Wednesday, October 21, 2020

Mareykanka oo 7 ruux oo shan ka mid ah yihiin Shiineys ku eedeeyay jabsasho xogta dowladda

Dowladda Mareykanka ayaa 7 ruux oo shan ay u dhalatay dalka Shiinaha, labana dalka Maleysia ku eedeysay in ay u dhaceen islamarkaana ay jabsadeen xogta hay`ado dowladda ah, shirkado iyo ururro Mareykanka ka diiwaan gashan.

Ku-xigeenka wasiirka caddaaladda Jeffrey Rosen oo shir jaraa`id qabtay ayaa sheegay in todobadan ruux ay dhanka internetka ka weerareen in ka badan 100 shirkadooda oo daafaha caalamka ku kala yaal, iyagoona shanta eedeysane ee Shiineyska ah uu sheegay in ay u shaqeeyaan dowladda Shiinaha.

Jeffrey Rosen ayaa ku eedeeyay ku eedeeyay dowladda Shiinaha in ay hoy siiso burcadda internetka.

Wasiir xigeenka ayaa sheegay in shanta shiineyska ah ay maxsad yihiin, halka labada Maleysia kasoo jeeda la qabtay Isniintii.

Weerarka raggan ee dhanta internetka ayaa socday muddo 6 sannadood ah, sida uu sheeciyay Jeffrey Rosen .

Related Articles

IOM oo sheegtay in dumarka ku nool xeryaha barakacayaasha Baydhabo ay sameeyeen agabka af xirashada+Sawirro

Muqdisho:-Hay’adda IOM ee Qaramada Midoobay waxay ay sheegtay in dumarka barakacayaasha ah ee ku sugan magaalada Beydhabo xeryaha ku yaala ay soo saareen agab badan oo ah maaski ama af xir si looga gaashaanto karoonaha/ IOM waxay tilmaamtay in dumarkan oo hay’addu ka taageertay dhanka tababarka iyo dharka laga sameeyo maaska ay ku guuleysteen in ay soo saaraan in ka badan 5,000 oo af xir . Agabkan ayaa qaar ka mid ah loogu deeqay dadka u baahan, halka kuwo kalana suuqa iib ahaan loo geeyay. Talaabadan ayaa ah mid lagu dhiiri gelinayo farsamada gacanta ee dumarka si ay noloshooda u maareeyaan.   

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Galmudug oo ka warbixiyay qorshaha golaha Deegaanka ee laga hirgelinayo Galmudug.

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Gobleedka Galmudug oo waraysi gaar ah siyey Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey qeybta labaad ee Golaha Deegaanka ee la soo gababayeeyay, isagoo sheegay in si fiican howlshaasi ay ugu  guuleysteen. Cabdi Maxmed Jaamac (Waayeel) Wasirka Arrimaha Gudaha Galmdug ayaa sheegay in magaalada Gaalkacyo ay tahay markii ugu horeysey oo loo sameeyo gole deegaan, taasina ay keentay in waqti badan qaadato, isagoo xusay in tababaro loo furi doono xubnaha golaha Deegaanka Gaalkacyo.. Wasiir Waayeel ayaa sidoo kale sheegay in wacyi gelin ay ka wadaan deegaanno badan oo ka mid ah Galmudug kuwaasi oo bulshada lagu fahamsiinayo nidaamka golaha deegaanka, si bulshada fahankooda uu uga sareeyo sida hada uu yahay, isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay iney dadka fahmi doonaan ahmiyadda ay leedahay in degmo kasta oo ka tirsan Galmudug ay yeelato Gole deegaan. Ugu dambeyn Wasirka Arrimaha Gudaha Galmdug ayaa tilmaamay in socdaalo ku saabsan  dib u heshiisiinta dadka ay ku soo mareen  deegaanno ka tirsan Galmudug, waxaana socdaalkooda qeyb ka ahaa sidii ay u ogaan lahaayeen xaaladda dhabta ah ee ka jirta deegaannada ay safarka shaqo ku tegeen. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleIOM oo sheegtay in dumarka ku nool xeryaha barakacayaasha Baydhabo ay sameeyeen agabka af xirashada+Sawirro Next articleDuubabka dhaqanka Hirshabeelle oo si diirran loogu soo dhaweeyay Jowhar.

