqato isugu jira waxaa ka mid ah nin aad u Danyar ah oo Deeqsi oo aanay marnaba dhaafin Marti Xaaxi timi ilaa uu sii sooryeeyo, ninkan waxa magaciisa la yidhaahsaa Iid dheere Cali dheere, waxaana uu maqaaxi yar ku haysta Xaaxi. Hadaba 5tii Bishii May ee sanadkii 2018 waxaa Tuulada Xaaxi booqday Wafti Wasiirro ah oo ka koobnaa Lix Wasiir oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Beeraha Axmed Muumin Seed, Wasiirkii hore ee Maaliyada Yuusuf Maxamed iyo Wasiirro kale oo halkaas u tagay Mashruuc la xidhiidhay Beeraha. Hadaba Deeqsiga sharafta badan ee Iid dheere Cali dheere waxa uu markiiba ka fekeray sidii uu martidan culus ee Wasiirrada ah uu u sooryayn lahaa, waxa Iid uu wax Geel ah ka lahaa Hal keliya oo Saddexdiisa Xaas ee Xaaxi yaalla geelba u ahaa. Markiiba waxa uu dhuunta ka lisay Hashii keliya ee uu haystay, waxaana saddexdiisii Xaas ay markiiba dabka u saareen hilibkii oo ay Martidii Wasiirrada ahayd ay ku sooryeeyeen, iyaga oo ardaa fiicana u gogolay. Ii dheere Cali dheere sidaas ayuu Hashii keliya ee uu lahaa ugu gawracay uguna sooryeeyay Weftigaa Xukuumada ka socday isaga oo eegayay Gobobimada iyo Sharafta ay leedahay in la soo dhaweeyo oo la sooro Martida iyo Madaxda Xukuumadaada ee ku soo booqata. Inkasta oo aanay Wasiirradaasi dhaadin in Sooryada la siiyay ay ahayd Hashii keliya ee uu lahaa ninkaas danyarta ah ee saddex Xaaslaha ahaa, isla markaasna aan garaadkoodu siinin inay ninkaas waxoogay dhaqaale ah ku saacidaan, hadana Iid dheere iyo Qoyskiisuba waxa farxad u ahaa inay Sooryeeyaan oo ay soo dhaweeyaan Madaxdooda. Waxaan ku rejo-weynahay in Weftiga Madaxweynuhu ay soo maraan Degmada Xaaxi oo ku qabsan una dhow Oodweyne oo la filayo in Madaxweynuhu booqan doono, soona salaamaan deeqsiga Iid Dheere Cali Dheere si ay dhiirri gelin ugu noqoto. Ugu danbayn Gobonimada iyo Dhaqanka reer Somaliland ayay ka mid tahay in la sooro oo la soo dhaweeyo martida iyo Madaxdaada ku soo booqata. Deeqsiga Iid Cali Dheere waxa uu qabaa Saddex Xaas, waxaana uu leeyahay Labaatan Carruur ah, mar kasta oo aad la kulantana waxaa Wajigiisa ka muuqda Farxad iyo Nuur. Amb Kaysar Cabdilaahi Maxamed

Ninkii shaaha oo sheegay in dumar badan ay ku soo duuleen si ay shaqada uga qaataan

9 Daqiiqadood ka horKarinta iyo iibinta shaaha ayaa waxaa inta badan lagu yaqaannaa dumarka balse magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya waxaa ka jira goobo dhowr ah oo ay ragga shaaha ku iibiyaan.Jaamac Xasan, oo shaah ku iibiya Jigjiga ayaa cabasho ka muujinaya haween uu sheegay inay ku heystaan ka ganacsiga shaaha, wuxuuna ku andacooday in dhowr jeer ay koox haween ah isku dayeen inay kala wareegaan mehradda uu shaaha ku iibiyo ee uu ku leehayay Jigjiga."Caqabadaha aan la kulmay waxaa kamid ah in hadda ka hor ay dumar iskaashato lacag ii keeneen ayna igu yiraahdeen lacagta kaa gashay baan kuu celineynaa ninyahow ee waxan ka bax, shaqadan faraha kala bax. Aniguna waxaan ku iri, 'weli waxaan hayaa macankeedii aan ku talagalay in aan ku shaqeeyo, meel aan u baxana ma hayo arrintan waan usoo tafa xeeytay'." Ayuu yidhi Jaamac.Wuxuu sheegay in dumar badan ay bartilmaameedsanayaan goobtiisa si ay gacanta ugu dhigaan isla markaana uu heegan ugu jiro sidii uu u horumarin lahaa ganacsigiisa."Laakinse, dumar badan waxay dadaal ugu jiraan helitaanka meeshan si ay shaqadan ragga uga dhex saaraan" ayuu yiri Jaamac oo hadlayay BBC-da.Jaamac wuxuu sheegay in sababta dumar badan uu damac uga galay mehraddiisa ay tahay inay ku taallo goob mashuuql ah oo ganacsiga shaaha caan ku ah."Waxaan ku adkeystay in aan shaqadeydii sii wato, sidaas ayaan ku diray dumarkii"Qalabkan kuma ciyaari kartid maqalka iyo muuqaalka"Mehraddan shaaha la yiraahdo rag baa lahaaye halaga shaqeysto"Jaamac wuxuu hoosta ka xariiqay in shaah karinta ay dan u geysay sidaas darteedna wuxuu ku doodayaa in markii uu dhex galay uu ogaaday in sideedaba ragga uu lahaa shaqadan."Wakhtigan maanta boqolkiiba sagaashan shaqadan aan gacanta ku hayo haween baa gacanta ku haya, aniguna waxa shaaha aan ugu tafa xeytay ayaan qabaa, kow wax soo saarkeygu in uu noqdo in aan wax kasoo saaro shaahaas shiilan anigoo cidna u jeedin ganacsigeeda ayaan ragga waxaan leeyahay mehradda shaaha la yiraahdo rag baa lahaaye halaga shaqeysto.""Aniga marka hore biyaha ayaan karkariyaa, waxaan biyaha ku kariyaa bahal beyliso la yiraahdo, xaabo ayaana ku shidaa, dhuxul la gubay kuma kariyo, markey biyuhu karkaraan ka bacdi waxaan ku wareejiyaa kirli, sokorta marka ay bislaato caleenta ayaan ku shubaa markaas kadib ayaana caano ku daraa," ayuu yiri Jaamac.Wuxuu sheegay in "Shaqadan uu ka tegi karo marka uu dalaco oo uu darajo wacan ka gaaro".