Thursday, October 22, 2020

Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka

Maanta oo taariikhdu tahay 21 Siteembar ayaa ah maalinta Qaramada Midoobey u asteysey in ay noqoto maalinta nabadda ee caalamka.

Sanadkii 1981 ayaa shirkii loo dhamaa ee Qaramada Midoobey isku raaceen 21 Siteembar in ay noqoto maalinta nabadda, waxaa maanta oo kale meelo kala geedisan oo dunada ah lagu qabtaa shirar looga hadlaayo muhimadda ay nabaddu leedahay.

Xuska maalinta nabadda ee sanadkan 2020 ayaa halkudhig looga dhigay: Shaping Peace Together

Xuska maalinta nabadda Adduunka ayaa inta badan ku soo beegma xiliga loo fadhiyo shirka loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey, waxaana uu sanadkan ku soo beegmayaa iyada oo caalamka oo dhan uu wax ka beddalay xanuunka COVID-19.

Qaar kamid ah magaalooyinka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta ka dhacaan shirar looga hadlaayo muhimadda nabaddu leedahay laguna xusaayo maalinta nabadda adduunka.

Horseed Media

The post Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka appeared first on Horseed Media • Somali News.

Related Articles

Booliska Beledweyne oo ka warbixiyay sababta loo joojiyay Banaanbax ka dhici lahaa Beledweyne

Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Taliska Booliska Magaalada Beledweyne ayaa waxaa ay faah fahin ka bixiyeen sababaha keenay inay joojiyaan banaanbax ay dadka reer Beledweyne ku muujinayeen sida ay uga soo horjeedaan habka lagu wado dhismaha Hir-Shabelle.Taliyaha Saldhiga Booliska Beledweyne laba Xidigle Maxamed Maxamuud Qoorsheel ayaa sheegay in aan magaalada Baladweyne lagu qaban karin banaabax aan laamaha Amaanka ka war qabin laguna soo wargelin.Shir Jaraa’id uu Warbaahinta ugu qabtay Magaalada Beledweyne ayuu ku sheegay taliyaha in ay talaabo ka qaadi doonan cid kasta oo banaanbax aan la ogeyn ku qabata magaalada.Banaanbax loogaga soo horjeedo hanaanka dhismaha maamul u sameynta Hirshabelle ayaa shalay ka dhacay magaalada Jalalaqsi.Waxaa jira weli khilaaf ku saabsan dhismaha maamulka Hirshabelle iyadoo mid kamid ah beelaha ugu waaweyn Hirshabelle ay ka soo horjeedo habka loo marayo hannaanka dhismaha Maamulka Hirshabelle. Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Previous articleMaamulka Puntland oo gudbiyay Xubnaha Guddiyada Doorashada iyo Xalinta Khilaafaadka

Security actors in Somalia need to rethink strategy

By Hassan Malik Mohamed, The Star There is virtually no African country with a conflict that matches the bloody disaster in Somalia. Protracted inter-clan conflicts and the unending al Shabaab insurgency has transformed this Horn of Africa country into a large-scale human slaughterhouse. Al Shabaab militants during training at an unidentified location in Somalia. Image: FILE The menace has also gradually and varingly spilled into neighbouring East African countries—Kenya, Uganda and Tanzania. However, as if this destructive spill is not enough for al Shabaab, the group has lately spread its tentacles to Mozambique, a distant South African country, in a worrying trend that demonstrates its bloody resilience and dynamism. The latest attack by al Shabaab in Mozambique has displaced 300,000 people. Withal, one extremely important question that needs asking is: how did this terrorist group manage to expand its human slaughterhouse from Mogadishu to Mozambique when there is a host of active foreign peace actors in Somalia such as Amisom, Turkey, the United States and some gulf countries such as Qatar which are active in either military intervention and, or investments in terms of manpower capacity building, money and machines? The above question is necessary because ideally, al Shabaab ought to have been on its deathbed by now given the various external military assistance to Somalia in the past decade. But I don’t expect easy and simple answers, especially after I recently read a very revealing book on the group and its social impact titled: Everything you have told me is true: The many faces of al Shabaab by senior BBC journalist Mary Harper who is an expert on matters Somalia. In the book, Harper states that even the very question of who is a supporter of al Shabaab is not a “black and white” issue as support reaches them variously like through collusions and the million-dollars revenue collections from Somalia’s illegal sugar and charcoal trade. Apparently, the collusions are so pervasive that al Shabaab can easily find information about someone’s activities anywhere in Somalia. The very title of Harper’s book is partly her bewildered confirmative response to a strange phone call conversation with an al Shabaab operative who ringed her to share his detailed knowledge of her whereabouts in Somalia in what showed that the group has eyes and ears almost everywhere in the country. A similar shocking exposition of the pervasive penetration of al Shabaab in Somalia was recently shared by the former deputy head of Somalia’s intelligence agency, NISA, Abdisalan Guled, in a lengthy media interview with a Somalia-owned TV station. Abdisalan said the weak state of institutions in Somalia has complicatedly left the heavy weight of internal decision making in the country on just two people: President Farmajo and Fahad Yassin, who is the intelligence chief. All these setbacks point to the need for a strong and congruent counter penetration and subsequent extirpation against al Shabaab. I find it very unfortunate that for example each peace actor in Somalia is apparently doing their own thing in the area of capacity building for Somali security forces instead of having a synchronised training model. This only creates a disjointed and disparate Somali security manpower in the face of a uniform and rampantly menacing enemy. To whose benefit is this messy security disaster in Somalia? The status quo only benefits al Shabaab and those entities —Somali and non-Somali — with vested interests that have turned Somalia’s security woes into a huge transactional security industry and a point of chaotic plunder through the divide and rule policy. But it is never too late to change the crisis. An urgent meeting of all the national and external peace actors should be convened to discuss how to formulate a decisive and coherent strategy for defeating the terror outfit. Source: The Star

Hadal Cajiib ah Oo Madaxweyne Museveni ku Yiri Mahdi Guuleed & Xaaska Farmaajo

Madaxweynaha waqtiga dheer ka arimiya Uganda, Yoweri Museveni, ayaa is-barbar-dhig wuxuu u sameeyay waddankiisa iyo Soomaaliya oo ay ka joogaan ciidamo ka tirsan howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM. Hadalkaan ayaa yimid ka kadib kulan uu Madaxtooyadda Kampala kula qaatay marwada koowaad ee Soomaaliya, Saynab Cabdi Macalin, iyo wafdi ay horkaceyso oo ra’iisul wasaare ku xigeenka Mahdi Guuleed uu ku jiro. Sidda uu qoray bogga Chimp Reports, socdaalka wafdigaan ayaa daaran ka qeybgalka xaflad Khamiista maanta ah lagu daafurayo warshad sonkorta sameysay oo ay Uganda ka hirgelisay haweenay ganacsato Soomaali ah. Shirkadda oo muddo bilooyin ah si tijaabo ah usii shaqeyneysa ayaa lagu magacaabaa Atiak, waxaana iska leh Dr Aamina Xirsi Moghe. Museveni oo wafdiga qaabilay kahor munaasabada furitaanka ayaa kala hadlay arrimo khuseeya Soomaaliya iyo xiriirka laba geesoodka ah. Isagoo is-barar-dhig sameynaya, Uganda ayuu sheegay in ay u kala qeybsan tahay qabiil ahaan iyo diin ahaan, balse Soomaaliya aysan sidaas ahayn. “Markii Dhaqdhaqaaqa Iska-caabinta Qaranka uu xukunnka qabsaday 1986-dii, dalka [Uganda] wuxuu u kala qeybsamay diin ahaan iyo qabiil ahaan. Soomaaliya way ka mideysan tahay dhanka diinta, balse waxay ku kala tagtay dhanka qabiilka. Aan wada eegno danaha guud ee u wanaagsan dadkeena. Shirkadan waxay xoojin doontaan ganacsiga iyo horumarka labadeena qaran,” ayuu yiri. Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guulleed Khadar oo kulankaasi bartiisa Twitter-ka uga falceliyay waxa uu sheegay in isaga iyo Marwada 1 aad ee dalka ay Museveni kala hadleen “kor u qaadista xiriirka labada dal”. Guulleed ayaa qiray in maanta oo Khamiis ah ay furidoonaan Warshadda Sonkorta ee Atika “oo caddeyn u ah xirfadaha ganacsi ee Soomaalida” sida uu sheegay Mr Guulleed oo safar shaqo ku jooga Kampalla. Chimp Reports ayaa intaas ku daray in Museveni uu Soomaalida ugu baaqay in ay midoobaan iskana baabi’iyaan fekerka salka ku haya qadiyada qabiilka. Uganda ayaa waxaa degan Soomaali badan oo isugu jirta qaar u tagay dano waxbarasho iyo shaqo, kuwa qaxooti ku ah iyo tirro kale oo ku sugaya fursad ay uga sii gudbaan dibadda, inkastoo Yoweri Museveni 67 jir ah ay ka soo yeereen hadalo gaf ku ah sharafta Dowlad-nimadda Soomaaliya.