Duubabka dhaqanka Hirshabeelle oo si diirran loogu soo dhaweeyay Jowhar.

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Muqdisho:-Magaalada Jowhar ee Gobalka Sheekh Dhexe waxaa gaaray qaar ka mid ah duubabka dhaqanka Hirshabeelle kuwaaso ka qeyb qaadanaya soo xulista Baarlamnka labaad ee Maamulka Hirshabeelle, waxaana hogaaminayay Wabar Maxamed Wabar Axmed Wabar Cabdi, iyadoo garoonka Jowhar ay ku soo dhaweeyeen Xilibaanno, Wasiiro iyo guddiga farsamo soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle. Guddoomiyaha guddiga Cismaan Maxamed Muqtaar Baarey ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay inay soo dhameestirmaan duubabka dhaqanka Hirshabeelle. Wabar Maxamed Wabar Axmed Wabar Cabdi oo dhankiisa hadalka qaatay ayaa been abuur ku tilmaamay warar lagu baahiyay baraha bulshada, kaaso lagu sheegay inuu ka soo horjeedo dhismaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo markale doorashadiisa ka dhaceyso magaalada Jowhar. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleWasiirka Arrimaha Gudaha ee Galmudug oo ka warbixiyay qorshaha golaha Deegaanka ee laga hirgelinayo Galmudug.

Stay Connected

20,886FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Kala Dirista Rugta Ganacsiga Waan Diidnay

21st October 2020  admin  Category : Boosaaso: Qaar ka mid ah ganacsatada Puntland ayaa ka hor yimid kala diris lagu sameeyey Rugta Ganacsiga Puntland; kala dirista, ayaa waxaa sameeyey Wasiirka Ganacsiga Puntland. Hadaba, ganacsatadu maxeey tahay sababta ay uga hor yimaadeen kala dirista uu sameeyay wasiirka? Fadlan hoos ka daawo. [embedded content]

Booliska Turkiga oo xabsiga dhgay Ahmed al-Astal & sababta ka dambeysa (Sawirro)

- Advertisement - Booliska Turkey ayaa xiray nin lagu eedeeyey inuu u jaajuusayey Imaaraadka Carabta, sida uu shaaciyey talefishinka dowladda ee TRT World. Ahmed al-Astal, oo ah 45 jir Falastiini ah oo kasoo jeeda Gaza, ayaa haystay baasaboorka dalka Jordan markii loo kaxeeyey xabsi ku yaalla Turkiga. Qoyska Astal ee Gaza ayaa 25-kii September baraha bulshada soo dhigay bayaan ay ku sheegeen in 4 maalmood ka hor xilligaas lagu afduubtay Turkiga. Qoyska Astal waxay sheegeen inuu ahaa suxufi in ka badan 10 sano ka shaqeynayey Imaaraadka Carabta ka hor inta uusan u guurin Turkiga, halkaasi oo uu kula shaqeeyey dhowr warbaahin oo ay ku jirto wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu. Bayaan labaad oo ay soo saareen Talaadadii, ayey qosyka Astal waxay Turkiga ku eedeeyeen inay si aan wanaagsaneyn ula tacaaleen arrintan. Qoyska ayaa ku booriyey madaxweynaha Falastiin Mahmud Abbas inuu soo faro-geliyo arrintan, ayaga oo sheegay in xaaskiisa iyo laba gabdhood oo uu dhalay ay kaligood ku yihiin Turkiga. Talefishinka TRT World ayaa ilo-wareedyo Turkish ah kasoo xigtay in Astal uu Imaaraadka Carabta u jaajuusayey ururka Ikhwanul Muslimiin ee Turkiga, sidoo kalena uu waday dhaq-dhaqaaqyo kale tan iyo markii uu dalka usoo guuray 2013. Warbixinta ayaa sidoo kale sheegtay inuu ururinayey macluumaadka arrimaha gudaha Turkiga. Xigasho: VOA+AFP Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement -