Thursday, October 29, 2020

Nin Gabar uu shukaansanayey Dilay Magaalo Katirsan Soomaliland

Facebook

Twitter

Google+

Pinterest

WhatsApp

Ugbaad Cali Dhaban-loox, oo ahayd gabadh Dhallinyaro ah oo xalay lagu dilay Burco ayaa meydkeeda la dhigay Cisbitaalka guud ee Burco sida uu xaqiijiyay Agaasimaha Cisbitaalka Dr Cabdi Suudi.

Ninka ku eedaysan dilka gabadhan ayaa isna Ciidamada Boolisku gacanta ku hayaan.

Ilaa hadda ma cadda sababta Wiilku u dilay gabadha Ciidamada Booliskuna waxa ay sheegeen in ay gacanta baadhitaanka ku hayaan arrintan.

Ugbaad, oo ahayd Hooyo saddex Carruur ah dhashay balse ninkii hore ay kala tageen ayaa la sheegay ninkaan hadda eedaysanaha ah ay sheeko wadaag ahaayeen.

Dadka ku dhaqan Burco ayaa aad u hadal haya falkaan naxdinta ah ee hooyadaasi nafteeda lagu dhaafiyey.

Facebook

Twitter

Google+

Pinterest

WhatsApp

Related Articles

Madaxweyne Farmaajo oo Dulmi iyo Cadaalad daro ku sameeyay Beesha R/W hore ee Somalia !!

Seadax sano iyo bar oo wada shaqeyn ah kadib, dhammaadkii bishii July ee sannadkaan ayaa laga fursan waayay in lagu laabto dhaqankii soo jireenka ahaa ee salka ku hayay in madaxweynayaashu ay lacag ku bixiyaan rididda xukuumadda, waxaana xilligaa wixii ka dambeeyay sare u kacay loollanka siyaasadeed ee u dhexeeya Farmaajo iyo Khayre. Loollankaas oo dugsanaya cidda qabaneysa hoggaanka dalka kadib muda xileedka hey’adaha dastuuriga ah ee dalka oo ku eg February 08, 2021, ayaa horseeday duullaan siyaasadeed saqiirra gowrac ah oo madaxweynaha dalku uu ku qaado Xasan Cali Khayre, cid kasta oo si uun ugu dhaweyd iyo guud ahaan beesha Murusade oo abtiyaal u ah caruurta Farmaajo. Maalma uun kadib markii uu xafiiska baneeyay Xasan Khayre, waxaa si aan gabasho laheyn xoog loogu qaatay gaarigii Yaxye Cali Hareeri oo qaraabo dhaw la ah Ra’iisul Wasaarihii hore. Gaariga oo la wareegiddiisa ay mas’uul ka ahaayeen saraakiil iyo shaqsiyaad kale oo qaraabo la ah Farmaajo, ayaa markii la dhacayay waxuu marayay iridda hoygii uu deganaa Khayre, taasoo aheyd billaawga ogaanshaha xishood la’aanta Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale waxuu reyteen sharci darro ah iyo xil ka qaadis isugu daray taliyihii Guutada 16-aad ee Danab sabab la xariirta inuu Xasan Xasan Khayre heyb la wadaago. Waxgaradka iyo ganacsatada Murusade ayaa dhowr jeer ugu tegay xal ka gaaridda xariga Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik hase yeeshee marna dheg jalaq uma siin. Waxaa arrin kale oo dadka dheka faar ku ridday noqotay markii ay soo baxday in Farmaajo uu wasiir ku-xigeen beesha Murusade ay ku laheyd xukuumaddii ugu dambeysay uu ka qaatay, una wareejiyay jufada hoose. Xukuumaddii Xasan Khayre uu hoggaamiyay waxaa beelaha Mariixaan iyo Murusade ku metalayay min hal wasiir ku-xigeen maadaama ay heysteen labada jago ee madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha. Saami qeybsigaas waxaa lagu bedelay amar kasoo baxay Farmaajo, waxaana wasiir ku-xigeenkii Murusade loo wareejiyay Mariixaan. Mariixaan hadda waxay golaha ku leeyihiin Wasiir ku-xigeenka dekadaha iyo wasiiru dowlaha arrimaha dibadda, halka murusade ay ku leeyihiin wasiirka Boostada oo kali ah. Beesha Murusade oo kulamo ka yeelatay sida laga yeelayo xad-gudubyada iyo beegsiga gaarka ah ee madaxweynuhu ku hayo ayaa isku raacday in laga gaabsado oo la adkeysto boqolka maalin ee xukunkiisa ka dhiman maadaama marka laga tago madaxtinimada uu xidid la yahay, suuragalna aysan aheyn in ay ka cad goostaan. Dadka sida aadka ah u yaqaan Farmaajo ayaa ku doodaya inuu yahay nin aan xeerin xididnimo, sidoo kalana cidda ay is qabtaan jecel inuu la galo dagaal saqiirra gowrac ah oo aan waxba la isula harin, hase yeeshee waxaa dad badani is-weydiinayaan inuu xila gube yahay oo reer xididkii iyo dadka kale ay isugu mid yihiin iyo inuu kala garan la’yahay in Xasan Khayre uu beesha Murusade qof ka yahay ee Murusaduhu aysan Khayre aheyn oo ay yihiin beel kamid ah beelaha Soomaaliyeed oo xuquuq iyo metelaad ku leh dalka ayna lagama maarmaan tahay in aan lagu xad gubdin xuquuqdooda. Inkasta oo Farmaajo uu dhaqamo cusub oo lala fajacay uu kusoo kordhiyay dalka, hadana waxuu noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee Ra’iisul Wasaare ay isku dheceen daraadii, xuquu beeli laheyd ugu wareejiyay beeshiisa. - Advertisement - Xafiiska Shabakada [email protected] - Advertisement -