Stay Connected

20,891FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Ciidamada Dowlada ee magaalada Beledweyne oo kala eryay bannaanbax looga horjeedo Hirshabeelle

Ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Gobolka Hiiraan ayaa hor istaagay oo kala eryay bannaanbax maatna ka dhacayey Magaalada Beledweyne, kaasoo looga horjeeday dhismaha Maamulka Hirshabeelle. Dad lasoo abaabulay ayaa bilaabay isu soo bax, iyadoo ay so dhex galeen ciidamada ayna kla eryeen, waxaana muddo kooban la xiray saxafyiintii tebineysay bannaanbaxa, waxaan halkaas ku joogsaday bannaanbaxaasi. Ad Taliyaha Saldhiga Booliska magaalada Beledweyne L/Xiddigle Maxamed Maxamuud Qoorsheel ayaa sheegay inaan Magaalada Baladweyne lagu qaban karin Banaabax aan laamaha Amaanka ka war qabin, fasaxna loo heysan. Wuxuu sheegay taliyaha inay tallaabo ka qaadi doonan dadka abaabulaya qaska ee bannaanbaxyada ka wada magaalada iyadoo aan laga war qabin. Bannaanbaxa magaalada Beledweyne ayaa salk ku haya diidmada beel degta Gobolka Hiiraan ay uga hor timid qaabka loo dhisayo maamulka labaad ee Hirshabelle oo qabanqaabadiisu ka socota magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabelle. Warar Xul ah

Xubnaha golaha deegaanka dagmada Galkacyo oo la dhaariyay+Sawirro

27 xubnood ee golaha deegaanka dagmada galkacyo ayaa maanta loo dhaariyay xilka loo doortay iyadoo ay goob joog ka ahaayeen wasiiru dowlaha wasaarada arrimaha gudaha Galmudug Axmed Xasan Cali iyo wasiirka wasaaradaasi Cabdi Maxamed Jaamac oo iyagu la dar daarmay xubnaha la dhaarshay . Wasiiru dowlaha wasaarada Axmed Xasan Cali iyo wasiirka wasaarada arrimaha Gudaha Cabdi Maxamed Jaamac ayaa la dar daarmay inay si daacad ah u gutaan waajibaadka loo ekmaday “Waxaa la idinka baahanyahay inaay ka dhabeysaan dhaartiina isla markaan aad sidii loogu talagalay aad ugu adeegtaan bulshadiina.ayuu yiri Mudane Axmed Xasan Cali Dhinaca kale isla maanta waxaa xubnaha cusub ee golaha deegaanka maanta magaalada galkacyo uga furmay tababar aqoon kordhin ah oo  la xariira qaabka doorashada taas oo ay fulinayaan Masuuliyiin ka socatay hay’adda Eisa oo ka mid ah hay’addihii doorka ku lahaa dhismaha golaha deegaanka dagmada Galkacyo ee Galmudug isla markaana ah hay’adda ka shaqeysa arrimaha dimuquraadiyada iyo doorashooyinka Qaarada afrika. Cabdullaahi Cabdoow oo ka socday hay’adda Eisa ayaana ugu horeyn ka warbixiyay tababarka iyo waxa uu ku saabsan yahay isagoona xusay in lagu baranayo qaabka doorashada labada maalmood ee uu socdo.