Wednesday, October 21, 2020

Ramla Ali signs multi-fight deal with Eddie Hearn’s Matchroom Boxing – NewsChain

Related Articles

Shaxda Rasmiga Ah Ee Ajax Vs Liverpool & Man City Vs Porto: Shaxda Ay Klopp Iyo Guardiola Ku Soo Galeen Kulanka.

Tababaryaasha Jurgen Klopp iyo Pep Guardiola ayaa soo saaray shaxaha ay kaga hor tagi doonaan kooxaha Ajax iyo porto tartanka champions League. Jurgen Klopp ayaa shaxdiisa daafaca ka ciyaarsiiyay xiddiga Fabinho isaga oo khadka dhexe ku bilaabay xiddiga da’yarka ah ee Jones, Milner iyo Wijnaldum. Klopp ayaa shaxdiisa uu ku bilaabay kulanka ka reebay xiddiga Jordan Henderson Dhanka kale Pep Guardiola ayaa shaxdiisa ku bilaabay xiddigihii uu ku bilaabay kulankii Arsenal isaga oo kaliya hal is badal ku sameeyay kaas oo ah in uu xiddiga Garcia ku soo celiyay shaxdiisa. Shaxda Rasmiga Ah Ee Ajax Vs Liverpool: Ajax: Onana, Mazraoui, Schurrs, Martinez, Tagliafico, Gravenberch, Klaassen, Blind, Neres, Kudus, Tadic. Kaydka: Stekelenburg, Kotarsi, Alvarez, Klaiber, Huntelaar, Promes, Ekkelenkamp, Labyad, Traore. Liverpool: Adrian, Alexander-Arnold, Gomez, Fabinho, Robertson, Wijnaldum, Milner, Jones, Salah, Firmino, Mane. Kaydka: Kelleher, Jaros, Henderson, Minamino, Jota, Shaqiri, Origi, R Williams, Cain, N Williams. Shaxda Rasmiga Ah Ee Man City Vs Porto: Man City: Ederson, Walker, Dias, Garcia, Cancelo, Gundogan, Rodrigo, Mahrez, Bernardo, Sterling, Aguero Kaydka: Steffen, Carson, Stones, Zinchenko, Torres, Fernandinho, Foden, Nmecha, Doyle, Harwood-Bellis, Palmer, Bernabe Porto:

Ciidan Ka Tirsan Dowladda iyo Maleeshiyaad Ku Dagaalamay Cadaado

Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaal caawa ciidamo ka tirsan Nisa iyo maleeshiyaad ku dhexmaray magaalada Cadado ee gobolka Galduud, waxaana lasoo sheegayaa khasaare ka dhashay israsaaseyntooda. Sida Goobjoog News uu u xaqiijiyey qof ku sugan Cadaado dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamo maleeshiyo beeleed ah ay weerareen fariisin ay ciidamada Nisa ku la haayeen, waxaana jira deganaan aan cago ku taagneyn. , Inta la xaqiijiyey labo qof oo mid kamid uu yahay maleeshiyadii dagaalka soo qaaday iyo qof shacab ah ayaa ku dhaawacmay, waxaana jira is aruursi ay wadaan labada dhinac sida ay sheegayaan wararka wararkii ugu dambeeyey,  ka Lasoco Goobjoog  Newswixii  kasoo  kordha

Hantida ka burburtay Cabdiraxmaan Cabdishakuur

21st October 2020  admin  Category : WARAR: AF SOOMAALI Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadajir ee Soomaaliya ayaa soo bandhigey hantida Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku waayey weerarkii lagu qaaday 2017-kii: Xisbiga ayaa sheegey in hoggaamiyahooda ay ka maqan yihiin hantidan hoose: Gaadhi aan xabbadu karin oo ah $85,000. Apple Mac Computer Galaxy Mobile 3 Suud, 4 Surwaal, 7 Shaati Hugo Boss Perfume [Cadar]. Hard Disk Laptop Surface pro 4 Iphone 6+ Glaxy 9 $35,000 British Passport Apple Disktop 2 Ookiyaal Post navigation ← Diiwaan gelin Beeleed

Stay Connected

20,886FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Douglas Costa oo niyadjabiyay Robert Lewandowski kaddib markii uu ka doorbiday Cristiano Ronaldo

(Munich) 21 Okt 2020. Douglas Costa ayaa ka xanaajiyay taageerayaasha kooxda Bayern Munich isagoo ku adkeystay in Cristiano Ronaldo uu aad uga fiican yahay xiddiga iyo gooldhaliyaha kooxda Bavarian-ka ee Robert Lewandowski. Douglas Costa ayaa qaab amaah ahaan ugu soo laabtay kooxda Bayern Munich, kaddib markii uu kaga soo dhaqaaqay naadiga Juventus, si uu u helo fursad uu ku ciyaaro kulamo badan. Xiddiga reer Brazil ayaa wareysi uu bixiyay wuxuu ku sheegay: “Waxaan doonayay inaan ku laabto Bayern Munich muddo dheer…. aad ayaan ugu faraxsanahay halkan”. “Waxaan marwalba laxiriiri jiray asxaabteydii hore sida Manuel Neuer, Jérôme Boateng, Thomas Muller iyo Joshua Kimmich… waligey ma lumin xiriirkooda”. ”Waxa aan helay dalabyo kale ka hor inta aan ku biirin kooxda Juventus, waa koox weyn waana mid ka mid ah kooxaha ugu fiican yurub, waxaan doonayay inaan kula guuleysto Juve tartanka Champions League”. “Laakiin nasiib ayaan lahaa maxaa yeelay wax badan ayaan la soo ciyaaray xiddigo waa weyn xirfadeyda sida Neymar oo xulka qaranka Brazil ah iyo Cristiano Ronaldo oo Juventus ah”. “Hada waxaan la ciyaarayaa Robert Lewandowski, oo ah kan ugu fiican yurub, haddii aad kaliya fiiriso rikoorada, waxaad xaqiijin doontaa qiimahiisa… waxaana jira kaliya Cristiano Ronaldo oo ka sareeya”. Gool FM.

Guti Oo Magacaabay Laba Xiddig Oo Go’aamin Kara Kulanka El Clasico

ATLETICO DE MADRID VS REAL MADRID.DERBI DIVISIÓN DE HONOR JUVENIL. 6 DE NOVIEMRBE DE 2017 Xiddigii hore ee kooxda Real Madrid Guti ayaa shaaca ka qaaday laba xiddig oo go’aamin doona kulanka El Clasico ee horyaalka La Liga ku dhexmari doonta kooxaha Real Madrid iyo Barcelona.Kulanka El Clasico ayaa la ciyaari doonaa maalinta Sabtida kulanka oo ka dhici doona garoonka Camp Nou kulan ka tirsan horyaalka La Liga. Ka hor Kulanka Sabtida Halyeeyga Real Madrid ee Guti ayaa sheegay labada xiddig ee saamaynta ku yeelan kara kulanka ama go’aamin kara kulanka. “Shaki la’aan Barcelona waxa u go’aamin kara Ansu Fati, Real Madrid-na Vinicius”Ayuu yidhi. “Labadooduba waa xiddigo tayo leh kuwaas oo leh saamayn fiican wax badana ku soo kordhin doona horyaalka La Liga”.