Thursday, October 29, 2020

Maxkamadda HAGUE oo dadaal ugu jirta sidii Cumar al-Bashiir loogu soo gacan-gelin lahaa

Wafdi ka socda Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada ee magaceeda loo soo gaabiyo ICC ayaa gaaray dalka Suudaan si mas’uuliyiinta dalkaasi ay ugala hadlaan sidii loo maxkamadeyn lahaa madaxweynihii hore ee dalkaasi Cumar Al-Bashiir.

Al-Bashiir waxaa in muddo ah raadineysay Maxkamadda Caalamiga ah Dambiyada ee ICC, iyadoo loo heysto xasuuq, dambiyo dagaal iyo dambiyo ka dhan ah aadanaha.

Ra’iisalwasaaraha Suudaan ayaa sheegay in wafdigani uu joogi doono dalka ilaa 21 Oktoobar, si ay uga wada arrinsadaan “iskaashi” laga sameeyo arrinta Cumar Al-Bashiir.

Dowladda Suudaan ayaa horey u ogolaatay in Al-Bashiir lagu maxkamadeyn karo magaalada Hague.

Balse heshiis nabadeed oo dowladdu ay la gashay mucaaradka ku sugan gobolka galbeed ee Daarfuur ayaa dhigaya in dowladdu ay sameyso maxkamad gaar ah oo ku saabsan dambiyadii dagaal ee dalka ka dhacay oo arrinta Cumar Al-Bashiir ay ka mid tahay.

Wafuudda ka socota maxkamadda ICC ee hada ku sugan magaalada Khartuum ayaa waxaa ka mid ah dacwad oogaha maxkamaddaasi Fatou Bensouda. Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in qiyaastii 300,000 oo qof lagu dilay dagaalada, kuwaa oo billowday kaddib kacdoon ka dhacay Daarfuur sanadkii 2003.

Maxkamadda ICC-da ayaa sidoo kale laba sarkaal oo hore oo kala ah Axmed Haruun iyo Cabdulraxiim Maxamed Xuseen, ku eedeysay dambiyo dagaal iyo dambiyo ka dhan ah aadanaha, kuwaa oo la sheegay in ay ka geysteen isla gobolkaasi Daarfuur.

Horraantii bishaan ayaa ra’iisalwasaare Cabdalla Xamduk waxa uu wargeyska Financial Times u sheegay in arrinta ICC-da ee uu horey uga hadlay ay tahay maxkamad gaar ah oo gudaha Suudaan ku maxkamadeyn doonto Cumar Al-Bashiir.

Al-Bashiir oo 76 jir ah ayaa sannadkii hore xilka laga tuuray kaddib mudaaharaadyo waawayn oo dalkaasi ka dhacay. Dowlad kumeel gaar ah ayaa hadda ka talisa Suudaan, taa oo ku timid heshiis seddex sano ah oo ay wada galeen hoggaamiyaasha rayidka iyo militariga ugu sareeya dalkaasi.

Hoggaamiyehaasi hore ee Suudaan ayaa horay loogu xukumay eedeymo la xiriira musuqmaasuq. Isaga iyo 27 sarkaal oo kale ayaa haatan maxkamad ku taal magaalada Khartuum waxay waddaa dhaegsyiga dacwad la xiriirto afgembigii 1989 ee uu Al-Bashiir xukunka ku qabsaday. Haddii lagu helo dambigaasi, dhammaantood waxay la kulmi karaan ciqaab dil ah.

Al-Bashiir ayaa diiday eedeymaha loo soo jeediyay. Horraantii sanadkan ayaa mid ka mid ah qareennadiisa waxa uu sheegay in Al-Bashiir iyo eedeysanayaasha kale ay wajahayaan “dacwad siyaasadeysan”.

