Wednesday, November 25, 2020

New, expanded clinic to open in heart of Cedar Riverside community

Friday September 25, 2020

The Cedar Riverside M Health Fairview Health Commons will be opening on Oct. 5. (FOX 9)

MINNEAPOLIS (FOX 9) – The Somali community is getting an expanded health clinic and moving into the exact space where many of them live.

M Health Fairview has had a health commons clinic serving the Somali community for six years as a drop-in wellness clinic. The expansion will now have a full-time registered nurse from the community and offer more services.

“It’s very important because the clinic is into their home right now,” said Asha Hassan, a registered nurse and the Cedar Riverside Commons Manager.

” data-ad-size=”1×1″ id=”ad–1×1″>
Ads By Google

The free flu clinic held Thursday at the new Cedar Riverside Health Commons are all about wellness and letting the Somali community know that this new clinic will be their space run by one of their own when it officially opens next month.

“I will be the one who’s going to start,” said Hassan. “It hasn’t started yet, but it will be starting on the 5 of October.”  

The clinic is an expansion by M Health Fairview of the Health Commons that’s been in the neighborhood for years. Its new location inside Riverside Plaza Complex put it right in the heart of the community.

[embedded content] 

“This is a big deal,” said Minneapolis Mayor Jacob Frey. “This is a really big deal for community here.”

At its reveal ceremony Thursday, M Health Fairview’s CEO James Hersey says the clinic’s location reflects the understanding that health and wellness begins where people actually live.

“Capabilities like the Health Commons, this kind of access point, this kind of support for our communities is absolutely crucial in what we really want to attend to are improving the health of our communities,” said Hersey.

When the new Health Commons Clinic officially opens next month, it will provide mental health services and access to drug addiction programming with a peer recovery specialist. All of it will be managed by Hassan.

“I’ll be very happy to help them really – an honor to help my community,” said Hassan.

Last year 6,500 people visited the drop-in Health Commons locations in Cedar Riverside and in north Minneapolis.

advertisements

This post first appeared on Hiiraan Online. Read the http://www.hiiraan.com/news4/2020/Sept/180078/new_expanded_clinic_to_open_in_heart_of_cedar_riverside_community.aspxoriginal article

Related Articles

Dagaalka gobolka Tigray: Dad kor u dhaafaya 600 oo hal goob lagu xasuuqay

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Hay’adda xuquuqda aadanaha Ethiopia ayaa sheegtay  in Koox dhallinyaro ah gacan ka helayey booliska ay ugu yaraan 600 oo qof ku dileen waqooyiga gobolka Tigray 9-kii November. Xasuuqan ka dhacay magaalada Mai-Kadra, ayaa ah weerarkii ugu xumaa ee shacabka loo gaysto inta uu socdo dagaalka gobolka ee u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa TPLF. Amnesty International ayaa horey u sheegtay in 9-kii November magaalada Mai-Kadra lagu dilay tobanaan ama boqolaal qof oo la mindiyeeyey kadib markii garbo duub loo xiray. Hase yeeshee Guddiga Xuquuqda Aadanaha Ethiopia ee EHRC ayaa faah-faahin dheeri ah ka bixiyey dhacdadan, waxayna ku eedeeyeen koox dhallinyaro Tigray ah oo lagu magacaabo Samri inay beegsadeen shaqaalaha aan Tigrayga ahayn ee ka howlgalo beero ku yaalla gobolka. EHRC waxay ku xiran tahay dowladda, balse waa guddi madax-banaan waxaana hoggaamiya Daniel Bekele oo uu magacaabay Abiy Ahmed. QM iyo hay’adaha xuquuqda aadanaha ayaa ku baaqay baaritaan dhex-dhexaad ah oo lagu sameeyo waxa dhab ahaan dhacay. Kooxda TPLF ee dagaalka kula jirta ciidamada Itoobiya ayaa iska fogeysay iney wax lug ah ku leedahay xasuuqaas. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Previous articleMuqdisho oo yeelatay Madaxtooyo labaad iyo Daad usoo galay kooxda Farmaajo !!

Hay’adda FAO oo sheegtay inay yaraatay xawaaraha duufaanta GATI

Muqdisho (SONNA)-Hay’adda FAO ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Beeraha iyo cunada ayaa sheegtay in ay iminka daciiftay oo ay tabar dareysay duufaanta GATI ee xeebaha bari ee Soomaaliya ku dhufatay 22 bishaan November. Duufaanta ayaa xawaaraheedu yaraaday 12-saac ee la soo dhaafay, iyada oo dhanka waqooyi galbeed u jiheysatay. Warbixinta ay hay’adda FAO soo saartay ayaaa lagu sheegay in roobab  xoogleh oo la xiriira duufaanka ay da’i doona illaa 26 November 2020. Saameynta duufaanta ay deegaanka u geysatay ayaa weli jirta sida FAO tilmaantay. Dhanka Somaliland waxay sheegtay in baddu weli kacsan tahay, isla markaana aan la isku haleyn karin in laga kalluumeysto. Sidoo kale dhanka Somaliland waxaa la saadaalinaya roobab dhex dhexaad ah sadaxda cisho ee soo socota ka da’i doono deegaannada maamulkaas. Puntland ma jiraan roobab la faliyo in ay hooraan sida warbixinta lagu sheegay.

