Thursday, October 29, 2020

Qaar kamid ah Odayaasha soo dhisaya maamulka Hirshabelle oo gaaray Jowhar (Daawo Sawirada)

Facebook

Twitter

Google+

Pinterest

WhatsApp

– Advertisement –

Waxaa maanta magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle gaaray qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Baarlamaanka labaad uu yeelanayo dowlad goboleedka Hirshabelle.

Odayaashan waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan maamulka Hirshabelle iyo waxgarad, waxaana loo galbiyay Odayaasha goob gaar ah oo loo diyaariyay in ay degaan.

Waxaa sidoo kale la filayaa maalmaha soo aadan in magaalada Jowhar gaaraan odayaal kale oo wax kasoo xulaya Xildhibaanada maamulka Hirshabelle oo dhawaan la filayo in lagu soo dhiso Jowhar.

Guddiga qaban qaabada Doorashada iyo dhismaha baarlamaanka labaad ee Hirshabelle ayaa dhawaan ugu baaqay Odayaasha dhaqanka beelaha dega Hirshabelle in ay soo gaaraan Jowhar si ay usoo xulaan Xildhibaanada ku matalaya maamulka Hirshabelle.

Qaar kamid ah beelaha dega Hirshabelle ayaa saluugsan sida uu u socdo dhismaha maamulka Hirshabelle, waxa ayna waxgaradka iyo siyaasiyiinta beelahan ku eedeeyeen Villa Soomaaliya in ay bur bur u horseedeyso Hirshabelle.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
[email protected]

– Advertisement –

This post first appeared on Allbanaadir.com. Read the https://www.allbanaadir.org/?p=167972original article

Related Articles

US Focused on Disrupting Finances for Somalia's Al-Shabab

BY EDITH M. LEDERER, Associated Press Thursday October 29, 2020 FILE - In this Feb. 13, 2012, file photo, an armed member of the militant group al-Shabab attends a rally on the outskirts of Mogadishu, Somalia. An American military airstrike in Somalia more than a year ago killed two civilians and injured three others, U.S. Africa Command is acknowledging in a new report expected on Monday, April 27, 2020. (AP Photo, File) THE ASSOCIATED PRESS UNITED NATIONS (AP) — The United States strongly backed efforts to disrupt the illegal financing methods used by Somalia’s al-Shabab extremist group, which according to U.N. experts raised more than the $21 million it spent last year on fighters, weapons and intelligence. U.S. Ambassador Kelly Craft told the Security Council on Wednesday the Trump administration is committed to partnering with other countries and using U.N. sanctions to counter al-Shabab's “financing of terrorism” and the threat from homemade bombs the group is making. The United States also remains focused on limiting the ability of al-Shabab to conduct attacks against civilians, she said. The Security Council was focusing on the panel of experts whose latest report stresses the continuing impact of al-Shabab’s operations not only in Somalia but in neighboring Kenya. Ads By Google “The threat posed by al-Shabab to peace, security and stability in Somalia goes beyond the impact of the group’s conventional military action and asymmetric warfare to include sophisticated extortion and `taxation’ systems, child recruitment practices and an effective propaganda machine,” the report said. Al-Qaida-linked al-Shabab remains the most active and resilient extremist group in Africa, controlling parts of southern and central Somalia and often targeting checkpoints and other high-profile areas in the capital, Mogadishu. It has fired several mortars this year at the heavily defended international airport, where the U.S. Embassy and other missions are located. The panel said al-Shabab lost territory as a result of military operations by the Somali National Army and the joint U.N.-African Union peacekeeping force and the increased intensity of airstrikes “by international actors,” including the United States. But since last December, it said the group was able to carry out three large-scale complex attacks, including on a U.S.-Kenyan military base in January and Mogadishu’s Elite Hotel in August. The experts stressed that military operations against al-Shabab “must be accompanied by non-military efforts to degrade the group’s capacity and combat its propaganda.” The panel of experts focused on one al-Shabab “taxation” checkpoint in Lower Juba, the group’s extortion of businesses in Kismayo, and two bank accounts associated with the group’s collection of taxes on imports into the port in Mogadishu, and “zakat” -- an annual religious obligation. Its investigation found that al-Shabab generated approximately $13 million in these four case studies alone. It assessed that the group remains “in a strong financial position and is generating a significant budgetary surplus, some of which is invested in property purchases and businesses in Mogadishu.” The experts’ report said the Somali government has taken steps to strengthen the country’s financial sector to combat terrorism financing through legislation and oversight, and the private sector has also implemented measures to protect its systems. The government, supported by the U.N. Office on Drugs and Crime and the panel, is developing a disruption plan for al-Shabab finances that builds on current reforms and requires engagement from across government, the private sector and the international community, the report said. Belgium’s U.N. Ambassador Philippe Kridelka, who chairs the Security Council committee monitoring an arms embargo and other sanctions against Somalia, reported on the panel’s work Wednesday, emphasizing its financial analysis of al-Shabab’s revenue and insights from the U.N. Office on Drugs and Crime into the trafficking of improvised explosive device components. In their 2019 report, the experts said al-Shabab was manufacturing its own explosives, and in the latest report they said IEDs continue to be its “primary weapon of choice.” The panel said an analysis by the U.S. Federal Bureau of Investigation confirmed that al-Shabab was using nitroglycerine as an explosive, potassium nitrate as an oxidizer, and charcoal as fuel in some explosives — and it said the group was using a variety of switches to trigger explosions. Craft, the U.S. ambassador, said: “Addressing the ongoing al-Shabaab threat requires close cooperation between the federal government of Somalia, the Somali private sector, and international partners in order to disrupt their sources of financing.” “We are encouraged to learn this cooperation has been gaining momentum,” she said. Craft also urged council members to renew the U.N. sanctions next month, including a ban on IED components. Germany’s U.N. Ambassador Christoph Heusgen welcomed the panel’s improved cooperation, saying it is needed to tackle “the continuing challenge that al-Shabab poses to the stability and security of the country.” Therefore, he said, “it is very important that the sanctions regime will be continued to really prevent al-Shabab to do what they try to do.” Russia’s Deputy U.N. Ambassador Anna Evstigneeva said Moscow considers sanctions, including the restrictions on IED components, an important instrument to assist the Somali government in establishing peace and security. But she stressed that sanctions “should under no circumstances be an impediment" to the Somali National Army in the fight against al-Shabab. advertisements   Ethiopia: Authorities ban protests as “illegal and unnecessary” - Amnesty US Says 'Very Real' Risk Of Turkey Sanctions Over Russian Arms - AFP Are Somali Americans the Swing Vote of the Future? - Ozy Chair of Security Council’s Somalia Sanctions Committee Details Expert Group’s Findings on How Extremist Group Al-Shabaab Funds Activities - UN News

Dagaalka Azerbaijan iyo Armenia: Xaaska Ra'iisul Wasaaraha Armenia oo sheegtay inay qaadaneyso tababar militari

14 Daqiiqadood ka horXigashada Sawirka, Getty ImagesAnna Hakobyan oo ah xaaska Ra'iisul Wasaaraha Armenia ayaa shaacisay inay qaadan doonto tababar militari si ay uga qeybgasho dagaalka dalkeeda uu kula jiro Azerbaijan.Hakobyan oo 42 jir ah waxay barta Facebook ay ku leedahay ku sheegtay "In sababta ay u gaartay go'aankaas uu yahay sidii ay u difaaci laheyd xudduuda Armenia""Laga bilaabo berri aniga 13 haween ah oo kale waxaan bilaabeynaa qaadashada tababar militari, maalmo kaddib waxaan tegi doonaa deegaanada xudduudda ah, mana ogolaaneyno in dhulkeena iyo dalkeena uu la wareego cadawga"Wararka waxay sheegayaan in wiil uu dhalay Ra'iisul Wasaaraha Armenia uu ku sugnaa furriimaha hore ee dagaalka tan iyo horraantii bishan.Xigashada Sawirka, ANNA HAKOBYANNikol Pashinyan waxay ugu baaqday shacabka Armenia inay kusoo biiraan ciidammada si ay uga qeyb qaataan dagaalka ay kula jiraan Azerbaijan, dagaalkaas oo haatan galay toddobaadkii shanaad.Waxaa qeybo kamid ah gobolka Nagorno-Karabakh ka socdaa dagaalka xooggan oo u dhexeeya ciidamada Armenia iyo kuwa Azerbaijan.Tobonaan kun oo qof ayaa ka qaxay dagaalka halka kumanaan ciidan ah iyo boqolaal qof oo rayid ah ay kaga dhinteen dagaalka labada dhinac, waxaana ku dhaawacmay boqolaal shacab ah.Dagaalka u dhexeeya Azerbaijan iyo Armenia ayaa ka dhashay muranka ku aadan gacan ku heynta gobolka Nagorno-Karabakh kaas oo bilowday horraantii sagaashamaadkii.Labada dhinac waxay isku jeedinayaan eedeynta ah in dagaalka mid-ba midka kale uu ku soo qaaday.Nagorno-Karabakh waa gobol dhaca dalka Azerbaijan, waxaana inta badan ku nool shacab kasoo jeedo Armenia oo taageera ka hela dhinaca Armenia.

Ciidanka Haramcad oo la geeyay Cabud-waaq & dur howlgal ay bilaabeen

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska gaarka ah ee Haramcad oo shalay gelinkii dambe ay dowladda Soomaaliya geysay degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay baadi goobayaan maleeshiyaad dad ku dilay degmadaas. Rag hubeysan ayaa shalay gelinkii hore rasaas ku furay Maqaaxi dad farabadan ay fadhiyeen oo ku taalla degmada Cabudwaaq, waxaana rasaastaas ku geeriyooday laba ruux oo aad looga yaqaanay degmada, iyada oo raggii falkaasi geystay ay baxsadeen. Wararka laga helayo degmada Cabudwaaq ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Booliska Haramcad oo kaashanaya Ciidamada booliska ku sugan degmada Cabudwaaq ay Xaafadaha degmadaas iyo degaannada ku dhow dhow ay ka wadaan howlgallo ay ku baadi goobayaan dadkii ka dambeeyay dilkaas. Taliyaha Booliska Qeybta Gobolka Galgaduud  Korneyl Dhagahoor ayaa  sheegay in Ciidamada aysan joojin doonin howlgalka ilaa iyo inta ay gacanta uga soo dhigayaan dadkii ka dambeeyay dilka loo geystay labada Ruux ee Shacabka ahaa. Dilalka la xiriira aanooyinka qabiil ayaa horay waxaa ay uga dhaceen tuulooyin hoostaga degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, waxaana jirtay heshiis la dhex-dhigay beelaha dagaalamay, wallow dagaalkooda uu yahay mid soo laab laabtay. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

Stay Connected

20,936FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Soomaalida Australia oo dib u furay goobihoodii ganacsiga

MELBOURNE — Magaalada Melbourne ayaa guud ahaan dib loo furay ganacsiyada kadib markii uu madaxa gobolka Victoria Daniel Andrews uu ku dhawaaqay, Soomaali badan oo ganacsiiyo ku heysta halkaasi ayaa markiiba dib u furay dib u furay xarumahooda ganacsi oo in ka badan saddax bilood u xirnaa xayiraad lagu soo rogay wariyaha VOA ee Qaarada Australia Ibrahim Cumar Baafo ayaa warbxintan Melbourne kasoo diray.