Related Articles

Nidaamka yaabka leh ee Al-Shabaab ay canshuuraha uga ururiso MUQDISHO

Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa inta badan canshuuro iyo lacago baad ah ka qaada ganacsatada Soomaaliyeed ee Muqdisho iyo gobollada kale ee dalka, iyo weliba shaqsiyaad ka tirsan dowladda, sida ay dhawaan daboolka ka qaaday warbixin cusub oo la shaaciyey. Warbixintaasi oo dhawaan uu daabacay Machadka Daraasaadka Amniga ee HIRAAL ee fadhiggiisu yahay magaalada Muqdisho, ayaa lagaga hadlay qaabka ay Al-Shabaab usoo ururiso canshuuraha ay qaado, iyada oo adeegsaneysa Bankiyo kala duwan, ganacsato iyo shaqsiyaad kale. Waxa ugu horeyntii warbixintaasi lagu sheegay in Al-Shabaab ay hal lambar oo isku mid ah u isticmaasho la xiriirka ganacstada iyo shaqsiyaadka ay canshuurta ka rabto ee isku deegaanka ah, taasi oo fududeynaysa cabsi gelinta dadkaasi oo ka xaqiijin kara shaqsiyaadka ay qaraabada yihiin ee kooxdaasi ku jira. Canshuuraha ay kooxda Al-Shabaab ka qaado Muqdisho iyo gobollada dalka ayaa waxa loo soo aruuriyaa qaabab kala duwan, kuwaasi oo mararka qaar ku xiran xaddiga lacageed ee la uruuriyay, goobta ganacsigu ku yaal iyo meelaha ay gacanta ku hayaan dagaalyahanadaasi, sida lagu xusay warbixinta. Arrinta yaabka leh ee lagu sheegay warbixinta HIRAAL ayaa ah in saraakiisha u qaabilsan Shabaabka soo ururinta lacagahaasi ay mararka qaar si toos ah ugu tagaan meelaha iyo ganacstada laga rabo lacagta, isla markaana kasoo qaada lacag kaash ah, kuwaasi oo ka baxsan meelaha ay gacanta ku hayaan. Shabaabka ayaa badanaa waxa lacagaha canshuurta ku ridaan ama ku aruriyaan xisaabaad (akoono) bangi oo ku diiwaan-gashan shaqsiyaad ganacsi leh iyo kuwa aan laheyn balse damaanad buuxda ka haysta saraakiisha sare ee kooxdaasi. “Waxa jira xubno Al-Shabaab ah kuwaas oo iska dhiga in ay ganacsato yihiin isla markaana shaqadoodu tahay in ay fududeeyaan uruurinta iyo dhaqdhaqaaqa lacagta. Tusaale ahaan, qof ganacsade ah oo raba in uu lacago ka xawilo meelo ay Shabaab ka taliso ayaa lacagta u dhiiba xafiiska maaliyadda ee Shabaab, kaas oo isna u tilmaama ganacsade kale oo AS xiriir laleh kuna sugan dhulka dawladdu ka taliso, kaas oo ganacsadihii hore siiya lacagtiisii isaga oo kubixinaya lacag cashuur ah oo uu kasoo qaaday ganacsade kale” ayaa lagu yiri warbixinta HIRAAL Canshuurta ay kooxdu bishii aruuriso ayaa lagu sheegay marka la isku wada daro inay tahay ugu yaraan 15-milyan oo doollar, taasi oo ka dhigeysa in maleeshiyadaasi ay ganacsatada iyo dadka kaleba ka qaado canshuuro ka badan midda dowladda.

Madaxtooyada Soomaaliya oo War kasoo saartay Xadgudubka lagu hayo Diinta Islaamka & Nebiga NNKH

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa War ka soo saartay War ay ku sheegtay inay ka xun tahay xadgudubka iyo caqiidada iyo muqadasaadka Dadka Muslimiinta ah ee u ugu horeeyo Nabi Muxamamed SCW. Qoraalka Madaxtooyada Soomaaliya oo aan lagu magacaabin Faransiiska iyo Madaxweynaha dalkaasi ootaageeray aflgadaada loo geysto Nebiga, sidoo kalena laguma sooqaadin cidda falkaasi ku kacday. Ad Dalalka islaamka ayaa intooda badan cambaareeyay hadallada kasoo yeeray madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, qaarkoodna waxay u yeereen safiirada Faransiiska oo akhtako u gudbiyeen, halka dadweynaha Muslimiinta ay wadaan bannaanbaxyo looga horjeedo Faransiiska. HOOS KA AKHRI QORAALKA MADAXTOOYADA SOOMAALIYA KALA SAARIDDA XORRIYADDA HADALKA IYO KU XADGUDUBKA MUQADASAADKA DIINIGA AHMUQDISHODowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka xun tahay in lagu xadgudbo caqiidada iyo muqdasaadka dadka Muslimiinta ah oo uu ugu horreeyo Suubanaheenna Nabi Muxamed, nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee, iyada oo marmarsiyo laga dhiganayo xorriyadda hadalka.Waxay adduunydu isla ogoshahay in la dhawro Muqadasaadka diiniga ah, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u taabanaya diinteenna sharafta badan ee Islaamka. Fal kasta oo dhaawacaya dareenka dadka Muslimiinta ah wuxuu u adeegayaa danaha kooxaha xagjirka ah, waxaana habboon in laga fogaado ficilladan oo kale maadaama ay abuurayaan nacayb bulsho oo ka dhex dhasha shucuubta caalamka ee kala aaminsan aragtiyada iyo diimaha kala duwan.Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ku boorrinaysaa hoggaamiyeyaasha caalamka in ay si taxadar leh uga fiirsadaan hadallada xadgudubka ku ah dareenka dadka Muslimiinta ah iyaga oo kala saaraya xorriydda hadalka iyo ku xadgudubka muqadasaadka diiniga ah. Warar Xul ah

Xog: Maxaadan ogeyn oo uu Sheekh Shariif ka wadaa magaalada Muqdisho?

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay kadib bilooyin dhowr ah oo uu ku maqnaa wadamada dariska. Saacado kadib markii uu ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, waxaa gurigiisa buux dhaafay qeybaha kala duwan ee bulshada, gaar ahaan odayaal dhaqan, siyaasiin hore, Xildhibaano iyo madax ka tirsan ururada haweenka. Guriga Sheekh Shariif ayaa laga dareemayaa mashquul badan waxaana jira kulamo uu durba bilaabay inuu la qaato qaar kamid ah dadkii gurigiisa soo booqday si ay usoo dhaweeyaan. Villa Somalia ayaa mashquulka guriga Sheekh Shariif u aragta abaabul doorasho oo uu si toos ah uga bilaabay Muqdisho halka madaxda kale ay ka wadaan wadamada dariska la ah Soomaaliya. Sheekh Shariif ayaa muddo ku sugnaa dalka Imaaraadka Carabta, isaga oo kadibna soo maray magaalada Nairobi, halkaasi oo uu kula soo kulmay xildhibaano iyo ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Imaanshaha Shariifka ee Muqdisho ayaa ka dhigan inuu dib ugu soo laabtay saaxada siyaasadda dalka, isaga oo ka gaabsaday intii uu socday loolankii heshiiska doorashada ee u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka ah iyo madax goboleedyada. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay in muddadaas uu Shariif ku maqnaa wax loogu yeeray “xeelad siyaasadeed” oo ay qeyb ka ahayd inuu yareeyo ka hadalkiisa siyaasadda dalka, si aan loogu arag qof mar kasta ka daba qeylinya dowladda oo hadalkiisa macno beelay, taas beddelkeedna uu doonayey in ficillada dowladda looga jawaabo kaliya qoraallada Madasha Xisbiyada Qaran. Sheekh Shariif Sheekh Axmed, waxa uu kamid ah musharaxiinta sanadkaan la aamisan yahay in ay tatrtan adag la geli doonaan Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo siyaasiin kale. Let’s block ads! (Why?)

Stay Connected

20,936FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay ka xun tahay “aflagaadeynta” Nebiga

17 Daqiiqadood ka horDowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka xun tahay in la aflagadeeyo Nebiga iyadoo marmarsiiyo looga dhigayo xoriyatul qowlka.Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay 'in ay haboontahay in laga fogaado ficilladan oo kale maadaama ay abuurayaan nacayb bulsho oo ka dhex dhasha shucuubta caalamka ee kala aaminsan aragtiyada iyo diimaha kala duwan"Soomaaliya waxay codsi u jeedisay hogaamiyeyaasha caalamka si ay uga fiirsadaan hadallada xadgudubka ku ah dadka muslimiinta."Fal kasta oo dhaawacaya dareenka dadka Muslimiinta ah wuxuu u adeegayaa danaha kooxaha xagjirka ah" ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.Waxay arrintani imaanysaa xilli shaley qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho lagu qabtay banaanbax looga soo horjeeday Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron.Dadweynaha ayaa ku dhawaaqayay hadallo ka dhan ah Faransiiska.Dad badan oo muslimiin ah ayaa dibadbaxyo ka dhigay dunida muslimka, iyagoo codsanaya in la qaadaco badeecadaha Faransiiska xilli khilaaf ka taagan yahay mowqifka adag ee Faransiiska ka taagan yahay Islaamka xagjirka ah.

Somaliland Sovereignty: President Bihi Must put a Stop to the UN’s blatant Meddling NOW