Ciidamada NISA oo gacanta ku dhigay dhagarqabayaal Al-Shabaab ah iyo hub kala duwan

Ciidamaa Sirdoonka ee NISA ayaa howlgal ka dhacay Xaafadda Oodweyne ee Degmada Dayniile ku soo qabtay Dhagar-qabayaal ka tirsan Argagixisada Al-shabaab iyo hub kala duwan oo ay gacanta ku haayeen. Dhagar-qabeyaashaan la soo qabtay ayaa Argagixisada Al-shabaab u qabilsanaa dilalka iyo weerada qorshaysan ee laga fuliyo Caasimadda.Maamulka Ha’yaddaha Amniga ayaa goor kasta diyaar u ah inay ka hor-tagaan, dhibaato kasta oo loo soo maleego Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Caasimadda. Waxaan mar walba u mahad celineynaa shacabkii nagu garab siiyey helidda xogaha xaasaasiga ah ee lagu badbaadinayey Shacabka Soomaaliyeed.--

Guriga Hooyooyinka oo loogu magac daray Baxsan iyo Dib u dhis lagu sameenayo

- Advertisement - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa dhagax-dhigay dib-u-dhiska guriga Hooyooyinka ee loogu magac daray fannaanadii Qaran ee Seynab Xaaji Cali Baxsan oo door weyn ka qaadatay wacyigelinta bulshada, xoojinta dareenka wadaniyadeed, dhaqanka, afka iyo suugaanta Soomaaliyeed. Dhismaha xarunta Hooyo Baxsan ayaa lagu dhisi doonaa barnaamijka isxilqaan ee horay loogu dhisay goobaha danta guud ee burburay dagaallada, intii ay dadka Soomaaliyeed sugi lahaayeen in dalkooda u dhisaan gacmo shisheeye. Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ayaa tilmaamay in fannaanadii qaran ee Seynab Xaaji Cali Baxsan ay kamid ahayd haldoorkii Soomaaliyeed ee kaalinta wanaagsan ka soo qaatay difaaca iyo horumarka dalka, dowladda Soomaaliyana ay mudnaan gaar ah siineyso halgamayaasha bulshada. “Dib-u-dhiska Guriga Hooyooyinka ee loogu magac daray fannaanadii qaran ee Seynab Xaaji Cali Baxsan, waxuu kamid yahay xarumaha lagu dhisayo barnaamijka guuleystay ee isxilqaan oo ku yimid hal abuurkii Madaxweynaha, waxaana dadka Soomaaliyeed xasuusinayaa gacmahood in ay ku dhistaan dalkooda, intii ay sugi lahaayeen shisheeye”. Munaasabadda dhagax-dhigga ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Gargaar, Taliyaha Ciidanka Asluubta, Xildhibaanno ka tirsan labada aqal, Guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshada Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Haweenka Qaranka, Maareeyaha Wakaallada dhismaha Qaranka, Maareeyaha Tiyaatarka, Ehellada fannaanadii qaran ee Seynab Xaaji Cali Baxsan iyo marti Sharaf kale. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement -

Stay Connected

20,938FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

XOG: Xildhibaanada Cusub Qaar Ee Hirshabelle Oo is Hubeeyey

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegaya in Magaalada Jowhar weli ka jirto arinta Doorashada iyo muranka ka dhashay. Wararkii udambeeyey ee Kulamada socday aan ka helany waxay sheegayaan in xal waafi ah weli la gaarin. Beelaha Qaar ee cabanaya kasokoow hadana Cali Guudlaawe ayaa dejiyey Naqshad walbo uu ku qancin karo Kuwa diidan. Xildhibaanada cusub Hirshabelle qaarkood ayaa la arkayey iyagoo is hubeeyey oo ay askar ilaalineysa la socdaan. Waxa maanta oo khamiis ah lasiiyey xildhibaanada kaarka aqoonsiga iyadoo sabtida in la dhaarinayo loo sheegay balse laga rabo Xildhibaan walbo lacag $540 dollarka Mareykanka. Lacagtaan ayaana lagu sheegay canshuur xildhibaanada laga rabo oo qeyb lasiinayo Booliska,nabad sugida amniga sugayey iyo Guddiga Doorashada Hirshabelle wada. Weli saluug badan ayaa ka jira Jowhar,waxaa la sheegayaa in sad bursiga uu kordhay xilli beelaha Qaar ku sheegeen waxa Jowhar ka socda Afduub. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

UN condemns murder of aid workers, calls for ‘comprehensive probe’

Thursday October 29, 2020 MOGADISHU (HOL) - The UN in Somalia has condemned the murder of two aid workers who were involved in polio vaccination campaign in Mogadishu. UN head in Somalia James Swan said the killing of the aid workers was ‘reprehensible.’ “These workers were civilians providing critical health services to vulnerable children in Mogadishu. The United Nations strongly condemns this reprehensible act and emphasizes that in conflict situations all parties must respect and protect civilians,” Swan said. Ads By Google UNICEF Somalia confirmed the two workers were  involved with an ongoing polio vaccination campaign, organized jointly with the World Health Organization (WHO) and the Federal Ministry of Health. The UN mission called on authorities in Somalia to conduct investigatins into the killings. Humanitarian Coordinator for Somalia Adam Abdelmoula also voiced his concerns. “The deaths of these two health workers are a gross violation of International Humanitarian Law. As humanitarians, they were on the frontline trying to contain a polio outbreak. It is abhorrent they were killed while trying to help others,” said Abdelmoula. This killing comes at a time when 23 children have been infected with polio in Somalia. In the country’s south and central regions, humanitarian workers having been working without pause to reach 1.65 million children with oral polio vaccines, including nearly half a million children in Mogadishu. advertisements   Kenyan sentenced to death by a Somali court over ties to terror group - Standard Digital Police commander cleared of Al-Shabaab ties by UN - HOL Somali women demand guarantee of 30% of parliament in 2021 election - Reuters US Focused on Disrupting Finances for Somalia's Al-Shabab - AP Ethiopia: Authorities ban protests as “illegal and unnecessary” - Amnesty US Says 'Very Real' Risk Of Turkey Sanctions Over Russian Arms - AFP Are Somali Americans the Swing Vote of the Future? - Ozy Chair of Security Council’s Somalia Sanctions Committee Details Expert Group’s Findings on How Extremist Group Al-Shabaab Funds Activities - UN News