Friday, October 23, 2020

Madaxweynaha Eritrea,Isaias Afwerki oo gaaray Itoobiya.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Madaxweynaha Eritrea,Isaias Afwerki ayaa saakay gaaray magaalada Jimma ee gobalka ismaaulka Oromada dalka itoobiya .

Ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi ku soo dhaweeyay.

Isaias Afwerki oo uu weheliyo wasiirkiisa arimaha dibadda ayaa waxaa la sheegay in uu itoobiya ku joogi doono 3 bari oo booqasho rasmi ah.

Labada hogaamiye ayaa ka wada hadli doona sida ay sida ay sheegtay saxaafada itoobiya xoojinta xiriirka labo geesoodka ah ee Ethiopia iyo Eritrea.

Ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa bishii August booqday dalka Eritre

This post first appeared on Radio Moqdisho. Read the https://www.radiomuqdisho.net/madaxweynaha-eritreaisaias-afwerki-oo-gaaray-itoobiya/original article

Related Articles

Minnesota COVID survivor goes home after 208 days of hospitalization

Friday October 23, 2020 By Marielle Mohs MINNEAPOLIS (WCCO) — A Maple Grove man is finally home after enduring one of the longest hospital stays in the state. Fifty-year-old Chris Hirte has battled the virus since March 28, 2020, a total of 208 days. Hirte spent five months in a hospital, two of them on a ventilator, before moving to the transitional care unit in Osseo for the final two months of around-the-clock care. On Thursday morning, Hirte left the Villa transitional care unit and went home to find “Welcome home Chris” signs lining the street up to his house, and several neighbors, family and friends cheering him in the cul-de-sac. It’s that support system that Hirte credits for his recovery. Ads By Google “Well I think I’m fortunate to have love and family like I do,” Hirte said. “They supported me.” Since March, Hirte’s sister and girlfriend took care of him as much as they could. In April, Hirte broke a 108-degree fever, a moment they thought they might lose him. “They called me in for a compassionate visit because they didn’t think he was going to make it that night,” Dawn Ramaley, Hirte’s sister, said. Before being admitted to the ICU with COVID-19 the day before his 50th birthday, Hirte was a healthy man and small business owner. Muscle atrophy from all the immobile months in a hospital bed has caused him to lose mobility in his legs and right hand. And the several months on the ventilator and trach slowed his speech significantly. He plans to use his time at home to get strong again. “No one has said he won’t recover fully, so that’s our goal and our expectation,” Ramaley said. Hirte may have beat this deadly virus, but he doesn’t want anyone to have to go through what he did to survive. “Believe it. This virus is nothing to mess around with,” Hirte said. Hirte also experienced a double lung collapse during his hospital stay. He had such a severe case so early in the pandemic, it was too early to try new antiviral drugs, so he had to recover with time and care. advertisements   Minneosta counts 20 more deaths from COVID-19 - HOL Tanzania hit by recent IS attack near Mozambique border - AFP Museveni meets Somalia's First Lady - New Vision Students of color lead push for equity in Minnesota schools - MPR News The UAE’s Military Training-Focused Foreign Policy - CEIP 33 Indian workers held hostage by Somalia firm - The Print

Xog: Cabsi la xiriirta kiis la sheegay in DF Somalia ay la damacsan tahay Kheyre

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo dadka ku dhow ayaa ka cabsi qaba beegsi kaga yimaada Villa Somalia oo dacwado iyo ceebeyn ah, kaasi oo lala beegsado Kheyre, sida ay ogaatay Caasimada Online. Xubno ku dhow Kheyre ayaa Caasimada Online u sheegay inay ka war-hayaan inuu jiro qorshe la doonayo in Xafiiska Hanti-dhowraha Qaranka, xeer ilaalinta iyo maxkamadaha ay baaritaan iyo dacwado ku furaan Xasan Cali Kheyre. Sidoo kale, nabaddoon Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ah odayaasha beesha Murusade, oo la hadlay idaacadda Kulmiye ee Muqdisho, ayaa sheegay inuu jiro wel-wel xooggan oo arrintaas ku saabsan oo ay qabaan. Cabsida jirta ayaa waxaa ka mid ah in Kheyre lagu eedeeyo musuq-maasuq iyo ku takri fal awoodeed, kuwaasi oo dhacay mudadii uu Kheyre xafiiska joogay.      “Waan maqalnay inay isku dayeen arrintaan, wax qarsanna maaha banaanka ayey taallaa,” ayuu yiri Nabaddoon Xaad. Waxa uu sidoo kale sheegay in arrintan ay qeyb ka tahay ololaha doorashooyinka, balse uu ku rajo weynyahay in shacabka Soomaaliyeed ay dareemi doonaan ujeedka laga leeyahay kiis kasta oo lagu furo Kheyre. “Waxaan u jeedineynaa hay’adda dowladda, sida hay’adda garsoorka inaysan ka qeyb-galin ololaha doorashada, oo qof uu olole ku galo inuu qof kale sumcaddiisa galin ayaan u sheegeynaa, waxaan sidoo kale u sheegeynaa hanti-dhowrka guud inaan loo marin in qof la dhaawaco, oo aan lagu qasbin ayaan u sheegeynaa,” ayuu yiri Xaas. Xaad ayaa sidoo kale in waxa hadda socda ay yihiin qabiil beegsi iyo shaqsi beegsi, taasi oo uu sheegay inay ka digayaan, haddii la joojin waayana ay mas’uuliyadda qaadeyso cidda ku lugta leh. Caasimada Online oo xiriir la sameysay Villa Somalia waxay xubno ka tirsan u sheegeen inaysan jirin wax lug leh oo ay ku leeyihiin cabsida jirta, islamarkaana hay’adaha garsoorka iyo hanti-dhowrka ay yihiin kuwa madax-banaan.

Qaramada Midoobay oo soo dhoweysay magacaabista Wasiirka cusub ee Gargaarka

Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Ku xigeenka wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Adam Abdelmoula ayaa hambalyo u diray wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Marwo Khadija Maxamed Diiriye oo ka mid ahayd xukuumaddii uu todobaadkan magacaabay Ra’isal wasaare Maxmed Xuseen Rooble. Abdelmoula oo sidoo kale ah isu-duwaha xafiiska gargaarka ee Soomaaliya ayaa war qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa twitter-ka waxa uu ku sheegay inuu filayo in Wasiirka cusub uu kala shaqeeyo ka jawaabidda halisaha guud ee ay Soomaaliya wajaheyso. Wuxuu sheegay in si gaar ah xafiiska QM iyo Wasaaradda ay sare u qaadayaan iskaashiga xal u helista dhibaatooyinka seddex-geesoodka ah oo ay Soomaaliya wajahayso “Hambalyo Hon. Khadija Mohamed Dirie oo noqotay Wasiirka cusub ee Wasaaradda gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka. Waxaan rajeynayaa in aan sii xoojinno iskaashiga aan xal ugu raadineyno culeysyada seddex geesoodka ee bani’aadannimo ee Soomaaliya, waxaan u xal raadin doonnaa culeysyadaas innaga oo qaadeynta dadaal loo dhan yahay oo xal-waara lagu raadiyo”. Ayuu qoraalkiisa ku yiri Mr. Adam Abdelmoula, Ku xigeenka wakiilka gaarka ah ee xogheyaha guud ee QM Soomaaliya ayaa wajaheysa culeysyo uga imanaya jihooyin seddex ah oo kala ah; ayaxa saxaraha, saameynta COVID19 iyo raadka ay ka tageen fatahaadihi dhawaa. Iskaashiga QM iyo Dowladda Soomaaliya ayaa muhiim u ah in la isku dayo yareynta, kahortagga iyo maareynta halis-wadareedyada Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Previous articleTrump and Biden go head-to-head in the final presidential debate, silent button ready

Stay Connected

20,897FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Duqeyn lala beegsaday Dugsi diinta lagu barto oo carruur lagu laayay.

Ugu yaraan 12 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay duqeyn dhanka cirka ah oo lala beegsaday Dugsi lagu barto diinta oo kuyaala gobolka Takhar ee waqooyiga Afghanistan, sida ay sheegeen saraakiisha deegaanka. Waxay sheegeen in duqeyntu ay ka dhacday dugsi Qura’aan oo ku yaalla tuulada Hazara Qurluq ayna ku dhinteen 11 caruur ah iyo macalinkoodii. Dowladda Afghanistan sheegtay inay ku dishay aaga duqeyntu ka dhacday 12 dagaalyahan oo ka tirsan Taalibaan. Duqeyntan ayaa timid kadib markii in ka badan 30 xubnood oo ka tirsan ciidamada amniga lagu dilay weerar gaadmo ah oo ay Taalibaan ku qaadeen gobolka. cirka ah ee halkaa ka dhacday Arbacadii a. Imaamka masaajid ku yaalla Tuuladaas oo lagu magacaabo Cabdul Awal, oo kamid ahaa dhaawacyada lana dhigay isbitaal, ayaa BBC-da u sheegay in isaga iyo caruur oo kaliya ay kujireen masjidka xiligii duqeynta. Dhaqaatiirta isbitaal ku dhow halka ay duqeynta cirka ka dhacday ee caasimada gobolka Taloqan ayaa sheegay in dhibanayaasha ugu badan ee la keenay ay yihiin caruur, Maxammad Jawaad Xejri oo ah afhayeenka gudoomiyaha gobolka ayaa sidoo kale sheegay in duqeynta lagu laayay caruur. Balse saraakiisha dowladda Afghanistan ayaa beeniyay wararka sheegaya in carruur la dilay, iyagoo sheegay in kaliya ay dhinteen dagaalyahanno Taalibaan ka tirsan. Hase yeeshee Wasaaradda gaashaandhigga ma aysan diidin in duqeynta lagu garaacay iskuul. Afhayeen u hadlay Wasaaradda ayaa sheegay in koox baaris ku samaeeysa loo xilsaaray inay qiimeeyaan eedeymaha la xiriira qasaaraha rayidka ee ka dhashay weerarkan. Dagaal maalin ka hor dhacay ayaa la sheegay in uu ku bilowday weerar Taalibaan ay ku qaadeen degmada Baharak oo qiyaastii 15-kiillo mitir u jirta gobalka Taloqan. In kasta oo saraakiisha Talibaan ay horey ugu sheegeen Maraykanka in dhinacooda aan weeraro ka imaan doonin si loo fududeeyo wahadallada taariikhiga ah ee u dhaxeeya dowladda iyo Taalibaan,haddana waxaa muuqata in arrintaas aaney suurta galin . Sababtoo ah Rabshadaha udhaxeeya ciidamada dowlada iyo kooxda Taalibaan ayaa kasii daray todobaadyadii lasoo dhaafay gudaha Afghaanistaan. Qiyaastii 40,000 oo ah dad rayid ah ay ka qaxay guryahooda todobaadyadii la soo dhaafey koonfurta gobolka Helmand iyadoo dagaalku sii xoogeystey. Dagaalka ka socda caasimada gobolka Helmand ee Lashkar Gah ayaa noqonaya duulaankii ugu horeeyay ee ugu weynaa oo ay qaadaan Taalibaan tan iyo markii wadahadalada nabadeed ay bilowdeen bishii hore. In ka badan 220,000 oo reer Afgaanistaan ah ayaa ku barokacey isku dhacyada illaa iyo sannadkan, sida ay sheegtay Hay’adda qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobey ee UNHCR, iyadoo wadarta guud tan iyo sanadkii 2012-kii ay gaareyso 4.1 milyan oo qof. Xigasho:BBCSomali

Golaha Wasiirada Galmudug oo amsixiyay sharciyo muhiim ah.

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiiradda Galmudug oo ka qabsoomay xarunta Madaxtooyada. Kulanka ayaa lagu ansixiyey shuruucda kala ah:- Sharciga Shaqaalaha Rayidka, sharciga Nidaaminta iyo Naqshadeynta Magaaloyinka Galmudug, Sharciga Daqliga Gudaha, oo ay soo gudbiyeen Wasaarada kala ah: Shaqadda iyo Arrimaha bulshadda, Hawlaha Guud& Guryeynta, iyo Maaliyadda iyo mas’uuliyiin kale. Dhanka kale, sharciga Dhismaha Guddiga Adeegga Garsoorka ayaa maray Aqrintii koobaad. Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa madaxweynaha ku wehlinayey kulanka. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleDuqeyn lala beegsaday Dugsi diinta lagu barto oo carruur lagu laayay.