Muqdisho oo yeelatay Madaxtooyo labaad iyo Daad usoo galay kooxda Farmaajo !!

Dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo dadka daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa isha ku haya arrimaha ku xeyn daaban iyo natiijada guud ee laga filayo inay noqoto mid bedesha jihada aan cidina saadaali karin ee dalku ku socdo, waxaana taa bedelkeeda meesha ka baxay dhaqdhaqaaqyadii siyaaseed ee kale iyo la socodka howlaha Villa Somalia iyo dowladda inteeda kale. Dhammaan siyaasiyiinta, dadka u dhuun daloola siyaasadda iyo bulshada kale ee miisaanka culus leh ayaa noqday qaar iska xaadiriya hotel Jazeera iyo qaar kale oo xogta daqiiqad daqiiqad ula socda, waxaa kale oo jira dad badan oo markii hore ku xirnaa Villa Soomaaliya oo ka diga rogtay una soo jabay dhinaca Hotel Jaziira oo uu ka socda shirka midowga musharaxiinta. Wixii ka horreeyay July 25,2020, wararka dowladda iyo dhaq-dhaqaaqyada kale ee bulshada aad ayey dadku ula socdeen, waxaana yaraa dhaq-dhaqaaqyada siyaasiga ah ee dhanka mucaaradka taa bedelkeeda, hadda arrintu waxay u wareegtay dhanka kale oo Mucaaradkii ayaa la wareegay sameynta wararka iyo hadal heynta bulshada. Dadka wax falanqeeya qaarkood ayaa ku adkeysanaya in shaqsiga markii horaba lagu dhaq-dhaqaaqayay ee dowladda jirtaahi ay ku duuleysay uu ahaa Xasan Cali Khayre oo howsha kala weday, hadana isagii uu dhanka kale kasoo jeestay, uuna dhiig cusub ku shubay siyaasiyiintii sedaxsa sano iyo barka la wareegi la’aa dareenka bulshada. Niyad jab iyo culeys ayay ku tahay Villa Soomaaliya in maalinba maalinta ka dambeysa ay sii lumiyaan dadkii ay isugu dhawaayeen iyagoo arkaayana ay ku fakar noqdaan Xasan Cali Kheyre iyo musharaxiinta shiraya. Markii ay waayeen garbo ay ku tashanayeen siyaasad ahaan Farmaajo iyo saaxiibkiis Fahad hada waxaa muuqda in ay talo ku cadaato, waxaana u furan oo kaliya in ka waji dadbadaan dalka iyo dalka maadaama boobkii doorashada ee ay damacsanaayeen uu noqonayo gugac gadaal u da’ay. Xaalka Muqdisho ayaa hada lagu sifeyn karaa in magaaladu yeelatay lama madaxtooyo mid waa Villa Soomaaliya mida kalena waa Hotel Jaziira oo iyado ka xoog badan madaxtooyada runta ah, halkaas oo ay ku sugan yihiin Xasan Cali Kheyre, Madaxweyneyaal hore iyo xubno kale oo siyaasiyiin ah. - Advertisement -

Stay Connected

21,096FansLike
2,453FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Fursado shaqo oo ka bannaan Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed

Muqdisho (SONNA)- Guddiga Qaranka Ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Federaalka ah, wuxuu dadweynaha Soomaaliyeed oo shaqo doonka ah u baahinayaa sagaal (9) jego oo ka bannaan Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed.  ciddii leh aqoonta iyo qibradda shaqooyinkan shuruudahooda halkan ku lifaaqan, waxaa lagu wargelinayaa inuu ka codsan karo  bogga Guddiga oo halkan hoosa kaaga muuqdo. Nasiib wacan Fadlan Link-gan hoos riix si aad u dalbato shaqooyinkan; http://ncsc.org.so/jobs Haddii aad u baahato caawin, fadlan la soo xiriir ciwaanka hoos ku qoran; [email protected] Haddii aad u baahato caawin dhanka online application ah, fadlan la xiriir lambaradan hoose; +252-615-499-078 / +252-615-503-693

FAO oo sheegtay inay yaraatay xawaaraha duufaanta GATI

Share on Facebook Tweet on Twitter Hay’adda FAO ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Beeraha iyo cunada ayaa sheegtay in ay iminka daciiftay oo ay tabar dareysay duufaanta GATI ee xeebaha bari ee Soomaaliya ku dhufatay 22 bishaan November. Duufaanta ayaa xawaaraheedu yaraaday 12-saac ee la soo dhaafay, iyada oo dhanka waqooyi galbeed u jiheysatay. Warbixinta ay hay’adda FAO soo saartay ayaaa lagu sheegay in roobab  xoogleh oo la xiriira duufaanka ay da’i doona illaa 26 November 2020. Saameynta duufaanta ay deegaanka u geysatay ayaa weli jirta sida FAO tilmaantay. Dhanka Somaliland waxay sheegtay in baddu weli kacsan tahay, isla markaana aan la isku haleyn karin in laga kalluumeysto. Sidoo kale dhanka Somaliland waxaa la saadaalinaya roobab dhex dhexaad ah sadaxda cisho ee soo socota ka da’i doono deegaannada maamulkaas. Puntland ma jiraan roobab la faliyo in ay hooraan sida warbixinta lagu sheegay. SHARE Facebook Twitter Previous articleOGEYSIIS: Fursado shaqo oo ka bannaan Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed