Saturday, October 24, 2020

Ninkii uu aaskiisa baadqay ee maalintii xigtay loo tagay isagoo nool

5 Daqiiqadood ka hor

Nin u dhashay dalka Hindiya, oo 74 jir ahaa ayaa qabsaday hadal-heynta shacabka ka dib markii laga soo badbaadiyay tallaagadda meydadka lagu keydiyo. Ninkan ayaa markii hore firinjeerka la galiyay isagoo si khaldan loogu maleeyay inuu geeriyooday.

Waxaa loo ballansanaa in maalinta xigta la aaso, maadaama kooxda howshaas fulin lahayd ay sheegeen inay maalintaas mashquul ahaayeen.

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday gobolka Tamil Nadu ee dalkaasi Hindiya. Ma cadda sababta keentay in Balasobramaniam marki hore la yirahdo wuu geeriyooday sidaasina lagu geliyo firinjeerka meydadka lagu keeydiyo ilaa maalintii xigtay.

Shaqaalaha qaabilsan iney isbitaalka ka qaadaan meydka oo ay geeyaan goobta aaska loogu sameeynayo ayaa waxay arkeen ninkan oo gariiraya waxayna dareemeen inuu weli nool yahay. Waxaa markiiba loo gudbiyay isbitaal kale.

Hase yeeshee Balasubramaniam ayaa hadana shaaciyay inuu Jimcihii geeriyooday.

Doctor Balajinathan, oo ah maamulaha isbitaalka dowladda ee ku yaalla magaalada Salem ayaa sheegay in ninka uu u muuqday nin hurda markii tallaagadda laga soo saaray kadib, waxa uuna markii dambe u geeriyooday dhibaato la xiriirta sanbabbada.

Waxa uu BBC-da u sheegay ineysan cadeyn inta saacadood ee uu subramanium ku jiray firinjeerka meydadka.

Kaddib markii Isniintii dhakhtar ka hawgala isbitaal si gaar ah loo leeyahay uu shaaciyay geerida subramanium ayay qoyskiisa maamulaha qaabilsan aaska ka codsadeen in meydkiisa loogu keydiyo firinjeerka.

Waxaana qoyskiisa lagu wergeliyay in maalinta Talaadada ah aas loo sameyn doono.

Maamulaha qaabilsan aaska ayaa sheegay in wiil la dhashay Balasubramaniam uu u sheegay inuu hayay warqad uu saaxiixay dhakhtarka taasi oo muujineysa geerida walaalkii.

Taliyaha booliska ayaa sheegay in sidoo kale ay qoyskiisa sheegeen in Balasubramaniam uu qabay xanuun dhanka neerfaha ah.

Balasubramaniam waxa uu la noolaa xaaskiisa, laba gabdhood oo uu dhalay iyo walaalkii.

Ma aysan suurogelin in la ogaado sida uu ugu noolaa heerkulka aadka u hooseeyo ee firinjeerrada.

Waxaan sidoo kale la ogeyn in la sameeyay baaritaan ku aaddan isbitaalka gaarka loo leeyay oo ah halka markii hore laga shaaciyay geeridiisa.

BBC-da ayaa isku dayday iney xiriir la sameeyso isbitaalka gaarka loo leeyahay iyo qoyskiisuba, balse taasi ma suurogelin.

This post first appeared on BBC Somali - Somali. Read the http://www.bbc.com/somali/war-54588639original article

Related Articles

Wararkii Ugu Dambeeyay kulamo siyaasadeed oo ka dhacay Muqdisho iyo Ra’isul Wasaare Rooble oo…

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - Waxaa saacadihii lasoo dhaafay kulamo siyaasadeed oo xildhibaanada Golaha shacabka looga raadinayay kalsooni siinta Golaha Wasiirada cusub ka dhaceen Madaxtooyada Soomaaliya iyo qaar kamid ah Hoteelada Muqdisho. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dadaal badan u gashay sidii Xildhibaanada qaar ee kasoo horjeeda Xukuumada cusub loogu qancin lahaa in ay taageeraan ayna siiyaan codka kalsoonida si Xukuumada u shaqeyso. Sida aan wararka ku helnay Xildhibaanada Madaxda sare la kulmeen ayaa loo sameeyay balan qaadyo kala duwan, waxaana Xildhibaanada qaar loogu laab qaboojiyay in mar kale soo laaban doonaan. Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa in Xildhibaanada golaha shacabka horgeeyo Golihiisa Wasiirada si uu Baarlamaanka u weediiyo in ay codka kalsdoonida siiyaan. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Xildhibaanada badankood taageero u muujiyeen Xukuumada cusub, waxaana la filayaa in si aqlabiyad leh maanta codka kalsoonida ku siiyaan Wasiirada magacaaban. Golaha Wasiirada cusub uu soo dhisay Ra’isul Wasaare Rooble ayaa u badan Xukuumadii hore uu hogaamin jiray Xasan Cali Kheyre, Xukuumadan ayaana la filayaa in ay shaqeyso bilaha yar ee u harsan jiritaanka dowlada. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleAas iyo Baroor Diiq loo sameeyay Sheekh Maxamed Cadnaan oo qarax lagu dilay

Sugar factory founded by Somali entrepreneur opened by President Museveni

Saturday October 24, 2020 KAMPALA (HOL) - A joint sugar factory venture between Somali entrepreneur Amina Moghe Hersi and Ugandan government has opened its doors following the official opening of the factory by President Yoweri Museveni. Atiak Sugar Factory which the CEO Amina Hersi describes as borne out of the battlefields in Uganda’s Amuru region was officially inaugurated b President Museveni Thursday. Ads By Google Museveni hailed the project as critical in lifting thousands out of poverty and transforming an area once a battlefield between government forces and the Lords Resistance Army (LRA) into a field of investment. The Ugandan leader praised Dr. Hersi terming her a hero. “Amina is a freedom fighter like Museveni because she does not give up," he said. Through her company Horyal Trading Investment, Dr. Hersi set up the sugar factory in 2016 and later got a government support through a joint investment deal. According to the Ugandan authorities, the government holds a 40% stake in the sugar factory. In an earlier interview this year, Dr. Hersi said the sugar factory was projected to produce 50,000 tonnes of sugar per day and generate up to 18MW of electricity. The factory started production in August. Somalia’s Somalia's First Lady Saynab Abdi Moalim also attended the opening ceremony. Dr. Hersi was born in western Kenya and owns a vast line of investments in Uganda. advertisements   Journalist arrested by NISA freed after being detained for five days - HOL Al-Shabaab’s top leader transfers power amid factional strife - Jamestown Lancaster author Omar Mohamed named finalist for National Book Award - Lancaster Online Trump says Egypt may 'blow up' Ethiopia dam - Middle East Eye The invasive prosopis tree: turning a livelihood menace into a source of income in Somaliland - FAO UNDP’s new weather app helps Somali pastoralists - Borgen Mag Museveni commissions multibillion-shilling Atiak Sugar Factory - New Vision AMISOM hosts Somali Public Agenda to discuss Somalia’s 2020/2021 elections - AMISOM Somali chef Hawa Hassan tells stories of East African cuisine through the experts: grandmothers - Star Tribune Ahead of elections, UN urges that Somalia's political space remain open to all - UNSOM US embassy in Turkey warns of potential terror attack threat in Istanbul - CNN

Kooxo hubeysan oo Xuseen Sandheere ku toogtay magaalada Muqdisho

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya toogasho xalay magaalada Muqdisho loogu geystay nin da’ ah oo ka mid ahaa dadka deegaanka ee  ku nool degmada Dayniile. Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, Xuseen Sheekh Muxumad (Sandheer), sida ay inoo xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah. Wararka ayaa sheegaya in kooxo ku hubeysanaa bistoolado ay ku toogteen xaafadda Kurdamac oo ka tirsan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in xilliga la dilay Xuseen Sandheere uu Weysa-qaadanayey, islamarkaana uu ku sugnaa Garaash uu ku leeyahay degmadaasi. Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ayaa sidoo kale gaaray meedha ay waxa ka dhaceen, kuwaas oo sameeyey baaritaano kooban. Ilaa iyo hadda ma cadda sababta loo dilay marxuumka, mana jiro weli wax hadal ah oo ay saraaakiisha laamaha amnigu ka bixiyeen dhacdadaasi. Muddooyinkii u dambeeyey ayaa waxaa gudaha magaalada Muqdisho ka dhacayey falal liddi ku ah amniga oo u badan dilal qorsheysan iyo qaraxyo. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber

Stay Connected

20,899FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Aas iyo Baroor Diiq loo sameeyay Sheekh Maxamed Cadnaan oo qarax lagu dilay

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - Aas balaaran ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin iyo dad aad u badan ayaa magaalada Dimishiq ee caasimada dalka Siiriya loogu sameeyay Sheekh Maxamed Cadnaan al-Afiyuni ahaa mufti sunni ah oo aad looga yaqaanay dalka Siiriya. Sheekh Maxamed Cadnaan ayaa lagu dilay qarax xoogan oo lala beegsaday gaari uu watay oo marayay duleedka magaalada Dimishiq , waxaana dilkiisa ka naxay dad badan oo aad u taageersanaa wadaadkan. Wadaadkan qaraxa lagu dilay ayaa la sheegay in uu aad ugu dhawaa Madaxweynaha dalka Siiriya Bishaar Al Asad, waxa uuna marar badan ka qeyb galay wada xaajoodyo lala furay kooxo ka dagaalamayay deegaano ku dhaw dhaw Dimishiq. Dadweyne badan oo ka qeyb qaadanayay aaska wadaadkan ayaa naxashgkii ee meydkiisa ku wadeen la dhax maray wadooyin kuyaala caasimada Siiriya, waxa ayna ugu dambeyn u sameeyeen wadaadka aas balaaran. Wadaadkan la dilay oo ahaa mufti caan ka ahaa Siiriya ayaa si weyn u dhaliili jiray kooxaha xagjirka ee dagaalada kawada Siiriya, waxa uuna kasoo horjeeday dagaalada iyo weerarada ee fuliyaan kooxaha xagjirka lagu tilmaamo. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleDoorashada Soomaaliya oo Halis Ugu Jirta Dib uDhac & Caqabadaha cusub ee soo kordhay !!