Tuesday, October 20, 2020

Madaxweynaha Mareykanka oo ku baaqay in Shiinaha lagula xisaabtamo faafitaanka cudurka Corona

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump  ayaa  ka codsaday Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay in Madaxda shiinaha lagula xisaabtamo faafitaanka cudurka karoona.

Codsiga Trump ayaa khubad  ka soo  jeediyay kalfadhiga 75aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay.

koox wariyeyaal ah oo ka tirsan Aqalka Cad ayaa soo daabacay qaybo ka mid khubadi uu soo jeediyay Madaxweyn Trump sidan ayee ahayd: “Maalmihii ugu horeeyay ee cudurka  karoona  kadillaacay gudaha dalka Shiinaha  wuxuu joojiyay isku socodka  gudaha dalka, laakiinse wuxuu u ogolaaday in duulimaadyada caalamiga,  taas qayb ka qaadatay  fiditaanka  cudurka karoona  adduunka intiisa kale. ”

Madaxweynaha Mareykanka ayaa dhowr jeer khudbadiisa ku tilmaamay “Fayraska Shiinaha,” isagoo yiri “Qaramada Midoobay waa inay Shiinaha kula xisaabtantaa Masuuliya dara  ay ku kaceen madaxda dalka shiinaha.”

Trump ayaa si isdaba joog ah carabka ugu adkeeyay in maamulkiisu uu Shiinaha si buuxda masuul uga yahay faafida cudurka karoona ee ku faafaya aduunka, asaga oo ku eedeeyay wadanka  shiinaha inuu hayay macluumaadka ku saabsan  khatarta cudurkan., wuxuuna  intaas ku siidaray hadalkiisa  in mas’uuliyiinta shiinuha ay joojin karaan faafidika cudurka hadi ay khatar cudurka ay  lawadaage lahaa dunidoo oo dham si u sameeyaan ka hortago ku filan .

Shiinaha ayaa ah  dalka ugu horeeya adduunka oo ka dilaaco cudurka karoona biloowgi sanadki hore 2019

This post first appeared on Radio Moqdisho. Read the https://www.radiomuqdisho.net/madaxweynaha-mareykanka-oo-ku-baaqay-in-shiinaha-lagula-xisaabtamo-faafitaanka-cudurka-corona/original article

Related Articles

Maxay yihiin caqabadaha horyaalla golaha wasiirada ee lagu dhowaaqay?

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa xalay ku dhawaaqay golaha cusub ee wasiirada ee ka mid noqonaya xukuumaddiisa oo muddo xileedkeeda uu ka dhiman yahar illaa muddo afar bilood ah. Xukuumadda cusub oo ka kooban illaa 70 wasiir waxaa horyaalla arrimo dhowr ah oo ay tahay in ay wax ka qabato. Golahan wasiirada ee cusub waxaa ka mid ah wejiyo ku cusub siyaasadda iyo shacabka hortooda, sidoo kale waxaa dib u soo nqoday wasiiro ka tirsanaa xukuummnaddii ra’iisul wasaarihii hore, Xasan Cali Khayre. Maxaa ka mid ah caqabadaha horyaalla? Magacaabidda golahan wasiirada ee cusub ayaa ku soo beegmaysa xilli xasaasi ah oo uu dalka ku jira kala guur siyaasadeed, waxaana la filayaa in si rasmi ah uu dalka u galo doorasho dadban. Dhowaan, madaxda maamul goboleedyada iyo madaxweynaha Dowladda Federaalka ayaa ku heshiiyay qaabka loo marayo doorashada dhammaadka sannadkan 2020 iyo bilowga 2021. Hadaba waxaa golahan wasiirada horyaala caqabada badan oo ay tahay in ay ka gudbaan kuwaas oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Rooble. Ra’iisul Wasaaraha iyo golihiisa waxayaabaha laga filayo waxaa ka mid ah in ay xuddun u noqdaan hannaanka doorashada iyo amniga guud ee dalka. Rashiid Cabdullaahi Maxamed oo horey u ahaa wasiirka gaashaandhiga ee Soomaaliya ayaa rumaysan in ra’isul wasaaraha waxyaabaha ugu horeeya ee ay tahay in u fuliyo ay ka mid tahay dhaqangalinta heshiiskii maamul goboleedyada iyo dowladda fedaraalka. “Waxaa laga rabaa in uu fuliyo howla uu isaga hadda gadaal ka gaaray ayna ugu horeeyso heshiiskii hadda ugu dambeeyay ee salka ku haya doorashooyinka soo socda,” ayuu yiri Mr Rashiid. Golahan wasiirada ayaana lafa filayaa in ra’iisul wasaaraha ay ka caawiyaan arrintaas hortaalla. Waxaa intaa ku daray in rai’sul wasaaraha cusub sidoo kale looga fadhiyo in uu isu keeno dhinacyada ku kala irdhoobay siyaadda oo uu isku dayo in uu mideeyo. “Waxaa kale oo xiga in siyaasiyan dadka hadda kala irdhoobay oo siyaasadda isaga soo horjeeda inuu isu soo dhaweeyo gaar ahaan mucaaradka iyo dowladda in uu isu soo dhaweey,” ayuu yiri Mr Rashiid. Rai’sul wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo xukuumaddiisan waxaa sidoo kale ay dad badan ka filayaan in ay muddada kooban ee u dhiman ay ku hantaan kalsoonida shacabka iyo saamileeyda dhanka siyaasadda. Rashiid Cabdullaahi Maxamed wasiirkii hore ee gaashaandhiga Soomaaliya, oo si gaar ah uga hadlayay Ra’iisul Wasaaraha wuxuu yiri: “Waa in uu gogol xaar u sameeyo mustaqbalka dhaw arrimaha ku saabsan doorashooyiinka kalsooni na galiyo dadka kale ee banaanka taagan ee maanta daneynaya siyaasadda inay qeyb ka noqdaan markaa in uu howlahaasi oo dhan meelmariy.” Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa la wareegay xafiiskii uu banneeyay ra’iisul wasaarihii isaga ka horreeyay ee Xasan Cali Khayre, kaas oo 25-kii bishii Luulyo, uu guddoonka baarlamaanka sheegay in kalsoonidii lagala laabtay. Rooble iyo xukuumaddiisa oo haysta illaa 115 maalmood oo kuraasta ay ku sii fadhindoonaan, taas oo ku eg dhammaadka muddo xileedka madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana looga fadhiyaa inay la yimaadaan waxqab uu ku jiro degdeg – kuwa ugu culusna waa doorashada iyo amniga guud ee dalka, si gaar ah amaanka goobaha doorashada iyo ergooyiinka codeyn doona. Isha: BBC

DR Congo Maleeshiyaada weerar ku qaaday xabsi weyn

In ka badan 900 maxbuus ayaa la sheegay inay saaka oo Salaasa ah xabsiga ka baxsadeen kadib markii ay weerar qorsheysan maleeshiyaad ku qaadeen xabsiga weyn ee ku yaal magaalada Beni ee waqooyi-bari dalka DR Congo.Weerarkan ayaa la rumeysan yahay inay ka danbeys kooxda ADF ee ka dagaalanta gobalkaasi oo la rumeysan yahay inay taageero ka hesho dowlada Ugandha. Maleeshiyaadkan ayaa la sheegay inay cagta mariyeen saldhig weyn oo ay magaaladaasi ku lahaayeen ciidamada dowlada DRC. Duqa magaalada Beni ayaa sheegay in tirada maleeshiyaadka weerarkan ka qeyb qaatay ay aad u badneyd isla markaana gudaha u galeen xabsiga oo ay kasii daayeen in ka badan 900 maxbuus oo halkaasi lagu hayey. Horseed Media

Stay Connected

20,879FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

4 Daafac Oo Ay Liverpool SI Xor Ah Ugula Soo Wareegi Karto Kadib Dhaawacii Virgil van Dijk

Daafaca kooxda Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa dagaal ula galaya wakhtiga in uu mar kale u ciyaaro kooxda Liverpool xilli ciyaareedkan xilli uu mari doono qaliin dhanka jibka. Daafaca reer Holland ayaa ka dhaawcmay jilibka isaga oo ah nooca ugu halisan dhaawacyada soo gaadha xiddigaha. Taas ayaana la macno ah in uuna xiddigu wax kulamo ah ciyaari doonin ilaa laga gaadhayo xilli ciyaareedka 2021/2022. Maqnaanshaha Van Dijk waxa si weyn u tabi doonta kooxda Liverpool marka loo eego in uu xiddiga reer Holland laf dhabar u ahaa kooxda Jurgen Klopp. Inkasta oo uu suuqa kala iibsigu xidhanyahay waliba aanu furmi doonin ilaa bisha Janaury hadana Liverpool ayaa badal ku meel gaadh ah la soo saxiixan karta haatan. Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa 4 xiddig oo daafaca ka ciyaara oo ay Liverpool la soo saxiixan karto maalmaha soo socda. 1.Ezequiel Garay: Garay ayaa ah xiddig dhawaan isaga tagay kooxda Valencia walina ma helin koox cusub tan ilaa markii uu ka tagay kooxda Valencia. Xiddiga ayaa dhaawac xun ka soo kabsaday waxana uu Valencia ka codsaday in ay iska fasaxdo si uu koox kale ugu biiro. Xiddiga ayaa Liverpool fursad u siin kara in ay gaadho bisha January si ay ula soo saxiixato badal Fiican waxana ay ku heli kartaa qaab xor ah. 2.Jozo Simunovic: Xiddigii hore ee Kooxda Celtic ayaa ah xiddig xor ah tan ilaa dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore waxana dhawaan lala xidhiidhinayay kooxda Ac Milan. Xiddiga oo 26 jir ah ayaa Celtic u saftay 129 kulan waxana uu aqbali karaa in uu noqdo dookha 4-aad ee daafaca Liverpool. Xiddiga reer Croatia ayaa bilaa koox ah waxana uu diyaar u yahay in uu ku biiro Liverpool hadii uu dalab ka helo. 3.Kevin Stewart: Waa xiddig ay garanayaan Liverpool marka loo eego in uu kaliya 20 kulan u saftay kooxda 1-aad labadii sano ee Klopp ee ugu horaysay Jurgen Klopp ka hor intii uuna 2017 isaga tagin kooxda. 27 jirkan ayaa ah bilaa koox ah kadib markii uu ka tagay kooxda Hull City waaana xididg ka ciyaari kara khadka dhexe ee daafaca 4.Daniel Schwaab: Waa xiddig khibrad fiican leh waxana uu ka soo ciyaaray horyaalka Bundesliga. Xiddiga 32 jirka ah ayaa dhawaan ka tagay kooxda PSV kadib markii uu joogay muddo 4 sano ah waana xiddig uu Klopp taageere u yahay marka loo eego in uu yahay xiddig reer Germany ah. Sii Akhriso: Wasiirada cusub ee Soomaaliya Oo Lagu Dhawaaqay Xilli Ay Doorashada Madaxweynuhu Soo Dhawdahay.

Maxamed Xuseen Rooble: Maxaa ka mid ah caqabadaha horyaalla xukuumadda cusub ee Ra'iisul Wasaarah?

6 Daqiiqadood ka horXigashada Sawirka, OPM SomaliaRa'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa xalay ku dhawaaqay golaha cusub ee wasiirada ee ka mid noqonaya xukuumaddiisa oo muddo xileedkeeda uu ka dhiman yahar illaa muddo afar bilood ah.Xukuumadda cusub oo ka kooban illaa 70 wasiir waxaa horyaalla arrimo dhowr ah oo ay tahay in ay wax ka qabato. Golahan wasiirada ee cusub waxaa ka mid ah wejiyo ku cusub siyaasadda iyo shacabka hortooda, sidoo kale waxaa dib u soo nqoday wasiiro ka tirsanaa xukuummnaddii ra'iisul wasaarihii hore, Xasan Cali Khayre. Maxaa ka mid ah caqabadaha horyaallaMagacaabidda golahan wasiirada ee cusub ayaa ku soo beegmaysa xilli xasaasi ah oo uu dalka ku jira kala guur siyaasadeed, waxaana la filayaa in si rasmi ah uu dalka u galo doorasho dadban.Dhowaan, madaxda maamul goboleedyada iyo madaxweynaha Dowladda Federaalka ayaa ku heshiiyay qaabka loo marayo doorashada dhammaadka sannadkan 2020 iyo bilowga 2021.Hadaba waxaa golahan wasiirada horyaala caqabada badan oo ay tahay in ay ka gudbaan kuwaas oo uu hoggaaminayo Ra'iisul Wasaare Rooble. Xigashada Sawirka, SNTVRa'iisul Wasaaraha iyo golihiisa waxayaabaha laga filayo waxaa ka mid ah in ay xuddun u noqdaan hannaanka doorashada iyo amniga guud ee dalka. Rashiid Cabdullaahi Maxamed oo horey u ahaa wasiirka gaashaandhiga ee Soomaaliya ayaa rumaysan in ra'isul wasaaraha waxyaabaha ugu horeeya ee ay tahay in u fuliyo ay ka mid tahay dhaqangalinta heshiiskii maamul goboleedyada iyo dowladda fedaraalka."Waxaa laga rabaa in uu fuliyo howla uu isaga hadda gadaal ka gaaray ayna ugu horeeyso heshiiskii hadda ugu dambeeyay ee salka ku haya doorashooyinka soo socda," ayuu yiri Mr Rashiid.Golahan wasiirada ayaana lafa filayaa in ra'iisul wasaaraha ay ka caawiyaan arrintaas hortaalla.Waxaa intaa ku daray in rai'sul wasaaraha cusub sidoo kale looga fadhiyo in uu isu keeno dhinacyada ku kala irdhoobay siyaadda oo uu isku dayo in uu mideeyo."Waxaa kale oo xiga in siyaasiyan dadka hadda kala irdhoobay oo siyaasadda isaga soo horjeeda inuu isu soo dhaweeyo gaar ahaan mucaaradka iyo dowladda in uu isu soo dhaweey," ayuu yiri Mr Rashiid.Rai'sul wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo xukuumaddiisan waxaa sidoo kale ay dad badan ka filayaan in ay muddada kooban ee u dhiman ay ku hantaan kalsoonida shacabka iyo saamileeyda dhanka siyaasaddaXigashada Sawirka, OPM SomaliaRashiid Cabdullaahi Maxamed wasiirkii hore ee gaashaandhiga Soomaaliya, oo si gaar ah uga hadlayay Ra'iisul Wasaaraha wuxuu yiri: "Waa in uu gogol xaar u sameeyo mustaqbalka dhaw arrimaha ku saabsan doorashooyiinka kalsooni na galiyo dadka kale ee banaanka taagan ee maanta daneynaya siyaasadda inay qeyb ka noqdaan markaa in uu howlahaasi oo dhan meelmariy."Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa la wareegay xafiiskii uu banneeyay ra'iisul wasaarihii isaga ka horreeyay ee Xasan Cali Khayre, kaas oo 25-kii bishii Luulyo, uu guddoonka baarlamaanka sheegay in kalsoonidii lagala laabtay.Rooble iyo xukuumaddiisa oo haysta illaa 115 maalmood oo kuraasta ay ku sii fadhindoonaan, taas oo ku eg dhammaadka muddo xileedka madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana looga fadhiyaa inay la yimaadaan waxqab uu ku jiro degdeg - kuwa ugu culusna waa doorashada iyo amniga guud ee dalka, si gaar ah amaanka goobaha doorashada iyo ergooyiinka codeyn doona.

This post first appeared on Radio Moqdisho. Read the https://www.radiomuqdisho.net/madaxweynaha-mareykanka-oo-ku-baaqay-in-shiinaha-lagula-xisaabtamo-faafitaanka-cudurka-corona/original article