Wednesday, November 25, 2020

Safarka Jig jiga uu ku tegay Prof. Cali Khaliif Galleyr & Ujeedka ONLF Oo…

Facebook

Twitter

Google+

Pinterest

WhatsApp

Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadenia Dr Abdirahman Sh Mahdi Maadey aya Maanta Magalada Jigjiiga ee Caasimada Ogadenia Qado Sharaf ugu usameeyay Madaxweynihii Hore ee Mamulki Khatumo Cali Khalif Galayr oo Dhawan Soo Gadhay Magalada Jigjiiga

Gudoomiyaha ayaa Waxa Casuumaadan ku Weheliyay Qaar kamida Golaha dhexe iyo Gudidiisa Fulinta ayaa kadhacday Hotel Istanbul.

ONLF ayaa waxay sameysay isbadelo waa weyn islamarkaana tan iyo 2018-kii markii ay Dawlada Itoobiya la heshiiyeen waxay heleen taageero badan.

Facebook

Twitter

Google+

Pinterest

WhatsApp

Related Articles

Daawo: Laftagareen oo weerar culus ku qaaday musharraxiinta Ku Shirsan Muqdisho

https://www.youtube.com/watch?v=wixsohD0-O4&feature=youtu.be&fbclid=IwAR3k-ZilOaDoC8j-B_FmJbmjc1qYrkyGrKcRg6g_RGoQ31JYJ4kYKOs-NNw

Argentina’s Maradona, one of soccer’s greatest, dies aged 60

Argentina’s Diego Maradona, widely regarded as one of the world’s greatest footballers, die Beloved in his homeland after leading Argentina to win the 1986 World Cup and adored in Italy after taking Napoli to two Serie A titles, Maradona was a uniquely gifted player and charismatic figure, but also battled demons off the field. Maradona, […]

XOG: Madaxweyne Farmajo oo Amray Cumar Filish abaabulka Shirar & dibadbaxyo ka dhan ah Musharixiinta..

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qaaday tallaabadii ugu horeysay ee uu uga jawaabayo culeyska kasoo food saaray musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha ee toddobaadkan ku shirayay magaalada Muqdisho. Xogta ay heshay Goobjooge ayaa sheegeysa in Madaxweyne Farmaajo uu guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Filish) ku amray inuu abaabulo shirar iyo dibadbaxyo looga horjeedo musharixiinta Madaxweynaha ee mucaaradka, laguna taageerayo dowladda iyo qorshaheeda Doorashada. Ad Shirarka oo uu maalgelinayo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa la filayaa inay Berri degdeg uga ka bilowdaan Hoteelo ku yaalla Muqdisho, waxaana shirka ugu horeeya ka qeyb galaya Odayaasha beelaha Hawiye iyo siyaasiyiinta beeshaasi ee taabacsan Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Rooble oo qaarkood ay dhowaan kasoo muuqdeen baraha bulshada. Qorshaha ugu horeeya ee uu doonayo Madaxweyne Farmaajo inuu uga hortegayo Musahrixiinta xilka Madaxweynaha ee ka horjeeda ayaa noqday abaabulka siyaasiyiin iyo Odayaal kasoo jeeda Beelahooda, taasoo muujineysa inuusan diyaar u ahayn tanaasul. Dhaqaalaha Gobolka Banaadir ayaa madaxweynayaashii xukunka isaga danbeeyay u adeegsadaan danahooda siyaasadeed xilli aanay caasimaddu helin wax horumarin ah ayna ka muuqdaan dhaawacyadii Roobabkii u danbeeyay u geysteen. Warar Xul ah

Stay Connected

21,097FansLike
2,452FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Musharixiinta ku shirsan Muqdisho oo sheegay inay arrimo badan ku fashilantay Dowladda Farmaajo

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maalintii Shanaad oo xiriir ah waxaa ay kulan ku yeesheen Magaalada Muqdisho, iyaga oo ka hadlayay Arrimaha doorashooyinka iyo walaac ay ka qabaan Guddiyada doorashooyinka. Maanta ayaa qorshuhu ahaa in Shirka la soo geba-gabeeyo, hayeeshee waqti dheeraad ah ayaa lagu daray sababo la xiriira wadatashiyada ay musharixiinta la yeelnayaan qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo dadka saameynta leh oo weli socda. Afhayeenka Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Ridwaan Xersi Maxamed ayaa sheegay in musharixiinta ay aad uga doodeen, halka dalka uu ku socdo halka uu ka yimid iyo sida laga yeelayo. Sidoo kale waxaa uu sheegay in Maalmihii uu Shirka socday ay isla eegeen waxyaabo badan oo uu sheegay inay ku fashilantay Dowladda Madaxweyne Farmaajo, sida wax ka qabashada Ammaanka, Dhaqaalaha, Dastuurka dalka, iyo maqaamka Muqdisho. Ugu dambeyn Afhayeenka Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Ridwaan Xersi Maxamed waxaa uu sheegay in waxyaabihii ay ka hadlayeen maalmihii la soo dhaafay iyo Go’aankooda ay ku sheegi doonaan Warmurtiyeedka ay Maalinta berito ah soo saari doonaan. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleXiisad ka taagan xadka u dhaxeeya Itoobiya iyo Kenya Next articleDagaal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka bilowday degaannada Maamulka K/Galbeed.

Dagaal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka bilowday degaannada Maamulka K/Galbeed.

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Taliyaha Ciidamada qeybta 60-aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Maxamed Sheekh Ciirow ayaa sheegay in degaannada Koonfur galbeed ay ka bilaawdeen diyaar garoow ku aadan howlgal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab. Taliyaha oo faah faahiyay kulan dhex-maray Ra’iisul Wasaare Rooble Taliska Ciidamada xoogga qeybta 60aad iyo AMISOM in la isku afgartay in la bilaabo dagaal iyo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab. Waxaa uu sheegay Taliyuhu in Ciidamada xoogga dalka ay la socdaan dhaq dhaqaaqyada Al-Shabaab ay ka wadaan degaannada Koonfur Galbeed, iyada oo la guda galayo xilli doorasho, isla markaana Ciidamada ay u diyaarsan yihiin inay ka hortagaan falalka amni darro oo ay geysan karaan. Dhanka kale Taliyaha Ciidamada qeybta 60aad ee Ciidamadaa ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli mararka qaar Xubno ka tirsan Ururka AlShabaab ay weeraro ka geystaan degaannada koonfur Galbeed, isla markaana xalay degmada Waajid ay ku dileen Askari ka tirsan Ciidamada dowladda, xaasikiisa iyo Carruurtiisa. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleMusharixiinta ku shirsan Muqdisho oo sheegay inay arrimo badan ku fashilantay Dowladda Farmaajo