Tuesday, November 24, 2020

Madasha Xisbiyada oo ku eedeeyay Farmaajo Mas’uuliyad darro iyo Kali-talisnimo

Qoraal ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa si weyn loogu dhaliilay Madaxweyne Maxamed CabdulaahI Farmaajo inuu ku tuntay dastuurka dalka isla markaana curyaamiyay howlihii baarlamaanka.

Kulan ay isugu yimaadeen Madasha Xisbiyada ayaa qoraal laga soo saaray kulankaa kadib waxaa lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu abuuray jahawareer siyaasadeed iyo khilaaf dabadheeraaday.

“Madashu waxa ay u aragtaa mas’uuliyad darro iyo kaligii talisnimo in dalku uu xukuumad la’aado muddo 53 cisho ah,dowladnimadiina uu gacanta ku urursaday Madaxweynaha si uu dano shaqsi ugu fushado.”ayaa lagu yiri qoraalka ay soo saartay Madasha.

Ugu dambeyntii Madasha ayaa kulankan ka soo saartay baaq ka kooban saddex qodob.

Halkan ka aqriso qoraalka ay soo saartay Madasha Xisbiyada Qaran;

Related Articles

Somalia: No shortcuts to negotiating with Al-Shabaab

Since the United States and the Taliban inked a deal in Doha in February, debate has abounded over the wisdom of negotiations with other...

Stay Connected

21,076FansLike
2,450FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Somalia: No shortcuts to negotiating with Al-Shabaab

Since the United States and the Taliban inked a deal in Doha in February, debate has abounded over the wisdom of negotiations with other...

Russia fully supports Ethiopia’s efforts to combat TPLF Junta

Addis Ababa, November 23, 2020 –Russia said it stands by the side of Ethiopia in any case, according to the House of People’s Representatives...

Imaaraadka oo dhaqaalaha ka jaraya Mucaaradka iyo shirka Musharaxiinta oo waji cusub yeeshay!!

https://www.youtube.com/watch?v=iAc6imLEVVI&feature=youtu.be&fbclid=IwAR0qwroL9HKgQ1OxtB-x_Am-TI1yN-HmWz6KWhTLDU4kvMFMjQkevSy2h90#new_tab