Thursday, October 22, 2020

Mareykanka oo maalinta berri ah ka mamnuucaya dalkiisa baraha bulshada TikTok iyo WeChat

Maraykanka ayaa maalinta Axadda ah dalkiisa ka mamnuuci doona baraha bulshadu ay ku wada xiriirto ee kala ah TikTok iyo WeChat, haddii aan wax iska baddalin go’aanka madaxweyne Trump oo uusan heshiis kama dambays ah qaadan.

Wasaaradda ganacsiga ayaa sheegtay in dadka ku nool Maraykanka ay ka mamnuucayso in ay la soo dagaan barnaamijyadaas.

Maamulka madaxweyne Trump ayaa sheegaya in shirkadahaan ay khatar ku yihiin ammaanka qaranka, isla markaasna macluumadka qofka barahaas isticmaalaya ay u gudbi karaan Shiinaha.

Hase ahaatee Shiinaha iyo labadaas shirkadoodba way beeniyeen eedaymahaas.

WeChat ayaa si rasmi ah maalinta Axadda ah looga xiri doonaa dalka Maraykanka, balse dadka ayaa wali sii isticmaali doona barta kale ee bulshadu ay ku wada xiriirto ee TikTok inta laga gaarayo 12-ka November, markaas oo si buuxda loo mamnuuci doono.

Shirkadda TikTok ayaa sheegtay in arrintaas ay “niyad-jab ku noqotay” ayna is khilaafeen wasaaradda ganacsiga, ayadoo shirkaddu sheegtay in ay samaysay “daahfurnaan heer sare ah” walaaca uu qabo maamulka Trump awgiis.

Tencent – oo ah shirkadda iska leh WeChat – ayaa sheegtay in xayiraadaha la saaray ay yihiin kuwo “nasiib darro ah”, balse ay sii wadi doonto wada xaajoodka ay kula jirto xukuumadda Maraykanka “si mustaqbalka arrintaa xal looga gaaro”. Amarka xayiraadda ah ee ay soo saartay wasaaradda ganacsiga Maraykanka ayaa daba-socda amar uu madaxweyne Trump soo saaray bishii August, shirkadaha Maraykanka ee bah-wadaagta la ah ayaa la siiyey muddo 45 cisho ah si ay u joojiyaan wada-shaqaynta ay la leeyihiin labadaas shirkadood ee Shiinaha laga leeyahay.

Haddii sida la qorsheeyey ay heshiiyaan Shirkadda Maraykanka laga leeyahay ee Oracle iyo tan Shiinaha laga leeyahay ee ByteDance ee iska leh TikTok isla markaana uu heshiiskaa meelmariyo madaxweyne Trump, lama mamanuuci dooni App-ka TikTok.

Mr Trump ayaa suxufiyiinta u sheegay Jimcihii in uu aaminsan yahay in heshiis “dhakhso” lala gaari karo TikTok, asagoo intaas ku daray in TikTok ay noqon doonto “shirkad cajiib ah, oo aad caan u ah” haddii nabadgelyo laga helo Shiinaha.

“Waxaan filayaa in dad badani ay sii faraxsanaan doonaan, balse waa inaan helnaa nabadgelyada aan u baahannahay” ayuu yiri.

Xoghayaha Wasaaradda Ganacsiga ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray sidaan ku yiri: “Annagoo ku soconna amarka madaxweynaha, waxaan qaadnay tallaabo aan kula dagaallamayno xogta gaarka ah ee Shiinuhu uu ka aruursanayo muwaadiniinta Maraykanka.”

Amarkan ayaa ka dhigan in laga bilaabo Axadda, aysan dadku isticmaali karin WeChat. Balse dadka TikTok isticmaala ay wali sii isticmaali karaan tan iyo inta laga gaarayo 12-ka bisha November ee sannadkan.

Related Articles

Odayaasha dhaqanka iyo ergadii ugu badnaa oo gaaray Jowhar iyo wararkii u dambeeyay

Jowhar (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta Hir-shabeelle ayaa sheegaya in magaaladaasi ay inta badan gaareen odayaasha dhaqanka iyo ergadii soo xulayay xildhibaanada baarlamaanka maamulkaasi. Sida ay ogaatay Caasimada Online, waxa magaalada Jowhar kuwada sugan inta badan ugaasyada iyo odayaasha kale ee qeybta ka ah  soo xulista baarlamaanka 2-aad ee Hir-shabeelle, xili gebi ahaanba uu shaqeyn waayey jadwalka iyo qorshihii hore ee doorashadaasi. Doorashada baarlamaanka Hir-shabeelle ayaa maalmihii u dambeeyay waxa ka taagna buuq badan, iyada oo beelaha qaar ay dood ka keenen in jagada madaxweynaha maamulkaasi ay iyagu leeyihiin. Waxaa si weyn isku soo taraya loolanka loogu jiro doorashadaasi, xili ay dhawaan xubno kamid ah guddiga farsamada ee soo xulista baarlamaanka labaad ee Hir-shabeelle ay sheegeen in uu dhaqan geli waayay jadwalkii ay soo saareen, kaas oo ku saabsanaa doorashada maamulkaasi. Saraakiil ka tirsan guddigan oo xiligaasi la hadlay Caasimada Online ayaa u sheegay inay dhaqaaqi la’dahay shaqada guddiga, islamarkaana ay ku hor gudban yihiin caqabado waa weyn oo curyaamiyay shaqooyinka horyaala. Guddigaan ayaa sheegay in culeyska ugu weyn ee heesta uu yahay cabashada Beesha Xawaadle, kuwaas oo aan ilaa hadda xal loo helin, islamarkaana aysan odayaashooda dhaqanka wali soo gaarin Jowhar si ay uga mid noqdaan duubabka dhaqanka ee soo xulaya baarlamaanka. “Culeyska ugu weyn waxaan kala kulmeynaa beesha Xawaadle, wax badan ayaa rabnaa inaa xeerino waana sababta uu u dhaqan geli waayay jadwalkii aan soo saarnay todobaadyo ka hor,” ayuu yiri mid kamid xubnaha guddiga oo la hadlay Caasimada Online. Si-kastaba, waxa socda dhaq-dhaqaaqyadii u dambeeyay ee doorashada baarlamaanka labaad ee maamulka Hir-shabeelle, inkasta oo uusan jirin heshiis laga mideysan-yahay oo ku aadan doorashadaasi.

QM iyo EU-da Oo Mashaariicda La Siiyo Soomaalida U Daba Fadhiisan Doona Soomaaliya Iyo Somaliland

October 22, 2020 | Published by: yaska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu dambayn doonaysa in ay meel mariso qorshe ay muddoba ku taamaysay oo ah sidii gabi ahaanba deeqaha ka yimaad beesha caalamka iyo maamulka dhaqaale ay iyada u soo maraan dhammaanba wixii la isku odhan jiray Soomaaliya oo Somaliland ku jirto waxaana arrintaasi si weyn ugala shaqaynaya muddona ku hawlanaa Qaramada Midoobay iyo Ururka Midawga Yurub. Qorshe ay muddo ka soo shaqaynaysay wasaaradda Qorshaynta Qaranka Soomaaliya ayaa toddobaadkan la soo gunaanaday kadib markii daneeyayaasha Arrimaha Soomaaliya iyo dawladaha deeqaha Bixiyaa Soomaaliya la saxeexdeen heshiis qeexaya in dawladda Federaalka ah ee Muqdisho fadhidaa masuul ka tahay dhammaanba deeqaha iyo lacagaha loogu talo galay Soomaalida, taasi oo Somaliland n aka mid tahay. Iyada oo ka faa’iidaysanaysa Aqoonsiga ay haysato dawladda Soomaaliya waxa ay muddoba ku soo hawanayd sidii ay mar uun u meel marin lahayd qorshe meesha lagaga saarayo hannaankii markii hore beesha caalamku ula tacaamuli jirtay Soomaalida, taasi oo ahayd in mashaariicda deeqaha ah loo qaybin jiray saddex waaxood marka mashruuca guud ahaan lagu soo qaado magaca Soomaaliya. Saddexdaasi waaxood oo kala ahaa Somaliland, Puntland iyo South Center (Koonfurta iyo Badhtamaha), taasi oo maanta baddalkeeda dhammaanba guddoomidda deeqda, mashruuca saxeexdiisa iyo maamulkiisaba farta laga saarayo dawladda Soomaaliya oo ay wakil uga yihiin Wasaaradaha Qorshaynta iyo Maaliyaddu. Mashaariicdana lagu salayn doono maamul Goboleedyada ay dawladdaasi ka kooban tahay, Somaliland loola dhaqmi doono sidii maamul Goboleed oo marka mashruuca lacagtiisa lasoo daayo qaybteeda la siin doono. Inkasta oo aanu ahayn qorshe imika hir galaya balse ahaa mid muddoba laga soo shaqaynayay waxa xukuumadda Muqdisho ku taageeraya qaramada Midoobay iyo Midawga Yurub. Toddobaadkan horraantiisii ayay xukuumadda Madaxweyne biixi arrintan qoraal ka soo saartay iyada oo sheegtay in aanay hawshaasi qayb ka ahayn. Fadhi aan caadi ahayn oo golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland yeesheen Sabtidii Toddobaadkan  waxa uu goluhu dood iyo falan-qayn ka yeeshay heshiis  ay wada gaadheen Soomaaliya iyo wakiilka UN-ka James Swan 15-kii October 2020, oo ku saabsanaa nidaamka wada shaqaynta (Un sustainable development cooperation framework UNCF), kaas oo ay xukuumadda Madaxweyne Biixi ku tilmaantay mid meel ka dhac ku yahay qarannimada Somaliland, faro-gelinna ku yahay arrimaha gudaha Somaliland. Lama oga tallaabada ay xukuumaddu ka qaadan doonto xaaladdan balse waxa biyo kama dhibcaan ah in beesha caalamku aanay wakhtigan diyaar u ahayn in ay Somaliland kala gorgortamaan waxa ay tabayso iyada oo ay muuqato in uu yahay qorshe dalalka deeqaha bixiyaa ku gaadheen sidaasi balse waxaan la ogayn halka ay Somaliland qaddiyaddan ku tiirin doonto.

Honeymoon over? Saudi Arabia-U.S. ties face reset with Biden win

RIYADH/WASHINGTON (Reuters) – Saudi Arabia’s crown prince enjoyed a near free pass under his personal relationship with U.S. President Donald Trump, but the kingdom’s brazen young leader will have to tread more carefully should Democrats take the White House and reset strategic ties. FILE PHOTO: U.S. President Donald Trump speaks with Saudi Arabia’s Crown Prince Mohammed bin Salman during family photo session with other leaders and attendees at the G20 leaders summit in Osaka, Japan, June 28, 2019. REUTERS/Kevin Lamarque/File Photo Riyadh’s human rights record, with the brutal 2018 murder of Washington Post Saudi journalist Jamal Khashoggi and detention of women activists, will be a prime point of friction with a Joe Biden administration, as will the Yemen war. At issue for the Gulf powerhouse, which lobbied hard for Trump’s maximum pressure campaign against foe Iran, is how Biden will address Tehran’s ballistic missiles and support for regional proxies in any talks to revive an international nuclear pact with Iran that Washington quit in 2018. While Riyadh and its Gulf allies prefer a Trump administration that also prioritised lucrative deals over human rights concerns, a Biden win would not upend decades-long alliances, five regional sources and diplomats said. Biden may, however, place stronger conditions on U.S. support, they said. “There will be challenges but there are long-term strategic institutional relationships and no one wants to break the camel’s back, though a Biden administration will want compromises,” said one Gulf source. A foreign diplomat in the region echoed the view that Saudi-U.S. ties would not be unduly harmed: “I imagine (Biden) would demand a few high-profile concessions … something on women’s rights defenders maybe.” In his campaign Biden pledged to reassess ties with Saudi Arabia, an oil exporting giant and major buyer of American arms, demand more accountability over Khashoggi’s killing in Riyadh’s Istanbul consulate and end U.S. support for the Yemen war. “Instead of giving blank checks to dictators and authoritarians around the world, as the Trump Administration has done, Joe Biden will stand up for universal values with friends and foes alike, and stand with the democratic world as we address common challenges,” a campaign spokesman told Reuters. De facto ruler Crown Prince Mohammed bin Salman has firmly consolidated power, crushing dissent and detaining rivals to the throne, measures that tainted a reformist image initially lauded abroad as he moved to open up the kingdom. He has denied ordering Khashoggi’s killing, which sparked global outrage and spooked investors, but in 2019 indicated some personal accountability by saying it happened under his watch. Riyadh jailed eight people for between seven and 20 years in the case. The kingdom’s foreign minister, in a webinar this month, said it was also reforming security services so “something like this cannot happen again”. Prince Faisal bin Farhan Al Saud though struck a defiant tone over Western condemnation of the trials of women activists, saying they are charged with “serious crimes”. The detainees are accused of harming Saudi interests. Few charges have been made public but some relate to contacts with foreign journalists, diplomats and rights groups. SECURITY PARAMOUNT Trump has objected to punitive measures against Riyadh over human rights. But in April he threatened withholding military support — boosted after 2019 attacks on Saudi energy facilities — after an oil war between Riyadh and Moscow wreaked havoc on markets, threatening the U.S. oil industry. Prince Faisal stressed that despite “occasional divergences”, the Saudi-U.S. alliance “goes much deeper than just one king or one president.” Riyadh and its Gulf allies strongly disagreed with the Obama administration over the 2015 Iran nuclear deal and the 2011 “Arab Spring”, warning Washington against abandoning traditional allies and the rise of the Muslim Brotherhood. State-backed media in Saudi Arabia and the United Arab Emirates recently focused on emails linked to Hillary Clinton and the Brotherhood — a move one Saudi source said aimed to show Democrats had erred and could do so again. “There is concern that a Biden presidency would at best, mean a reduced U.S. focus on the Middle East, and at worst … a more hardline approach towards Saudi Arabia and Gulf countries,” said Abdulaziz Sager, chairman of Riyadh-based Gulf Research Center. “There is a desire for clarity among Saudis in terms of what Biden’s concrete foreign policy would be towards Saudi Arabia.” Gulf states are also trying to push through arms deals, with the UAE and Qatar seeking U.S. F-35 fighter jets. HOLDING CARDS CLOSE The UAE has hedged its bets, reducing its military presence in Yemen and becoming the first Arab state in a quarter century to normalise ties with Israel, creating a new axis against Iran and Islamists deemed a threat to Gulf dynastic rule. Bahrain followed suit, handing Trump a win in U.S.-brokered accords that also garnered bipartisan support. “One of the reasons Gulf states are establishing relations is because they realised a few months ago they might not have the U.S. to rely on as in the past. Israel is a natural partner,” said a source familiar with the process. Saudi columnist Mohammed Al Al-Sheikh, writing in local daily Al Jazirah, said this “created a new reality on the ground that candidate Biden cannot overlook” when dealing with Iran. Trump initially said the United States was “locked and loaded” after the 2019 attacks on Saudi oil facilities, blamed by Riyadh and Western powers on Tehran, but a conventional military response did not materialise. The apparent attempt to avoid a war was watched closely around the Gulf. Saudi Arabia tacitly backed the Israel deals but is unlikely to join soon given its position as custodian of Islam’s holiest sites and architect of a 2002 Arab Peace Initiative that offered Israel ties in return for Palestinian statehood. Riyadh has said only an Israeli-Palestinian deal could deliver lasting peace and stability. “The Saudis will probably not move to recognize Israel before the election in large part because this is a card they can play with a new Biden administration,” said David Rundell, a former chief of mission at the U.S. embassy in Riyadh. Gulf rivals are also biding time over a political row that has seen Riyadh and its allies boycott Qatar, two of the Gulf sources said, despite pressure from Trump to end the dispute. If Trump wins, Riyadh would seek to end the row and form a united Gulf Arab front against Iran, one of the sources said. “It may not be as big an issue for Biden, but if he also pushes for it, then we’ll see progress.” Source: Reuters