by Ali-Guban Mohamed October 28, 2020 James Swan, the Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia with Somaliland's President Muse Bihi Abdi This week, the Somaliland government suspended all UN operations in the country until further notice, according to a press release from Somaliland Ministry of Planning. But the press release did not go far enough to mitigate the damage that has been done to the self determination of Somaliland people by the blatant interference of the highly biased, corrupted and politicized UN and its various agencies. In  the  early 1990’s,  the late UN Secretary General, Boutras Ghali, promoted Egypt’s national interest on Nile water; consequently, he  pushed hard reconstituting a United Somalia with irredentism in Ethiopia. The UN has actively financed groups that have been waging  campaigns against Somaliland’s people rights for self determination. The late Somaliland President Mohamed Egal and the United Nations had a contentious relationship until he passed away in 2002.In 1993, Mr. Egal expelled all UN staff from Somaliland because they were undermining his efforts to build a functioning state structure and to unite Somaliland people out of the ruins of a brutal civil war. The UN even denied Egal a vital aid to demobilize clan militias and to build government institutions unless Somaliland came under One Somalia policy  of the UNISOM—the UNSOM predecessor in 1990’s. Egal with the help of Somaliland people had succeeded in bringing organic peace and stability, and building a functioning government albeit imperfect in Somaliland while the UN and its backers had failed to do so in Somalia up to now. But now the UNSOM has a full functioning office in Hargeisa. In 2012, the UN signed an agreement with then Hassan Sheikh Mohamud’s weak government on the status of the United Nations Mission in Somalia (UNSOM). According to the agreement “established the legal framework under which the UNSOM will operate in Somalia.” The agreement gives UNSOM full access to the territories of Somalia including Somaliland. Recently, the UN has signed a five year working agreement with the lame duck president of the so called Federal Republic of Somalia. Ads By Google All UN’s various agencies have presence in Somaliland, under the auspices of UN Somalia office—-including the highly politicized and corrupt UNSOM and UNDP. The UNDP assists Somalia, including Somaliland in law enforcement related training, local government, and other social programs; however, it’s  a Trojan for al-Shabaab infected Somali government in Mogadishu. In fact, when the UN deals with Somaliland it treats it as a part entity of Somalia—-with five Siad Barre era administrative regions. The United Nations even has strategies and a special office ( UNSOM office in Hargeisa led by a British officer) dedicated solely to tackling Somaliland questions and bringing it under the control of  the nominal Somali government in Mogadishu. The real purpose of the UNSOM is not to advance peace, rule of the law, or women rights in Somaliland. Somaliland already has law and order. In May 2001, the will of the people was supported in a referendum by more than 90 percent of the population. Somaliland is a sea of calm in a region infested with tribal violence, despotism, and terrorism.  Somaliland people are not interested in UNSOM work nor do they need its aid. Moreover, Somaliland’s independence is legal because self determination is the centerpiece of international law. In fact, The Article I of the United Nations Charter states clearly that the main purpose of the UN is to “develop friendly relations among nations based on respect for the principle of equal rights and self determination of people,” To protect the integrity of Somaliland, we must expel all UN agencies and their staff, with the exception of UNICEF, if it refuses to enter a separate working relationship with Somaliland government—until Somaliland’s political future is settled. The UN’s biased policy toward Somaliland makes peace and justice a mockery. The UN used to be an effective organization working world peace and stability, but not anymore. Its record on peacekeeping in Africa is dismal and it’s mired with corruption and impunity. There is no single successful UN peace operation in Africa, including Somalia, Congo, or any other countries. For instance, over a quarter century of costly military intervention, billions in foreign aid, Somalia is still a tragedy: Millions of people have died from conflict since 1988; millions were forced out from their own homes and became refugees worldwide. Add to the  4.2 million that are facing food insecurity, and 2.9 million who’ve also become internally displaced, and living in squalor camps throughout the country, according to the UN office for the Coordination of Humanitarian Affairs. . And, a so-called al-Shabaab infected, corrupt Somali government is  holed up in a hilltop Villa in Somalia’s capital, and  is unable to provide its people safety, deliver basic services, and administer justice In fact, The UN Security Council which is the lead body of the UN is completely dominated by countries with the worst human rights abusers and whose goal is to dominate the rest of the world. The UN is not even relevant anymore because it’s a bias and does not reflect today’s world. Somaliland is at a critical juncture: The Somaliland people cannot go about business as usual. We have to make a tough choice. We either defend our freedom and independence or we have to submit to the demands of the UN bureaucrats. Somaliland’s independence cannot be sustained if we make foreign aid a national  staple as Somalia did, and the problem of patronage and corruption, if it is not managed well— it brings to the peace and stability. We should never allow the UNSOM and the NGO’s and their protectors to run a parallel government to undermine our governance. Finally, if President Bihi fails to put a stop to the UN’s meddling NOW, the remnants of Siad Barre, or al-Shabaab syndicates will take over Somaliland – — right out of our hands very soon, patriots. A risky scenario that we could lose our hard fought freedom. As former US President, Ronald Reagan once said, “Freedom is never more than one generation away from extinction. We don’t pass it to our children in the bloodstream. It must be fought for, protected, and handed for them to do the same.” Ali-Guban Mohamed, Founder and Editor. Gubanmedia.com Email: [email protected]advertisements