Monday, October 19, 2020

Osoble oo la weydiiyay 300 oo dollar si loola kulan siiyo RW Rooble & Hadal uu ka Yiri

Facebook

Twitter

Google+

Pinterest

WhatsApp

Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Coosble ayaa sheegay in Irida Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ay taallo Isbaaro lacag lagu qaado.

Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayuu sheegay in qof walba ee doonaya in uu la kulmo Ra’iisul Wasaaraha in laba kamid ah kuwa u qaabilsan protocolka ay dadka weeydiinayaan si loogu balamiyo lacag dhan $ 300 oo Dollar, arrintaasna uu isaga la kulmay.

“Raiisulwasaare Rooble wuxuu noqday raiisulwasaarihii ugu qaalisanaa ee soo mara Soomaaliya. Xafiiskiisa waxaa ka socota howl aan hubo inuusan war u heyn oo ah inaad laaluush bixiso si laguugu gudbiyo. Dacaayad igama aha oo si bareer ah ayaa aniga la ii weydiiyay. Laba ka mid ah kuwa protocolka u qaabilsan ayuu midba si gaar ah ii weydiyay inaan bixiyo lacag 300 dollar ah si la iigu sameeyo ballan official ah ayuu yiri” Cosoble.

Ugu dambeyn waxaa uu sheegay in uu hubo in arrintaasi uusan Ra’iisul Wasaaraha ka warqabin, isla markaana uu yahay fal laga xumaado,waxaana uu sheegay in sida kaliya ee lagu ogeeysiin karo ay tahay Facebook.

Facebook

Twitter

Google+

Pinterest

WhatsApp

Related Articles

Madaxweyne Farmaajo oo Baarlamaanka codsi u diray

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Wasiirka Koowaad ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble soo dhisidda Xukuumad tayo leh oo ka shaqeyn karta hirgelinta qorsheyaasha hortabinta u leh shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, kuwaas oo ay ugu horreeyaan qabsoomidda doorashada, adkeynta amniga iyo sii ambaqaadidda guulihii dhanka dowladnimada ee sanadihii la soo dhaafay la gaaray.Madaxweyne Farmaajo oo ku ammaanay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda tashiyadii ballaarnaa ee uu kala yeeshay qeybaha bulshada soo xulista Golaha cusub ee Xukuumadda ayaa kula dardaarmay dhammaan Golaha Wasiirrada in ay noqdaan masuuliyiin ka tarjuma hamiga iyo himalada ay ku qabaan shacabka Soomaaliyeed xilligaan muhiimka u ah dowlad-dhiska iyo horumarka dalka. Madaxweynaha ayaa ka codsaday Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka ansixinta Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Rooble, si loo dardar geliyo howlaha muhiimka ah ee horyaalla Golaha Xukuumadda, loona gaarsiiyo dalka doorasho hufan oo wakhtigeeda ku qabsoonta. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Alle uga rajeeyey Golaha Xukuumadda ee la magacaabay in uu u fududeeyo masuuliyadda adag ee hortaalla, kana yeelo Gole si daacadnimo iyo wadaniyad leh ugu adeega shacabka Soomaaliyeed. DHAMMAAD

Golaha wasiirada cusub

19th October 2020  admin  Category : WARAR: AF SOOMAALI Madaxweyne Farmaajo oo afar sano ka dib. dib u magcaabay golihiisii Wasiirada. MadaxweyneFarmaajo ayaa goordhow ku dhowaaqay liiska golaha wasiirada cusub iyadoo wajiyo cusub ay ka soo muuqdeen golahan wasiirada cusub. Wasiirada ugu muhiimsan oo xilalkoodii waayay ayaa waxaa kamid ah wasiirka arrimaha gudaha,Gaashaandhigga,Amniga,Warfaafinta,Waxbarashada,Batroolka,Ganacsiga,Howlaha Guud iyo qaar kale. https://www.facebook.com/100005163373994/videos/979719672210136/ Halkan hoose ka aqriso liiska oo dhamaystiran; Magacyada Wasiirada 1  – Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), Ra’iisul Wasaare Ku -Xigeen 2  – Cabdulkadir Mohamed Nur (Jaamac), Wasaarrada Cadaaladda 3  – Cumar Cali Rooble, Wasaarrada Arimaha Diinta iyo Owqaafta 4  – Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasaarrada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka 5  – Gen. Mukhtar Xusseen Afrax, Wasaarrada arrimaha gudaha, federaalka iyo Dib -u heshiisiinta 6  – C/Raxmaan Ducaale Bayle, Wassaaradda Maaliyada 7  – Xasan Xuseen Xaaji, Wasaarrada Gaashaandhigga 8  – Xassan Xundubey Jimcale, Wasaarrada Amniga Guddaha 9   – Axmed Ciise Cawad Wasaarrada Arrimaha Dib iyo Iskaashiga Caalamiga ah 10  – Cabdullahi Abuukar Xaaji, Wasaarrada Waxbarshada iyo Taclinta Sare 11  – Maryan Aweys Jaamac, Wasaarrada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda 12  – Jamaal Maxamed Xasan, Wasaarrada Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta 13  – Saalax Axmed Jaamac, Wasaarrada Arrimaha Dastuurka 14  – Maxamed Cabdullahi Salaad (Oomaar), Wasaarrada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka 15  – Khaliif Cabdi Cumar, Wasaarrada Ganacsiga iyo Warshadaha 16  – Saciid Xusseen Ciid, Wasaarrada Beeraha iyo Waraabka 17  – Cusman Abukar Dubbe, Wasaarrada Warfaafinta iyo Dalxiiska 18  – Cabdi Sheekh Axmed Rooble, Wasaarrada Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada 19  – Xanifa Mohamed Ibrahim, Wasaarrada Haweenka iyo Xuquuqul -insaanka 20  – Cabdullaahi Bidhaan Warsame, Wasaarrada Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda 21  – Cabdirashiid Maxamed Axmed, Wasaarrada Batroolka iyo Macdanta 22  –  Xuseen Maxamud Sheekh Xuseen (Badni), Wasaarrada Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa 23  – Fowsiya Abiikar Nur, Wasaarrada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada 24  – Xassan Cabdi Nur, Wasaarrada Tamarta iyo Biyaha 25  – Duraan Axmed Faarax, Wasaarrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada 26  – Maxamed Adan Mocalim (Somali), Wasaarrada Hawlaha Guud, Guriyeenta iyo Dib -udhiska 27  – Xamze Saciid Xamze Wasaarrada Dhalinyarada iyo Isboortiga Magacyada Wasiiru Dowlayaasha 1  – Xassan Macalin Khaliif, Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada 2 – Cabdixakiim Xasan Ashkir, Wasiiru Dowlaha Ra’iisul Wasaraha 3 – Yusuf Xusseen Axmed Gamadiid, Wasiiru Dawlaha Cadalada 4 –  Maxamud Macalim Yahye, Wasiiru dawlaha Diinta iyo Awqaafta 5 –  Maxamud Xayir Ibrahim, Wasiiru Dawlaha Maaliyadda 6 –  Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maya, Wasiiru Dawlaha Ganacsiga iyo Warshadaha 7 –  Maxamed Cali Xagaa, Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga 8 –  Adan Abdinasir Maxamed, Wasiiru Dawlaha Arrimaha Gudaha 9 –  Shukri Maxamud Afrah, Wasiiru Dawlaha Tamarta iyo Biyaha 10 –  C/llahi Bile Nuur, Wasiiru dawlaha Boostada iyo Isgaarsiinta 11 –  C/raxman Kulmiye Xirsi, Wasiiru dawlaha Gaadiidka Cirka iyo Dhulka 12 –  C/raxman Maxamed Jaabiri, Wasiiru dawlaha Waxbarashada iyo Tacliinta Sare 13 –  Farxan Ali Axmedl Wasiiru Dowlaha Amniga Guddaha 14 –  Abdalla Xaaji Alil Wasiiru dawlaha Qorsheynta 15 –  Maxamed Xaaji Ibrahim Calil Wasiiru dawlaha Dhalinyarada iyo Isboortiga 16 –  Balal Maxamed Osman Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibadda 17 –  Cabdi Axmed Qasim Wasiiru Dawlaha Shaqada iyo Arrimalia Bulshada Magacyada wasiir ku-xigeenada 1 –  Cabdicasiis Maxamed Maxamud (Qambe), Wasaarrada Caddaaladda 2 –  Maxamed Sheekh Adan Hurale, Wasaarrada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta 3 –  Isaaq Maxamed Maxamuud (Abow), Wassaarad Arimaha Gudaha iyo Federalka 4 –  Fahmo Axmed Nur, Wasaarrada Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaha 5 –  Sahra Haji Husseen Ali, Wasaarrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada 6 –  Axmed Xusseen Macalim (Gurey), Wasaarrada Caafimaadka 7 –  C/llahi Sheekh Cali “Qaloocow”, Wasaarrada Maaliyada 8 –  Cabdiraxman Yusuf Alcadaala, Wasaarrada Warfaafinta iyo Dalxiiska 9 –  Abdifatax Qasim Maxamud, Wasaarrada Gaashaandhigga 10 –  Abdirisaq Dahir Mohamoud, Wasaarrada Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa 11 –  Nuuriya Adan Ciise, Wasaarrada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare 12 –  Cabdirashiid Maxamud Xasan, Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka 13 –  Xiis Xassan Adan, Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha 14 –  Dahir Cabdi Cabdullahi (Dr Go,) Wasaarrada Tamarta iyo Biyaha 15 –  Xirsi Aadan Rooble, Wasaarrada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka 16 –  Cadil Sheegow Sagaar, Wasaaradda Amniga Guddaha 17 –  C/raxman Iidaan Yoonis, Wasaarrada Boostada iyo Isgaarsiinta 18 –  Xaamud Cali Xasan, Wasaarrada Beeraha 19 –  Axmed Cumar Islow, Wasaarrada Dhalinyarada iyo Isboortiga 20 –  Lutfi Sharif Maxamed Cumar, Wasaarada Arrimaha Dastuur 21 –  Cabdinasir Xusseen Geedi, Wasaarrada Hawlaha Guud iyo Dib u Dhiska 22 –  Maxamud Abdullahi Siraji, Wasaarrada Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga 23 –  C/llahi Cumar Abshirow, Wasaarrada Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda 24 –  Cali Mohamed Sheikh (Bagadi), Wasaarrada Ganacsiga 25 –  Amiin Ahmed Sheikh, Wasaarrada Macdanta iyo Badroolka 26 –  Mahad Mohamed Xassan, Wasaarrada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

Faalo : – Ma isku shaandheyn baa,mise waa Xukuumad Second Hand ah mise waa mid beegsi Beeleed ah iyo xubno laysu qariyey

Raisal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somaaliyeed Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa ku dhawaaqay, isla markaana Warbaahinta u soo bandhigay Golaha Cusub ee xukumadiisa, kuwaas oo Dalka iyo Dadka u adeegi doona mudada yar ee lagu gudo jiro doorashooyinka.Qaabka loo soo dhisay xukuumada cusub ayaa durbaba waxaa la iska weydiiyey su’aalo farbadan, sidoo kalena waxaa ka abuurmi kara dareen iyo hurgumooyin siyaasadeed oo saameyn ku yeesha beelaha somaaliyeed qarkood iyo guud ahaan ololaha doorashooyinka. Raisal Wasaare Mudane Rooble ayaa sida lagu xamanaayey waxaa muuqta in uu soo dhisay ama uu dib u soo magacaabay xukuumada second hand ah oo u badan midii uu ka tagey Mudane Xasan Cali Kheyre oo laga reebay kaliya shakhsiyaad Villa Somalia iyo hogaanka NISA ay u ciil qabeen. Sidoo kale waxaa laga dheehan karaa in isbadelku xukuumadu uu kaliya saameyey , oo la beegsaday xubnihii heyb ahaan ka soo jeeday Beesha Hawiye ama wadashaqeynta dhow la lahaa, laguna xaman jiray Oday Kheyre. Waxaa meesha laga saaray, oo isku shaandheyntu la kacday dhamaan xubnihii mihiimka ahaa ee ka soo jeeday Beesha Hawiye, halka kuwii dhigooda ahaa ama dhamaan kuwii gacan-saarka la lahaa Madaxweyne Farmaajo ama ka soo jeeday Beesha Daarood loo daayey Wasaaradihii ay mudada dheer soo hayeen !!!!! Hadba haddii uu sidan Barlamaanku ku ansixiyo Golahan Wasiirada cusub waxaa mudada yar ee harsan wadashaqeyntu dhexmari doontaa gole dhinac ka raran oo ka kooban team isku naf ah, mudo dheern soo wada shaqeynaayey, isla markaana rugohoodii jooga iyo xayn cusub oo ku mashquulsan xil tirsasho. Waxaa iyana magacaabida Golaha cusub laga dhex dheehan karaa in saameynta uu Raisal Wasaare Rooble ku leeyahay isku shaandheynta xukuumad cusub ay aad u yar tahay. Tusaale : Labda Xafiis ee Madaxtooyada iyo Agaasinka hayada nabadugida ee NISA waxay list-ga ku soo darsadeen oo xilal Wasiirul-dawlo u magacaaben Shaqaale Waxeedyo hoose iyo lataliyaal ku hayb ah Mudane Madaxweyne Farmaajo iyo Fahad Yasiin : 1. Agaasime Waaxeedka Aarkiifiyada Madaxtooyada Xasan Khaliif ( Beesha Reer Aw Xasan ) Waxaa loo dalacsiiyey Wasiirul-Dawlaha Madaxtooyada. Fiiro gaar : hadda ogow Agaasimaha Madaxtooyada Somaaliya waa Cabdinuur Maxamed ( Beesha Reer Aw Xasan ). 2. Lataliyihii hore ee Madaxweynaha ee arimaha geeska Africa Balal Cusmaan ( Mareexaan,Reer Diini ) ayaa isagna caawa loo dalacsiiyey Wasiirul Dawlaha Arimaha Dibada. Fiiro gaar ah : hadda ogow Xoghayaha joogta ah ee xafiiska Raisal Wasaaraha waxaa ah mudane Cabdirisaaq Caato ( Reer Diini ). Isku soo wada duubow waxaa muuqta in Dalku jiho khaldan uu ku socdo.

Stay Connected

20,875FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Farmaajo oo ka hadlay Magacaabida Golaha Wasiirada cusub, kana codsaday..

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Wasiirka Koowaad ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble soo dhisidda Xukuumad tayo leh oo ka shaqeyn karta hirgelinta qorsheyaasha hortabinta u leh shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, kuwaas oo ay ugu horreeyaan qabsoomidda doorashada, adkeynta amniga iyo sii ambaqaadidda guulihii dhanka dowladnimada ee sanadihii la soo dhaafay la gaaray. Madaxweyne Farmaajo oo ku ammaanay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda tashiyadii ballaarnaa ee uu kala yeeshay qeybaha bulshada soo xulista Golaha cusub ee Xukuumadda ayaa kula dardaarmay dhammaan Golaha Wasiirrada in ay noqdaan masuuliyiin ka tarjuma hamiga iyo himalada ay ku qabaan shacabka Soomaaliyeed xilligaan muhiimka u ah dowlad-dhiska iyo horumarka dalka. Madaxweynaha ayaa ka codsaday Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka ansixinta Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Rooble, si loo dardar geliyo howlaha muhiimka ah ee horyaalla Golaha Xukuumadda, loona gaarsiiyo dalka doorasho hufan oo wakhtigeeda ku qabsoonta. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Alle uga rajeeyey Golaha Xukuumadda ee la magacaabay in uu u fududeeyo masuuliyadda adag ee hortaalla, kana yeelo Gole si daacadnimo iyo wadaniyad leh ugu adeega shacabka Soomaaliyeed. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleAkhriso Magacyada & Qabiilada Wasiirada cusub ee caawa lagu dhawaaqay

Ethiopia violence fuelled by fighters trained in Sudan: PM Abiy

Regions of Ethiopia Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed said Monday that fighters involved in recent attacks on civilians in the west of the country were receiving training and shelter in neighbouring Sudan and that Khartoum’s assistance was needed to stabilise the area. Abiy’s government had previously said little about what was driving the violence in the Benishangul-Gumuz region, which opposition politicians have described as ethnically motivated. At least 12 people were killed in an attack in the region’s Metekel zone last week, while at least 15 died in a similar attack in late September. “In Blue Nile state, hundreds of people are receiving training and are being armed with modern weapons,” Abiy told lawmakers Monday, referring to the restive state in Sudan. “While successive measures have calmed the situation, (the assailants) cross to Blue Nile state, and when it’s peaceful and people are complacent they come back.” Restoring peace “not only requires much effort from us, but also from the government on the other side of the border”, Abiy said. Opposition politicians — notably from the Amhara ethnic group, Ethiopia’s second-largest — have for weeks been sounding the alarm about what they say is a targeted campaign by ethnic Gumuz militias against ethnic Amhara and Agew living in Metekel. They say more than 150 civilians have been killed in the attacks, figures that could not be independently verified. Abiy did not provide a detailed explanation for the violence, who exactly the fighters were, or give a death toll. He did say hundreds had been arrested in clean-up operations involving the military. He also said, without providing details or evidence, that at least some of the fighters want “to cut the road leading to” the Grand Ethiopian Renaissance Dam, a massive hydropower project on the Blue Nile River that has been a long-running source of tension with downstream neighbours Sudan and Egypt. Abiy warned of future violence in the area. “There has been a comprehensive operation to clean the area, but this isn’t enough,” he said. “If the source isn’t dried up, it’s inevitable sooner or later there will be attacks on citizens.” Source: AFP