Stay Connected

20,891FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Magacyada Duuliyeyaashii Diyaaradihii Duqeeyey Hargaysa 1988 Iyo Qabaa’ilka Ay Kasoo Jeedaan

October 22, 2020 | Published by: yaska Xigmad uu reebay madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Mandela ayaa ahayd” Forgive, but never forget their names”, oo nuxur ahaan noqonaysa, in cadowgii dhibta kuu geystay aad saamixi karto, hasayeeshee aanad magacyadood iloobin. Waxa nasiib wanaag ah inuu maalmahan Hargaysa uu ku sugan yahay mudane Axmed Maxamed Maxamuud ‘Axmed dheere’, oo damiirkiisu siin waayey inuu xasuuqo dad maati ah oo qaxayey ama goobo ay ku qaxeen ku sugnaa. Axmed Dheer wuxuu go’aansaday oo uu doorbiday inuu la fakado diyaaraddii uu waday oo ahayd Miig 17, uu 13 Juulay 1988 uu si geesinimo leh ugu dejiyo xeebta Jabuuti. Go’aankaa uu qaatay Axmed dheer wuxuu noqday mid taariikhda shicibka Soomaalilaan baal dahab ah kaga suntan. Waxaanu adduunka u caddeeyey in xasuuqdii shicibka Hargaysa lagu hayey uu ka markhaati kacay. Abaalkaasi uu shicibka Hargaysa gashaday Axmed Dheere waa kaa sannad kasta oo uu Hargaysa yimaado casuumado iyo soo dhaweyn aan kala go’ lahayn uu kala kulmo shicibkii uu ka badbaadiyey gantaalihii ay siday diyaaradii loo dhiibay ee soo laa lagu yidhi. Madaxdii duuliyeyaasha amraysay ee Hargaysa u soo wareegay waxa ay kala ahaayeen: Khaliif Ciise Yuusuf (Majeerteen) taliyihii ciidanka cirka Ballidoogle. Faarax Siciid (Majeerteen) taliyihii ciidanka cirka Hargaysa. Maxamed Aadan Dirir (Mareexaan) taliyihii ciidankii cirka Berbera. Magacyada Duuliyeyaashii Hargaysa Duqeeyey = Yuusuf Maxamuud Maxamed (Majeerteen)..Duuliye Miig 17 = Mursal Xaaji Axmed ‘Muufo’ ( Abgaal)…Duuliye Miig 19 = Maxamed Xasan Raage (Xawaadle)….Duuliye Miig 19 = Xuseen Aadan Ibraahin (Gadabuursi)…Duuliye Miig 19 = Axmed Gurxan Hoore ( Ogaadeen)…….Duuliye Miig 19 = Maxamed Axmed Xaayow (Abgaal)……Duuliye  Miig 19 = Xirsi Maxamed Faarax (Mareexaan)……Duuliye Miig 19 = Axmed Maxamed Maxamuud ( Mareexaan)….Duuliye CESNA = Suufi Jeylaani Maxamed (Barawaani)…..Duuliye CESNA = Faarax Xaaji Salaad (Majeerteen)….Duuliye CESNA = Yuusuf Juseeb ( Majeerteen)….Duuliye CESNA = Xasan Yare (Ogaadeen)….Duuliye CESNA = Maxamuud Xaaji Warsame (Dhulbahante)….Duuliye Hunter = Maxamed Khaliif Isaaq (Raxanweyn)……….Duuliye Hunter Intii ku dhimatay intii ay duqeynta wadeen ee gantaal Eebbe ku dhacay oo cillad farsamo darteed u dhacday waxa ay kala ahaayeen: = Maxamed Xasan Raage (Xawaadle)…….Duuliye Miig 19 = Xuseen Aadan Ibraahin (Gadabuursi)…Duuliye Miig 19 = Axmed Gurxan Hoori (Ogaadeen)…Duuliye  Miig 19 = Maxamed Axmed Xaayow (Abgaal)….Duuliye Miig 19 = Maxamed Khaliif Isaaq (Raxanweyn)…Duuliye Miig 19 Cali Cabdi Coomay Suxufi, qoraa ah.  Hargaysa, Soomaalilaan