Thursday, November 26, 2020

Ra'iisul Wasaare Boris Johnson oo maanta laga sugayo go'aan adag

Maanta oo Talaada ah ayey dadweynuha Britain dhagaha u wada taagayaan xanibaadyo dheeri ah oo mar labaad loo soo rago sababo la xiriira tirada sii kordhaysa ee kiisaska xanuunka Covid-19 ee dalka Britain.

Boris Johnson waxaa uu ka baaraan-dagayaa haddii uu go’aan adag qaadan doono maalmaha soo socda, kuwaas oo lagu adkaynayo talaabo kasta oo lagula dagaalamayo in uu fayraskani uu sii laba kacleeyo mar labaad.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu wadaa in taleefishinka kala hadlo bulshada Britain si u sharaxo sharciyada cusub maalin uun kadib markii la taliyayaasha sar sare ee caafimaadku ay sheegeen in bartamaha October uu cudurku maalin walba ku dhici doono 50,000 oo qof isla markaana ay u dhiman karaan 200 oo qof maalin walba, haddii sida xaalku hadda yahay aysan waxba iska badalin.

Isla maanta oo talaada ah Boris Johnson ma howlyara oo waxaa uu shir-gudoomin doonaa kulanka gaarka ah ee amniga diiradda lagu saaro ee loo yaqaano Cobra isaga oo ay wehelinayaan xubnaha gollohiisa Wasiiradda.

Waxay qayb ka tahay maalin mashquul ah RW, inta lagu gudajiray sidoo kale wuxuu shir gudoomin doonaa shirarka guddiga xaaladaha degdegga ah ee Xukuumadda iyo Golihiisa Wasiirada.

Boris Johnson ayaa lagu wadaa oo ay suuragal tahay in marka hore uu la hadli doono mudanayaasha baarlamanka, kadibna fiidkii ayuu waxa uu ka sheego baarlamanka la wadaagi doonaa dadweynaha.

Related Articles

CIA Officer Killed in Somalia Is 136th Known to Have Died Serving Spy Agency

ACIA officer has reportedly been killed in combat in Somalia. The officer, said to be a former Navy SEAL, died in recent days, according to the New York Times, which first reported the story and quoted current and former U.S. officials. The unnamed individual is the 136th CIA officer known to have been killed on […]

Dagaal culus oo ka dhacay garoon diyaaradeed oo ku yaalla dalka Itoobiya

Addis Ababa (Caasimada Online) – Garoonka diyaaradaha ee muhiimka ah ee ku yaalla magaalada Aksum ee waqooyiga Itoobiya ayaa isku bedelay goob dagaal, kadib markii ay ku dagaalameen ciidamo kala taabacsan dowladda federaalka iyo maamulka Tigrayga. Millateriga dowladda Itoobiya ayaa gebi ahaanba la wareegay gacan ku haynta garoonkaasi, sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo taabacsan millateriga Itoobiya, taasi oo keentay in ciidamada Tigrayga ay weerar ka geystaan garoonkaas. Xoogaga gaarka ah ee Tigrayga ayaa weerar aan kala joogsi laheyn ku hayay dhowrkii maalmood ee u dambeeyay garoonkaasi, iyagoo bur-bur xoog leh gaarsiiyay dhabaha ay ku ordaan diyaaradaha, sida ay baahisay warbaahinta dowladda. Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa baahisay sawiro u muuqda garoonka magaalada Aksum, kaasi oo uu ka muuqdo bur-bur xoogan, isla markaana laga dheehan karayo dhufeysyo laga sameeyay gudaha garoonka. Sidoo kale dowladda ayaa hore u baahisay inay gacanta ku dhigtay garoonkaasi, inkasta oo uu hoggaamiyaha Tigray, Debretsion Gebremichael oo 19-kii bishan la hadlay wakaaladda wararka ee Reuters uu sheegay inay gacantooda ku jirto magaalada Aksum oo ku yaalo garoonku. Debretsion ayaa si cad u kala sheegin in garoonka uu ku jiro gacantooda iyo in kale, midaasi oo sarre u qaadeysa sheegashada dowladda federaalka Itoobiya oo soo bandhigtay sawirada bur-burka. Si kastaba, waxa xiligan adag in warbaahinta madax-banaan ay xaqiijiso sheegashada labada dhinac, maadama ay weli go’antahay isgaarsiinta gobolka oo uu ka socdo dagaal xoogan. Let’s block ads! (Why?)

Sarkaalkii CIA-da oo lagu Dilay Soomaaliya

Sarkaal ka tirsan CIA-da ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay dagaalka ka socda Soomaaliya. Sarkaalkaan oo la sheegay inuu ahaan jiray Navy SEAL ayaa dhintay maalmihii la soo dhaafay sida ay qortay jariidada New York Times oo markii ugu horeysay qortay sheekadan isla markaana soo xigatay saraakiil Mareykan ah oo hada iyo kuwii horeba. […]

Stay Connected

21,102FansLike
2,455FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

VOA oo kulan dadweyne ku qabatay Garoowe

Download Audio